No video

Ha Igu Nicin Hanti La'aan - Cabdikhaliq Sirad & Farxiya Fiska | Xasuustii aun Digfeer & Sahra Ilays

www.caweyskadal...
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.co...
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar
/ dalmar_d

Пікірлер: 532

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity1 Жыл бұрын

    Heestaan waxaa dareemi kara nin rag oo inta gabadh afar dhaan ah jecladey waqtiga iyo gabadha faamilkeeduba lugaha hayaan ayaduna isaga dhiirri gelin la garab taagan tahay oo uu geed dheer iyo geed gaabanba diyaar u yahay inuu midnimadooda ka shaqeeyo 😇😍

  • @user-yb1uu4nn9x

    @user-yb1uu4nn9x

    Ай бұрын

    wlhi waa runtaa wll mcn

  • @CayuushBbe-pr5tj
    @CayuushBbe-pr5tj2 ай бұрын

    Still 2024😂😢❤

  • @NawalAbdisalamali

    @NawalAbdisalamali

    16 күн бұрын

    SAME😢

  • @maxamedcabdi9900

    @maxamedcabdi9900

    3 күн бұрын

    Daaci bilan baa cawa iso xasuusisay heestaan wllh❤😂😂

  • @MaxamedValverde

    @MaxamedValverde

    2 күн бұрын

    form daaciyada​@@maxamedcabdi9900

  • @m-five6737
    @m-five67373 күн бұрын

    From Daaci bilan 2024 😅

  • @faysalabdirahmaan5521
    @faysalabdirahmaan55214 жыл бұрын

    Waa tan hada i haystoH qof ayaan jeclahy hanti la.aan ayaa i ciileysoH lakiN rapi ayaan tala saartay asagaa qadir ah 😥😥😥😥

  • @yaasanuba4633

    @yaasanuba4633

    3 жыл бұрын

    Ma is hesheen wlo

  • @faysalabdirahmaan5521

    @faysalabdirahmaan5521

    3 жыл бұрын

    @@yaasanuba4633 my wllo gabadha waa la iga aroosay wiil uk joogo ilma adeer yihiin ayaa lagu daray calafka ayaaa sidaZ iska ah ma rapiN inan soo xususto lakiN adaan kagaH jawabaya😰😰😰

  • @yaasanuba4633

    @yaasanuba4633

    3 жыл бұрын

    @@faysalabdirahmaan5521 waxa lagayaba inanay adiga khair ku lahayn dhibmalaha wad helaysa mid ka fiican niyada khair usheeg

  • @xananabdirahman1864

    @xananabdirahman1864

    3 жыл бұрын

    Lacag laiskuma jclaado boqolal waxa jiro lcg hesto o jcl bixin kirin iyo mid an lcg hesan o jcl kusin karo Jclka aya ah hanti ad qali u ah

  • @suweytacali6468

    @suweytacali6468

    3 жыл бұрын

    Pro wa runta calafku wa Halkiisa Balse Qofka adiga O kaliya aa Jeceshahay isaguna Ku jeclayn Mar marka Qaar🥺isagaba nasiibkaga Xumeeya Couse qof ku jece Si kastoy tahay wu Kula halgamaa✌️Enyway Nolosha cusub so dhawe♥️

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS22 күн бұрын

    Heestaan waxa ku dhagaysanaya magalada Galkacyo taariikhduna wa 24/7/2024😢14:50❤ i.a wxa so booqan doona mrka shaqysto oo guursado😂😂

  • @somaliahanoolato1705
    @somaliahanoolato17055 жыл бұрын

    Yaa daawanayo 2019

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Жыл бұрын

    Ayyy wxani hees wuu dhaafy😢❤Mar uu Gcaliyhayga xnuunsdy oo dhawr beri arag baan anoo hooyday gcanta haysta profileka saarsaday suu igu yidhi intaan kaa maqnaa maa iga tashatay hpp😢saan ku iri Hda iyo hbeenkiii hdal barashadeenii Helistaada mooyee Hawo kle kumaan Jirin❤waa hooydy hupi❤kadib baan uga shekeeyay sidaan ugu xiisy oo xaaldydu nqotay isna inuu xnuunsaday ii sheegay😢❤Ana aad baan ugu bohoLyoobay marna wxaan ka walwali jiray waxa helay😢❤alx hda wan wda soconaa anigoo sidii hore ka jecel😢❤Commentgaan wan ku tusi doonaa Gcaliyahaygii❤wax walbo nagu saabsan inaan xsuus ka haysto jeclahy waayo wey qurux bdanyihiin❤Love you so much mcn❤

  • @sacidsayid2127

    @sacidsayid2127

    9 ай бұрын

    ilaahow cadaw kala geeya ka ilaali lamaanaha qarniga guul idiin rajayhaa🤝🙏😭

  • @Maxamedyare-lf9rk

    @Maxamedyare-lf9rk

    9 ай бұрын

    Ma sheege marka😂😂

  • @suweytacali6468
    @suweytacali64683 жыл бұрын

    Awlaad jacayl marka tahay😅❤️wa nocano kale Anigon Jacayl igu dhicin waligey ayan heestan dreemaya😩🖤

