No video

Buuhoodle : Sheikh C.naasir iyo Jeel Ogaadeen Wixii ku Qabsaday iyo Qiso Xanuun leh | Go'aan Cafis

Kalshaale Channel
Sh. Cabdinaasir Xasan Dhamac Wuxuu ka waramayaa Sidii looga Qabtay magaalada Buuhooodle dhinaca Xadka itoobiya, Maxkamaddii lagu saaray magaalada Wardheer iyo Qisooyinkii aanu filaynin ee Xabsiga Jeel ogaadeen ee magaalada Jigjiga uu kusoo Arkay.
Wuxuu Cafiyey dadkii shirqoolka u dhigay iyo kuwii dhibaatada u gaystay.
Wuxuu u mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo iyo Raysal waare Abiye Axmed.

Пікірлер: 300

  • @dahirm45
    @dahirm454 жыл бұрын

    Subxaanlaah, ina-ILAY wuxuu dadka iyo diinta gaadhsiiyey Alle uun baa ka goyn kara. Maanta aduunkana wuu kuhayaa aakhirana way u danbeysaa! Shiekh Cabdinaasir Alle iimaanka hakuu siyaadiyo. Waad ku mahadsantahay inaad iska cafisay dadkii dulmigaa kuu geystay

  • @durranofficial8320
    @durranofficial83204 жыл бұрын

    Alhamdulillah Mar hadii macalin c/nasir Oo dib inoogu soo Noqday

  • @user-sd3pv8hn8m

    @user-sd3pv8hn8m

    Жыл бұрын

    Walal reer buuhodlewo waa inaad nimnka dulmiiga ugaystaaey shiikh laa xiisabtantasn Magceii dhulbahante ugo qiimaa badnana wad sidaa reer garaad duuraan ee waraf cali gari

  • @abdurahmanyusuf5170
    @abdurahmanyusuf51704 жыл бұрын

    Macalinkaygi quraanka abdinaasir alle ha xafido

  • @cumaretaofficial7384

    @cumaretaofficial7384

    4 жыл бұрын

    Subscribe isaar wlll

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    4 жыл бұрын

    Firconki ilay iyo tigray iyo shayadintii u kalmeyay Allah adunka iyo akhiro idinku cadab

  • @LoveYou-pn2kc

    @LoveYou-pn2kc

    4 жыл бұрын

    Masalanan k wallah

  • @saynabdirie3207

    @saynabdirie3207

    3 жыл бұрын

    maaixasusata

  • @maryamabdi1630

    @maryamabdi1630

    3 жыл бұрын

    @@LoveYou-pn2kc K

  • @aadanjokeofficial4711
    @aadanjokeofficial47114 жыл бұрын

    Maasha alaah macalin cabdinaasir allaa kaa soo daayey ayaa mahadleh

  • @saynabaadan3062
    @saynabaadan30624 жыл бұрын

    Ilhy ayaa mahadleh kaasodaayay wll abdinasir yusuf adiyo dadkii kaleba waxan kaloo aan lahailmaami karin sida wanagsan eed kucafiday dadkaas kudhibay ilhy bedelkeeda hakusiiyo aamin 😭😭

  • @hindaosman2464
    @hindaosman24644 жыл бұрын

    Sheekh cabdinasir allah ayaa mahad usugnaatay oo kaa soo saaray jeelkii cadaabta ahaa allah haku cafiyo adigana sidii aad ucafisay kuwii dulmiga intaa le eg kuu gaysatay.

  • @Raho339
    @Raho3394 жыл бұрын

    Mohamed AbduLaahi FaRMaaJo Maansha Allaah tabaarakalaah HaGuuLeysTo insha allaahu 😘😘😘

  • @suleimanmohamud6123

    @suleimanmohamud6123

    3 жыл бұрын

    Xaq lama qarin karo farmajo dadnimadi somaliyed ayuu dib usoo ciliyey

  • @suadbalayahchannel1776
    @suadbalayahchannel17764 жыл бұрын

    Aad iyo aad baan uga xumahay dhibaatadaa Soo gaartay sheekh. Ilaahow cimridheer, caafimaad iyo camal wanaagsan sii aamiin 👏👏

  • @shukriali1362
    @shukriali13624 жыл бұрын

    Subxaaba allah walale allaha ku cafiyo adigana

  • @khawlam5008
    @khawlam50083 жыл бұрын

    إنا لله وانا وانا اليه راجعون Brother ha cafinin kuwaas, Allah ma cafiyo. Waa mumaafiqiin, gaalo iyo Yahuud baa kuwaas ka naxariis badan. 😭😭😭😭😭

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf94524 жыл бұрын

    SUBXANALAH ALLA XISABIN KUWA DADKA SAAS UGALAY 😭😭😭😭😭😭😭

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa97333 жыл бұрын

    Shiikha waa salaamayaa, waxaan kuugu bishaaraynayaa in ina ileyna xabsi ku jiro tikreegiina maanta la laynayo oo habaarkiiniina uu ku dhacay oo aan u rajaynayno in la gumaado.

