No video

CABDIKHALIQ SIRAD HEESTII HA IGU NICIN HANTI LA'AAN 2019 XAFLADA TAAGEERIDDA MADAXWEYNAHA JUBBALAND

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my p

Пікірлер: 71

  • @abdihafithgaraad7138
    @abdihafithgaraad7138 Жыл бұрын

    Ninkaan ciyaalka 2020 mayaqaanaan only legends 2012

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 жыл бұрын

    Mnsha allah c/khaliq always best singer and i like this song because i still the legend dikfeer raximulah

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Hada iyo habeenkii Hada barashadeenii Helistaada mooyee Hawlo kale kumaan Jirin Hubaal weeye maantana Inaan heegan jiro Hawlaa kalgacalkiyo Hoy wada galkeenee Hoodiyo nasiibiyo Hor ALLAAN adeegsaday HODON eey amuuruhu Inay inoo hagaagaan Nafta kuu hibooyoo Hoygaad ku dhalataan Hido raacayaaye Haygu nicin hanti La'aan Hoodaale mooyee Hilbo cidi ku siisaa Hanadoow dhibaatiyo Hamuun kaama reebee Haynta iyo maalkuna Hido dhaxala maahee Hadh wareega weeyoo La helaa la waayaa Habka caashaqeenuna Hadhuub caano lagu shubay Oo ay Labo u heelani Wada haysta weeyaan Naftan kuu hibeeyoo Hadafkeena waa taan hore kuugu raacoo Hanti kuguma nici karo Hal xidhaale haba qaad Murti Lagu hirtaa Jira Haasaaweheenuna Hido weeye dhaxal gal ah Hadalkaaga madashana Waa horaaba tii yaan Hawraarsan kugu idhi Kuuguna han weynaa Ma hungoobo caashaqa La hayaa hareeraha Markay Labo u heelani Hagayaan sideenaa Oo ay wada hirgaliyaan Nafta kuu hibeeyoo Hoygaad ku dhalataan Hido raacayaayee Haygu nicin hanti La'aan Hiyigaba aduun baan Hada kugu hayaayoo Hareertaada midaan dhigo Hamigu ima siiyee Himiladaydu waxay tahay Hada iyo hadhow taba ILa nolosha roobkee U haraadan aad tahay Habka caashaqeenuna Hadhuub caano Lagu shubay Oo ay Labo u heelani Wada hayso weeyaan. Raxmaanku haw naxariisto AUN Digfeer🤲

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale26484 жыл бұрын

    Abdikhalid waa is badalay wlHi 10 sano ka hor markuu soo baxay ayaan daawan jiray heesahiisa cajiib ninkii oo gar wayn iyo timo yeeshay catoobey wlhi caadi maahan horay u soco sxb fankii waad ka raysatay.

  • @muzamil9735
    @muzamil97353 жыл бұрын

    Abdikhaliq waa fanaan aad u wanagsan saan maqlay fanaaniinta qaar kood oo reer baadiyaahaa oo isla ween maahan

  • @raabiyare3065
    @raabiyare30652 жыл бұрын

    Dareen iyo abdikhliq og gangs ❤️

  • @mohamedabdille6085
    @mohamedabdille6085 Жыл бұрын

    Tik tok generations will never understand the reality of the song and the artist combined 😊