  • @rahmaanwar9234

    @rahmaanwar9234

    3 жыл бұрын

    Awlad jacayl😂

  • @iqbaalepraahim5832

    @iqbaalepraahim5832

    2 жыл бұрын

    Kula mid sxp😩🥺

  • @hussenmaxamed3053

    @hussenmaxamed3053

    2 жыл бұрын

    Waryaya jaceyl naxasusinina hadii kale wu noso dhadhamaye😡😡

  • @pharihaabdi3772
    @pharihaabdi37722 жыл бұрын

    Nafta kuu hipeeyo Hadaf keenu waa taan horay kuugu raace Hanti kuguma nici karo🥀♥️♥️♥️🥺

  • @amiindeeqsi6400

    @amiindeeqsi6400

    2 ай бұрын

    Nafta kuu hibeeyoo hooygaad ku dhalatan hida raacayaaye ha igu nicin hanti la'aan 😢😢😢😢

  • @shucaybabdirashiid4452
    @shucaybabdirashiid44523 жыл бұрын

    Heestan hadaad tiktok kasuu aragtay 😁🥰👋🙋‍♂️👍👍👍

  • @Najmamohamout

    @Najmamohamout

    2 жыл бұрын

    Haa 😂😂

  • @lailasalad6389

    @lailasalad6389

    Жыл бұрын

    Ka hor ban dhageysan jire🤪marwalbo tiktok ku arko inta soo aadaa🤣🙈

  • @kariimakaftan9213
    @kariimakaftan92133 жыл бұрын

    Runti waa hees macaan 4/8/2021 habeen arbaca ah 9:31 fiidnimo ayaan soo raadiyay heestan hanti kuguma nici karo waa erayada kaliya een heesta dhan uso raadiyay cawayska dalmar 💯💯

  • @user-hc1ws6zm9w

    @user-hc1ws6zm9w

    10 ай бұрын

    2/4/2023 haben isnin 10:06 anine soo radiyyy😢

  • @muniiraqurux485
    @muniiraqurux485 Жыл бұрын

    Nafta kuu hibeeyo hadaf keenu wataan Horay kugurace hanti kuguma nicikaro 😥marban inta dhihi jiray balse qofki dhibki iyo waqtigi adka garabkisa an ahaa marku waqtiga usamaaday buu ixumeeyay💔🥺 qalbiga kaoyaa kolkan xasusto lkn cashir ban kabartay💯 ✍️nolosheyda horey uwatay nafteyda muhiimada siiyay 🥰 xasusta xun wey tagi inshallh

  • @somalitiktok2878

    @somalitiktok2878

    Жыл бұрын

    Nacas baa ku helay abayo nin maahayn kaasi anaguna wxn is fahano ban weynay isna qof jecel buu ilobay sorry

  • @axmedmaxamed8958

    @axmedmaxamed8958

    Жыл бұрын

    SorrY walashaYyyy🥺

  • @jokerjama8582

    @jokerjama8582

    Жыл бұрын

    Sorry wlsheyy

  • @ibromaxofficial4666

    @ibromaxofficial4666

    9 ай бұрын

    SORRY SIZ😢😢

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma293 күн бұрын

    2024 yaa dhagaysanaayo😢❤

  • @zakariyekhaalid3289

    @zakariyekhaalid3289

    Күн бұрын

    from daaci bilan right😂

  • @FihiimaSaxardiid
    @FihiimaSaxardiid2 ай бұрын

    Haynta iyo maalkuna Hido dhaxala maahee Hadh wareega weeyoo La,helaa la,waayaa😢❤ Hada caashaqeenuna Hadhuub caano lagu shubay Oo labo u heelani Wada hayso weeyaan Naftaan kuu hibeeyoo Hadafkeenu waa kaan Horay kuugu raaco Hanti kuguma nicikaro🥺🫂❤️

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah12 жыл бұрын

    Si ay igu shaqaysay u tahriibtay😭balse naftay wayday maryaneey💔 xasuustada ila joogtada un

