Casharka 5aad: (Q. 2aad) - Sida Literature Review Loo Qoro - Cilmi Baaris

Qaybta 2aad ee cashirada qorista Literature Review-ga. Hadii aad rabto in aad wax badan ka bedesho xirfadahaaga qorista Literature Review-ga, ka bilaaw inaad barato Annotated Bibliography.
Cashirkaan wuxuu qayb ka yahay cashiradeenii taxanaha ahaa ee barashada cilmi baarista.
Hadii aad ka hesho cashirka, fadlan la wadaag asxaabtaada. Mahadsanid,
5 Steps of Literature Review Writing: bit.ly/2BsjRSH

Пікірлер: 70

  • @KIDVIB
    @KIDVIB6 жыл бұрын

    thanks macalin aad baan kuuugu mahadinayaa, waad noo faaiidaysay.

  • @user-gu4nx5rw4o
    @user-gu4nx5rw4o7 ай бұрын

    aad ayaan kaga mahad celinaaya ustaad moahamed muuse aqoontaada allah ku ziyaadsho. video gan five year ago ayuu ahaa lkin aniga maanta ayn wax badan ka faaiday . mahadsanid

  • @hibohassan867
    @hibohassan8676 жыл бұрын

    Jazakumullah kheyran brother Mohamed we are waiting for part 3 of review literature

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman50604 жыл бұрын

    Mahadsanid جزاك الله خير الجزاه.

  • @ahmedmusa9871
    @ahmedmusa98715 жыл бұрын

    Thank You Great Bro' Wishing You All The Best!

  • @abdulkadirabdirahim4438
    @abdulkadirabdirahim44383 жыл бұрын

    thanks bro qeyr alle haku siiyo sid fiican oo aad noogu faaideysay waqtiga aad galisay alle haku barakeeyo

  • @idiladan5514
    @idiladan55144 жыл бұрын

    thanks alot ustaad

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel69185 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo waan ku faa'iiday saaxiib.

  • @qaaliabdillahi2024
    @qaaliabdillahi20246 жыл бұрын

    Masha.allh ustad mohamed muse illahy ajar hakaa siiyo waxa tahay qof kudayasho allaha ku barakeeyo cilmigaaga

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Aamiin. Dhamaanteenba. Mahadsanid, Qaali.

  • @mohamedjama8573
    @mohamedjama85732 жыл бұрын

    Ustaad Alle haku barakeeyo.

  • @fardowseismaaciil2020
    @fardowseismaaciil20202 жыл бұрын

    Ustaaad shukran

  • @omara6129
    @omara6129 Жыл бұрын

    Mahadsanid Gudoomiye

  • @xasancali5182
    @xasancali51823 жыл бұрын

    waad mahad santahay cilmiga iyo cimriga allah kuu barakeyo

  • @munayusuf2327
    @munayusuf23272 жыл бұрын

    thnks ustaad waxbadan baan kaa faaiiday jasakallah

  • @mohamedhassansalah2654
    @mohamedhassansalah26546 жыл бұрын

    Thanks mate, I had just got a good idea,

  • @cabdiqadirjaylani2882
    @cabdiqadirjaylani28826 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsanthy wll maanta ayuuba I anfacayaa lecture kani go forward wll jazakaalahu khyr

  • @miski3389
    @miski33892 жыл бұрын

    Ku mahadsanid mudane caawintaada.

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat47373 жыл бұрын

    thank you so much ustaad

  • @abdiawale5121
    @abdiawale51216 жыл бұрын

    Very interesting and practical, Thanks for your help Ustaad.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Happy to hear that, Ustad. Thanks for the feedback.

  • @cumarmaxamuud3233
    @cumarmaxamuud32336 жыл бұрын

    thanks my teacher

  • @mohamedisseahmed3827
    @mohamedisseahmed38276 жыл бұрын

    Ustaad Maxamed Muuse, mahadsanid. My role model of Simad university.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mohamed Isse Ahmed Thank you, Ustad. I’m proud to hear that.

  • @khadijayusuf8868
    @khadijayusuf88685 жыл бұрын

    MashAllh Ada umahadsantahy

  • @cabdixakiimguxud6241
    @cabdixakiimguxud62416 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad runtii waaan kaaga mahad celinaynaaa jucdigiii aaad ku bixisay in aaad aqoontaada noogu faa'ideysofaa'ideyso

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Cabdixakiim Guxud mahadsanid. Sharaf ayay ii tahay inaan idin caawiyo.

  • @DURRE82
    @DURRE826 жыл бұрын

    Good work bro. Keep up the these useful contributions. "Waari meyside war hakaa haro"

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mohamed Durre mahadsanid walaal. Maahmaahdaas ayaaba dhiiri gelin iigu filan.

  • @guube15
    @guube156 жыл бұрын

    thank u so much bro

  • @sadamabdi6552
    @sadamabdi65524 жыл бұрын

    Jazakumullaahu khayr wllo maxamed illahay haka ajar siiyo cilmigaad nooga faa,iidaysay run ahaanti anigu waxan kamid ahay daawadayaasha ku cusub sa ay tahay mudadii yareyd ee an daawaday waxad mooda in wax badan aan ka fa,iidaystay casharadan ka baxaya madashan lkn walalkay hal arin ah ayan ka codsan lahaa in aad hadii aad awoodid wax nooga iftiimiso sida loo qoro Article review ga in aad mawduucaas hal iyo labo video nooga soo diyaariso ayan kaa codsan lahaa bro.