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan20493 жыл бұрын

    MASHA ALLAAH MW FR ALLAHA GUULEEYO AMIIN YAA RABI WAA GEESI DAACAD U AH DADKIISA IYO DALKIISA GUULAYSO GOOR WALBA IYO GOOB WALBA AMIN SOO NOQO ADOO NABAD QABA DAD IYO DALBA ALLAHA GUU FUDUDEEYO XILKA MW EE AAD U TAR TAMAYSID GUULAYSO WAAN KULA JECEL NAHAYE AMIINYAA RABI YAA ALLAAH

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf4 жыл бұрын

    Allaah naguma soo celiyo daalimiinta dadkooda cadaabaya kuwa joogana Allaah hanagaga filaado madax khayr qabtana hanoo keeno kuwa wanaagsan ee joogana wanaaga ha u siyaadiyo

  • @zhafigorse391
    @zhafigorse3914 жыл бұрын

    Sheekh Abdinasir alle haku barakeeyo macalim❤

  • @ayanabdullah3979
    @ayanabdullah39794 жыл бұрын

    Ilaahay baa mahad iskaleh kaasoodayay inbadan waan kusooduceyay adiga iyo dadkale oo reer buhodle ahba o si caddaalad darro ah iyagoo waxba galbsan guryahooda laga qaaday kadibna jeel ogaadeniya lo dhaadhicin jiray

  • @maryammoh1450

    @maryammoh1450

    3 жыл бұрын

    Tolow maxay kusoo jebinjireen subxaanallaah xasbiyallaahu wanicmal wakiil waxa waxaa samaynayaa madadka meesha degaa mise waa xabashi

  • @aliyaahmed4460
    @aliyaahmed44603 жыл бұрын

    Inalillah waina ileyhu rajacuun. Alaxamdullillah allah sheik Allah qabtey cadowga moodow.

  • @awil5645
    @awil56454 жыл бұрын

    Bismlilah Waa dhibaatada Ayleedahay Dowladla,aantu,land.landka Alle hanaga,qabto. Inshaa.allaah

  • @ismailmohamed2290

    @ismailmohamed2290

    3 жыл бұрын

    Ragan Somalia Xukumo Kitabka Alleh Dalka Ku Xukuma Ayaa Laga Waayay Waaa Yahuuuda Waxa Ka Daran Murtadiiin ta Somalia Xukunto Culumada Iyo Dadka Wanagsan Rabin Ragan Haliska Qabto Ban Leeyahay Aniga Waxan Diyaar U Noqday Dhimasho Alleh Mooye Qof Kale Kama Baqaayo Somalia Waxa Xukuma Rag Gaalada Ka Xun Hala Ogaaado

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq4 жыл бұрын

    Somaali haday Aqli leeyihiin hafahmaano Dowlad la'aan Waa Silic iyo Dacdaro. Dowladnimada halagu dadaalo,Insha'Allah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq4 жыл бұрын

    Inaalillah Wa inaa ilahi rajucuun Subxaanallaah😢🙏💔

  • @maryammoh1450

    @maryammoh1450

    3 жыл бұрын

    Illaahay baa mahad dhamaanteedleh waa sax qofkii kucaawita inaad waad mahadsantahay tidhaahdo maasha allaah dulmigu hadhamaado dadkana illaahay hainoo hagaajiyo munaafiqiinta illaahay haduleeyo

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92834 жыл бұрын

    xusuus my clasmate tiriig faarax Kurtin oo aan ka wada baxnay sugsigii sare mareeray 1986 oo degan denmark.. waxaan xusuustaa dagaal qabali ah oo aan maalin galay oo nala xir xiray 1984 tiriig . aamina axmed oo lay dhahay buhoodlay degan tahay.. khadiija cad reer docmay ahayd janadaa noo balana gabdhaheenii qaaliga ahaa.. from holand shiikh allah dulmigaa lagaa galay jazaai,igiisa janaanu ilaahay kuu waydiinay

  • @saaradahi6675
    @saaradahi66754 жыл бұрын

    Dhibaatadan waa in buug laga qoro, waayo waxa Somali ku dhacay waa mid aan la ilaawin karin, Ragga axmaarta u shaqeeya ee Diinta la dagaalayay wali waa free, balse waxay ku jiraan dowlada Somalia iyo maamul goboleedyada. Sheekha buug waa in uu qoraa si jiilasha dambe u ogaadaan dhibta iyo cadawga ummada Somaliyeed

  • @hilalyusufyusuf8672
    @hilalyusufyusuf86724 жыл бұрын

    Ilaahay hanoo cafido M/weynahena ilaahay garabkisa hagalo

  • @faisanuh1522
    @faisanuh15224 жыл бұрын

    Alxamdulillah cabdinasir maxan duceyney in badan illahay na waa naga aqbalay Alxamdulillah

  • @cabdidaruus8576
    @cabdidaruus85764 жыл бұрын

    Alxmdulilaah alxmdulilaah alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h4 жыл бұрын

    Ninkani waa Laandheere imaanka aya ilahay ku Sugay. . Guuleyso Jaalle.

