Casharka 3aad: Sida Loo Doorto Mowduuc Cilmi Baaris (Research Topic)

Casharka 3aad waxaan ku baran doonnaa laba qaab fudud oo lagu doorto mowduuc cilmi baariseed.
Hadii aad ka hesho casharka, fadlan la wadaag asxaabtaada.
Mahadsanid,

Пікірлер: 95

  • @engbilanabdulkadir3380
    @engbilanabdulkadir33806 жыл бұрын

    ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsantahy cilmigaaga allaha kugu anfaco aduun iyo aaqiraba allaha kuubarakeeyo waxa aad baratay

  • @fathiaabdullahi8780
    @fathiaabdullahi87803 жыл бұрын

    Thanks for the upload, you did a great job!

  • @mohamednorahmed8928
    @mohamednorahmed89285 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad aad iyo aad wax badan aan ka faa idey casharadaada

  • @libanalijamamohamed266
    @libanalijamamohamed2665 жыл бұрын

    thanks ustaad aqoontaada aad noo faaideesay.

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman50604 жыл бұрын

    Macalin waa nacaawisay Allah haku saacido AAMIIN YAA RABI.

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed46813 жыл бұрын

    Shukran Ustad Mohamed Muse

  • @fardowzamuuze5773
    @fardowzamuuze57733 жыл бұрын

    Maasha allah ustaad wad mahadsantahay

  • @ahmedabdi1246
    @ahmedabdi12465 жыл бұрын

    mansha allah ilahay cilmiga ha kuu siyaadiyo macalin

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia67852 жыл бұрын

    Thanks for you hardwark an endovouver dear lecturer Really we get a full a knowledge about how to search a topics

  • @abdinaasirhassan9668
    @abdinaasirhassan96684 жыл бұрын

    Shukran wll ma iisoo diri kartaa hadii aad hore udiyaarisay sida loo sameeyo market research

  • @kowsarmohamed4189
    @kowsarmohamed41894 жыл бұрын

    mahadsanid wlo aad ayuu ii anfacey casharkan

  • @yussufmohamedadenyussufade9858
    @yussufmohamedadenyussufade98585 жыл бұрын

    Mahadsanid dear prof

  • @abdiazizabadirabdullahi4658
    @abdiazizabadirabdullahi46584 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustad 👍

  • @djar7-de-hollwood-edm525
    @djar7-de-hollwood-edm5253 жыл бұрын

    Keep going teacher

  • @guube15
    @guube156 жыл бұрын

    ustaad aadbaad umahadsantahay jazakallah khayr

  • @supplychain9520
    @supplychain95206 жыл бұрын

    Aad ayaad ugu mahadsanthy Dear Mohamed Allah kuu barakeyo cilmigaada

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Supply Chain adigaa mudan walaal.

  • @abdilahimidnimo6086
    @abdilahimidnimo60865 жыл бұрын

    Thnks ustaaad wax badn aan ka fahmay casharkan

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Жыл бұрын

    Thank you dear ustaad

  • @sophy20233
    @sophy202332 жыл бұрын

    thanks , aad buu i cawiyey videowgan .

  • @abdiazizaweys8390
    @abdiazizaweys83906 жыл бұрын

    Masha Allah UStd Sii wad haka caajisin Waxa noo kale waa larabaa inaa kusoo biiriso Halkaan.

  • @nuuryusufsheikhomar2909
    @nuuryusufsheikhomar29093 жыл бұрын

    Jazaakalaah ustadii

  • @nadiiracarab8030
    @nadiiracarab80305 жыл бұрын

    mnshlaaah ustaad aad buu i anfacey maaadama hada gacanta ku hayo buugygii bachelor . ilaahey haka abaal mariyo cilimiga no nfaaideysy

  • @mohamedbinumohamedabdulkad8931
    @mohamedbinumohamedabdulkad89313 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad

  • @abdiwelixiddig4158
    @abdiwelixiddig41586 жыл бұрын

    Ustaad Cilmigaaga Allah Haku barakeyo walee inaadan Bakheyl eheyn anaa ka marag ah

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Abdiweli Xiddig waad mahadsantahay Ustad.

