Waa Layga Guursaday 1

Ойын-сауық

Siyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Laba ka mid ah sheekooyinkii ugu saamaynta badnaa taxanihii la odhan jirey #WaaLaygaGuursaday ayaynu qaybtan ku eegaynaa.

Пікірлер: 182

  • @julietabdi8169
    @julietabdi81696 ай бұрын

    2024 inta dawanaysa😢

  • @faadumocawad

    @faadumocawad

    4 ай бұрын

    😂

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri2 жыл бұрын

    "Dib miyay usoo noqon Maalmihii naruuradu" Qalbiyada eebbe ha inoo ilaaliyo.

  • @Amira_Abdiqani

    @Amira_Abdiqani

    Жыл бұрын

    Benta maha wllo anigu xiliga arkayo qoral kaga waa 2022 lkn samirka wax ka fican ma leh laga yaba inad hesho mar kale qofkagi

  • @user-fr4pw3ep6p

    @user-fr4pw3ep6p

    27 күн бұрын

    Maya😢

  • @osobanis4988
    @osobanis49884 жыл бұрын

    Sheekadu hadaan qof aftahan ah so jeedinayn maba macaanato runtii wllhi wan jeclahay inankan hadalkisa si dagan o qurux leh ayuu uso gudbiyaa sheekoyinka Nooso badi wllo sheekooyinka👏

  • @lakiyasin1640

    @lakiyasin1640

    3 жыл бұрын

    mad jeclaty😁

  • @osobanis4988

    @osobanis4988

    3 жыл бұрын

    @@lakiyasin1640 I do not understand what you are talking about🤔

  • @lakiyasin1640

    @lakiyasin1640

    3 жыл бұрын

    @@osobanis4988 i tolk a tame of fakihaysi

  • @ayhanhussein9635

    @ayhanhussein9635

    Жыл бұрын

    @@lakiyasin1640 dhib badnida🤣🤣

  • @umalkhayrmaxamed5603
    @umalkhayrmaxamed56034 жыл бұрын

    Mahadsanid hore usoco codka ubax

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal4 жыл бұрын

    keep going sir ismo Ubax

  • @fjkaahinyare5734
    @fjkaahinyare5734 Жыл бұрын

    Kuwa gulesta qisoyinkoda Sodaa faraxda iyo murugtu. Way islegyiin. Hubal. ❤

  • @fadumohussein8041
    @fadumohussein80413 жыл бұрын

    Waa qisoyon somalida inta badan ku dhacdo anigaba an ugu horeye eslahi waxbadan oo qalbiyada ka ololaya ba jidhan lakin an daruftu ku samaxin inad dadka lawadagto

  • @ramlahaji7882
    @ramlahaji78823 жыл бұрын

    Anoon islahayn u muuji Marxaladiyo xaaladayda Dareen maqanbaa xasuusta Niyada kugu soo macsuuma Naftaad u miciin ahayde Noloshu kaa maarmi wayday Marnaba ku illaabi waayey Maankiyo caqli aad ku nooshay Maqnaantaadaa dhibaysa La'aantaadaa madaw ah Masiibadu waa fogaanta Murugo waa xaaladayda Kashaad mulkidaan hadhkaaga Maqaar saar uga dhigaaye Ma ogid qalbigii ku raacay Inaad muxibiyo ku reebtay Muhasho aan iga dhammaanin Aduunku se waa muraade Adiyo malahaaga mooyi. -Tacabbir

  • @nasiyay3868

    @nasiyay3868

    2 жыл бұрын

    Naftaad u miciin ahaydee Noloshu kaa maarmi waydey Marnaba ku illaabi wayey😭❤💯

  • @fahiima1223

    @fahiima1223

    2 жыл бұрын

    F

  • @filsmoussa

    @filsmoussa

    6 ай бұрын

    Waa malmo duniduye In maran isleyahay Amay manku iga tagin Maxan u ilawaya miyan Milicsado wanagi Naftad u ahayd micino Inta ka marmin karine Ogow mar hadan ku wayay In ad miyirkayga ku noshahay