  • @farhiyoshire2430

    @farhiyoshire2430

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad waxba kama fahmayaan

  • @mohamedabdille6085

    @mohamedabdille6085

    11 ай бұрын

    @@farhiyoshire2430 sas waye

  • @cismaancarab4796

    @cismaancarab4796

    8 ай бұрын

    KZread generations will be understood reality of the song😁

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax50764 жыл бұрын

    Wawareey esh cala timo iyo style 👏🏼👏🏼👏🏼🤴☺

  • @muqtaargacal5209
    @muqtaargacal52092 жыл бұрын

    Nin kan Cod ku xiran runtiii kloy👏👏👏🎶🎵🎤🎧💯

  • @habashsomali6076
    @habashsomali60764 жыл бұрын

    Turkey inaa ado waye oo timaha ka soo sameysto

  • @Cartan7
    @Cartan74 жыл бұрын

    cabdi khaliq heesayaa wuxuu ku dhashay somali waqooyi

  • @abdimohammad7859
    @abdimohammad78594 жыл бұрын

    Reer tolkay hadaad tihiin aduunka ayaa wll lagu yahay dhaca ku siiyo

  • @aminasheikh4296
    @aminasheikh42963 жыл бұрын

    Faizaa amir produce de best💯💯💯💯

  • @halimomataan798
    @halimomataan7984 жыл бұрын

    Mansha allah Abdikhaliq 👏👏

  • @hibaaqdiriye5414
    @hibaaqdiriye54144 жыл бұрын

    Wanka helaa fanankan keep going walal

  • @8yearsago649
    @8yearsago6494 жыл бұрын

    Waan. Faraxy. Markaan arkay. Abdi qaaliq. Oo iska. Dhigay. Koofiyada kalsooni baa ka muuqato imika ilhow. Bidaar Hana gelin. Waa. Cadow. Disho muuqa. Iyo. Dadku. Tilmaam aad u Noqotid

  • @mohaqanciyeofficial9164
    @mohaqanciyeofficial91645 жыл бұрын

    Inta ila aragtay in ninkaan uu is bedelay belwadiina iska dhaafay

  • @nabilhoussein5083

    @nabilhoussein5083

    5 жыл бұрын

    Haa timihiina wa beertay turkiga

  • @yywvy7025

    @yywvy7025

    5 жыл бұрын

    Good to see you 😃😃

  • @ruqiyaali3856

    @ruqiyaali3856

    4 жыл бұрын

    Wuu is bedelay abdikhaaliq ma garanayo.balawadiisa

  • @abdirahmanosman10

    @abdirahmanosman10

    4 жыл бұрын

    @@nabilhoussein5083 ⁹kkk

  • @hilalsaid3966

    @hilalsaid3966

    4 жыл бұрын

    Anni fanaankaan waaba jclhy

  • @fankahassan4335
    @fankahassan43354 жыл бұрын

    Viva turkey koofidii ayaanba ka xorownay kuleelka badneen fadhi iima yaalo waa inaan turkey tagaa

  • @munaabdi6140
    @munaabdi61404 жыл бұрын

    Abdikhalaq fanan la tabay Viva jubbaay ❤❤❤❤❤

  • @_wll____
    @_wll____ Жыл бұрын

    Haygu nicin hanti la'aan😢❤

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah14854 жыл бұрын

    Ar ninkan ma single soomaaliyeey iisoo baasa 🙄

  • @somalidhabah1485

    @somalidhabah1485

    4 жыл бұрын

    @@naimabarre8370 ma hubta 😭

  • @somalidhabah1485

    @somalidhabah1485

    4 жыл бұрын

    @@naimabarre8370 waan masayr badanahay markaa gabadh anigoo kale kama maseyr siinayo runtaa wacane

  • @somalidhabah1485

    @somalidhabah1485

    4 жыл бұрын

    @@naimabarre8370 waaa edeb darro inay sida u hadlaan naagaha qaarkood maya wlhi blhi tlhi waaa anigoo kale kama maseyr siinayo runtaa wacane sidaan uga xumaan lahaa bay uga xumaynaysaa alle ha isku barakeeyo reerkaas 💋💞 jacayl haku waaraan intay nool yihiin balaayo alle ma tuso isaga iyo xaaskiisa aaamiin yaaa rabbi

  • @user-jy2di3pj5v
    @user-jy2di3pj5v9 ай бұрын

    0:32

  • @abdilaahijamac1771
    @abdilaahijamac17715 жыл бұрын

    Ninkan waa fanaan Sare Abdikhaalaq Maxamed *Siraad*

  • @shukriabeutystyle3148
    @shukriabeutystyle31484 жыл бұрын

    My abti abdikhaaliq stay blessed 🥰😍

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi11512 жыл бұрын

    Legend abdi khaaliq

  • @saafifilms762
    @saafifilms762 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤ what voice😢

  • @jimcalemohamed3665
    @jimcalemohamed36655 жыл бұрын

    Faiza Amir heeso ayaad nasoo xasuusisay wakhti ahaan jiray thanks my sister hees qaaliyay ahayd

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo23605 жыл бұрын

    faiza waxatahy boqarda hablaha zoomaalyeed xasuus baa igalisay sbucrib dhac igu zii boqrtooyo 😄😄😄😄

  • @FaisaAmir

    @FaisaAmir

    5 жыл бұрын

    mahadsanid walal mcn

  • @mowlid72

    @mowlid72

    4 жыл бұрын

    Soomaaliyeed dheh, Zoomaaliyeed maxey tahey.