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    5 жыл бұрын

    Sxb subscribe II dheh

  • @naeemajama267

    @naeemajama267

    4 жыл бұрын

    Big brother is the fastethernet 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘iffy and

  • @ismaciilcabdirashiid2143
    @ismaciilcabdirashiid21435 жыл бұрын

    waad mahadsantahay sxb/pro sida fiican ee aad noola wadaagtey xogta ama casharadan aad ka u muhiimka ah intaa ka dib pro sc-hubkh iima shaqeynayo sida darteed xal \solve ayaan ubaahanahey waad mahadsad tahay

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur78503 жыл бұрын

    MashAllah bro

  • @affowlejo2659
    @affowlejo26594 жыл бұрын

    Thanks mudane 🙏

  • @japyareofficial5903
    @japyareofficial59034 жыл бұрын

    Jazaakalah ustad

  • @libanmohamedabdullahi4940
    @libanmohamedabdullahi49406 жыл бұрын

    thnks ustad

  • @mohamedisakahmed9385
    @mohamedisakahmed93856 жыл бұрын

    mahadsanid ustaad cilmigaa baratay waa nooga faaideysay alle haka abaalmariyo dadaalkaada

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mahadsanid, Ustad.

  • @abdullahiibrahim8103
    @abdullahiibrahim81035 жыл бұрын

    Allah haku barakeeyo

  • @sadaamomermahamud2619
    @sadaamomermahamud26192 жыл бұрын

    mahadsanid macalin

  • @abdullahiaidrus253
    @abdullahiaidrus2532 жыл бұрын

    Shukran wll

  • @ibraahimmaxamed4093
    @ibraahimmaxamed40934 жыл бұрын

    Thanks lecturar,i am very happy this lesson

  • @mohamedhassansalah2654
    @mohamedhassansalah26546 жыл бұрын

    thank you so much, but we need more videos related all chapters of the research proposal, if can, you can help us, Allah bless your education,

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Sure, Ustad. I started recording the research proposal chapters in series, and I'll continue posting the remaining chapters in the upcoming videos.

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    5 жыл бұрын

    Sxb subscribe II dheh

  • @abirazakg135
    @abirazakg1356 жыл бұрын

    Mahadsanid Dear Mohamed Ajar Allah Kaasiyo cilmigan Allahna kuu barakeyo

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Abirazak G aamiin Ustad. Dhamaanteenba In Shaa Allah.

  • @mohamedisseahmed3827
    @mohamedisseahmed38276 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Adaa mudan, Ustad.

  • @kingofludostar9537
    @kingofludostar95372 жыл бұрын

    Good job👍

  • @abdirizaksiyadhussein4773
    @abdirizaksiyadhussein47732 жыл бұрын

    29/October 2021 ayaan daawanayaa keep forward Ustaad

  • @taajiracademy3115
    @taajiracademy3115 Жыл бұрын

    thank you teacher

  • @idilhappyofficial8844
    @idilhappyofficial88444 жыл бұрын

    Thankz

  • @xasancabdi6725
    @xasancabdi67256 жыл бұрын

    Masha allah ustaad runtii waa darsi aan u baahnaa anigu.

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Ka faa'iidaysi wacan, Ustad.

  • @ismailabdi6709
    @ismailabdi67096 жыл бұрын

    mahadsanid macalin allaa yaxfidak casharkan waxbadan baanka faaiiday

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mahadsanid, Ismail. Waan ku faraxsanahay haduu cashirka ku caawiyay.

  • @daacadyare321
    @daacadyare3213 жыл бұрын

    Ustaad aadii aadaa umahsanthay aniga waan kucusbahay chanlka blse sidaan cashirkaada ufahmay waan lacajabay mahadsanid ustaad inbadan garabkaaga alaah Galo

  • @luckyman2163
    @luckyman21635 жыл бұрын

    Thanks

  • @cabdiraxmaanxasanosman8242
    @cabdiraxmaanxasanosman82422 жыл бұрын

    Mhd wll wax bdn baan ka faaiday dhamaan teenne Allah naguwada anfaco adigane ajir aan lasoo koobi karin Allah kaa siiyo

  • @somdeutsch7822
    @somdeutsch78225 жыл бұрын

    mashallah

  • @minamohamud9896
    @minamohamud98966 жыл бұрын

    Mahad Sanid ustaadii

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mina Mohamud soo dhawaaw, Ustaad

  • @adantall3294
    @adantall3294 Жыл бұрын

    Wa mahadsan thy

  • @abdulkadiribrahim7134
    @abdulkadiribrahim71346 жыл бұрын

    Very Useful

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Mahadsanid, Abdulkadir.

  • @abdirahmanalisheikhhassan9783
    @abdirahmanalisheikhhassan97836 жыл бұрын

    Thanks ustad

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Soo dhawaaw.

  • @abukarosman6793
    @abukarosman67936 жыл бұрын

    thanks ustad wax bdn ayan ka faa'idnay run ahanti

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Soo dhawaaw.