  • @hawosugule8503
    @hawosugule85032 жыл бұрын

    Dareen 🥺❤

  • @kawsarkawsar6413
    @kawsarkawsar64134 жыл бұрын

    Taxnaha waa layga gursdy mudaan ku xidhnaa wxn ka dalcdy bogaaga iydoo qoral ah wliba dhawr mr kma dalo mnta iydoo mqal ahna dhagysigeedu xiso gara ayuu ileeyay wllky ismo alla hku dhawro waa sheeko xiso iyo xnuunba le jacylba calf bn u nacy😭😭😭wuxu kla geeyaa dad an gayin in ay kla tagaan qofka kasta oo wx jeceldy wuxuu leeyahy boog an bogsn adoo isle wd ldnaty mrka ad sheekooyinkn maqsho wx ogaanysaa in dhawcigii hosta ka buko qiso kasta oo jacyl ah heskta oo calaacla melby kga eegty wad unugushy dhagysiga wx kata oo armo jacyl ah wxn wayay qof jacyl dhaba oo hely ka bogsdy wxn amisanhy in iilka lala tgo haa sidaa wxn u leeyay 10 sno mudo ah bn qol ugu jira jacyl wkhtigu ka hilyay ma awoodo inan nolol kle smysto mna qbo rajo ah inan bogsn dono wxn ku riyoodaa in mr uun la helo dhakhtr daweeya am irbad sulisa dreemda ragadiya nole kasta oo ku guul darysty in uu helo qofkiisa uga danby cid kasta oo jacyl dhaba isu haya alla hysku hagaajiyo intii u nafwdyna eeen illa hda ma grnyo wxn ingu duceeyo an ka ahyn ilhw adaa dreenkaa isiyee qalbiga ii qabooji mrkle wllky ismo mhd idlkeed bn kuu soo diryaa

  • @nimomohammed8868

    @nimomohammed8868

    4 жыл бұрын

    Allah badal khair qaba hakugu badalo wll qalbigad na hurisay

  • @asmaibrahim1468

    @asmaibrahim1468

    2 жыл бұрын

    Waan murugoday walhi ilhy qalbiga haku qabojiyo wll😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Aad sheekadeyda tebisidee xageen kuugu soo hagaagaa walaal?

  • @user-hs6kq7qc6n
    @user-hs6kq7qc6n2 ай бұрын

    Barnaamijku sidan ayuu ku macanaa ❤

  • @faandhe14
    @faandhe14 Жыл бұрын

    2023 still🚶‍♂️

  • @leyyyla95

    @leyyyla95

    Жыл бұрын

    Me...?

  • @ugbaadmohamed8718

    @ugbaadmohamed8718

    Жыл бұрын

    2023 ubaneee haku dhaaftee🥺😂

  • @XabiiboMaclim

    @XabiiboMaclim

    2 ай бұрын

    2024💔

  • @NiciimaJamaL-yh8vx
    @NiciimaJamaL-yh8vx Жыл бұрын

    Jaceyl xanun badan 😢💔

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 Жыл бұрын

    24 August2019 Ayaa iigu Dampeysay Jaceyl Iyo Hasaawe Oo Dhan Kadib Marki Eey I Qiyaantay Qofki Aan Weheshanaayay Qalbi Jabki igu Dhacay Markas Ilaa Hada Waaka Soo Kaban La Ahay🥺

  • @Hafsonor22

    @Hafsonor22

    Жыл бұрын

    Sorry wll khery kuma eesan aheen

  • @Amira_Abdiqani

    @Amira_Abdiqani

    Жыл бұрын

    Sorry wllo

  • @asmaaafi8681

    @asmaaafi8681

    Жыл бұрын

    Srry hno

  • @samsamxuseen3584

    @samsamxuseen3584

    Жыл бұрын

    Sorry wll qofna ma helo qofkiisa ka wrn

  • @AishaMoha-bn1yb

    @AishaMoha-bn1yb

    4 ай бұрын

    Sorry wllo wan kula qabaa qalbi jabkaas qofkeygii baa iqiyaamay 3 sano ka hor ilaa hada wan bogsan la ahay 😢

