No video

Cabdilaahi ibnu Zubeyr Qeybta 6 aad || Dagaalkii Siffiin iyo fitnadii saxaabada! ||

Xalqada 6 aad waxay ka waramaysaa dagaalkii Siffiin, oo ay isku qaabileen laba kooxood oo muslimiina. Waa kooxdii uu hogaaminayo amiirkii mu'miniinta ee Cali ibnu Abudaalib iyo kooxdii reer Shaam oo uu hogaaminayey Mucaawiya ibnu Sufyaan.
********************************************************************
Waxa soo jeedinaya Abdulaziz Mohamed Oogle
********************************************************************
www.gaaldiid.com
www.jawaabo.com

Пікірлер: 52

  • @canabshariif675
    @canabshariif6757 жыл бұрын

    Jazakumulah sh Sheeqoow khaac khaac iyo qalid ibnu waliid iyo zubeer siiradooda noogu soodar insha allah Ilaahey janada ha kaawaraabiyo sheeq

  • @aadanmaxamed9265
    @aadanmaxamed92656 жыл бұрын

    Masha allah shiikh allah yacizak

  • @aiinaabdulqahimashaalahxaf7903
    @aiinaabdulqahimashaalahxaf79037 жыл бұрын

    jaza kumalah kheer

  • @umumaida5085
    @umumaida50857 жыл бұрын

    Jazakallahu kheyr sheikh abdulaziiz

  • @aaminamohamedmohamud7660
    @aaminamohamedmohamud76604 жыл бұрын

    ربنااغفرلنا ولإخواننا الذين سبقونا بالإيمان ولاتجعل فى قلوبناغلاللذين آمنو ربنا انك رؤف الرحيم

  • @faadumofaadumosahro6271
    @faadumofaadumosahro62717 жыл бұрын

    asc shiq jizaah kallaah kheyr ilhy hakaa ajirsiyo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo17597 жыл бұрын

    jizakallah kheir wax badan ayaan kabartay dagaaladii dhexmaray Islaamka

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs7 жыл бұрын

    jazakallahu khayr jazaa inshallah

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    jazaakallaahu khayr yaa shaykh.

  • @najmabarkhadle6863

    @najmabarkhadle6863

    7 жыл бұрын

    jisaa kallaa

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir69307 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto 2da dhinacba 😭😭

  • @alwiyowarsame8888
    @alwiyowarsame88884 жыл бұрын

    Maasha_Allaah Tabaarakallaah Jazaakumallaahu Qeyran Allaha ku xafido

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman1143 жыл бұрын

    Jazakallaahu kheyr shaikh abdulaziz 🕌☪️🙈🕋☝️❤️🥀

  • @yasmiindheman962
    @yasmiindheman9626 жыл бұрын

    Masha lah shiq ilahey haka abalmariyo

  • @aminomaxamed9456
    @aminomaxamed94563 жыл бұрын

    Manshaalah wll

  • @umumaida5085
    @umumaida50857 жыл бұрын

    illahayow unaxariiso labada dhinacba inta kudhimatay

  • @kobcint24
    @kobcint247 жыл бұрын

    jazaka allaha

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur1084 жыл бұрын

    Yaa Allah Allow noo naxariiso

  • @bashiirfadumo-dp5qd

    @bashiirfadumo-dp5qd

    Жыл бұрын

    Aaamiin aamin wll

  • @mahamudmahamed1328
    @mahamudmahamed13287 жыл бұрын

    masha allah sheekh qeeyr allaha ku siiyo waa sugaayay qeyta 6

  • @kalidhussein7592
    @kalidhussein75927 жыл бұрын

    Scw Scw Scw

  • @umumaida5085
    @umumaida50857 жыл бұрын

    Masha Allah wlh wa qisa cajiib ah

  • @calixasan1915

    @calixasan1915

    5 жыл бұрын

    Alaahow unaxariiso muslimiinta aamiin

  • @bashiirfadumo-dp5qd
    @bashiirfadumo-dp5qd Жыл бұрын

    Alaa ha unaxariisto saxabada rasulka scw dhammaantod

  • @aminayakub1539
    @aminayakub15397 жыл бұрын

    sheeq qayr badan illaahay ha ku siiyo cilmigana illaahay ha kuu waasiciyo

  • @toosane1030
    @toosane10306 жыл бұрын

    Masha allaah sheekh illaahau haku xifdiyo

  • @ifraaxsh201
    @ifraaxsh2017 жыл бұрын

    Asalaamu caleykum ilaahey. Jannada. Hakuugu. Bishaareeyo xaqiiqdii. Waa markii iiguhoreesay. Aan maqlo. Qisadaan walaahi. Waan ooyey Subxaanallah