  • @ayaanomar3066

    @ayaanomar3066

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭ma jojin karo ilmada 🙏

  • @arawela889

    @arawela889

    2 жыл бұрын

    Asaaga alle kaa reeb iigu shaqyso aa🙄🙄

  • @aaminaahmett4699

    @aaminaahmett4699

    2 жыл бұрын

    😭😭😭 illah ha u naxaristo

  • @saabirinmahamed3898

    @saabirinmahamed3898

    2 жыл бұрын

    Sorry wllo 😩🥺😩🤒

  • @faarush8157

    @faarush8157

    2 жыл бұрын

    @@arawela889 😂😂😂😂😂😂mayabtay

  • @ruweydasheekeye2050
    @ruweydasheekeye20504 жыл бұрын

    Habka caashaqenu haruub Caano lagu shube oo Labo uheelane wada Heyso weeye ...🌹❤

  • @zuhyrmohmed1968
    @zuhyrmohmed19682 ай бұрын

    28 5 2024 my fov song alsò its my birthday 😂😂❤

  • @LayloZanyare-tl7ot

    @LayloZanyare-tl7ot

    Ай бұрын

    22 6 2024 😂😂❤

  • @mohammediprahim1776

    @mohammediprahim1776

    16 күн бұрын

    30/7/2024😂😂❤​@@LayloZanyare-tl7ot

  • @Queen__fatma29

    @Queen__fatma29

    3 күн бұрын

    ​@@mohammediprahim177612/8/2024😭😂😂

  • @Farhan-oj8ts
    @Farhan-oj8ts4 жыл бұрын

    Cod kii Alfanaan #Digfeer Allaha u naxariistee aad ayuu u keenay #Abdikhaliq #Farxiyana Allah ayaa codku manaastaY❤️❤️

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    4 жыл бұрын

    Aamiin

  • @mohamedracdeye383

    @mohamedracdeye383

    2 жыл бұрын

    Maysan keenin sxb codkani waa isla kii digfeer iyo s ilays

  • @ccasiiscumar5786

    @ccasiiscumar5786

    Жыл бұрын

    Sxb cawa ayaan dhagasidayo wa xasooso hure

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr14882 жыл бұрын

    Abdi khaliiq Codkiisa waa on wuxuna ka mid yahay fananinti fanku u bahan balse dayacay ❤

  • @iloveu1938

    @iloveu1938

    2 жыл бұрын

    Coodkani waa kii aun digfeer wllo

  • @donciiltrehjr1488

    @donciiltrehjr1488

    2 жыл бұрын

    @@iloveu1938 Maha xata isuma dhawa.

  • @iloveu1938

    @iloveu1938

    2 жыл бұрын

    @@donciiltrehjr1488 i bet sxp waayo anaaa along research sameeye

  • @donciiltrehjr1488

    @donciiltrehjr1488

    2 жыл бұрын

    @@iloveu1938 Music xata bad ka ogaan karta raadi heesta digfeer ee hore iyo tan xata isku music maha AUN digfeer 1994 dhintay music ma soo gaadhin Tan kale codkooda xata isuma eks I'm sure bro.

  • @mohamedracdeye383

    @mohamedracdeye383

    2 жыл бұрын

    Codkani waa Isla kii digfeer waxba yaan lais waalin

  • @rabadaaan
    @rabadaaanАй бұрын

    12/7 2024 aygu niciin haanti laa aan 😭😭 malin xasusu igu laa aahan doonta 😢❤ please like

  • @cabdulahibadhu472
    @cabdulahibadhu4722 жыл бұрын

    Waa qisada maanta iheysto hanti la.aan baa leygu ciilayaa ee allow umuuraha sahal😥😥😥

  • @ayanibrahim3032

    @ayanibrahim3032

    2 жыл бұрын

    Marbu kucuraan Nasibku Walal in sha Allah Usamir wayaha😭

  • @cabdulahibadhu472

    @cabdulahibadhu472

    2 жыл бұрын

    @@ayanibrahim3032 insha allah abaayo wax walbo wey is badalayan 🙏💔😥

  • @abdinuur6309
    @abdinuur6309 Жыл бұрын

    June 8 2019 Until Now April 2023 Asma mohamed Cabdi Ha Igu Nincin Hanti La’aan ❤️🥺