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw Жыл бұрын

    Aamiin waad u ducayssn in ilahay soo hanuuniyo kuwii dhibta wadey waadna cafiday ee ilahay haku xifdiyo

  • @Raho339
    @Raho3394 жыл бұрын

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Allaah 😍

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah61174 жыл бұрын

    Maanshallah dawladeen Allah haw gargaaro

  • @ahmadnuur3195

    @ahmadnuur3195

    3 жыл бұрын

    Waaw wa macalinkaygii wagan yara

  • @axmedxasan3645
    @axmedxasan36454 жыл бұрын

    ilin ayaa iga timi maclin kaygii cabdknaasir yusuf

  • @nastehaadan3625

    @nastehaadan3625

    3 жыл бұрын

    All

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi58902 жыл бұрын

    M.alh rabi hawnaxariiste abwan carays ciise gumaysiyo gobanimadu malaba lays garabdhigaa ilaahay farmajo hano xafido insha alh

  • @issaali6048
    @issaali60483 жыл бұрын

    Asc. Walal Allah ayaa ku badbaadiyey ee farmaajo kuma badbaadin, Allah ayaa mahad oo dhan oo kaa badbaadiyey cadowgii Ethiopia oo aan ogahay wax lagu dhibateyey kaliya ay Islamnimo

  • @makiyahessain4884
    @makiyahessain48844 жыл бұрын

    allaahu xifdiyo macalin

  • @hilalyusufyusuf8672
    @hilalyusufyusuf86724 жыл бұрын

    Inaalilahi wa,inailaahay raajucun ilaahaygii kasoo badbadshay ayaa mahadleh

  • @umamacudumamacud8293
    @umamacudumamacud82934 жыл бұрын

    Waaa morogo إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ alle mahadii mar hadii Lababiyey jeel u gadeen

  • @magool8581
    @magool85814 жыл бұрын

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun! Alle ayaa mahadle kaasoodaayay adigiyo intii kugulajirtyba.

  • @sakiboyboy8669

    @sakiboyboy8669

    3 жыл бұрын

    Beeg and

  • @mudanali2550
    @mudanali25504 жыл бұрын

    Farmaajo 😭😭😭u hiili dadka soomaaliyeed ee ku jira jeelasha aduunka😭😭ax ax silica soomaali jeelasha aduunka.

  • @isiri.2835
    @isiri.28354 жыл бұрын

    WATAAS SOOMAALIDII WALEE NIN DAMIIR LEH BAATAY WUU ARKAY IN SOOMAALI QARAABO IYO WALAAL LAHAYN QABIIL ISKA DAAYE:

  • @fatumaking3545
    @fatumaking35454 жыл бұрын

    Kuwa dawlada diidayow imisay kasoo daayeen jeelasha aduunka bal soomaaliyey ilameerayso ool laga furfurilayahay coldoon miyaa umad soomaaliyeed sidaa ugu hiilin lahaa shacabku waa inay isgarab tagaan dawladooda wanaagsan

  • @craxmaansoodaani652

    @craxmaansoodaani652

    4 жыл бұрын

    Masina ka coldoon lagu xidhay iyo jeel ogaden hasimin 2 jeel coldon jeel somaliland casharo ayu udhigayey maxabista jeelka

  • @laylohasan4069
    @laylohasan40694 жыл бұрын

    Alle ayaa kaa soo badbaadiyay alxamdu lilaah waa dulmi weyn allaa cidkasta abaal marin

  • @laylohasan4069

    @laylohasan4069

    4 жыл бұрын

    😢😢😢😭😭

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82613 жыл бұрын

    Illaahow thaalimiinti Tigray iyo kuwii dabadhilifka u ahaa dib hanoo Tusin ayaga oo umada hortaagan oo xil hayo.

  • @aayanaayan6338
    @aayanaayan63384 жыл бұрын

    Goor dhaw ogadenia way xor noqon doontaa insha allah 🤲🤲🤲

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed60683 жыл бұрын

    Subhanallah...Somali people are being punished in this world and only Allah knows why but u can imagine the Somali society has committed so much atrocities that Allah is showing them to respect each other.