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    5 жыл бұрын

    Sxb subscribe II dheh

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf6 жыл бұрын

    Ustaad adiga iyo Amiiro Haji Aad Ayaad U mahad santihiin Alle Ha idinka Abaal Mariyo Aduun iyo Aaqiro inaga kuwii ku anfco oo dadka wax ugu taro Alle Ha inaga dhigo

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    mahamed baraf Aamiin. Mahadsanid Ustad.

  • @mohamedbaraf

    @mohamedbaraf

    6 жыл бұрын

    Adigaa Mudan

  • @yabarow_clips
    @yabarow_clips5 жыл бұрын

    Jazakallah ustaad in bdn ale hakaa siyo bdl fcn

  • @aishakiinmuhiyadiinabdulle6761

    @aishakiinmuhiyadiinabdulle6761

    3 жыл бұрын

    mahad haku sugnato ustaad

  • @ahmedjama2682

    @ahmedjama2682

    2 жыл бұрын

    ustaad URL xagee ladhigayaa

  • @hawamohamed710
    @hawamohamed7105 жыл бұрын

    plz ustaaad chapter one iyo three noogu dar thnks teacher

  • @salahomar3883
    @salahomar38834 жыл бұрын

    Research ga sida MS word loogu nadaaamiyo video nooga soo samee ustaad.... 🙏

  • @magichashi
    @magichashi3 жыл бұрын

    Computer science and Engineering scientific method afsomali ah Soo gali whole processka la maraayo ustaad.

  • @maxameddeeq9227
    @maxameddeeq92276 жыл бұрын

    Thanks ustd ajar allaha kaa siiyo waxan kacodsanaya in meelkasta oo ad waxkuqoreyso zoom aad uyesho iyo in aad noo dhameystirto cilmi barista?

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Waa yahay, Ustad. Waad ku mahadsantahay talooyinkaada.

  • @fahadabdala8048
    @fahadabdala80485 жыл бұрын

    ustaad maasha alah alaha kubarakeeyo cilmigadana alaha kuusiyaaadiyo waxan kacodsan lahaa chapter one buuga sidaan udiyaarin lahaa haba iigu darnaaado fahanka problem statementiga

  • @ismahanmohamedsaalax9080

    @ismahanmohamedsaalax9080

    5 жыл бұрын

    masha Allah shukran ustaaad

  • @dukaanledadaalay7240
    @dukaanledadaalay72403 жыл бұрын

    Topic kaste alltitel makahormara ustaad

  • @deeqahussein7117
    @deeqahussein71175 жыл бұрын

    Ustaad fb maleedahay ama email

  • @amaalahmed4821
    @amaalahmed48215 жыл бұрын

    walal intaa kale soxariri karaa mar dhow jamacad bilawaa sualo qabaa inaa icawiso rabaa plz ibtaa kahalaa adeer

  • @abshirabdullahi3259

    @abshirabdullahi3259

    2 жыл бұрын

    Abayo ustadkan ma heshy

  • @khalidhassan2824
    @khalidhassan28246 жыл бұрын

    Aadbaad umahadsantahay macalin aadbaan uga helay umadeena iyo dayrteena waxbarataba wan ubaahanahay macalin wax nagu fahansiiya luqad aan se waafe ah ufahmi karno Dadaalkaada noo soo kordhi casharaddana noo soo dadajiy isbuuc ayaad nagamaqney macalin aadbaan uga helaaa casharadaadaaan aadka umuhiimadda badan

  • @MMBariise

    @MMBariise

    6 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay, Khalid. Waxaan isku dayi doonaa inaan soo dedejiyo casharada.

  • @abdikarimahmed7756
    @abdikarimahmed77565 жыл бұрын

    emailkaaga bro iisoo qor wxn doonayaa in aan macluumad kula share gareeyee

  • @abdiazizaweys8390
    @abdiazizaweys83906 жыл бұрын

    Ustd waxaa naga caawisaa Model sida loo dhiso. Kolley Simad waa Soo martay C/nuur iyo Dr.M.ibraahim ayaa nagubaan runti. Ee Gmail kaaga noo sheeg aan kula soo xiriirne.

  • @ahmedabdi1246
    @ahmedabdi12465 жыл бұрын

    hawl mihiimaad haysaaa waxanan filayaa inaad ardayda waxbadan ka caawisay

  • @abdirahmanhassan1456
    @abdirahmanhassan14566 жыл бұрын

    Mhdsnid wll aĺlh ka ajar siyo

  • @ayuubjeyte1435
    @ayuubjeyte14354 жыл бұрын

    Ciwaan ayaa lidire qaabka lo sosaaro bal halii sheego

  • @ayuubjeyte1435
    @ayuubjeyte14354 жыл бұрын

    Waxa fahmi la.ahay

  • @zamzamabasabdullahi9813
    @zamzamabasabdullahi98133 жыл бұрын

    Thanks