CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 9

Waa qaybtii sagaalaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday. Sidoo kale waxaa aad ka dhegaysan kartaa qaybta podcast-ka halkan: www.buzzsprout.com/721491/107...

Пікірлер: 298

  • @maaidac_qanih7208
    @maaidac_qanih72082 жыл бұрын

    Xasilooni baan ku dareemaba codka ubax ❤️😵‍💫

  • @sacdiocadey7298
    @sacdiocadey72984 ай бұрын

    Qisadan waxan dhagaysetayyy 24 /2/2024😭

  • @ashamuse3092
    @ashamuse30922 жыл бұрын

    ❤️‍🔥 jacylku sidiisaba wa murugo 🥲 faraxdiisuna waa yaratahay dadka helana nasiib leh

  • @hamsekurtun
    @hamsekurtun Жыл бұрын

    Markii labaad ayaan dhagaysanayaa qisadan qalbi jabka ah 💔 Wed,18- January -2023, 23:40. Vienna, Austria 🇦🇹

  • @Zuhour157

    @Zuhour157

    11 ай бұрын

    😢😢

  • @hamsekurtun
    @hamsekurtun Жыл бұрын

    09-Nov-2022 Wednesday 11:03 ayaan dhagaystay qisadan qalbi jabka ah💔.

  • @zakariemustafa1516
    @zakariemustafa15162 жыл бұрын

    Qiso jacayl tii ugu murugada badnayd weeye! Allah hakulmiyo mar labaad Waa jacayl dhab ah kaasi 🙏🏻

  • @mumtazdhakhane8548
    @mumtazdhakhane85482 жыл бұрын

    Xanuunka aad martay qof maray unbaa ku dareemi karo abayo illaahey weyne waxaan kaaga rajeeyay meesha aad ka filaneyso meel kumanaan jeer ka dhow inaad iska heshaan isna calmataan qalbigaaga guul iyo farxad waarta ayaan u rajeynaa insha Allah ❤🙏

  • @alidiaz1933

    @alidiaz1933

    2 жыл бұрын

    Ax ax qof soomary lee dareemi karaa wx qeyr qabo alle hkuugu badalo 😭

  • @Missabdiy
    @Missabdiy2 жыл бұрын

    Xasuusuhu waa xanuun🥺waxaan kaliya oo dhihi karaa qalbiga Alle haku qaboojiyo abbaayo🥺❤️

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Жыл бұрын

    Waxan dhagayzanaya qisadan 2022/9/17 night shift 12:50am sad story weeye walhi alle haysku kiin so dhaweeyo wll 💔🤲🤲🤲

  • @hoothohmohmoudd9359
    @hoothohmohmoudd93592 жыл бұрын

    2017ki wiil aan isku baranay hargaysa wuxu ahaa wiil aan aad uga helay dabeecadiisa oo aad u furfurnayd dadnimadiisa iyo daacadnimadiisa balse ha ahaate aniga ayaa kaga horreeyay jacaylka wn u sheegay wuxuna ii sheegay inuu isaguba rabay inuu ii sheego xidhiidh qoto dheer iyo is fahan aan caadi ahayn ayaa na dhex maray isma lihi qof isaga ka dambeeya ayaad sidii u jeclan doonta 2019.8.3. Ayuu baxay Ethiopia wuxuuna ii sheegay inuu wax barasho aadayo week malinta axada ayuu ila so hdli jiray 2 sac ayaan wada hadli jirnay xiisahaygu xiise waa ka batay aadna wan u tabay runtii 2020.3.17 keedi maalin sabti ah ayuu ila so hadlah sidii caadada ahyd mlintii ayaa iigu dambeysay telefonki malintii siduu u xidhmay wli waa xidhan yhy mlin kliya mn seexan aniga oon eegin inu dhacayo lambarkii wiil ay ilmaabti ahaayen oo uu iskaayo baray bn la hadlay wxnu ii sheegay imanayo 2021.9.11 keeda wn sugi kari la,aa lkn markii uu imiday uma maleynayo inu mar uun xsuustay inu qof sugayay 2 sano meel walpa oon kala hdlo igama qabto f.book gaara ayaan saneystay si aan bl iskala sheekaysto isagon igarnyn mlintaan isku sheego ayuu I block greeya xnuun joogta ah ayuu igu yhy jacaylkiisu mlin kliya hdii uu I odhan lahaa wn ku nacay bogsasho ayay ii noqon lahyd hdii uu isiin lahaa fursad aan ku waraysto wn iskaga hadhi lahaa mana raadsadeen mar dambe lkn qlpiga igu leh doqonka ah malaha wali wu ku jecelyhy jacaylkaagi ma waxa ilawsiisay wiigagi uu kaa maqnaa ! Jeclaan lahaaya isago qoraalkan akhriya u malayn maayo waayo markii iigu dambeysay wuu necbaa qoraalada aadka u dhaadheer😭waiting for you 😭