  • @mexicoahmed7177
    @mexicoahmed71772 жыл бұрын

    Waxa jirta gabdh ladhihi jiray xalimo oo an ad ujecla waxan isla jogi jirnay meel tulo ah shah baay karin jirtay maqaxi baylahayen ana wakhtigas waxba mahaysanin jacaylkagii baan uso bandhigay wayna iga aqbashay adbaan isku jeclayn labadanadaba wax kasta siday cadi u ahayen aya gabdhii rerkedu maqlen inan isla socono gabadhoda rerkii arintii way ka xanaqen ma nin an waxba haysanin baad jeceshahay baa gabdhii lagu yiri iyadu waay ijeclayd ana walahi waan jecla inan isla baxsano baan qorshaysanay gabadha walalehed baa arintii maqlay gabdhii markay guriga sas uga so baxday walalked iyada ka wayn baa intu gabadhii tumay xafadoda ku celiyay markii kaso waregtay 4 cisho maqaxidina ay xiran tahay gabdhina warkeda anan haynin anigo yaaban oo naxsan baa gabdh ay wax isku ahyen oo an aqanay baan waadada ku arkay waxan ka warsaday xalimo xalkeda waxay igu tiri walalo gabdhas baxar baay kujirta ee faraha iskaga qaad dartaa bay waxas oo dhib ah umarysa anigii wal bahar mel an wax ka qabto ma garanayo arortii markan so kaco anon wax cunin xafadoda baan ag mari jiray bal inan xalimo wadada ku arko malmo dhaan baa cunto ka somay 2week kadib maqaxidii waa la furay waxana furay xalimo aniga dhaan faraxd markan arkay xalimo oo furaysa maqaxida markan sas ugu sodhawaday waan salamay xalimo setahay ? Maynan i jawabin waxan is iri inaynan maqal laga yabaa ku laba celiyay xalimo setahay waxay igu jawabtay waalalow mesha iskaga taag ado raliya inan ku arko ma rabo ee waxan ku iri xalimo maxa jira waxay igu jawabtay nin an waxba haysanin mel an geyo majirto ee walal idhaf ano yaban oo is waydinaya qofkan maa xalima mise waa qof kale say u hadlayso wamaxay bay ila hadashay oo igu tiri walalow idhaf maqaxida ado raliya . Waan iska sobaxay waxan islaha waay xanaqsan tahay iska dhaf hadhow uso labo markay dagto baa wil an saxibo ahayn oo ahmed la dhihi jiray oo shekadan oga ba xafda igu yimid wakhti duhur ah ano isleh wax yar sexo wuxu igu yiri saxib gabadhii xalimo ahayd wiil ay wax isku yihin oo muqdisho joga oo ka shaqysta baa gursanaya gabadhii hadana wuba yimid oo magalada buu nala joga waan qadan wayay anigo yaaban baa hadana gabadh an walalo nahay itimid oo arintii saxibkay ishegay uun ishegtay waan qadan wayay xafada kaso baxay maqaxidii baan imaday waxan ugu imady maqaxida xalimo iyo walalked ka wayan oo wada hadlaya markan sas uso galay buu walalked indho xuun igu firiyay wuxu igu yiri saxib mesha iskaga taag anon u jawabin buu fedh sanka igaga dhuftay uma jawabin ano dhiig sanka iga socdo oo xalimo firinaya baan meshi iskaga so tag ano yaab fikiraya baa wilka saxibka ahayn igu yidhi saxib aroska bari buu dhacaya xafadoda baa casumad ka jirta malinkas iyada waa malinkii igu xanun badneyd adunka aroskii wuu dhacay ana biloyin kadib waan iskaga so tagay magaladii ay jogtay muqdishan iska imaday 4bilod kadib somaliya dhaan waan iska so tagay 1sano kadib gabadh an walalo nahay iso shegtay in xalimo iyo wilkii isku dhacen oo xalimo la furay anigana wakhtigas waa xili an shaqo fican helay oo an south africa ka shaqnaynay gabadhii hadana ninkale gursady 3ciyal ah baay udhashay mar baay xanusatay oo dhakhtar la dhigay oo la yiri dalka waxba logama qaban karo aniga bixiyay dhakhtarkedii nairobi baa la kenay waa lo wayay lacg dhakhtar lagu geyo aniga shubay dhakhtarkedii alxm way cafimaday waana la celiyay . Mashallah hada waa gabdh laqabo allaha isku barakeyo duqeda iyo iyadaba. Anigana alxm anaba company leh oo la ishaqeya alxm heestan baan shidan jiray ha igu nicin hantii laan ninka raga lama cilo ✋✋✋

  • @millioneer3287

    @millioneer3287

    Жыл бұрын

    Wlh nin rageed tahay sxb insha, Allah calafkaga wad helaysaa

  • @mexicoahmed7177

    @mexicoahmed7177

    Жыл бұрын

    @@millioneer3287 inshallah sxb

  • @basrahahmed10

    @basrahahmed10

    Жыл бұрын

    Mid ka wanagsaan Allah kusahlo wllo xanun wyeh wlh🥺

  • @mexicoahmed7177

    @mexicoahmed7177

    Жыл бұрын

    @@basrahahmed10 amiin walalo mahad sanid 👍

  • @bashiirfaarax3163

    @bashiirfaarax3163

    Жыл бұрын

    aduunyada wajiyo badan 🥺

  • @omanoamn2934
    @omanoamn29344 жыл бұрын

    Taarikhdu waa 27/6/2020 maalintu waa sabti SAACADU WAA 3:8 DAQIIQO GOORTU WAA GALAB BILOW GEED INAAN SII SEEXDO BAAN RABAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shafeecalaawejooshey5529

    @shafeecalaawejooshey5529

    3 жыл бұрын

    Hestan waxa dhegansjiray 2014 xusuus hore

  • @abdiqanimohmoud3559
    @abdiqanimohmoud35595 жыл бұрын

    who is watching dis song 5/3/2019

  • @cadnaancabdi6405
    @cadnaancabdi64056 ай бұрын

    2024 ya dhageysanaya ❤ my fv song somali.🥰

  • @HamdaSaed-zs4uw
    @HamdaSaed-zs4uwАй бұрын

    2024 still am here❤

  • @Nolasha20
    @Nolasha202 жыл бұрын

    Hoodiyo nasiibiyo hor Allan adeegsaday hodaney amuruhu inay no hagagayan. Heees igadheh❤️💯