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Жыл бұрын

    Jeclow ❤dhibadnida lacgey xuja tahy

  • @saedguure5850
    @saedguure58502 жыл бұрын

    Waa markii iigu horaysay aan soo booqdo chanelkan vediogii Aan ugu horeeyayna waa kan Oh Sad History Wlhy waa qiso Aad uxanun badan

  • @updihafeitsaeit8642
    @updihafeitsaeit86424 жыл бұрын

    Horumar baladhan ban ku rajeynayaa codka ubax

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam40894 жыл бұрын

    🥰🥰😍😍Barnaaamij Qiimo leh

  • @aminaahmed3391

    @aminaahmed3391

    2 жыл бұрын

    Taxanaha Wa layga guursday kamadalo wnan kuso celceshada 💔😌

  • @azmaahmed6486
    @azmaahmed64862 жыл бұрын

    Cod macaanaa wiilku wll hadaanba ku jeclaan Rabaa Anigu 😥❤

  • @hamdamoha8340

    @hamdamoha8340

    2 жыл бұрын

    Ax wll ana kulamida

  • @dhawrsanabdilahi7200

    @dhawrsanabdilahi7200

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣jacaylka sanka idinka saaran

  • @mohtayib

    @mohtayib

    2 жыл бұрын

    Waa Single ee kubax ninka hhh

  • @dhawrsanabdilahi7200

    @dhawrsanabdilahi7200

    2 жыл бұрын

    @@mohtayib ha walin gabdhaha nio

  • @mohtayib

    @mohtayib

    2 жыл бұрын

    @@dhawrsanabdilahi7200 Sis ma adaa isku wada Ismail😂😂

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Жыл бұрын

    Cod dahable ismail abdi ubah ❤

  • @suweysmohamedjama6778
    @suweysmohamedjama67789 ай бұрын

    Sadax Sano kadib Ayaan daawanayaa

  • @sunitaabdi3292
    @sunitaabdi329211 ай бұрын

    Wnku jeclahy wnku jeclahy ilaa xad🥺♥️

  • @amalabdi4257
    @amalabdi42574 жыл бұрын

    Wlhy wa qiiso aad uu xanun badan

  • @ubdyrahmanaliabshir6242
    @ubdyrahmanaliabshir6242 Жыл бұрын

    OMG walow aniga aysan igu dhicin qisooyinka caynkanoo kale hadane waan dareemayaa xanuunkeeda 😢

  • @suadfamily522
    @suadfamily5224 жыл бұрын

    Shekadada qeybta u danbeysay waxay tabatay qalbigeyga imagine qof yes or no dhaxda kaga jirta iminka ahay😭😭😭😭😭💔

  • @muunafaysal4673

    @muunafaysal4673

    2 жыл бұрын

    J N99nu0000

  • @bahjamohmud9922

    @bahjamohmud9922

    Жыл бұрын

    After 3 years wa side imika xaaladadu😢

  • @asmayusuf5167

    @asmayusuf5167

    11 ай бұрын

    @@bahjamohmud9922isku midbaan nahaye ka waran faduulba ana meesha isoo galisay lkn wxy ila tahay inay inantu ka lumay email ku 😢

  • @asmaahmed6082

    @asmaahmed6082

    6 ай бұрын

    ​@@bahjamohmud9922and after 5 months sidee tihiin wll 2diinuba😢

  • @ileysfarah1586
    @ileysfarah15862 жыл бұрын

    Sheekada 2aad ayaa aad u xanuun badan dadka is jecel mararka qaar iskuma mujiyaan jaceylka wana sababta keenta inaad iska tashato hadad gaber tahay ileen guurka howshiisa iyo cidda wx guursaneeysaa adiga maaha waxadna hadaladaa ka sugtaa qofkaagii💔💔💔 abwa ismail wad ku mahadsantahay soo jeedintaada wanaagsan🙏🙏🙏💯

  • @maxamadqadiibmacalin1707

    @maxamadqadiibmacalin1707

    Жыл бұрын

    Beentaa maahan raggu maadama ay ayagu wax guursanayan hadaysan sheegin way katashtaan dumarku wayna badantahy arintasi anayna igu dhacday😢😢😢