  • @najmaupdalla9611

    @najmaupdalla9611

    2 жыл бұрын

    🥺😭😭😭💔💔💔

  • @yaasmiinmuuse2554

    @yaasmiinmuuse2554

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭💔😭😭😭😭

  • @ceeblacali8850

    @ceeblacali8850

    2 жыл бұрын

    Ax wllhi waan ooyay waa markaan dareemo inay kalinimadu wacantahay wllshy alle qalbiga ha ku qaboojiyo💔😓💔👏

  • @monamandeeq3059

    @monamandeeq3059

    2 жыл бұрын

    Ax wllo hoodo alle ha ku qaboojiyo qlbiga😭😭 marba hadu ku block gareyy wll 2daas sano wax ka badan ha sugine naftaada meel kale u door💔💔 wu badheedhe

  • @shakra1550
    @shakra15502 жыл бұрын

    Waa balan ana ina mar waliba ducada kugu so kaalmen doono🤲📿

  • @naciimoxusen697
    @naciimoxusen6972 жыл бұрын

    Codka ubax wa mesha kaliya aan wax badan ka faiday🥰

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein22 күн бұрын

    Ilaahey ha u naxriisto wiilka abiihi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdinassirdhuuh128
    @abdinassirdhuuh128 Жыл бұрын

    Bro walahay chanelka hal isbuuc xata ma aqaano hadana sheekooyinkaga Inta ugu badan waan dhegaystay horumar wacan sxb guulayso if iyo aakhiraba🥰🥰🥰

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein22 күн бұрын

    Ilaahey waxa kaga baraya inaada maruun kulantaan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amizeahmedamizeahmed867
    @amizeahmedamizeahmed8672 жыл бұрын

    Allah haysku soo dhaweeyo aamiin yaa rabi 🤲

  • @sucaad3425
    @sucaad34252 жыл бұрын

    Waa subax jimce ah 17.6 .2022 malin qurux badan baan dhageysanayaa alhamdulillah

  • @ayaanmahad9054
    @ayaanmahad90542 жыл бұрын

    Ax xanuun badanaa ilaahow isku soceli ayago nabad ah alle 😥😥

  • @golatiabheyfabrice80
    @golatiabheyfabrice802 жыл бұрын

    Nacaybka Isaaq iyo Samaroon wlhi jacaylo badan aya ku burburay ... 🥲🥲🥲 !!! 💔💔💔

  • @asmagaid1527

    @asmagaid1527

    Жыл бұрын

    Haaa wlahi

  • @xabiibalbi4836

    @xabiibalbi4836

    6 ай бұрын

    Way i dhaleen wanan kugu racsanahay. Anaga o ah carurtodi Waxan ka hadlaya reer abtigay iyo reer tolkay midna xidhiidh nala malaha just because qabiil kale dhigi ayan lenahay 😭

  • @user-be6ek4cf5b
    @user-be6ek4cf5b3 ай бұрын

    Qisadan waxan dhagaystay 8/3/24 15:38 hargesa bil rabadan cashadiina way isugaysa 💘🙈😢

  • @najaxosman747
    @najaxosman7472 жыл бұрын

    WlaHy aaad baN u qiiroday Alle dip Ha u KulmiYo Mustfe iyo Jacylkiis🥺🤲

  • @ubaxayaan9890
    @ubaxayaan98902 жыл бұрын

    waaa qiso murugo badan ee Allah ha kuu soo dhaweeyo

  • @xussenblack4039
    @xussenblack40392 жыл бұрын

    Wlhi waan ka murugudey Waa xanun ad iyo ad oo dharan Allahaw isku suu dhawe Labada qalbi ee istabaya