  • @cabdalajamaal2323
    @cabdalajamaal23232 ай бұрын

    2024 hada ika danbeyso oo noshahay walal iduceey in qalbiga alle ii qabojiyo 💔

  • @SacdiyoCabdicasiis-hi2ms

    @SacdiyoCabdicasiis-hi2ms

    2 ай бұрын

    Alle qalbiga Haku qaboojiyo powe❤

  • @Malikasamatar4624

    @Malikasamatar4624

    Ай бұрын

    Alle haa ku qabojiyo wllo

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail30342 жыл бұрын

    Heestan waxan dhagaysanaya 15/02/2022 7:16 pm ●NAFTU KU HIBEEYO HOYGAAD KU DHALATAN HIDDA RACAYA HA IGU NICIN HANTI LA.AAN. Jacaylka qiimihisa waxa garanaya Qofka Si dhaba u jecel haysta Dhib badan ayuu le yahay waxa lagaga gudba Dacadnimo iyo ixtiraam Waxan ahay arday f4 ah jacaylka isku fasal baanu nahay Iso duceeya inu alle nagu guulaysiyo aniga iyo jcyllkayga. Qof walo soomali ah jcyll ku dhaco alle haku guulaysiyO ● Ma hun goobo cashaqu

  • @shabcanmuse9012

    @shabcanmuse9012

    2 жыл бұрын

    Alle hakugu guuleeyo walal☝️😍

  • @sakiizmail3034

    @sakiizmail3034

    2 жыл бұрын

    @@shabcanmuse9012 Amiin wllO Qli

  • @sumayomohamed8621

    @sumayomohamed8621

    2 жыл бұрын

    Insha allah allah kula garab galo hawaaro jaceelko❤️❤️❤️

  • @safaanourcabdalla1388

    @safaanourcabdalla1388

    2 жыл бұрын

    I.a khyr allha kga dhigo isku mid nahee😔😒🥺

  • @sakiizmail3034

    @sakiizmail3034

    2 жыл бұрын

    @@sumayomohamed8621 Insh allh mahad sanid wllO

  • @rahiimaqueen4154
    @rahiimaqueen41544 жыл бұрын

    2020👌✌️ 1luliyo 🇫🇲

  • @safiyamahomedmuse9172
    @safiyamahomedmuse91723 жыл бұрын

    17/5/2021 waqtigaan dhagaystay♥️

  • @aarka8204
    @aarka82042 жыл бұрын

    15.10.2021 xiligaan waxa heestan ii shiday waa fahmi kartan mahoo Naa hanti la.an ha igu nicin inta ka shaqesana sabar nacalaye

  • @MaryanruunMoalim

    @MaryanruunMoalim

    Ай бұрын

    Hada ma shaqeysatay wali walal ma noshahy😢

  • @aarka8204

    @aarka8204

    Ай бұрын

    ​@@MaryanruunMoalim alx haa wll Qof abaal leh baa alle igu aadiyay oo i sugtay wax noqo i dhahday Bil kadibna waan la aqal gali rabaa haduu alle raali ka noqdo

  • @MaryanruunMoalim

    @MaryanruunMoalim

    Ай бұрын

    @@aarka8204 nabad ahw

  • @MaryanruunMoalim

    @MaryanruunMoalim

    Ай бұрын

    @@aarka8204 hamabalyo bowe 😢 nin adag o shaqeysto noqo

  • @DUNIKALE

    @DUNIKALE

    25 күн бұрын

    ​@@aarka8204Guuleysta saaxiib. Nolol Sareedo leh ayaan idiin rajeynayaa. Take Care🌼

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy82634 жыл бұрын

    Kuguma nici karo hanti la,aan♥️💍💎

  • @aminhousein2178

    @aminhousein2178

    4 жыл бұрын

    Alla hakugu simo isago cfamd iyo hantiba haya

  • @yummyyummy8263

    @yummyyummy8263

    4 жыл бұрын

    Amin Housein mahadaanid walalo

  • @fakebiubiu3193

    @fakebiubiu3193

    4 жыл бұрын

    Farııdah Fouddey ameen wll

  • @suweytacali6468

    @suweytacali6468

    3 жыл бұрын

    ilhay calaf haysku kiin daro🖤🖐️

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy23375 жыл бұрын

    Hestaan mudaa padhan Ayaan radhinaay wlh so cute and u plce so beautifully

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    5 жыл бұрын

    Waa tan asalka heesta kzread.info/dash/bejne/hImEj6ttYNGzg9o.html

  • @anfacahmedhassan9581
    @anfacahmedhassan95815 ай бұрын

    Hoodaale moyee❤ Hilbo cidi kusiisa Hanadow dhibaatiyo Hamuun kaama reebaan Haynta iyo maalkuna Hida dhaxala maahe La helaa la waaya Habka cashaqeenuna Hadhuub caano lagu shubay Ooy laba uheelani wada hayso weyaan❤ Nafta kuu hibeeyoo❤ Hadafkeenu waa saan❤ Horay kuugu raaco ❤ Hanti kuguma nici karo❤😢🎉 Mi love dahir❤😢

  • @raxmoaxmed1150

    @raxmoaxmed1150

    4 ай бұрын

    Hoodaale mooyee. Hilba cidi ku siisa Hanadow dhibatiyo Hamuun kaama reeban Haynta iyo maalkuna Hida dhaxala maahe La hela la waayaa Habka caashaqeenuna Hadhuub caano lagu shubay Oooy laba uheelani Wada hayso weeyaan Nafta kuu hiibeeyo Hadafkeenu waa Saan Horay kuugu raaco Hanti kuguma nici karo❤️

