Qaamuus

Qaamuus

QAAMUUS Waa Kanaal Kaa Haqab Tiri Doona Xogaha Qarsoon Ee Dunida, Taariikhda Soomaalida iyo Warbixinno Xiiso Leh iyo Xaqiiqooyinka Guud Ahaan Dunida.
Waa Kanaal Xog-baahineed Oo Soo Faqi Doona Xogaha Bulshadu U Baahantahay.

Subscribe-saar si muuqaallada ugu dambeeyey kuu soo gaadhaan oo nagu soo biir.

Пікірлер

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadirМинут бұрын

    Caleyhi salaatu wasalaam❤

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir9 минут бұрын

    Caleyhi salaatu wasalaam❤ Wad madsan tahey wll lkn haraadi ha oran wll ma qaldame wa allaah Thanks mar kale😊

  • @user-hs2mm6cp9o
    @user-hs2mm6cp9o13 минут бұрын

    ❤❤❤scw❤❤scw

  • @abdirisakmohamoud3086
    @abdirisakmohamoud308629 минут бұрын

    Wllo bisinku waa kaa khadanahay ee fadlan Iska sax

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro4 сағат бұрын

    In turkiga lagu wareejiyo badda Somalia cidanka ino dhiseyso Waa Arin wnagsn Balse u bahan masulid Iyo ka faa ideysi hufnan Iyo ciidan isku dhaf ah Kana kooban 5 Somali

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim5 сағат бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz5 сағат бұрын

    Sallahu cala Nabiyuna Mohamed scw

  • @jamacadan2200
    @jamacadan22006 сағат бұрын

    Mweyne turkeya brother ordogan iyo dhamaan shacabka turkeya mahadsanidin guuleysta insha allaah

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 сағат бұрын

    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷💪💪🇹🇷🇹🇷💪💪🇹🇷💪🇹🇷💪🇹🇷💪🇹🇷💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴💪🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🥦🥦🥦🥦🥦🥦🥦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 сағат бұрын

    CADOWGEEENAAAA WAAA ITOOBIYA KENYA 🇰🇪 EMIRATES JABUUTI DHAAAAAN WAA CADOWGA SOOMALIYEED JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 GUUUUUUL

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y6 сағат бұрын

    WAAAAR JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 HANOOOOOLAAAATOOOOOOOOO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 HANOOOOOOLAAATOOOO

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew7 сағат бұрын

    10 sano waa looga badinayaa hadii uu ku guuleeysto soo saarista shidaalka si wanaagsana loo maamulo

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew7 сағат бұрын

    Turkigu waa inuu gacanta soomaaliya soo geliyaa dhulalka eey naga heeystaan wadamada deriska nala ah

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel8 сағат бұрын

    Waa Very good

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj9 сағат бұрын

    Hadeeynu helno doowlad dhab ah, waxaa hubaal ah ineeynu inaguna soo ceshan karno soomaali galbeed

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf71179 сағат бұрын

    Qaamuus masha Allah guul soomaaliya💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @user-si2my5gb9c
    @user-si2my5gb9c9 сағат бұрын

    Scwscwscwscw

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji97349 сағат бұрын

    Près.Xassan shekhow inta aad cidkaleh u diraysid.somali wa wada Minatari anagu ma nihin Oromo oo ah qodoto awood lahayn wa lagu nimcaysan hub kooga Oromo.wa innaad si dhaqsa ah u aqoonnso awdal

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq2007 сағат бұрын

    Khubaro ciidan bad iyo qalab aan ku tababrno ciidan badeen ma hayno...., marka heshiiska w aa muhiim wuuna ku amaananyahay madaxweyne HSM

  • @daryeelran8007
    @daryeelran800710 сағат бұрын

    War Xasan shiikh baa koleyba dib ubaabinayee yaanu Isku hawlin !!

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq2007 сағат бұрын

    Isaga un baa howshaan keenay hortiis waa la soo hindsi waaye, Ciidankan turkiga noogu tabarayay xarunta Turksom waxaa isna 2015 ki ka codsaday madaxweyne HSM......isga unbaa creative ah oo hadana heshiiska horumarinta dhaqaalaha

  • @salmanbashiir1712
    @salmanbashiir1712Сағат бұрын

    Xaska abii ahmed mess farmaajo myaa wadani ah shuubakudhashe

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi757010 сағат бұрын

    Horta arinku ma cada mida kale halaga feejignaado imika cidina bilaash waxba isuguma qabatee hana ladaba socdo sidoo kale waa in laga faaidastaa oo dib loo dhiso ciidanka badda soomaaliyeed

  • @ahmett5835
    @ahmett583510 сағат бұрын

    Maxa laga ferjignaa adeer dowl free wax kugu qabaanysa ma jirto danba layaku qaba inagu dhanka cidanka in layga taageero weyju u bahan shidalkaana la qodo haddaynu aaunu ka faaiid 50 ama 40 % maxu inuu tarata haddu halka iskaga jro wa waxba lk in laga