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk Жыл бұрын

    😢😭 Abaayo qalbiga alle haku qaabojiyo alle isku xir asaga wax wal oo culus fudideeya waxaan ku rajeynaa inuusan alle samirkada kugu qadin insha allah lkn hal codsi waan ku soo duceynaa aniga iyo qof kasta oo ka damqaday qisadada ee hadii alle ku soo celiyo mustafahagi anagana naga soo farxi

  • @mohamedahmedxusein
    @mohamedahmedxusein22 күн бұрын

    Alle ha u naxriisto hooyadii iyo walshiiba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @axadoqabow8476
    @axadoqabow84762 жыл бұрын

    Xanuun walba oo qof wax jecel daremaayo wlh waa ladareemaa sababtane magaranaayo 😭

  • @najwahaji6035
    @najwahaji60352 жыл бұрын

    Illaahey waxaan uga baryaaa ineey dib isu helaan nolol tan u qurux badana wadaagaan yaa rabi aamiin

  • @foosiyaaxmed910
    @foosiyaaxmed9102 жыл бұрын

    Insha allah . Alle sida ugu fudud Allah ini kulmiyo hno🤲

  • @qarnicabdinaasir3860
    @qarnicabdinaasir38602 жыл бұрын

    Xanuunkuba waa xasuusta 😪❤

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad3992 жыл бұрын

    Qalbiga Allaha uqaboojiyo wllshey 🙏😥😥

  • @yazinherzi2273
    @yazinherzi22732 жыл бұрын

    jacaylku wuxuu ku wacan yahay dhalin yarnimada si aad meel u gaadhan oo hadafkiina isgu gacan qabataan alle hakuu so dhaweeyo wllo

  • @shabtaa5106
    @shabtaa51062 жыл бұрын

    Jaceyl 😏 ani hal ra’yi qabaa hadii aad dhalinyaro tahay pro jaceyl iyo guur inta aad dhalinyaro tahay maskaxdada kasaar waxaad usoo jeesata sidaa lacag 💰 ku sameyn lhyd markii aad lcgtas samesidnah guurso reer dhiso ileyn jeebkagu wu qoyan yahy😊✌️💕follow your dreams guys

  • @ReelsPassion

    @ReelsPassion

    2 жыл бұрын

    marka mid lacagtaada jecel ayaad helaysa

  • @Zaki-matic

    @Zaki-matic

    2 жыл бұрын

    Dareenka ma waxaad umaleesa inuu kula tashanaayo amaba aad iska ilaalin krtaa😎

  • @shabtaa5106

    @shabtaa5106

    2 жыл бұрын

    @@ReelsPassion haha ma anaa doqon ah 💔😂

  • @shabtaa5106

    @shabtaa5106

    2 жыл бұрын

    @@Zaki-matic taasa been ahyn pruh dreen waa nacala abuug 😂

  • @monamandeeq3059

    @monamandeeq3059

    2 жыл бұрын

    Hhhhh mid lacgtaada kugu raacda wd heli lkn jacayl qiimihisa waligaa ma oganysid inta sida u fikiryso wll.

  • @shaadiaabdullahi1116
    @shaadiaabdullahi11162 жыл бұрын

    Waan ceshan wayay ilameeda Really Allah meel aysan Filan Hawgaso Celiyo Jecelka Waxa hela GuushiiSa dad nasiib leh

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf1512 жыл бұрын

    Jacaylkii dhalaannimo ♥ Codka ubax ♥ 😘 👌

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday67932 жыл бұрын

    cajiib cajjiib walaahi....jacaylku sidiisaba waa jihaad fii zabiili love...ciyaar ma aha....