  • @abdirahmaanshiine2278
    @abdirahmaanshiine22782 жыл бұрын

    Abdi khaliq inuu gym galay inta ila aragtay 🥰🥰✌✌

  • @walikoowali3082
    @walikoowali30822 жыл бұрын

    "Xaa ikunaaci xaanti laa,an" Erayadaas aad iyo aad uu weynyaahin aadunyadda aan joogno maanta xaantii ayaa lagasiiya..

  • @anfachassan385
    @anfachassan3854 жыл бұрын

    wlhi quruxlow ayu noqday qofka

  • @amaanicade402
    @amaanicade4024 жыл бұрын

    Abdikhaaliq waxkale kusoo baxay arturki ilagaara ana aan umada ku darsoomee

  • @zamiiramaxamed9692
    @zamiiramaxamed96925 жыл бұрын

    Hayay ninkiii timo ayuuu yeeshy

  • @ugaas-

    @ugaas-

    4 жыл бұрын

    zamiira maxamed 😂😂🙏

  • @muzamilmuqtaar4121
    @muzamilmuqtaar41213 жыл бұрын

    haigu nicin lcg la aaan

  • @jameswalker3181
    @jameswalker31812 жыл бұрын

    MashaJesus Jesus Akbar

  • @queennajla2006
    @queennajla20064 жыл бұрын

    Hi he. Boy. Good new

  • @fabu2526
    @fabu25267 ай бұрын

    Meel walba habar baa calan la wareegeysa bal maxay ku qabtaa yaase calankaas leh?

  • @horiyo2491
    @horiyo24914 жыл бұрын

    Hadaadan suun aad xirato wayday maaxaan kuu nici waayey

  • @mohamedadan4914

    @mohamedadan4914

    4 жыл бұрын

    Dabaaley waa Style suunka waaba laga tgy saa adinka xijaabka ugu tagteen😂😂

  • @abdimohammad7859
    @abdimohammad78593 жыл бұрын

    Mnsha allah rug cadaagii soo rogaal celi

  • @umaymo2082
    @umaymo20822 жыл бұрын

    Hadi qaadka la wayo aabaha qabsan doona qabyo howl ka ahay 😢😢allow lawaaa

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada31424 жыл бұрын

    Fanan lawaayay cod aan inaba caadi ahayna waa leeyahay nio odayga bidaarta miyaa fanka kaqarisay kkk iminka waa. Soobeertay wan ujeedaye

  • @inaali1101
    @inaali11014 жыл бұрын

    Bidaartu waa fool xumo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali38564 жыл бұрын

    Makarafoonka

  • @hsgjskkh6440
    @hsgjskkh64404 жыл бұрын

    O bidaartii meeday hh

  • @fankahassan4335

    @fankahassan4335

    4 жыл бұрын

    Hsg Jskkh turkey looga soo tagay ma adaaba war haye

  • @musamilmaxamed4912
    @musamilmaxamed49123 жыл бұрын

    Bscx

  • @dekaluul1207
    @dekaluul1207 Жыл бұрын

    Hanti Lan kugama nici karo 🤣🥰

  • @aaminaibraahin5206
    @aaminaibraahin52063 жыл бұрын

    In is

  • @fadumoali7300
    @fadumoali73004 жыл бұрын

    Mansha allah Abdikhaliq

  • @ashkirtube6779
    @ashkirtube67795 жыл бұрын

    Kawarama Hadii Aan subscribe isku garabsiiNo

  • @abdirahmanosman10
    @abdirahmanosman104 жыл бұрын

    00