CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 8

Waa barnaamijkeennii Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!

Пікірлер: 83

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio550027 күн бұрын

    Inta soo carartay marka u nonfiction sida u soo dhacay 😂😂

  • @hannadaadey9687

    @hannadaadey9687

    27 күн бұрын

    Oo hadan uu ku noqday sheeko hore

  • @mumtaazmohamed8496

    @mumtaazmohamed8496

    27 күн бұрын

    ​@@hannadaadey9687manto dhan wan yabana 🤣Qiiro jabaantii wan uxisey

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet835827 күн бұрын

    Waa qayb hore usoo dhigty wan soo crary cusayb moodayy

  • @caishanur
    @caishanur27 күн бұрын

    inta horey u dhageysatay farta taaga

  • @Dhacdooyin.1

    @Dhacdooyin.1

    27 күн бұрын

    qayb cusub baan u maleeyy

  • @abdirahmandhargiye5525
    @abdirahmandhargiye552527 күн бұрын

    Ilaahow yaan layga guursan , waa xanuun haddii qofkaaga lagaa guursado😢😢

  • @awofaysal7002
    @awofaysal700227 күн бұрын

    Lasoo dhakhso ismailow sanadkiiba mid ha soo deyne😢

  • @apdiyoul

    @apdiyoul

    18 күн бұрын

    Ma aniga unpa mise waxd mooda inu mankagu u nugul yhy arimha xupiga !!

  • @MohamedIndhoh-mu9pi
    @MohamedIndhoh-mu9pi27 күн бұрын

    Horuu ugu jiraa malaha videoga waa qaladay ismail abdilaahi ubaxow

  • @Hakimakeinan1020
    @Hakimakeinan102027 күн бұрын

    Barnaamijkaan teamka aadka usugo ama xiiseyo ayaan ka mid ahay waliba wan ku farxay markuu isoo dhacay notifications Bahda barnaamijka codka ubax waxaan ka codsaneynaa aniga io teamkeyga in dib loo so celiyo barnaamijkaan 💯 👍

  • @nimciishnalka279

    @nimciishnalka279

    26 күн бұрын

    Waanu wada codsanaynaa lkn hakim hadaad wada daawatay xalqadihii hore sheekadaan sooma moodid in lagusoo celiyey oon horay udawanay

  • @nachah

    @nachah

    20 күн бұрын

    @@nimciishnalka279Haa ba qali horu uso dhigey

  • @Hakimakeinan1020

    @Hakimakeinan1020

    4 күн бұрын

    Haa nimco Abyo walagu so celiyay shekadaan sorry Hadan ka so dahiyay farintada hadaan arakay abyo ❤

  • @najmaabdi31
    @najmaabdi317 сағат бұрын

    Alla maxn u xiisay codkan iyo Barnaamijkan😂❤🎉

  • @Mudann
    @Mudann19 күн бұрын

    Ismailow inteen kalaso xiriraa qiso ayan rbaa inan kuso diree

  • @Asli256
    @Asli2566 күн бұрын

    War nio barnamikan wad na nacsinysa waxay sanad hal mar so daynaysaye

  • @abdinasirosman3737
    @abdinasirosman373727 күн бұрын

    Waxan nasiib u yeeshay inaan noqdo qofkii ugu horreeyey ee daawada. Taxanaha waa la iga guursaday qaybtiisii 8aad😊

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi80194 күн бұрын

    Anoo kamid ah taageerayaasha codka ubax waxaan codsanyaa in lasoo qabto nin layidhaahdo sakariye kobciye oo anu waligii lawaraysan waxayna kuu noqon score waana nin abwaana+laxamiiste+fanaan. Wuxuuna dhanka fankaa noogu reebay ilaa kudhawaad heeso kabadan boqol hadaa rabtana ayagoo qoraal ah baan hayaa hadaa ubaahataaan waan idin siin

  • @AmiraHussein-sr3jq
    @AmiraHussein-sr3jq9 күн бұрын

    Alla maxa an sugay🎉❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal101327 күн бұрын

    Wax badan baan sugayey❤❤😂 mahadsanid codka ubax

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi0327 күн бұрын

    Finally Waa legyga guursaday is back....😊

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey968727 күн бұрын

    Qisadan anoo dawady ban hader dawanayaa l think l watched this podcats 2020 0r 2021