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein70802 жыл бұрын

    Huuno mcn iska wahesho xasuusahaaga Insha Allah samanku waa is badali Wax walbanah illahay baa toosinayo Niyada Qeyr u sheg

  • @munaapdiweli1956
    @munaapdiweli19562 жыл бұрын

    Wasaxiibkayga meelkasta codka ubax❤

  • @Yartii12345
    @Yartii123452 жыл бұрын

    Alle qalbiga hakuu qabaajo oo xasilooni waarta hakusiiyo haduu khayr kuu leeyahay alle haysukiin soo sakhiro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sabirinomer3127
    @sabirinomer31272 жыл бұрын

    Alla xanun badanaa Ilaahow isku so celi oo ka yeel kuwi nolosha isla dhameysta 🥺🤲

  • @sakariyesancho9029
    @sakariyesancho90292 жыл бұрын

    Allaha isku soo dhaweeyo labadan walaaleheena

  • @xafsocali2546
    @xafsocali25462 жыл бұрын

    Allaha isku keeno oo isku soo dhaweeyo.

  • @kaltuunsaleban8288
    @kaltuunsaleban82882 жыл бұрын

    Ismaacil c ubax guulayso tageere from burao

  • @CFCmight53
    @CFCmight532 жыл бұрын

    Emotional 😢😢😢

  • @canabcali2781
    @canabcali27812 жыл бұрын

    ı miss codka ubax

  • @mariomoha7938
    @mariomoha79382 жыл бұрын

    يارب يسعدك شكران على الكلام هذا 🙂

  • @mariomoha7938

    @mariomoha7938

    2 жыл бұрын

    نسيت اقول بعد احب كل شخص مثقف من صوماللاند تحياتي لكم ❤️

  • @sundusalli1949
    @sundusalli1949 Жыл бұрын

    Samirka, Alle ha ugu badal guul iyo war farxad leh wlshey.💔

  • @nastexoahmed2023
    @nastexoahmed2023 Жыл бұрын

    Allaha isku so celiyo amiin

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani50732 жыл бұрын

    Qisadan qalbigeyga ayay iga tabatay anigoo iska ilmeynayo ayaanba iska arkay allow qalbiyada is jecel midey oo ha kala fogeyn yaa rabi gabadhasna allow u sahal qofkey intas rafad ah u mareyso 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial56542 жыл бұрын

    Gabadh aan isla soconey ayaa iskugu keen dambeyse habeen khamiis ah 9-06-2022 anagoo is khilaafsaneen labada beri ee ka dambeyse khamiistaas oo weliba qoraal kawada hadleyney saan uraali geliyo wey iga aqbashey kadib habeenkas 10:00pm callka aan wada fuulney 5:00am ayan ku kala seexaney salada subax markan dukaney wexeyna iisheegtey malinkas jimcaha iney khadka soo geli doonin oo aabeheeda guriga iman rabo oo safar ka imadey asbuuc ka hor oo guriga intuu imaadey wiil lasocdey labarey wllka waaye baro ladhahy kadib usoo socdo inuu usheego in lasiin rabo wiilkaas intabay diidi kartana ay iska diideyso ok ayan dhahy kadib waxan soo kacay maalinkas 11:00am kadib khadka ayan ka fiiriyey asc ayan u qorey hoogo kadib wey fiirisey iima soo jwbin wan wacay laigama qabanin 1:30pm khubada markan kaso baxay ayaa laiso jwbey laisma soo wacayo miyaa ayey igu dhahdey wan mashquley ayan dhahay weliba anigoo og iney iga qaldanthy wan kala aamusney aniga meel ayan usocdey habeenkii ayaa lagaarey wax isoo wacayo malahan aniga intaas xanaaq jirka ayaa idamqanayo qoraal ayan uqorey wax iiso jawabayo malahan waxan dhahay maila hadlee mise wan iska seexana iska seexo ayaa laidhahay kadib wexey idhahdey anigaa madaxa ixanunoyo adna haigu sii darin aniga waxan is dhahay ninkii ayaa lasiyey kadib murug lambarkeda dhanba wan iska delet gareyey😪😪😪

  • @m0stf33

    @m0stf33

    2 жыл бұрын

    lol😆zxpow armay daanyeer lee kaa dhiganaysay?

