NIMCO CALI ABDIQADIR AJ HEESTII LIIBAANTU WAA SODHAWAYN& CASHO SHARAFTII MAXAMED VITAMINOS

Музыка

/ @faisaamir

Пікірлер: 104

  • @sudiissa5701
    @sudiissa57012 жыл бұрын

    Faanitayda UK ama london ayaagaan u Gu hormariyaa tageeradayda fanta kale Ee soomaalida 2 aad ayaan galiye Camir qurux badan ayaa lagu qaadaye waa gabdha gacanta laga gubtay Noolow walaashay

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream88412 жыл бұрын

    Axsan cod ❤️❤️❤️❤️❤️ iyo hees aj marwalba qaramiga wuu kaso baxaa Nimco 100 💯

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed10782 жыл бұрын

    Hees iyo bar nimco cali codaa ilaahey siiyey masha allah ❤️👍

  • @abubakarhajialimohamed6586
    @abubakarhajialimohamed65862 жыл бұрын

    Muuqaal qurux bdn oo la daawan karo, thanks Faisa Amir Sida Qurux leh ee aad uga ilaalisay in lagu soo yaaco STAGE ka. Heesta iyo qaab cayaaredka si qurux bdn ayuu u Soo bxy mar 2aad thanks Adiga iyo Nimco Garirisoy & Abdulkadir Aj 👏👏

  • @KaahaNolosha
    @KaahaNolosha2 жыл бұрын

    Gariirisooy Gaabo Cali Xoosh gabadha codka iyo Masraxiyada wanaagsan wooow

  • @missoslo2605
    @missoslo26052 жыл бұрын

    Wooow Aj waa cood oo qof ah 💯💯💯💯💯

  • @deeqa445
    @deeqa4452 жыл бұрын

    Aj Codka woow form somaliland ❤️🤍💚👏🔥 form jabouti 🇩🇯✌️

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed49262 жыл бұрын

    Waaw gareerisoy mashaa'alaah ilaahey haikaadayo nooloow weligaa nimco Ali wanaanad jirtaa

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia14342 жыл бұрын

    Nin kav iyo hassan aden samatar maxaa ka.dhaxeeya

  • @fariidaabdulkadir9180
    @fariidaabdulkadir91802 жыл бұрын

    Waan salamayaa atoorah laba suun dhexdooda kunool 😅 full respect fananinteena ❤🙏😘

  • @daacad5731
    @daacad57312 жыл бұрын

    Nimco codkeeda waa macaan esh qiyaasaq🎤🥰🥰

  • @mxaajiabaabina1089

    @mxaajiabaabina1089

    2 жыл бұрын

    Ma xuma yartu laakin waa yara fortempo

  • @sommedia1854

    @sommedia1854

    2 жыл бұрын

    @@mxaajiabaabina1089 hhhhhhhhhhhhh waa yara foorteembo hhhhhh micnaha fortempo ma taqaan ar somali dhib badanaa hhh

  • @aqoon-kaabechannel8625

    @aqoon-kaabechannel8625

    2 жыл бұрын

    @@mxaajiabaabina1089 heesta gabigeedaba waxay ku jiraan fortembo, kkn cida galisay waa tumaha musical oo kala dhantaalan

  • @dura4951
    @dura49512 жыл бұрын

    Wow garirisoy ej

  • @farxaanxasan7604
    @farxaanxasan76042 жыл бұрын

    Aj codka xalkii loo bahna ayuu dhigay masha allah

  • @khalifdahir9963
    @khalifdahir99632 жыл бұрын

    Sidan ka macan sii hore ee Qadra iyo samatar

  • @hanyaswan1817
    @hanyaswan18172 жыл бұрын

    Aj mashllh wwwwo hees macaan runti keep going huno 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @dallas5609
    @dallas56092 жыл бұрын

    Very good. Close to the original one

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel86252 жыл бұрын

    Heesta iyo musigu wuu isa seegan yahay... waliba teenbada... ha lagu noqdo tumitaanka heesta wax badan ayaa ka qaldan lkn codkoodu waa ok, waliga gabadha 100%

  • @Ak-mu7ow
    @Ak-mu7ow2 жыл бұрын

    Sawtul rahma Nimco Ali Hoosh🔥🔥🔥

  • @hodoudgoon604

    @hodoudgoon604

    2 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @deqaladanmohamed9726
    @deqaladanmohamed97262 жыл бұрын

    Cod iyo kalsoniba waku dhamatay qoftan

  • @medsaid357
    @medsaid3572 жыл бұрын

    waaw cood dahablay nimco cali waxaa lamoodayaa cood ki khadra daher hambalyooo walaalo