  • @xamsexikmaawi7570
    @xamsexikmaawi75709 сағат бұрын

    @@ahmett5835 sobobtoo ah mahaysatid madax daacad ah oo danahAAGA ILAALINAYSA WAXAANA SUURTOGAL AH IN SHIDAALKA 90 % AY QAATAAN mida kale yaa huba inaanay dantooda u imaan ee ay heshiiska uyimaadeen bal kawaran haday noqoto sidii markabkii dunida kusoo wareegayay ee Talisku dhaheen heshiiskii buu uyimid ee dawlada turkiga kadaba hadashay ee tiri umuu iman mida kale dakada muqdisho ilaa 2011 ayay gacanta kuhayeeen ee maxay ka qabteen waliba 90 % shaqaalihii soomaaliya waa laga eryay ?

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u10 сағат бұрын

    Wali arinkaa madowbaa kujira turkigu wuxuu soomaaliya u imanayaa si uu uilaashado shidaalka uukabaadhayo laakiin arinku maaha inuu turkidu ay dhisayaan ciidan soomaaliyeed oo awoodleh

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq2007 сағат бұрын

    Heshiiska ayaa ku jira in ciidanka bada soomaaliya dhiso, shidaalka badana ilalaiyo...maadaama inta aan ciidan bad tabaran qalabeysan ka heleyno ma awoodno inaa ilaalino shidaalka....marka wuu ku mahadsanyahay

  • @rahmanibashiirmohamed9876
    @rahmanibashiirmohamed987610 сағат бұрын

    Qaamus mahadsanid wll

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi10 сағат бұрын

    Warbeenta naga daaya

  • @nasiradan1159
    @nasiradan115911 сағат бұрын

    Siiwacan ayaad u so dhigtay mudane

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS11 сағат бұрын

    Mahdsanid walaal

  • @ogaalkacusub8910
    @ogaalkacusub891012 сағат бұрын

    Somaliyadii saxda ahyd

  • @RiigsoOnlineMarketRiigsoOnline
    @RiigsoOnlineMarketRiigsoOnline13 сағат бұрын

    axmaro welin iska fuuli jirnay

  • @user-nr6gc4ch6f
    @user-nr6gc4ch6f14 сағат бұрын

    Somaliya somalibaa leeh

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel731514 сағат бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rj4vy5fi8l
    @user-rj4vy5fi8l17 сағат бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @IbrahinCumar-d8o
    @IbrahinCumar-d8o18 сағат бұрын

    Scw

  • @user-sy1fq9bl6n
    @user-sy1fq9bl6nКүн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KhaniOmar
    @KhaniOmarКүн бұрын

    Scw

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144Күн бұрын

    ninba maalinkii maalinkaas soomalia walaaqaysay itoobiya maantana iyagaa sidaan noo galay halkaa markan eegay waxaa isoo baxday hal xaalad oo lagu waaro ineysan jirin waxaana sugayaa malin ay soomaliyi midawdo cadawgeeda aqoonsato

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8hКүн бұрын

    Ma isagaaba quraan ilaalin jiray sadaam in kastuu shahiid ahaa oo uu gaalku usa ah dilay iyo shiico

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurboКүн бұрын

    Somalia somalia ahayd

  • @user-cq5bd9cs7q
    @user-cq5bd9cs7qКүн бұрын

    Scw Scw

  • @user-yq9uu4dj4u
    @user-yq9uu4dj4uКүн бұрын

    Scw

  • @baylood.germany
    @baylood.germanyКүн бұрын

    Waa barigaan dhiiga lahayn

  • @Faisalhassanrabah
    @FaisalhassanrabahКүн бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @user-nr6gc4ch6f
    @user-nr6gc4ch6fКүн бұрын

    Jenaral siyaad bare Rabi Naxarisstii Janno Haa Ka Waraabiyo

  • @Islam-k1q
    @Islam-k1qКүн бұрын

    Siyad barre uu fahmi wayeey ninka

  • @MohamedHashi53
    @MohamedHashi53Күн бұрын

    Siyaad barre geesi 😂❤ 1:10

  • @HalimaWarsame-bx4sp
    @HalimaWarsame-bx4spКүн бұрын

    Scw

  • @Farhaan114
    @Farhaan114Күн бұрын

    Dhamaantood ilahay Raxmadii Janoh Hawada Siiyee, Dal Jir Haddaad Maqashid Waa Ragaas

  • @AhmedaliKochin
    @AhmedaliKochinКүн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-sz6pt5rz9k
    @user-sz6pt5rz9kКүн бұрын

    S c w

  • @naasirbiixi9260
    @naasirbiixi9260Күн бұрын

    Human cloning kasoo hadal wll😢

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin62342 күн бұрын

    Halkay maanta maraysa somaali