No video

Ceelkii oo meel fiican maraya. maashallah

Пікірлер: 30

  • @user-gf7go6qe1f
    @user-gf7go6qe1f3 ай бұрын

    Ilaahay wajigaaga ha nuuriyo

  • @marainid7626
    @marainid76263 ай бұрын

    Aamiinyaarabbi aamiinyaarabbi aamiinyaarabbi

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10623 ай бұрын

    Maasha allah Allah hanaga dhigo kuwii qeyrka iyo wanaaga isu kaalmeysto dhamaanteen isuna naxariisto aamiin shiiqeena iyo tiimkiisa Allah ha la garabgalo hoosha adag ay haayaan walaalaha soo dhiibtey Allah ha ka abaalmariyo sadaqadooda aamiin

  • @hibofarah532
    @hibofarah5323 ай бұрын

    Manshallah Khair Allah. Hakusiyo. Shiikh

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule22513 ай бұрын

    MASHA ALLAH

  • @rnoor9763
    @rnoor97633 ай бұрын

    Xageelagudiraa sadaqad ceelka?

  • @user-sd3fg8vl6p
    @user-sd3fg8vl6p3 ай бұрын

    Ascww walaal xageen kaala soo xidhiidhaa

  • @Kaahanuura12
    @Kaahanuura123 ай бұрын

    Amin amin

  • @faadumoali117
    @faadumoali1173 ай бұрын

    Aamiin

  • @user-sd3fg8vl6p
    @user-sd3fg8vl6p3 ай бұрын

    Asc walaal cinwaan nasii aan kaaga soo xidhiidhno

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar58813 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah69193 ай бұрын

    Allahuma amiin

  • @sahrasaleeban9035
    @sahrasaleeban90353 ай бұрын

    ماشاء لله تبارك الله

  • @iimaancabdullahi
    @iimaancabdullahi3 ай бұрын

    Siiradii nabiga csw aaway

  • @umusalmaahmed6809
    @umusalmaahmed68093 ай бұрын

    Asc wllo xage lagalaso xidhidhayaa

  • @HabsaAbdi-gk8pn
    @HabsaAbdi-gk8pn3 ай бұрын

    Asc sheekh halkee lagala soo xiriri ka raa sadaqada ceelka?

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim76283 ай бұрын

    Xagee lagu diraya sadaqadaa

  • @faedsaed7461
    @faedsaed74613 ай бұрын

    Asck walal soo dir numberka lagu soo dirayo

  • @muna8565
    @muna85653 ай бұрын

    Asc wallaalo xageen ku dirnaa lacagta aniga ayaa ubaahan inaan waalidkay wax ugudaro insha Allah

  • @farhansamatar6537

    @farhansamatar6537

    3 ай бұрын

    waalidkaa Ilaahey ha u dambidhaafo adigana oowlaad baari ah alle hakugu arzaaqo iyo waladsaalix ah oo kuusoo duceeya

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel3 ай бұрын

    Sheikh oogle horteenasu ku waynaday kawaran sanado dhowayd fb live inanyar ahaa 😁 mashallah tabarakallah

  • @canabahmed7396

    @canabahmed7396

    3 ай бұрын

    Masha allah dheh wllo

  • @aminaabyan6373

    @aminaabyan6373

    3 ай бұрын

    Been maha aniguba waan garanayaa

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef543 ай бұрын

    Guryaha wa imsaa dollars

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama33123 ай бұрын

    Number un ba qoran magaca oo sadexan ba lagu weydinaya xawaalada shaashada ku so qor inshaa Allah

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman74953 ай бұрын

    Dhul maka banan yahay

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah69193 ай бұрын

    Qofkasto wuxu awodo maku darsan kara walalkey

  • @taxanemediapro7380

    @taxanemediapro7380

    3 ай бұрын

    Haa wll 1$ xitaa hadaa awoodo sababtoo ah nabiga ayaa dhahay "Timir jeexeedna ha ahaatee wax uun naarta iska xigsiiya " hadda waa hal xabbo oo timir ah. Markaa 1 dolar imisa timir ah ayay jareeysaa

  • @ruunfarah6919

    @ruunfarah6919

    3 ай бұрын

    Mashallah jazakallah walal diyar

  • @user-we3zi3js4s
    @user-we3zi3js4s3 ай бұрын

    numberka noosheeg wll