  • @sumayociise1221
    @sumayociise12212 жыл бұрын

    😪 Gabdhaan iyo Mustafe ilaheey dib ha isu siiyo🤲🏻😰💔

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Жыл бұрын

    Allaa ha baafiso ehelkiisa ha waydiiso eedadii iyo wixii kale ee nool

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman682 жыл бұрын

    Way fiicnaan lahayd hadii dunida jiraan dhakhaatiir daawaysa xasuusaha iyo dhaawacyada qalbiga soo gaadha💔😪

  • @bushrakulmiye9886

    @bushrakulmiye9886

    Жыл бұрын

    Dhakhterka hdii la helahaa wll dacadi anaa noqon.lahaa bukaanka ugu horeya ee numberka qorta lkn sorry maba la helayo Soma.aha

  • @mohamedosman68

    @mohamedosman68

    Жыл бұрын

    @@bushrakulmiye9886 ayaamuhu macanaa xasuusuhuna qadhaadhaa💔 anaa inoo furayee yan lagaa buxin

  • @bushrakulmiye9886

    @bushrakulmiye9886

    Жыл бұрын

    @@mohamedosman68 niyada miya dhisanaa koleyba dhakhterka la hela maye iska dulqaadaneyna awalba iska la nooleyn xanunkase

  • @mohamedosman68

    @mohamedosman68

    Жыл бұрын

    @@bushrakulmiye9886 dadkuba waa iskawada bukaan socod wllo lkn way fiicnaan lahaayd hadii dunida dib loo celinlahaa sanado kkkk

  • @bushrakulmiye9886

    @bushrakulmiye9886

    Жыл бұрын

    @@mohamedosman68 inshallh ilhy wuxu noo qorey Wan u samreyna dadka alle jecelyhy bu dunida ku ciqaaba

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 Жыл бұрын

    Alle hakuuso dhaweeyo mustafe

  • @aragsanhassan5098
    @aragsanhassan5098 Жыл бұрын

    Ilahayow usoo dhaweee Adiga wayno waxideee 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭

  • @sakiyaibrahim55
    @sakiyaibrahim5511 ай бұрын

    Qisadi ugu horeyaey ee iga ilmeysisa rubti intaan codka ubax dhagaysanayey💔😭🥺

  • @nadabashe4950
    @nadabashe4950 Жыл бұрын

    Nlosha wa imtixN illhy ha u rumeeyo wllsheen rajadeeda ameen ya rbbi🤲🥺❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan2 жыл бұрын

    Qisadan Wan dhamaystay ila An Wada Dawaday Commenti Ma So Qorin Qisoyinka Wan Dawada lkn Qiso Tan La mid Ah Ma Arkin will Yar Iyo Gabadh Yar Oo So Wada Koray Isa So Dhirigaliyay Qatarta Inta Leegna La Kulantay Waa Qatar Alle Inanta Waxan Dhihi Lahaa Ku Samir Qatarka Alle Illahay Ku Dayici Maye Wad Helaysa Mustafe Wadna Calman Doonta Illahay Ha Ku Fududeeyo Qalpigana Ha Ku Qabojyo

  • @madinaosman1450
    @madinaosman14502 жыл бұрын

    ALLAH GABADHA SAMIRKA HAA U AKÈEYO DIP ALLAH HAA UKULMIYO

  • @kaltuunaxmed5526
    @kaltuunaxmed55262 жыл бұрын

    Ilhy haysu soo dhaweeyo marlabaad

  • @user-fr4pw3ep6p
    @user-fr4pw3ep6p26 күн бұрын

    😢wlhi wan ilmeyey qof fahmaya dad is jecel oo is wayey uun baa dareemi kara qisan ilay waxaan uweydiinayaa iney hesho gabdhas jacelkedii Wxaan dhageysanyaa bishi 6/2024😢😢😢

