DIFAACO BUIGAAGA (THESIS) ADIGOO FARAXSAN

Horay waxaan u soo galinay video gaaban oo ka hadlaya qaabka difaacashada Buuga Thesis ka.
Ka dib codsi inoogaga yimid qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadaha ka qalin jabinaya ayaan dartood u soo galinay Video gan dhameestiran oo xambaarsan faa'idooyin aad u fara badan.
Ka bogasho wacan dhalinyaro

Пікірлер: 58

  • @FardowsaAhmed-s1
    @FardowsaAhmed-s1Ай бұрын

    Team 2024 hanbalyo dhamanteen Ale ha noo fududeeyo 🤲🤲

  • @deeqociise2839

    @deeqociise2839

    Ай бұрын

    Amiin apyo gul ku rajena Ana sidookle

  • @MalyunQalanjo

    @MalyunQalanjo

    12 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @shucaybsahalka4212

    @shucaybsahalka4212

    4 күн бұрын

    Ameen walal dhamantenba

  • @FardowsaAhmed-s1
    @FardowsaAhmed-s1Ай бұрын

    Team 2024 hanbalyo ❤ ilaahay ha noo fududeeyo dhamanteen 🤲

  • @deeqociise2839
    @deeqociise2839Ай бұрын

    Thanks ❤️ 😊 ustad manata ubahana midaan😟2024

  • @siciidcabdi7467
    @siciidcabdi74675 ай бұрын

    Thanks ustad team 24 in sha allah wan ku so labaan dono aniga o so difacdat buugyka ❤

  • @bakarxaliye1244
    @bakarxaliye12443 ай бұрын

    jazakumullahu kheyran inshallah runtii wax badan ayaan ka faa'iidey video_gaan alxm

  • @khadraismail6643
    @khadraismail664311 күн бұрын

    Mnsh allh ustaad

  • @farahomar8730
    @farahomar8730 Жыл бұрын

    Thanks ustaad. Cilmi badan ayaad nalawadaagtay inkastoo xogaa warka extra nagu badisay

  • @hamdasaid4162
    @hamdasaid4162 Жыл бұрын

    After 2 yr thanku u very much really i have got benefit

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eqАй бұрын

    Thanks ustaad waxaan difaacanayaa 7/June 2026

  • @ahmedabdihassan298
    @ahmedabdihassan2982 жыл бұрын

    Thanks Ustaad wax bdn ayaa kaa faa'idnay Rabbi hakaa Ajar siiyo Sida wacan oo Aad inoola Wadaagtay Xogtani quruxda bdn ee ku saabsan book difaacashada.

  • @halooyelochannel9798
    @halooyelochannel97982 жыл бұрын

    After 1 year thank u ustaad

  • @yariisowchannel1
    @yariisowchannel13 жыл бұрын

    100% waan ka faideystay Shugran

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 Жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad inbadan ayaad inoo faa'idaysay.

  • @hurrediiriye4741
    @hurrediiriye4741 Жыл бұрын

    Thanks lecturer for advise

  • @hamdamohamed4945
    @hamdamohamed49452 жыл бұрын

    Thank u ustaad wax badan ayaan kaa faaidey

  • @ayaanhamid5498
    @ayaanhamid5498 Жыл бұрын

    Masha allah mahadsanid ustaad

  • @abdullahiabdirahmanmahdi4786
    @abdullahiabdirahmanmahdi47862 жыл бұрын

    M.s Ustaad wad mahdsantahy

  • @mohamednorosman2879
    @mohamednorosman2879 Жыл бұрын

    My teacher ❤️

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman57392 жыл бұрын

    Ustaad mahadsanid🥰🙏

  • @user-ic9qk4ju1e
    @user-ic9qk4ju1eАй бұрын

    Allow nofududey 7/6/2024 difacanaa

  • @ShaaficiIbnunuur-hx3hc
    @ShaaficiIbnunuur-hx3hc4 ай бұрын

    Thank you ustaaad

  • @fowsiyosiciid6468
    @fowsiyosiciid6468 Жыл бұрын

    After 2 years thanks teacher

  • @Mohamed_Hassan_Daaha
    @Mohamed_Hassan_Daaha3 жыл бұрын

    wiilkaan waa dadaadalay mashaa allah lkn in yara u bahan in laga saxo.

