No video

Guryo cusub oo lagu wareejiyay dadkii xaqa u lahaa.

#barodiintaada

Пікірлер: 34

  • @siciidali4034
    @siciidali40343 ай бұрын

    Xilgan la joogo kii rag ahaa waxa ka khayr iyo waxtar badan dumar maansha allah aad ayaan ugu farxay haweenkeena allah ha barakeeyo

  • @abdirizakali5611
    @abdirizakali56114 ай бұрын

    Dadkii udhisay Ehelkooda guryahaas waxaan ALLAAH uga baryeeynaa inuu udambidhaafo Aakhirana JANNO ugu naxariisto. Aamiin

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j4 ай бұрын

    50 guri 🥲🥲🥲❤اللهم لك الحمد

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r3 ай бұрын

    Geeeedo ha la Abuuuro

  • @____Cumar____
    @____Cumar____3 ай бұрын

    Dumarka alle ha barakeeyo magac dumar ayaa u badan dadkaa wax la soo baxay.

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle64543 ай бұрын

    Masha Allah Allle habarakeeyo dhammaan intii wax lasoo baxday. Dadka guryaha maalgeliyay waa wada dumar Hal nin baa ku jira. Dumarku khayrka aad bay ugu horreeyaan.

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel4 ай бұрын

    Mashallah tabarakallah habluhu kheir waa ku badan yihin allah idina abaal mariyo dhamaantiin soo dhibto io u dhisahaba

  • @fathuma3573
    @fathuma35734 ай бұрын

    Maasha allaa ilaahay ajar iyo xasanad haydin ka siiyo idinka ku wii soo bixiyeyba laakiin sheekh daaqadaha u kordhi si ay uga laydh sadaan

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed70713 ай бұрын

    Masha Allah jazakallahu khayer

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby56583 ай бұрын

    Masha Allah alle jano haku abaal mariyo dhamaantod

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed85333 ай бұрын

    Allah ajar haidin siiyo wll abdiaziiz. Qolo kasta geed u abuura qof kastana hailaashado oo hawaraabiyo❤❤❤

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59954 ай бұрын

    Ajar iyo xasanaad allaaha idiinka siiyo adiga iyo muxsininta labaxday

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed84733 ай бұрын

    Maashaa Allaah Allaahuma baarik

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35974 ай бұрын

    Maansha Allah waxa khayrka labaxayaa dumar ayey u badanyihiin

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi2 ай бұрын

    Aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen 🤲 Ameen Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲

  • @amiira8902
    @amiira89023 ай бұрын

    masha allah masha allah masha allah ❤❤❤

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi3 ай бұрын

    Mashaallah tabarakallah ❤❤❤

  • @faridfarid6561
    @faridfarid65613 ай бұрын

    Guryaha daaqado fiican usameeya oo waawayn oo nafis leh

  • @ahmedalin
    @ahmedalin4 ай бұрын

    KHAYR BADAN ALLAH KU SIIYO ADIGANA, SHAQO WANAGSAN AYAAD QABATAY. WAXAAN KU TALIN LAHAA IN AQALADA NUMBERO LOO SAMEEYO , DARIIQYADA U DHAXEYANA MAGACYADII DADKII SADAQADA LA BAXAY QAAR KA MID AH LAG MAGACAABO. SI XAAFAD BARWAAQO U NOQOTO XAAFAD KU DAYASHO MUDAN.

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah34473 ай бұрын

    Yaa Rabi Amiin Allow gabdhahaa walaleheen udanbi dhaaf

  • @yasinismail2733
    @yasinismail27334 ай бұрын

    Maansha Allah Allah SWT ha ugu badalko khayr iyo barko

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35974 ай бұрын

    Maansha Allah alle haku xafido adigana adigaa isku xidhay dadka muxsiniinta ah iyo kuwa baahan iyo agoonta

  • @degan4
    @degan43 ай бұрын

    Amiiiin❤❤❤

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed78394 ай бұрын

    Mashallah tabarakallah Allow idin barakee❤

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35974 ай бұрын

    Alxamdu lillahi alle hasii barakeeyo

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed31193 ай бұрын

    Masha allh lkn ranji baa u hadhay

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan59954 ай бұрын

    Amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed99173 ай бұрын

    Daaadka wax daanbee laaba qool oo daar ah haaloga dhiigo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi2 ай бұрын

    Telephone number baan rabnaa sheikha ⁉️

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef544 ай бұрын

    Waxad sheegta gurigi kaliya imsa lacag ah ku baxaysaaaa

  • @ubahdhool8158

    @ubahdhool8158

    4 ай бұрын

    Kun iýo laba boqol ayuu dhahay oo doolar

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs3 ай бұрын

    horta meesha wa gobolkee dee

  • @faridfarid6561

    @faridfarid6561

    3 ай бұрын

    Burco

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm3574 ай бұрын

    GOBANIMO AAD U FIICAN AYAAD WADAA