  • @ifrahhassan6365
    @ifrahhassan6365 Жыл бұрын

    Ilahey ha u sahlo Mustafa gabadhas wlhi wan la Murgoday subhanallah ❤😢

  • @HaniXasan-ig4is
    @HaniXasan-ig4is5 ай бұрын

    Qalbiga Allaha kuu qabojiyo🤲😭

  • @beerlula598
    @beerlula5982 жыл бұрын

    Malaa jacaylkuba dadka wanaagsan buu ku dhacaa uu dhibaa😪

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 Жыл бұрын

    Intan codka ubax dhex dawafayay mnta oohin waan dhamystay 🥺🥺😥😥ala qalbiga 😟

  • @ruwaydobotan3454
    @ruwaydobotan34542 жыл бұрын

    Wll so badi barnamijkan🙏🙏🙏

  • @nuurayaxye8641
    @nuurayaxye8641 Жыл бұрын

    Allah hakuu soqaweeyo abaayo

  • @azuumalapo3694
    @azuumalapo36942 жыл бұрын

    I laahey mar un hakulan siiyo 🤲🏻🥺❤️

  • @mohamedeidbuux2969

    @mohamedeidbuux2969

    Жыл бұрын

    Inagana ha Ina kulmiyo

  • @hotmanalii3419
    @hotmanalii341911 ай бұрын

    Xasilooni baan ku dareemaba codka ubax ❤😢

  • @amish6567
    @amish65672 жыл бұрын

    Ala Waan Qiirodey 💔jacaylku Qabyoobayow Nasiib Qadar Bajiyow Qiimad ku laheed agtyda 🥲🥲🕊👏🏻12june2022

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 100/100 Nolosha DUruusta Lehe wakhtigaa Mar Ku Daran 😥 Marna Deeqda Kuu dhallla Runtii Nolosha Waa Culus tahay 😭Markaad waydo Ruuxas Jeclayd Allow 😥😥 Isku kaayo Daa Nolazhyda 😭

  • @suhaypfaysal6695
    @suhaypfaysal6695 Жыл бұрын

    Inzha Allah Maalin Uun uu kula soo Hadli doonaa

  • @saffasheikh5198
    @saffasheikh51982 жыл бұрын

    qisada bilow ilaa dhamaad waan iska shaabahnaa gabdhaan ma garan karo sababtan ilimteyda u elin la ahay balse dhamaadka waan ku kaladuwanahay ayada weli rejo ayey dhowreysaa aniguse qofkeygii aduunyadan wu ka idlaadey oo allahihiisa xagiisa bu u laabtay si lamid ah dabadiis qof ma caashaqin anigoo og inuusan dib iigu soo laabaneynin😭

  • @nimcocawl7144

    @nimcocawl7144

    2 жыл бұрын

    Ax jacayl dhabi ma dhamado🥺 Walalo uducee uun alle qalbigna haku qabojiyo

  • @bashiirshire4293

    @bashiirshire4293

    2 жыл бұрын

    Samir allah kaa siiyo

  • @HamdaAhmed-rh3qt

    @HamdaAhmed-rh3qt

    Жыл бұрын

    😢😢😢

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud92572 жыл бұрын

    Ilaahaw isku so dhaweee yaa rabbi iyadna qlabiga u qaboji

  • @mariamima9120
    @mariamima9120 Жыл бұрын

    Yaa rabbi ay ishilaan 😢🤲

  • @abdallamohamed5941
    @abdallamohamed59412 жыл бұрын

    markaad qisooyinka jcl ee qaar aad dhageysto. runtii qisadadu waxay kula naoqoneysaa wax intaa ah 🤏🏽😿

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed40932 жыл бұрын

    Ax ax waaa dareeen dhaba qof ar key uuun baa dareemi kara run ahaaantiiiiiiii

  • @sowaydacalixuseen9185
    @sowaydacalixuseen9185 Жыл бұрын

    10 jully 2023 maaalintn dhagysty qisadan xanuunka leh time 11:30 Am from ethiopia 😒😒

  • @nasiimyusuf2797
    @nasiimyusuf27974 ай бұрын

    Wlahi wa ilmeyay mrkan dhagystay shekadan murugtaa😢😢😢

  • @mowahepahmet9606
    @mowahepahmet9606 Жыл бұрын

    Jcylka dhabti ma dhamdo Aleh ha isa siiyo labdi mar uun jcyl dhaba wadgty 🥺🥺❤️

  • @hodoali5714
    @hodoali57142 жыл бұрын

    Ax .qalibiga allow is tus

  • @caskawaaga
    @caskawaaga11 ай бұрын

    Goobtu waa hargeysa Waaa aroornimo jimce ah saacadu waa 6:26 subaxnimo 21/7 2023.......dareenkega maqiyaasi karo sida ay qisadani ii saameysey Asbaabo badan oo jira awgood..... Illahow adaa weyn oo waaxidee Ubaxaa is jeclaadey ee waayaha iyo duruufuhu kala kala irdheeyeen Isku soo dhawee aaaamiiin aaamiin