  • @kanwanacacmadaxwaynemaahan3369
    @kanwanacacmadaxwaynemaahan33697 жыл бұрын

    jsklh wll ale haku dhawro

  • @alhamduliallah9257
    @alhamduliallah92577 жыл бұрын

    Lkn sheekh cali ibnu subeyr wax ku saabsan ka maadan hadline lkn jasaa akalahu khayr sheekh

  • @burkadiikoow8047
    @burkadiikoow80477 жыл бұрын

    jazaakallaah

  • @suleiozi7896
    @suleiozi78964 жыл бұрын

    Illahy janada haku geeyo shaikh

  • @abdiraxmaansheeqmuqtaar2252
    @abdiraxmaansheeqmuqtaar22527 жыл бұрын

    Qeebtan waa radinayay 6

  • @sakmaaniwyahii4698
    @sakmaaniwyahii46984 жыл бұрын

    Taariikhda saxaabiga arqam binu abi arqam taariikhdiisa noosoodaa

  • @umalkheyrcaynaan8211
    @umalkheyrcaynaan82113 жыл бұрын

    Maasha alaah sheekh jasaakalaa

  • @khadergeedi5312
    @khadergeedi53124 жыл бұрын

    Azxaabigii zacad Manu nolayn markan

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed94794 жыл бұрын

    Sheekhow camruud ibnu caas miyaa gacaciisa mise waa camr ibnu caas runtii culumada adi aya ii koow eh camruud qof ugu yeeraayo

  • @moslimmomer794
    @moslimmomer7942 жыл бұрын

    Wll kitaabka aad ka akhriday magaigiica ma ii sheegi karta

  • @abdikaniabdirahman8073
    @abdikaniabdirahman80737 жыл бұрын

    Fitanka saxaabada in la qodqodo ma haboona azxaabeey

  • @hodanmaxamamed8694

    @hodanmaxamamed8694

    3 жыл бұрын

    Xisbiga Kulmiye ka Danbeeya

  • @IsmailAnaan

    @IsmailAnaan

    6 ай бұрын

    Waa in laga hadlo brother, maxaad ka wadaa hadalkam, saxaabdu waa ibnu aadam way qaldami karaan.

  • @anabosmandiiriye8317
    @anabosmandiiriye83177 жыл бұрын

    khekhuna miyanay umuqan in Ali Qaldana

  • @cabdallayuusuf9922

    @cabdallayuusuf9922

    7 жыл бұрын

    Anab Osman Diiriye والعياذ باالله)nin ilaahay iyo rasuulkiisa jacel iyo ilaahay iyo rasuulkiisa jecelyihiin marka tan fitno wll jazaakallaah kheyr

  • @mjd7710

    @mjd7710

    3 жыл бұрын

    Ali waxuu kacabsaday inay fitno weyn dhacdo aargoosiga gadaal ayuu udhigay

  • @bashiirfadumo-dp5qd
    @bashiirfadumo-dp5qd Жыл бұрын

    Ilahy hakaa ajar siyo qiso wanaagsan ayaad nosoo bandhigty

  • @axmadmaxamedaxmad8710
    @axmadmaxamedaxmad87107 жыл бұрын

    khaalid aaway marka ay dhacaysay fitnadan?

  • @cabdallayuusuf9922

    @cabdallayuusuf9922

    7 жыл бұрын

    wll khaalid waxaan umaleenaa in uu dhintay xilliga (cumar ibnu khaddaanرضي الله عنه)

  • @mjd7710

    @mjd7710

    3 жыл бұрын

    Khaalid waxuu dhintay 642 milaadiyada 2 sano kahor dhimashada cumar

  • @bashiirfadumo-dp5qd

    @bashiirfadumo-dp5qd

    Жыл бұрын

    Khaalid xilligi cumar dhinty rc

Келесі