  • @nassirmohamed4471
    @nassirmohamed44712 жыл бұрын

    i like the way you dancing nimco and you have very nice voice i love you nacimo

  • @nuraali8671
    @nuraali86712 жыл бұрын

    Hassan Adan Samatar Twin brother

  • @djsuper2627
    @djsuper26272 жыл бұрын

    Good job thank you so much thank you so

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK49142 жыл бұрын

    Isoo qabo fadlan

  • @alibuho2667
    @alibuho26672 жыл бұрын

    Wey. Cod. Mcn. Yihiin. Waad. 👌 keenteen. Heeska. 💯💯

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f11 ай бұрын

    Aj ma Hassan Aden samatar ayu uu eegyahay mashallah keep.going both

  • @solostgen3862
    @solostgen38622 жыл бұрын

    Shuuuuuu I love This Songs🤗👍

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam2 жыл бұрын

    Yaasalaam !!!!! 🌹 🌹🌹🌹

  • @habsanour8485
    @habsanour84858 ай бұрын

    Old is gold, not even close to the original one

  • @amxaar
    @amxaar2 жыл бұрын

    Aj. Fanaan. Buuxa

  • @ceelsheekhofficial4504
    @ceelsheekhofficial4504 Жыл бұрын

    Markaad hees Legends lahayeen aad qaadayso waa inaad tilmaqbi kartaa Erayada heestu waxay ka hadlayso lakin hadaad gqcmaha iska fiiqfiiqdo xataa macnahii heesta iyo Quruxdii ay lahaydba luma7sa playback sumcadiibu ka qaada7 fankiio

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani57912 жыл бұрын

    Gabadha waxay dhigtay nabee halkii ay dhigtay qadra daahir Aadbayna u masrixiyaf fiican tahay lkn AJ 35% ayaan u hayaa

  • @hodoudgoon604

    @hodoudgoon604

    2 жыл бұрын

    Aaahey

  • @abdulkadirfaqi3091

    @abdulkadirfaqi3091

    2 жыл бұрын

    dadki hore lama gaari karo. inkasto la copyen karo ❤ smaatar fanaan buxi karo ma jirto !

  • @maryandhaqane8681
    @maryandhaqane86812 жыл бұрын

    Xasan adan actionfilm

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal55462 жыл бұрын

    Tani waa sheydamad weeyn fanka waan kabaxay ayeey tiri hadana wey kuso kabatay nacas weeye habartaan shiit

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad122 жыл бұрын

    Walahi heestan weykeneyn. Gabdhu cod dheeraa

  • @sommedia1854

    @sommedia1854

    2 жыл бұрын

    Masha allaah raaci hhhh

  • @xilwaali9953

    @xilwaali9953

    2 жыл бұрын

    powerfull voice mashallah 😍

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye64712 жыл бұрын

    Nimco cod edeb mansha allah

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin70542 жыл бұрын

    Wow aj nimca yasalam😍😘

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE2 жыл бұрын

    Gabadhan aj la heeseysa so ma aha farax kaftan saaxibted wey i dhuumatey wa fanaanad weyn codkeda i diley

  • @xilwaali9953

    @xilwaali9953

    2 жыл бұрын

    haa waa ayada runtii farax weyka cod qurxoontahay m.a 👏😍

  • @aisha665

    @aisha665

    2 жыл бұрын

    HEESAHEEDA SO RAADI O BANAADIRIGA AH WAAD YAABI.

  • @mubarigbile5376

    @mubarigbile5376

    2 жыл бұрын

    Best music ever nimco iyo aj waad ka baxsateen

  • @AH-ip7vk
    @AH-ip7vk2 жыл бұрын

    Nimco cali ❤️ ❤️

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78222 жыл бұрын

    Waaaaaaw Nimco cali cod macaan kii khdro kale ah hayaaaaaay war gabadhu cod macaanaa. 👌👌👌👌👌🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘⚘👍👍👍

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa93237 ай бұрын

    Nimco cali mashallah cod qurxoon

  • @abdiazzmohamed7983
    @abdiazzmohamed79832 жыл бұрын

    Nimo Ali sowdu raxma ♥️♥️♥️

  • @deeqomaxamed2609
    @deeqomaxamed26092 жыл бұрын

    Waaw nimaco cali ku jacaliya ina adeer

  • @abdiazizgedi409
    @abdiazizgedi4092 жыл бұрын

    Awesome

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos2 жыл бұрын

    Waaaaaaaaaaw qaali o ween noolaada

  • @abdulqadiraj

    @abdulqadiraj

    2 жыл бұрын

    Ustaad Thnx Waana Ku Faraxsanahay inaan Habeenjaas ka misniqono soo dhaweentaada

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman7932 жыл бұрын

    Nimco cali💕💕

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Жыл бұрын

    Waaw seetahay beey u keeneen 👍🌹🌹

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq8042 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍😍

  • @mubarigbile5376
    @mubarigbile53762 жыл бұрын

    Esh calaaa amazing

  • @abdiali4991
    @abdiali49912 жыл бұрын

    Abdigadir Aj the best of the best

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey Жыл бұрын

    Great

  • @WAAYAJOOG
    @WAAYAJOOG2 жыл бұрын

    Asxan cod

  • @aishakaramasaed3087
    @aishakaramasaed30872 жыл бұрын

    💯💯💯

  • @munacadey7171
    @munacadey71712 жыл бұрын

    Barteeda aye dhigeen heesta wlh xusuus waayo waayo iga dheh

  • @geedicade280
    @geedicade2802 жыл бұрын

    Waaaaaaaaaah waaaaaaah faaniin qaaliya

  • @saidahassan8643
    @saidahassan86432 жыл бұрын

    👑Wooow 👑

  • @deqaladanmohamed9726
    @deqaladanmohamed97262 жыл бұрын

    Nimca Cali wakuwata qof codkedu fadhiyo waxkale

  • @Weriyeindho
    @Weriyeindho2 жыл бұрын

    Esh Qiyaasak 🎸 Caleyk Caleyk

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Жыл бұрын

    Wa laal jecel channal

  • @sabah2356
    @sabah23568 ай бұрын

    Woow

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын

    2wo an kala dhicn 🎶🎵🎧

  • @deeqafarah6809
    @deeqafarah68092 жыл бұрын

    Wawo 😍😍

  • @deqaladanmohamed9726
    @deqaladanmohamed97262 жыл бұрын

    Waku wataa

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali6145 ай бұрын

    lagendkani Xasan aadan wuu u eeg yahayba.

  • @nawalsaid9421
    @nawalsaid94212 жыл бұрын

    oo dafloow ileen fanaan cod macaan baad ahayd niyow xadanteeye maxaa isu tihiin waa isu egtihiinee

  • @jimcaalejimcaale9727
    @jimcaalejimcaale97272 жыл бұрын

    Jimcaale daahir

  • @fatxinuur8248
    @fatxinuur8248 Жыл бұрын

    Kan ruwayda aya ku aqani ileen waa fanan

  • @abdirahmanahmed3977
    @abdirahmanahmed3977 Жыл бұрын

    War heesta waa ku ciyareen waa in magteeda laga qaado kuwan

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel2 жыл бұрын

    Meesha danbe waa off tempo. Kuceliya music iyo codkaba

  • @Borama1960
    @Borama19602 жыл бұрын

    Loving it. ❤ 💋💌💘❤💥💢💯

  • @CadeyAMahad

    @CadeyAMahad

    2 жыл бұрын

    Jhhfeet,!;5_5^

  • @shamsomohamed3369

    @shamsomohamed3369

    2 жыл бұрын

    Cc,6c,

  • @asaljowhar1545
    @asaljowhar15452 жыл бұрын

    Layligu biyuhu daadiya, yaa gartay?

  • @camuurixasan1581
    @camuurixasan15812 жыл бұрын

    Bishaar

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Жыл бұрын

    gabadha yarey khatraaaaayqaranfarxiyeetofariidaaay.

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot63122 жыл бұрын

    Altra tempo

  • @najmaabdulrahman6207
    @najmaabdulrahman62072 жыл бұрын

    Nimca cadey horey usoco quruxey ❤️❤️❤️

  • @Amineeta704
    @Amineeta7042 жыл бұрын

    Waaaf waaf 🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Жыл бұрын

    Leeeeeee ttttttttt who, khateaaaaaayfaraxsaneycaday yarey faceeda karoon faunuusaaaay.marwadumaarooo yareey.iyaaaaaah

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh71312 жыл бұрын

    Hire u soco naciima

  • @suldanoomar8606
    @suldanoomar86062 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣

  • @aliabdinoor6679
    @aliabdinoor6679 Жыл бұрын

    DabaaL deh🤣😂😂😂😂

  • @qulkahashi4250
    @qulkahashi4250 Жыл бұрын

    999

  • @mohamedsaed5524

    @mohamedsaed5524

    Жыл бұрын

    Heestan erayada yaa sameeyey yaa noo shagi kara

  • @abdiroble3317
    @abdiroble3317 Жыл бұрын

    Ì

  • @MohamedAhmed-mw1xh
    @MohamedAhmed-mw1xh2 жыл бұрын

    Momo

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi2 жыл бұрын

    Cod bey heesa qofta🥰🥰

  • @aabijeesaadan1855
    @aabijeesaadan1855 Жыл бұрын

    0

  • @MaxamedxasanXirsi-eg5zt
    @MaxamedxasanXirsi-eg5ztАй бұрын

    Hhhhhhhh

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Жыл бұрын

    Wan kuso boqanay..e nasoboqo

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali65132 жыл бұрын

    Heesaha ha kufsanina

Келесі