  • @Faadumo455

    @Faadumo455

    4 ай бұрын

    Wa sabbta u fahmi wayo maalinti 100jeer b an isku dhacna hada wan ka tgy oo wil kle la shekysta lkn wali wan jeclhy 😢

  • @muunamustafecismaab6452
    @muunamustafecismaab64523 жыл бұрын

    Ismoo keep going 💖oo kalay jacaylki ma habluhu ku dambeyay mostiga habla comment bixinye hhhhhhh

  • @naimamaxamed4875
    @naimamaxamed48752 жыл бұрын

    Wax inooso baro💔😭 waar hadaad is jeclaataan is dhawrta oo is ilaashada

  • @abdishakurawl1773

    @abdishakurawl1773

    2 жыл бұрын

    Haye.

  • @sadiq07
    @sadiq07 Жыл бұрын

    Dareen 😭💔😭💔😭

  • @shaaficioadymaxamuud6624
    @shaaficioadymaxamuud66242 жыл бұрын

    Walaahi arrinkaasi anuu igu dhacay wiigan

  • @Indho_deero
    @Indho_deero2 ай бұрын

    still 2024😢❤

  • @mustaferaabi9814
    @mustaferaabi98144 жыл бұрын

    Taxanaha waa layga guursaday waxan ku xidhna maalmihii aad Facebook kusoo bandhigi jirtay dhawr sanno hor, runtii cod ahaan ayayba kaga sii macaantay. Mahadsanid ismooy

  • @hadiyarashid7277

    @hadiyarashid7277

    2 жыл бұрын

    Aniga ha la itus ka Facebook

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Жыл бұрын

    Mansha allaaah walalo qali noloshu kuma xumeeso walalo qali 💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim91052 жыл бұрын

    😂😂😂na nga amus wxyay dhimaty shuush

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Жыл бұрын

    Masha Allah degnaa wall codka ubax 🥰

  • @sapnaaabdi7196
    @sapnaaabdi71965 ай бұрын

    Ala xanuun badanaaa😢😢

  • @cigaalwaal
    @cigaalwaal Жыл бұрын

    Hah!! Caku itoobiya!😪😪😪 Dec 2020 i can't forget!!

  • @badraxirsi2345
    @badraxirsi23454 жыл бұрын

    So hurt wallhi😢😢

  • @maxameddaahir7517

    @maxameddaahir7517

    Жыл бұрын

    so hurt too

  • @samatar4444
    @samatar44443 жыл бұрын

    Rabbi dacwatanaa 😭 Ismaaciiloow abti malaa anigaad iga hadlaysaa

  • @zumayamohamed4451

    @zumayamohamed4451

    2 жыл бұрын

    😔

  • @samatar4444

    @samatar4444

    2 жыл бұрын

    @@zumayamohamed4451 💔😢

  • @SacdiyoGodey-cn6si
    @SacdiyoGodey-cn6si27 күн бұрын

    Still 2024❤

  • @Bedrimaudoss
    @Bedrimaudoss Жыл бұрын

    😍

  • @naciimoqani1983
    @naciimoqani198310 ай бұрын

    Codka ubax wa marki ugu horesay ee an so boqdo meshan umamlen dooono iney wax kle i dhafayn😢