  • @rodamohamed7708
    @rodamohamed77083 жыл бұрын

    thanks wallo cawimadada

  • @zahraahaji3050
    @zahraahaji30506 жыл бұрын

    Thank you.

  • @ahmedmohamudmohamed2374
    @ahmedmohamudmohamed23746 жыл бұрын

    Many thanks ustaaad.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Soo dhawaaw, Ahmed.

  • @HassanAhmed-sm6sk
    @HassanAhmed-sm6sk6 жыл бұрын

    shukran ustaaad mmmuse

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Adigaa mudan, Ustad.

  • @caanom5852
    @caanom58526 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Soo dhawaaw.

  • @abdiazizmohamed6522
    @abdiazizmohamed65226 жыл бұрын

    Thank you Mudane, wonderful, this is another groundbreaking lesson.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Abdiaziz Mohamed thank you 🙏. Happy to hear that. Appreciated.

  • @drbulshawi1764
    @drbulshawi17644 жыл бұрын

    Alle hakaa abaal mariyo ustaad

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Shukran walal aad ban ula socdaa cashirada

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahay, walaal.

  • @abdullahiibrahim8103
    @abdullahiibrahim81035 жыл бұрын

    Aawey ustaad vedioga 3aad

  • @omarmahamed4981
    @omarmahamed49816 жыл бұрын

    Waxan aaminsanahay inaad dad badan caawisay oo an aniga kamid ahay Mahadi hakaa gaarto. inkaston research baran o an qadan dono mar dhow hadana inta cashar e ad bixisay wax badanan ka fahmay 👌👌👌👍👍👍👍👍

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    omar mahamed mahadsanid. Waan ku faraxsanahy inaad wax ka faa’iiday cashirada.

  • @omarmahamed4981

    @omarmahamed4981

    6 жыл бұрын

    MMuse Hassan adigaa mudan macalim casharadaan ha naga joojin waxan ka codsanaa points.ka ugu adag ama waxi la xariiro thesis.ka qoralkisa no so gali hadad waqti u heleyso.

  • @user-lj3yi7yh9v
    @user-lj3yi7yh9v6 жыл бұрын

    Jazakallah wll sifcn ayaan u fahmay lkn wll plz hesta yar ka jar Mahadsanid

  • @CeynteShow
    @CeynteShow6 жыл бұрын

    Jazklah ustaad hori aan usii socono mahad haka gaarto

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Soo dhawaaw, Ustad.

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed10804 жыл бұрын

    namabarkaa isoo dir

  • @OsmanMJama
    @OsmanMJama6 жыл бұрын

    mansha allah waxan kaa faideystey points muhii ah oo iga maqna mahad aan lasoo koobi karin hakaa gaarto isku hawlidada

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Osman Jama adigaa mudan walaal

  • @shaficiismail5743
    @shaficiismail57432 жыл бұрын

    Asc ustaad topic aan doorto xgee ka raadina background kiisa articles laga radiyo ma jiraa aniga business ban ahay

  • @enggaabow3801
    @enggaabow38013 жыл бұрын

    Casharada playlist uwada samee plz🙏

  • @abdullahiabshirahmed471
    @abdullahiabshirahmed4713 жыл бұрын

    ustaad xage kaso qaadanaya leterature review ga

  • @abdikarimahmed7756
    @abdikarimahmed77565 жыл бұрын

    asc mcln wxn ku weydin lahaa su'aal ka baxsan casharka hady suura galtahy wxn doonayaa in aad iikala cadaysid Research Area Vs Research topic

  • @shaaficicabdikeynaan1696
    @shaaficicabdikeynaan16962 жыл бұрын

    good tech

  • @odaydhusamareeb336
    @odaydhusamareeb3366 жыл бұрын

    wa ku mahadsantahay cawin tada sxb

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    ali botan adigaa mudan, saaxiib.

  • @magichashi
    @magichashi3 жыл бұрын

    Computer science Engineering research scientific methodology process Soo gali oo sharaxaad fcn leh macalin

  • @fartunmohamed8356
    @fartunmohamed83564 жыл бұрын

    Than sxb Qali ah wan kaga mahad celineynaa dhaamn waqtiga aad inoo hurtay si aan uga fa ideysano aqontaada

  • @fartunmohamed8356

    @fartunmohamed8356

    4 жыл бұрын

    Waxaan rabaa inaan codsi kuso gudbiyi hadaad Janis u heli kartid Sida loo taxliiliyo qualitative data

  • @Kifaax
    @Kifaax3 жыл бұрын

    Kan 3aaad ma arkin ustaad

  • @shamsosiad8641
    @shamsosiad86412 жыл бұрын

    education sidee loo qoraa literature review

  • @mustafismail547
    @mustafismail547Ай бұрын

    Sxb jamacada cilmi baris ayaa lay so diray mudo bil ayaan hysta ma iga cawin karta

  • @ducaysanechanal830
    @ducaysanechanal8305 жыл бұрын

    waxaan aad u fahmi waayay casharka ah sida google looga raadiyo Article waxaan jeclaan lahaa haday suuro gal tahay ustaad inaan Gmail kuu soodiro si aan kuu waydiiyo ciladaha aan la kulmay markii aan baraatikeeyay casharadii Sheekha44@gmail.com

  • @fardowseismaaciil2020
    @fardowseismaaciil20202 жыл бұрын

    Asc ustaad numbarkaaga baa ubaahanay hada qaarkamid ah cashirada baa igucuslaadi taas baarabi is aan kaa faaidrysto iyo whats apkaga