Part 18: Dagaalkii Muqdisho & UNISOM | Caydiid & Alqaacida | Sidee Alqaacida Dagaalka Ku Gashay

Ойын-сауық

#Qaamuus #Kobocii_Islaamiyiinta_Somalia
Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Пікірлер: 36

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433Ай бұрын

    Abdulaahi Axmed Sahal ( Aayatullah ) waan aqaanay Xamar Bile ayay caruurtiisu daganayaan Sacad ayuuna ahaa Allah ha u naxariisto

  • @truecomment3650
    @truecomment365010 ай бұрын

    TALADII SUUDAAN INAY QAATAAN BAA LA RABAY KHAAS AHAAN KOOXDA ITIXAAD OO HUBAYSAN.Khilaaf iyo is jiid jiid in lagu jiro ma fiicna. Tii baa socota ilaa hada.Taladii la keenaba kuwo ayaa diida.Ilaahay umadaan towfiiqda waafaji aamiin.❤

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka5292 жыл бұрын

    Masha alah somalida waa dad digashada ogoleen hayaankii dagaalkaas waxaan ku wayay adeer caydiid iyo adeer aayatulaah oo yaxya ladhihijay qabriga allaha idiin iftiimiyo adinka iyo intii gacan kaxaqdaran sababsatay

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    maanta waxay addoomo u yihiin Itoobiya iyo Kenya

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed12742 жыл бұрын

    Thanks for your specific information in muqdisho war .

  • @faaraxladane2460
    @faaraxladane24602 жыл бұрын

    Dagaalka waxaa galay jabhadii USC oo uu hogaaminayey Gen caydiid garaad iyo shacabka muqdisho oo kaliya Wax gacan shiishiye Kumay jirin balse altixaad oo somali ah waa macquul

  • @abdirashid.mahamoudmahamou4465
    @abdirashid.mahamoudmahamou44652 жыл бұрын

    Ninkan war baa ku duugan, wax badan buu og yahay.

  • @xasanturky4732
    @xasanturky47322 жыл бұрын

    Keep going

  • @mahdiali2695
    @mahdiali26952 жыл бұрын

    dilkiiii Ibrahim afgaani nooga sheekeey

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal62182 жыл бұрын

    Thanks

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    فى عهد سليما ن من يز وج وتبعوا ما تتلوا الشيا طين على ملك سليما

  • @funnybabyandanimal.5834
    @funnybabyandanimal.58342 жыл бұрын

    Soo badi sxp

  • @khadarabiib5195
    @khadarabiib51952 жыл бұрын

    🇩🇯🇸🇦🇹🇷🇸🇴

  • @mubaarakmubaarag1088
    @mubaarakmubaarag1088 Жыл бұрын

    Dorigi

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah39122 жыл бұрын

    Al shabaab al itixaad al islaax iwm nacalatulaah calaykum beenaalayaal ahlu naariin weeyi

  • @khadarabiib5195
    @khadarabiib51952 жыл бұрын

    🙋‍♀️

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro2 жыл бұрын

    Wxu aha dagal geesimo leh Mareykan iyo xulu fadisana lagu dhuftey jab iyo saano beel

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST2 жыл бұрын

    Waxa uu ahaa dagaal layaab leh, waxaanan aad ugu bogay xogtan aadka u badan ee uu qoraagu nala wadaagay.

  • @mubaarakmubaarag1088
    @mubaarakmubaarag1088 Жыл бұрын

    Asc to

  • @darwiishtv4802
    @darwiishtv48022 жыл бұрын

    Kuwiina dhagaha la’oow, xogtani waa biyo kama dhibcaane qaata

  • @truecomment3650
    @truecomment365010 ай бұрын

    AADAAN UGU RAAXEESTAY IN CARUURTII KIBIRKA BADNAA CASHAR JAHANAMO U DIRAY LOO DHIGAY. #Kibir Ma Qaadano😅😅😅

  • @ibrahimaleel1120
    @ibrahimaleel11202 жыл бұрын

    Waxaadka waramaysaa taariikhdii wadaadadii dumiyay Dawladii soomaaliya maraykanka waxaa ladagaalamayay geesigii soomaaliyeed gen.maxamad farax caydiid iyaguna waxay kasoo horjeeden caydiid Taariikhda caydiidna inaad cidkale kusheegtaa waadambi

  • @jacfarcali9691

    @jacfarcali9691

    2 жыл бұрын

    Wadada iyo General caydiidba waxay ahaayen kuwi dawlada wada dumiyay, Dagaalki maraykanka lala galayna Al itixaad gacan wayn bay ku lahaayen oo fursad ayay u arkayeen dagaalkas.

  • @mursalisse5175
    @mursalisse51752 жыл бұрын

    Sxbow waan kugu xirna lkn sidii aad u bilowdy buugan koboca aragagixisda waaba ka niyad jabay barnamijyadaada

  • @wiishyare5491

    @wiishyare5491

    2 жыл бұрын

    Ma runta ku dhibty zxp 😂

  • @mrnice2665

    @mrnice2665

    Жыл бұрын

    @@wiishyare5491 xariifkan waa lacunay

  • @funnybabyandanimal.5834
    @funnybabyandanimal.58342 жыл бұрын

    Bro wax baddan ayaad ogtahay respect you 🥰🥰bro

  • @shafiahmed4218
    @shafiahmed4218 Жыл бұрын

    Dagaalkii unisom ayaa al itxaad ka qayb galay miyaa keentay been badanaa ninku dagaalkaas cid aan jabhaddi USC jenral caydiid hogaaminayye ma galin

  • @Durwaa
    @Durwaa2 жыл бұрын

    War been badanaa wadaado lama dagaalamin ee jabhadii caydiid garaad ayaa la dagaalamay isagayna rabeen in ay qabtaan.

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    maanta waxay addoomo u yihiin Itoobiya iyo Kenya

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Жыл бұрын

    Warya joorjiyo waqtigi nabi suleman ma googol dhafkale

  • @xaliye3240
    @xaliye32403 ай бұрын

    Been bad mesha ku heysa al qacida dagalkas kama aysan qeyb galin

  • @wiishyare5491
    @wiishyare54912 жыл бұрын

    Qabil habar gidir la dhaho iska sheganayo maba oga alqacida iney wadankan jogty dagalkana qeyb ka aheyd

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    maanta waxay addoomo u yihiin Itoobiya iyo Kenya

  • @abdiwalihussein3430
    @abdiwalihussein34302 жыл бұрын

    Umada beentaa ka daa.

  • @falisissahak
    @falisissahak2 жыл бұрын

    Warya beenaale caato how ninkii hogaaminayey waaye Shiikhmaxamed iimaan wuxuu ahaa nin aan laheli karin buu ahaa ee qalad ha kadhigin

Келесі