  • @drsharmaaakewarsame3652
    @drsharmaaakewarsame36527 ай бұрын

    21/12/2023 11:50 duhurnimo bn Heestn dhegysn I still watch many times Digfeer allah yarxam

  • @abdi4316
    @abdi43162 жыл бұрын

    Salute to the lagend al ustaad karaama🎸🎹🥁💯

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD19 жыл бұрын

    heestan waa top alayaa raxma digfer..imikana way keeneen farxiya fiiska iyo abdikhaaliq

  • @usamearwax2999
    @usamearwax29992 күн бұрын

    Iyada idaran se utiri hagursanina nin faqiira 😢 Hantina waan heliye ii samir❤

  • @Asmaa-um8bv
    @Asmaa-um8bv22 күн бұрын

    24 July 2024😢 hanti kama rabee ilahay calaf ha igu ka daro😢

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    22 күн бұрын

    Aamin

  • @akramyare5444
    @akramyare54443 жыл бұрын

    2021/ maxan tiktok dadka jogay waydiyya

  • @zakikaka9529
    @zakikaka95293 жыл бұрын

    Ha igu Nicin Hanti la aan My Fartuun😭😭😭🙏

  • @fartunbakir3919

    @fartunbakir3919

    3 жыл бұрын

    Kugu nico maayo

  • @abdikafaralim9137

    @abdikafaralim9137

    3 жыл бұрын

    @@fartunbakir3919 hhh

  • @masterwapubg9382

    @masterwapubg9382

    2 жыл бұрын

    @@abdikafaralim9137 🤣🙄

  • @maajiddiaz3529

    @maajiddiaz3529

    2 жыл бұрын

    @@fartunbakir3919 🤣🤣🤣🤣

  • @zakikaka9529

    @zakikaka9529

    2 жыл бұрын

    @@fartunbakir3919 ❤🙏

  • @user-horo
    @user-horo4 жыл бұрын

    Waaaaaw yaa daawanaya heestan macaan 2020

  • @bilandheeg3189

    @bilandheeg3189

    3 жыл бұрын

    Aniga❤

  • @user-horo

    @user-horo

    2 жыл бұрын

    @@bilandheeg3189 hhhhh 2021 na?

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 Жыл бұрын

    Heestan mxn dhagaystay 2019 wakhtigi ugu mcna noloshaysa jcylku wa nolol

  • @ahmedcabdikariim3115
    @ahmedcabdikariim31153 жыл бұрын

    Yaadawanaya 17 January 2021

  • @user-gh3ci4np8c
    @user-gh3ci4np8c2 күн бұрын

    *13 August 2024 in wajaale somaliland and DDS border, 9:04 AM.*

  • @thE_sErgi04
    @thE_sErgi042 ай бұрын

    15/6/2024 HabEen Eid ah❤

  • @nazriinaawil6463
    @nazriinaawil64634 жыл бұрын

    2020/June 15 😱💉

  • @fahiimaabdi4063

    @fahiimaabdi4063

    4 жыл бұрын

    ☝️😂😍💕

  • @nasriincawil2285

    @nasriincawil2285

    4 жыл бұрын

    Me

  • @mariamire4371

    @mariamire4371

    4 жыл бұрын

    👆🏾

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    3 жыл бұрын

    Me 🙋‍♀️🙄 24 june 2021

  • @daadiramin9686

    @daadiramin9686

    3 жыл бұрын

    Lambarkaga noo so bas

  • @naanxaaji992
    @naanxaaji9924 жыл бұрын

    Waa Xasuusti. DİGFEER İYO KHADİİJA HİİRAN marki dambane SAHRA İLAYS ku soobaxday Runtii wey kusoo bexeen kuwaane codkuna waa 💯

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    4 жыл бұрын

    Sahra Ilays waxaa ka horeysay Khadija. Waxaan arkay mar ay ka xanaaqsanyd heesta. Iyo fiska oo heesta qaaday. Mahadsanid

  • @deejuuuuuu7813
    @deejuuuuuu7813 Жыл бұрын

    22/5/2023☺️Naftan ku Hibeeyo Hadafkenu Watan Horey Kugu Raco Hanti kuguma Nici Karo 🥺

  • @Cabdalle-hh7ey
    @Cabdalle-hh7ey5 күн бұрын

    Ma sha allah hadaa tiktok kasoo dhuuntay

  • @mohandeeq6019
    @mohandeeq60192 күн бұрын

    Fiska fanaanad dhameystiran iga dheh codkeeda wa haleysi ufiirso inta fanaanad ee ay heesahooda Dib uqaaday waa wada keentay Codadkoda haleysiga ah ayagii ayaadba kuso xasuusaneysa