  • @hodanyasin3849
    @hodanyasin3849 Жыл бұрын

    Thanks teacher

  • @saynabacabdi4403
    @saynabacabdi44033 жыл бұрын

    Mahadsanidiin jazllh

  • @mohameddeek9579
    @mohameddeek95793 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad cilmigaa nagu anfacdayana alle hakaa abaalmariyo

  • @somaliyouthcooperationcoun510

    @somaliyouthcooperationcoun510

    3 жыл бұрын

    Adigaa mudan, waa wax nagu waajib ah in aan cilmiga ka soo qaadno dadka aqoonta u leh, gaarsiinana dhalinta u ooman ama u baahan aqoonta.

  • @abdiqaadirabdilaahi5115
    @abdiqaadirabdilaahi511513 күн бұрын

    ❤thanks ❤

  • @Rizak10
    @Rizak1011 ай бұрын

    Thanks usted team 2023🎉

  • @ikranabdinor3182
    @ikranabdinor3182 Жыл бұрын

    Thnks ustaad

  • @SaidoBulhan
    @SaidoBulhan16 күн бұрын

    Mashalah jasakalahu qeyran 2024 waxaan dufacn rabaah 27 June waxbadan baan Faaiday thanks

  • @farihamahmed9841

    @farihamahmed9841

    8 күн бұрын

    Congratulations 🎉😊

  • @fadumacaligacal4603
    @fadumacaligacal46033 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad🙏🤍

  • @maizajillacow7212
    @maizajillacow7212Ай бұрын

    Thnkz manta wa mlintyda 27may2024

  • @FardowsaAhmed-s1
    @FardowsaAhmed-s1Ай бұрын

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 Жыл бұрын

    Alla ku amaan siya walalky

  • @cabdi_xasan
    @cabdi_xasan3 жыл бұрын

    Thanks

  • @doofo1134
    @doofo1134 Жыл бұрын

    Masha alaah

  • @senoritasakain897
    @senoritasakain8973 жыл бұрын

    🙏💜

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia4 ай бұрын

    Ustadka ad ayu umahadsanyahy vediogan aan dawaday wxan difacdey buugeygi anigo farxsan runti ustadkan waxba imusan dhigin aan ka ahayn muqalkan an dawaday

  • @ciisesheekeye3662
    @ciisesheekeye366211 ай бұрын

    Thanks teacher 3sano kadib kalsoni ayad igalisay

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad Жыл бұрын

    Niyahow sidee lagu helaa shaqooyinka jaamacadaha...PhD student ayaa ahay hada...anyone who connects to any job openings will be appreciated.

  • @khadarhasan7634
    @khadarhasan7634 Жыл бұрын

    After 2 year ago thkz you ustaad

  • @maryamomohamuud5580
    @maryamomohamuud55803 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 Жыл бұрын

    Mshlh

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926Ай бұрын

    Ilaa 4saac kadib ayaan difaacnagaaa anigu buugaygii hadana balantii ayaan qabaa.

  • @xasaaziyare4751
    @xasaaziyare47519 ай бұрын

    Adoo somali ah waxad moodda macalinku inu ardayda niyadda ka dilayo Wa mahadsanyahy

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman57392 жыл бұрын

    🙏

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi2 ай бұрын

    Waxaan difaacan doona buugayga hadii ilaahay nolol igu gaadhsiiyo 20/feb/2025 ❤

  • @ilyasali3837
    @ilyasali38372 жыл бұрын

    M.a

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa24233 жыл бұрын

    Masha Allah jamacadan cilmi badan ayan kafa iday chenalki sogaliyana ad ban ugu mahad celinaya thanks all of them

  • @somaliyouthcooperationcoun510

    @somaliyouthcooperationcoun510

    3 жыл бұрын

    Golaha Iskaashiga Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa dadaalkaas ku bixiyay in uu dhalinyarada Soomaaliyeed uga faa'ideeyo waxa ay tabayaan ama ka maqan, fadlan nagu soo biir adigoo mahadsan, asxaabtaadana gaarsii.. Mahadsanid

  • @princesspalqisa2423

    @princesspalqisa2423

    2 жыл бұрын

    @@somaliyouthcooperationcoun510 ok thanks walal qima badan♥️👍

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein39612 жыл бұрын

    Mhdsanid ustaad

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Жыл бұрын

    Somalida halka ceeb ee leeyihi ayaaa ah khudbada inta badan ayagaa is amanaaayo. Bro wad dadaashay bulashada dhiira Gali balse anaaniyada dhaaaaf