  • @hudahirsi2834
    @hudahirsi28343 жыл бұрын

    😭😭😭😭 oh my god

  • @salmo7101
    @salmo7101 Жыл бұрын

    Cakuyeey kala maqnaanshahu😭

  • @ruthwayy7802
    @ruthwayy7802 Жыл бұрын

    Ilahay hamigayga ii fudude 🤲🥺

  • @suusuu7069

    @suusuu7069

    Жыл бұрын

    Aamiin dhamaanteenba🥰

  • @gamastube2729
    @gamastube27294 жыл бұрын

    👏🏿

  • @saynabsheikhkhader
    @saynabsheikhkhader Жыл бұрын

    Kkkkkkk Aw iiman horoo 😂😂😂😂

  • @abwaanadsafiyaindhayare6699
    @abwaanadsafiyaindhayare66992 жыл бұрын

    Mohamed miyaa wiilku hoda iyo mohamed 💝

  • @abdilahiali1190
    @abdilahiali11903 жыл бұрын

    💔💔

  • @HoodoIsmail-vd7jw
    @HoodoIsmail-vd7jw12 күн бұрын

    Ismail way igu socdaan shekoyinkagu

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor91193 жыл бұрын

    😢💝cajiib

  • @nemozakina2134
    @nemozakina21342 жыл бұрын

    Wlhi ruwaayad kle arag ah

  • @hajjizulthan7197
    @hajjizulthan71975 ай бұрын

  • @caliyalhoo
    @caliyalhoo3 жыл бұрын

    Alla maxa nin fulay ah o hadli waayay gabar laga guursaday intu dib isku dhigayay cajiib

  • @amalcabdiraxmaan4542
    @amalcabdiraxmaan45424 жыл бұрын

    Si qurux badan ban u so tabisay 2da sheekoba,mahadsanid

  • @bisharoayderus9947
    @bisharoayderus9947 Жыл бұрын

    Wa qiso aad u xanuun badan wlhi 😌🥲

  • @safaahmed5577
    @safaahmed55776 ай бұрын

    2024 still😊

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin31632 жыл бұрын

    Heesta ku dhamanayo yaa qada

  • @Mss-deggen
    @Mss-deggen Жыл бұрын

    😭🥺💔

  • @asiyaahmed7230
    @asiyaahmed72302 жыл бұрын

    Iisheeg melan kaalaso xidhiidho huno😭

  • @nasiyay3868
    @nasiyay38682 жыл бұрын

    Jecel calaf baan unacay😔🩸

  • @momtaazaadenawcalimomtaaz2080
    @momtaazaadenawcalimomtaaz20802 жыл бұрын

    🥺😩

  • @hudaboss3132
    @hudaboss31322 жыл бұрын

    💔💔💔💔

  • @lakimaxamed6184
    @lakimaxamed61844 жыл бұрын

    😥😥😥

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud6 ай бұрын

    Waa marki 10 e aan ku ceshaado Cod mcn iyo deeganan❤😂

  • @xamdaismail3200

    @xamdaismail3200

    6 ай бұрын

    Same😢❤😂

  • @amalabdi4257
    @amalabdi42574 жыл бұрын

    Wlhy waxd moda qofka laga hadlya inu yahy aniiga laba qiiso nocasii ba way igu dhacen

  • @fadxiyajamaall5355

    @fadxiyajamaall5355

    3 жыл бұрын

    Yaa

  • @Saalax919
    @Saalax9194 жыл бұрын

    Codka ubax horumar weyn buu sameeyey

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 Жыл бұрын

    Qofka aad jeceshahay markad isa so hortaagto awood uma.yelanaysid inaad hal kelmed xata ku tidhahdo🥺garaaca wadnahaga oo siyaday uun bad is arkaysa 😢 jacayl❤

  • @shukriahmed7308
    @shukriahmed73082 жыл бұрын

    🥺🥺

  • @ayuushahmedofficial6283
    @ayuushahmedofficial62832 жыл бұрын

    Manata oo aye tahye ramadaan Ayan soo bokhadaye chenal kagag waxan ka helaye sidad waxa usoo gudbinayso Alleh haku sharfo wll Lakin waxad noo sii wada sheekadii khadar plz

  • @kafiyakiin3163

    @kafiyakiin3163

    2 жыл бұрын

    Ani manta so boqday

  • @nabadonabdirahmanmahamedfa7268
    @nabadonabdirahmanmahamedfa7268 Жыл бұрын

    😓😓😓maclin baasbaa helay😥

  • @hothoqaniismail7823
    @hothoqaniismail7823 Жыл бұрын

    😢

  • @naimoaden8486
    @naimoaden8486 Жыл бұрын

    😭🥺

  • @aminaahmed3391
    @aminaahmed33912 жыл бұрын

    💔💔💔💔😥😥

  • @xamdacaydiid9599
    @xamdacaydiid9599 Жыл бұрын

    💔🥺

  • @fjkaahinyare5734
    @fjkaahinyare5734 Жыл бұрын

    Aniga alxm wan ku guleaty. Jacaylkyga. wallow aan dhip u maray

  • @shukriahmed7308
    @shukriahmed73082 жыл бұрын

    Hshe

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 Жыл бұрын

    Isku dookh baynu nahay oo riwaayada aan ugu jecelyahay waa if iyo aakhiro, sidoo kale anigoo yar OO 10 jir ah baan daawaday ilaa hadana kama xiiso dhaco