  • @xamsemaktal6807
    @xamsemaktal68073 жыл бұрын

    Mucjisadii musicada SIR KARAAMO ❤

  • @hussenmaxamed3053

    @hussenmaxamed3053

    2 жыл бұрын

    Been ma aha 👍👍

  • @ibrochzianokulii6193
    @ibrochzianokulii61939 ай бұрын

    It's 2023, I still listening 🎶 to this interesting and favorite song 🎵

  • @abdallerashid1260

    @abdallerashid1260

    9 ай бұрын

    😂

  • @ibromaxofficial4666

    @ibromaxofficial4666

    9 ай бұрын

    Evn mee😂😂

  • @Czetttt

    @Czetttt

    8 ай бұрын

    One month ago 😂😂😂😂

  • @shacnishire5323
    @shacnishire53232 жыл бұрын

    Xasuus 😢malin qamiisa 11/5/2022 allow dalkeena nabad io barwaqo noga dhig ❤

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym37662 жыл бұрын

    Ha igu nicin hanti la.aan my asmay😭😭😭😭

  • @fmohamed2297
    @fmohamed22978 жыл бұрын

    My favorite singer Fiska a legend

  • @sumairacllahi3775
    @sumairacllahi3775 Жыл бұрын

    23/December 2022 8:55 subaxnimo jceylku xnuun bdna 2018 wiil aan iskuul isla so dhigan jirnay dartiis udhagesanaya mnta 🥺💔

  • @maamoxaali4097
    @maamoxaali40975 жыл бұрын

    Who is watching 2/5/1992, 3:50am mugadisho

  • @LeylaMahamud-lk5xw
    @LeylaMahamud-lk5xwАй бұрын

    Still 22/6/2024 🥺👋

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson2 жыл бұрын

    Heesta aan hesaha somalida ugu jeclahay fiska boqorada fanka

  • @fuaadmuxumed5769
    @fuaadmuxumed57694 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 2020

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 Жыл бұрын

    1_oct _2022 ayaan ku dhagysnyaa bosaso deeqa ❤️

  • @hazzanabdullahisalaad7585
    @hazzanabdullahisalaad758513 сағат бұрын

    Xsus wye hestan hesti ugu horeysy aa xifdiyo ahed ano aad uyar wagii qaxii celasha la dagana ano 8 jir xifdiyey 2010

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein24453 жыл бұрын

    Wewe xazuuzti a.h.n digfeer iyO ZharaH ileyz heez xazzuz leh weye HalkediinaH waah dhigyen ❣❤

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    3 жыл бұрын

    Aamin

  • @mohamedracdeye383

    @mohamedracdeye383

    2 жыл бұрын

    Codku waa isla kii digfeer iyo. Sahra ilsys

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy23375 жыл бұрын

    This am witching seens 2014 when i was form 2 high school

  • @shafeecalaawejooshey5529

    @shafeecalaawejooshey5529

    3 жыл бұрын

    👇👇👇👇👇

  • @ayaanhasan295
    @ayaanhasan295 Жыл бұрын

    Qisadan anay igu Dhacday wlhy Waa true story lkn alx hada way no hagagtay arimahanaga alx calaa kuli xaal jacaylku ha waaro marwalba ha gulaysto ❤❤

  • @hannaismail4482
    @hannaismail44822 жыл бұрын

    Qof kujcl lagam yaabo in hanti darteed kaga tago 😭😭😢😢😢

  • @GOAL473
    @GOAL4739 ай бұрын

    End 2023 ❤😮

  • @MahadAbdinaasir
    @MahadAbdinaasir9 ай бұрын

    Sun 19 .11.2023 ayaa gabar aan aad ujeclahay ii qaaday N.C.G Afardhaan allow calaf iigu dar. Xasus ahan ugu imana marka helo I.a

  • @MaxamuudCaliabdulqadir
    @MaxamuudCaliabdulqadirКүн бұрын

    2033 inta dhagaysan doonta Like saara❤❤❤

  • @mohamednouhabdirahman7801
    @mohamednouhabdirahman78013 жыл бұрын

    2012-2021 aduunyo iyo xaalkeed💔😭

  • @Malikasamatar4624
    @Malikasamatar4624Ай бұрын

    2024 / june /23/7/8/ habenimo/ waxan rajenya wiilkan waad socon hada xalada ku jiirna in Alle calaf isku kaya daro wllhi xilaga shaqadu galo 2/ habenimo ka so baxa si Aan isku helno oo Aan xaskiisa unoqodo waxan so bokhan dona comment ga malintan xaskiisa noqdo in zhallah Waxan leyahayi kuguma nacayo hani la,aan suldankaygi ❤🎉😊

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Ай бұрын

    Aamin

  • @zeyna_hikam4658
    @zeyna_hikam46583 жыл бұрын

    2021 18 may yaa dawanayo

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677Ай бұрын

    Who's listening in 2024🙏🫡

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax9493 жыл бұрын

    Heestan waxa high dabney say wakhti aan yare 2020 xasuus

  • @shaft6696
    @shaft66963 жыл бұрын

    🥰😊😱2015/2021 legends only

  • @ibromaxofficial4666
    @ibromaxofficial46669 ай бұрын

    It's 14th Oct 2023 South Africa waa hees Xasuus mudhaan😢😢 Haigu niciin hanti laan