  • @sawdojama2522
    @sawdojama2522 Жыл бұрын

    😢😢😢emotional weeye qisadan😭 ilin bay iga keentay wlhi 😢

  • @xaragojecelfardwscumar
    @xaragojecelfardwscumar2 ай бұрын

    Alle waxan uga Baryaya in uu mucashaqiintas uu kulmiyo iyagoo nabada i.n🥺🥺🥺

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 Жыл бұрын

    Axax qalbiga I xanunay wallahi 😰Allaha ubogo dhayo

  • @mariaismail7508
    @mariaismail75082 жыл бұрын

    Ax walhi ilamad waan celkariwaye

  • @hamdamahamed8148
    @hamdamahamed8148 Жыл бұрын

    wllhy aad ban u qiirooday alle waxan idinka barya yaa in uu dib idiin kulmiyo qalbiga alle ha ku qaboojiyo sisther🤲😪

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed193311 ай бұрын

    Qisadani waxay badashay jawigaan ku jiray 😭intaan qorayayna ilmadu way joogsan wayday 14/07/23 subax jimce aj

  • @sagalahmed6927
    @sagalahmed69272 ай бұрын

    Naftayday runta qabilo jog💔

  • @anabhassan9801
    @anabhassan98012 жыл бұрын

    Tan qiso waa dhaftay wllhi😰😰😰😰😰😰😰😭

  • @ladnaawil1705
    @ladnaawil17052 жыл бұрын

    Yaaaaaaaa Alllllah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nEima654
    @nEima654 Жыл бұрын

    Ala ilahayow isku calaf 😭🤲🏿❤

  • @xanaanabdikadir3822
    @xanaanabdikadir3822 Жыл бұрын

    😭😭😭😭ilhy ha isku soo dhaweeyo aad baa ula oyy qisadaan

  • @Mehiib
    @Mehiib Жыл бұрын

    Qalbi taabat😢😢😢😰😰😰🫀

  • @nafissali9507
    @nafissali95072 жыл бұрын

    Wan deramaa baan odhan kara amase waan aamiini karaa jeclku markaan dhagaysto codka ubaxa ❤😔😑

  • @Rakio618
    @Rakio6182 жыл бұрын

    Omg jacaylku waa nolol kale marki dhan loo fiiriyana waa murug io wayo xanun Oo is daba yaal rabbi haisku so dhaweyo Oo kuwii is maqla Haka dhigo inshaallah ducan udirayna lamanahas inay dib isku helan😞🙏

  • @DeqaFaradar
    @DeqaFaradar2 жыл бұрын

    ax ❤️🥺

  • @fatuuxaabdimohamoha4917
    @fatuuxaabdimohamoha4917 Жыл бұрын

    Qisadani imika dhagesanaya wa habeen arbaco sii baxaysa Qamiis so galayso sacadu wa 18:30 Qisadani dhagesigedu waxay iso xasuusisay will an jaar ahayn saxbna ahayn sido kale Aan Aad isku fahansanen waxna so wada baranay Habn Habnada kamida anago gurigeena wada jogno TV na wada dawanayno kursi uu ku fadhiye ban hostisa fadhiye kadib buu igu yiri waxban rabaa ina ku shego San ku iri iisheg maxawaye deetane wuxu igu yiri dadka ina maqlaya ee waraaq iiken an kugu qoro mrkan ukenay igu qoray wan ku jeclhy intan ku qoslay ban waraaqdi tuuray madaxne wan ku dhuftay kadib buu yiri wa iga dhab dheel dheel ban u haystay lkn ilaa hada wan radiya melna kuma sheego wana u xiisay Asiga🥺😭😭

  • @asmalucky1882
    @asmalucky18822 жыл бұрын

    Waan u xiisay

  • @salmo7101
    @salmo7101 Жыл бұрын

    Xasuusuhuba marbay xanuun noqdaan ilaahy hyku soo dhoweeyo aad baan ula murugooday gbadha

  • @asmacali454
    @asmacali4542 жыл бұрын

    😰💔alle aku soo dhaweeyo