  • @naturebeautyrelaxation5645
    @naturebeautyrelaxation56454 жыл бұрын

    Sheeko qalbi kasta oo nool tabanaysa

  • @hudahirsi9227
    @hudahirsi9227 Жыл бұрын

    😢me

  • @maxamedismail1216
    @maxamedismail1216 Жыл бұрын

    Tolow hadaan qeexo sheekada oo Ismail isoo gudbiyo ma ka qaboobayaa dhamacda igu hadhay

  • @juweriaahmed7271

    @juweriaahmed7271

    5 ай бұрын

    anigaa su aashaas is waydiinaya 😢

  • @qaysyare2081
    @qaysyare20816 ай бұрын

    Still 21/12/2023😢

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim9593 жыл бұрын

    Sxb taxanaha waa la iga gursaday halkan noso wada gali halkana ku habon dawashade mahdsnid

  • @guledabdirahman5905
    @guledabdirahman59052 жыл бұрын

    sheekada dambe kii marka hore intuu inanta dayacay kadibna markii dambe iska yimi ee inanta xujeeyey wuu qaldanaa. iyaduna inankii calmaday inay runta u sheegto ayay ahayd ilayn isagu waxba ma ogee.

  • @aishajama11
    @aishajama113 жыл бұрын

    😭😭😭 Dareen cajabaad lahayd

  • @mohamedabdallah-ct1cp
    @mohamedabdallah-ct1cp Жыл бұрын

    Ax maxay tiri "Daahir baa i qaba" Hadalkaas waa uu i xanuujiyay balse waxaan aaminsanahay inay Go'aan sax ah qaadatay Siciidna sida muuqata gabadhu Qorshaha uguma jirin dibbuu ja jeclaaday ama In uu iyada danbiga saaro oo uu yidhaahdo adaa iga tagay si aysan isaga eed u saarin buu rabay

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin76283 жыл бұрын

    Qisada danbe anigay iga hadlaysaa sidaan filayo

  • @kawsarhuzein7755
    @kawsarhuzein77552 жыл бұрын

    Wllo ma laqoraya isheg sidan kuguso gudbinlaha

  • @Zaamimohamed
    @Zaamimohamed11 ай бұрын

    Shekoyinka inan so akhriyan raba plz # ila wadaaga sida u u qormayo

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed65642 жыл бұрын

    😞😞😞

  • @salmo7101
    @salmo710111 ай бұрын

    Wa markii 3aad aan daawanayo😢

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj Жыл бұрын

    Cajiib! Jaceylow nacalaa kugutaal Maxaad dad dhibtey😔

  • @NAWALupdullhielmi

    @NAWALupdullhielmi

    11 ай бұрын

    Wll ncldaH isk daaY😢 w fcneH wxz

  • @queenarawelo7655
    @queenarawelo76559 ай бұрын

    90% sheekada danbe mid la mid ah baa i heesata ee maxaa sameeya 😢

  • @haboonabdulahi2172
    @haboonabdulahi217210 ай бұрын

    😭😭💔ax

  • @mohamedahmedomar2019
    @mohamedahmedomar2019 Жыл бұрын

    2023🗣👩‍❤️‍👨🎧🎬

  • @nimcocabdi559
    @nimcocabdi5592 жыл бұрын

    ilahayow jacaylkalan ka magan galay ki iso maray udhamade

  • @pasheupdi1761

    @pasheupdi1761

    3 ай бұрын

    Jacaylku waa Wehelka nafta😢

  • @HalanePro
    @HalanePro6 ай бұрын

    2023/12/24😢

  • @user-oz1nm7wz5z
    @user-oz1nm7wz5z2 жыл бұрын

    𝐃𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧😭😭

  • @user-ij2tc3ju2r
    @user-ij2tc3ju2r3 ай бұрын

    2024 like

Келесі