  • @ayanibrahim3032
    @ayanibrahim30322 жыл бұрын

    25 April 2022🥺🥺 Hees iyo Badh💯

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd20282 жыл бұрын

    Ilaah amarkiis heesaha jclka waanjclhy Xanuunka jclna 3jeer aan hospital 🏥 ugalay dumarka somaliyed ma wada xumee allow isahal gabar dhibta iyo dheefta ila qeebsato Waligeey hal jcl an sameeyay lkn wanku guul dareeste mararka qaar aduunkan xanuunkiisa allow iga oofso isdhahaa 😢 😭

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    2 жыл бұрын

    Aamin

  • @haawaahmed1504

    @haawaahmed1504

    Жыл бұрын

    Nasiibkaaga dhimn apwe niyada qayr usheeg wixii soo daaha qayrka ku jiraa qalbiga alle hkuu qaboojiyo

  • @sahrashinni4895

    @sahrashinni4895

    Жыл бұрын

    Nasiipkaga waa heli mid kuu ah kaaaba koorisa iyo weliba kalkaaliza oo xnuun wlba ku ilowsiisa I.a adnah ku xirnanshaha alle badi

  • @aaadanabdu

    @aaadanabdu

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiaali8514
    @sacdiaali8514Ай бұрын

    2024 ayaan dawanayaa Hadaa iga dambyso like😢

  • @updirahmancaydiid6517
    @updirahmancaydiid6517Ай бұрын

    Old is gold❤

  • @ilyas--hassan--29
    @ilyas--hassan--295 ай бұрын

    Who listening 2024❤😢

  • @abdiqadirmohamed4172
    @abdiqadirmohamed41723 жыл бұрын

    27/3/ 2021 malin sabtiya .....ramadan coming soon

  • @amishaabbe1725
    @amishaabbe1725 Жыл бұрын

    2022🎉 fav song

  • @safianuur9278
    @safianuur92782 жыл бұрын

    Hees aa xiisay may/2022 inta iga dambeyso is mujiya 💓💓✌

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi2 жыл бұрын

    7/7/2022😰😰😢😢 I'm alone 😰😰 insha allaH wax walba wey is bedeli donaaa weliba si wacan bay noqon donaan😢😪😢😰😰😰😢😪😪😪

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    2 жыл бұрын

    InshaAllah

  • @maxamedlaaskaawi

    @maxamedlaaskaawi

    2 жыл бұрын

    @@caweyskadalmar 🙏😔

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    I can't stop watching this Alle yarxama Digfeer

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Жыл бұрын

    Aamin

  • @SuugaanSafaari

    @SuugaanSafaari

    Жыл бұрын

    @@caweyskadalmar Mhadsanid sxb🙏

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Жыл бұрын

    Heestan khaafiyada laga heesayo waa jaan-qaad dhameystiran runtii. Eesh calaaa. 😊

  • @jamaaljames7407
    @jamaaljames74075 жыл бұрын

    The best song

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed41174 жыл бұрын

    Who is watching 2020

  • @umahmazim1595
    @umahmazim15954 жыл бұрын

    Hanti kugma nici karo 🌹

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ Жыл бұрын

    20.Jan.2023 Mi Favorite Song Of All Time 🇺🇲❤️

  • @mohaabdi8056
    @mohaabdi80564 жыл бұрын

    Heestani aad bay u macaan tahay labada marba. Waa asal keeda iyo nuqul keeda ba. Asalku Waa digfeer iyo sahro ileeys. Haa yee, yaa nagu soo daayay hadda na islaantii waalneeyd ee queen Taasha aheyd Waa taa na qastee!!

  • @fardowsasheikhofficial9027

    @fardowsasheikhofficial9027

    4 жыл бұрын

    Sxpteda heesta qaadeyso hada halkasay kasogashay tasha🤣🤣

  • @naaninageye7646
    @naaninageye76468 ай бұрын

    2023/12/19😊 Ban dhgesanya ardaaga fadhiya 7:50 aroornimo😢

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax55512 жыл бұрын

    🤤macaan dacar 🤝Wakhti siiya halkay ina gaadhsiiso aynu aragne👌🥰😍😊

  • @abdulkadiribrahim5088
    @abdulkadiribrahim5088 Жыл бұрын

    Wllhi 😭 😭 waa tan hadda I haysto yaa rabbi ii gargar🤲🥺😭

  • @fatximaxamadfatximaxamad2617

    @fatximaxamadfatximaxamad2617

    Ай бұрын

    Mais hesheen❤❤❤

  • @khadarabdi8230
    @khadarabdi82302 жыл бұрын

    Date: 12________10_______2022 Day: Tuesday Time: 9:04 morning Place: Kenya Nairobi....🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪 Malin xasus ah (ttly'___stped) Insha allah everything will be okay🤲🤲🤲🤲

  • @gacalisoabdi132

    @gacalisoabdi132

    Жыл бұрын

    date :5 Feb 2023 time:13:08 pm day:Sunday location:Nairobi

  • @shuukefanax3219
    @shuukefanax32193 жыл бұрын

    2021 Yaa dawanaya.