  • @user-vq7ux4ef3q
    @user-vq7ux4ef3q27 күн бұрын

    Oo wllo tan hore u soo dhigteenee😅

  • @zeryustoaden5457
    @zeryustoaden545727 күн бұрын

    Tolow waa layga guursaday goormaan sheekadayda kusoo gudbiyaa😊

  • @sareedoaddis4016
    @sareedoaddis401627 күн бұрын

    Saan ugu Farxeyy hada ogaan lahayd 😭💔

  • @xoriyo7349
    @xoriyo734927 күн бұрын

    Alla taxanahaan siduu anigoo raba u dhamaaday lee wr bal kuwa kale inoo bilaaba 😮❤

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh1127 күн бұрын

    Barnaamijkan Dadka wee jecel yihiin soo badi nio qatar waye

  • @ZakarieAli28
    @ZakarieAli2827 күн бұрын

    #first fov #Barnaamij❤

  • @afiifahsaad8974
    @afiifahsaad89748 күн бұрын

    Ma qof unba qof kle iska jeclada

  • @SharafAbdiwalli
    @SharafAbdiwalli24 күн бұрын

    Waanba daalayey saan u sugaayey aaa haddaba u fiirin jiray channel ka waanba hilmaamay barnamijka waalayga gursaday wlallo ha ahy dhibinee noo soo daa ciyow

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed406127 күн бұрын

    Barnaamijkan waan u xiisey wlahy🥺❤

  • @abdinasirdek5300
    @abdinasirdek530021 күн бұрын

    Zxp WaLahi BarNaaMiJkaan Waxan XiiSey ee NoosoBadi❤

  • @abdinasirdek5300
    @abdinasirdek530021 күн бұрын

    BarNaaMijkan Waa BarNaaMijka Kaliah ee isGoniah uTaaGero

  • @ilhaamAbdullah
    @ilhaamAbdullah5 күн бұрын

    Finally

  • @Aishabella-xs4pt
    @Aishabella-xs4pt27 күн бұрын

    Shekada iguma cusbo saas ay thy waa iska dhageysanaa madama aan jeclahy taxanahaan❤❤❤

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz27 күн бұрын

    Mar hore ayaan dawaday lakin wa ku ceshtay barnaamijkaan ayaan aad uxiseeya iyo nolosha jacylka.😁🤍

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe7925 күн бұрын

    2days later baan arkay ciwaanka baana kaga jeeda inay qayb hore tahay lkn waan iska daawan😅

  • @munamoh6332
    @munamoh63324 күн бұрын

  • @LadanPellaa
    @LadanPellaa27 күн бұрын

    Fv barnamijkan❤❤❤

  • @mhm6601
    @mhm660127 күн бұрын

    Waa qayb hore aan u aragnay

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed981922 күн бұрын

    Xalqado cusub soo daa masuul kuwan hore naga daayooo....

  • @user-pz9fy6ko7u
    @user-pz9fy6ko7u27 күн бұрын

    Soo badi hawshan nYow

  • @AsmaCadey-cz8dg
    @AsmaCadey-cz8dg26 күн бұрын

    Xamsow inkaar hakugu dhacdo😂

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir873527 күн бұрын

    Barnamijkn 2022 aya dawadee miya lagu so laba jer celiyey😮

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane344627 күн бұрын

    Barnaamijkan sidaa u jeclahy ma amalyn kartid aaad ban ugu farxay😢 lkn qayb hore ba kusoo celisen 😮

  • @alinaafac6416
    @alinaafac641627 күн бұрын

    Wllah waan frxeyaa markaan arkay

  • @abdimaalikwardi2465
    @abdimaalikwardi246527 күн бұрын

    Barnaamijkan waad nagala soo raagteyy aad Baan Ujeclahayy

  • @KallidAdan
    @KallidAdan27 күн бұрын

    Ismacilow sxp noso badi

  • @user-ni7th4yr6k
    @user-ni7th4yr6k27 күн бұрын

    barnaamijkan waa layga guursadey mid laga caajiso maaha wlhi ilaa 2022 baan dhagysanyat😅😅

  • @aminaahmed3391
    @aminaahmed339127 күн бұрын

    Mid cusubn mooday😢

  • @ruqiyomaxamed6724
    @ruqiyomaxamed672427 күн бұрын

    Qofkii uGu HOREEYO aa ahay mnta

  • @ruqiyomaxamed6724
    @ruqiyomaxamed672427 күн бұрын

    NOOSO BADI WAA U XISNAY WLLHI

  • @cabdiraxmaansulaymaan
    @cabdiraxmaansulaymaan27 күн бұрын

    Qaybtan ma ku celis baa Ismaaciilooow?

  • @Burco_bila
    @Burco_bila27 күн бұрын

    Barnaamijkan wlayga gursady sidan ujecly markan arky ban so carary lkn hore u dhagystaybe 8aad 😅

  • @RaaqiyaH
    @RaaqiyaH21 күн бұрын

    Wll maxaa ula daahdaa

  • @samiiradiamond9588
    @samiiradiamond958827 күн бұрын

    oo horan u dhagaysane😂

  • @naemaibrahim3985
    @naemaibrahim398527 күн бұрын

    Hore ayan u dhegaysanay 😅

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi715627 күн бұрын

    Nin wayn oo gabadh kale xidhiidh la leh jacaylna ay isu qabaan miyaa ogolaan kara in naag yar oo cusub la siiyo, isagu ma naag baa? Naagaha ayaa lagu dhahaa nin Baan ku siiyay duco iyo habaar kala dooro.

  • @user-pz9fy6ko7u
    @user-pz9fy6ko7u27 күн бұрын

    Kan hada ka hor baad soo galisay

  • @camiryare9054
    @camiryare905427 күн бұрын

    Ku celis miyaa?

  • @iloveyouallah2381
    @iloveyouallah23812 күн бұрын

    Jacaylkaas maba aaminsani anigu wlh Tollow maxa iga khaldan?????

  • @zakirboss143
    @zakirboss14327 күн бұрын

    Taliye muu soo qaldamay horaanu u haynaye .....

  • @user-nv3ss6kx4d
    @user-nv3ss6kx4d27 күн бұрын

    Qeybtan bes 8jeer aan dawaday cawa ii 9gaal ah wax cusbaa u qabaye😂😂

  • @udgoonhussein10
    @udgoonhussein1027 күн бұрын

    Waxaaan aaad markeee xeero iyo fandhaal kala dhacaan noo soo dhigeee maxaa waaye😢

  • @AzturanZacadApdirahman
    @AzturanZacadApdirahman27 күн бұрын

    Video gu waa mid hore 😭

  • @Msstella-ei1lo
    @Msstella-ei1lo27 күн бұрын

    Qaytan mar hore ayaad so dhigty 🤔🤔🤔

  • @TuugLaqabtay
    @TuugLaqabtay21 күн бұрын

    Tii horaa nogu soo celisay😂

  • @abdirahmanabdilahijama
    @abdirahmanabdilahijama27 күн бұрын

    Kow oo kuwii hore uun baad cusayb ahaan nooga dhigtee😂😂

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman220423 күн бұрын

    Ismaaciilow waxay prankigu any way wanu kuceshanay marlabaade mardanbe hanagu samayn waxaas ookale

  • @indhodeeqabdilahi4021
    @indhodeeqabdilahi402126 күн бұрын

    Ismacilow imika maynagiba waxaa iskula nimadnade waxay ku celisku😅

  • @Princesssena-cp4qm
    @Princesssena-cp4qm27 күн бұрын

    War hedhe waxan marhoranu dhagysane ubaxow see no gashay

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally27 күн бұрын

    Tijaabo miyaa mise waa prank waxaagu iminka. barnaamijkan wax badan ayanu sugeyne ma sacdaad nagu soo celisa 🤦🏾‍♀️ miisha ma lagala wareegey

  • @sidrasuuro6900
    @sidrasuuro690026 күн бұрын

    Walee xamse wang ka dheer ma intuu yidhi reer ka u sheeg buu hdana kaga baxy Ilaka lgu gee

  • @Farole11
    @Farole1127 күн бұрын

    Qeyb cusub ba mody wa so carary

  • @AaminaxuseenCabdiraxmaan
    @AaminaxuseenCabdiraxmaan27 күн бұрын

    🥲

  • @mawaahmed4730
    @mawaahmed473027 күн бұрын

    Hahaaaye wuu soo dhacay taxanahaan samirka ku sugayey

  • @hipodaud2248
    @hipodaud224826 күн бұрын

    Sen kula wdaga qısadyda meel wlpa Wn kla so xıdhııdhy ddka uma so jwapyıd ısmaıl

  • @Mss.dhawrzan011
    @Mss.dhawrzan01127 күн бұрын

    𝙰𝚕𝚊 𝚖𝚡𝚊𝚗 𝚞 𝚡𝚒𝚜𝚗𝚊𝚢 𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚑𝚊𝚗😢

  • @Ayanabdi7
    @Ayanabdi720 күн бұрын

    Weykaso jidasho badantahy video kle wyo qisoyin dhaba aya warkodu naso gadha