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_4 жыл бұрын

    Alxamdulilaah macalinkaygii dhawr jeer buu kitaab ii mariyay

  • @sharmarkejamac18
    @sharmarkejamac184 жыл бұрын

    Dad hore oo dhibkan oo kalena ka sheekaynayna wan arkay Allahii kaa soo bad baadiyey umahadceli

  • @aliadam180
    @aliadam1804 жыл бұрын

    اللهم اكفني شر أصحابي أما أعداءى فانا كفيل بهم

  • @rodaarab4122
    @rodaarab41223 жыл бұрын

    Ax ax allah ba ku qadaray sheekh Alxamdulilaah kana soo badbaadiyey 😭

  • @maryamahirey7679
    @maryamahirey76793 жыл бұрын

    Asc subxaan allah 🙏🏼🙏🏼👋👍👍😍💚💚💚

  • @dekaways1252
    @dekaways12523 жыл бұрын

    Xaqiiq jig jiga ayaan joogay macalinkyga markii lasoo xidhayna waan ka war hayay anagoo xitaa go’aan ku gaadhnay inaan wax u geeyno aniga iyo arday kale oo kuwo uu macalin u ahaa iyo kuwo kaleba iskugu jirna lkn aysan noo suurtoowin alhamdulilah aakhrikina alle waa ka soo furtay waana ku faraxsanahy inaan maanta arko isagoo free ah macalin cabdi naasir

  • @ashajama8864
    @ashajama88642 жыл бұрын

    Sheikh Khayr Allaha siiyo Allaha xafido

  • @sahracaday5669
    @sahracaday56694 жыл бұрын

    Macalin c/naasir murugaynoahayd intad xidhnayd

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow76894 жыл бұрын

    Inaaa lilah wainaa illahiye rajajuun

  • @abdiaxmed5607
    @abdiaxmed56073 жыл бұрын

    Alle cadbta haku fogeyo ina iley umada islamka u dhibay

  • @salmaancishqi3083
    @salmaancishqi30834 жыл бұрын

    😭😭😭😭 wlhi bilahi tolahi masssage Qorayo indhahyga ilmo kasocata 😢 Markiiii uu yiri farmajo markiii oo la dortay ayaaa no sababy inaaan xoriyad helo 🥺🥺😢😢

  • @baarrichannel2465
    @baarrichannel24654 жыл бұрын

    Subxaanalaah xasbunalaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fowziaqurux7127
    @fowziaqurux71273 жыл бұрын

    Ilaahey haku xifdiyo Khalid yatare xaguu ku dambeeyey

  • @abdirahmantimajilic8330
    @abdirahmantimajilic83304 жыл бұрын

    Alxamdulilah ilaah baa mahad iska leh adeer xoriyadaadii kuusoo celiyay

  • @OodweyneNewsonline
    @OodweyneNewsonline4 жыл бұрын

    macalinku/waa/macalin/aad/ucodmacaan/masjidka/musujaamac/waxa/uuka/ahaa/iimaam

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah61174 жыл бұрын

    Inaa ilayhi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed6194 жыл бұрын

    Walaal aad iyo. aad oga xumahay waxii kugu dhacay

  • @nafisaabdicasiis1724
    @nafisaabdicasiis17243 жыл бұрын

    Ale ayaa hadale noosurtagaliyeye inaada nosonoqoto iyo dhamaan dadkii kaqaybqaatay maclin c/nasir maclinkaygii maxadka ale hakubarkeeyo hankucafiyo hankaa abaal mariyo dadkii kudhibay ee adacafiday hakusiiyo ajar iyo xasanaada anlasookoobikarin aaaaamin aaamin yaa raxmaan

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes12363 жыл бұрын

    Tigray , Allah muf ha ka dhigo

  • @cumaretaofficial7384
    @cumaretaofficial73844 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @dahabodahir95

    @dahabodahir95

    4 жыл бұрын

    Masha allah farmaajo guul guul guuley

  • @user-ed5th2le3x
    @user-ed5th2le3x4 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan25104 жыл бұрын

    Alxamdulilaah ilaaahaygii faraj idiinka furay walaahay waan iska ooyayaa aduunka maanta waxaa lagu jiraa wakhtigii nabigeena caleehi salaatu wasalaam sheegay oo uu dhahayey dadkii laisku aaminay ama xukuumad ha ahaato ama dhakhtar ha ahaato abamba saaxiib ha ahaadee baa dadka dhibaateeyn doono marka walaalo samir iyo iimaan alaah subxaana watacaalaa hakusiiyo adiga iyo itii islaamka aheeyd ee meeshaa lagu dhibaateeyeyba subxaanalaah waxay ahaayeen dad doofaaro ah oon damiir lahayn oo Samiir kooda dhintay subxaanalaah waa dad gumeeysigii maskaxdooda dhaamaj badan ugeeystay oo sida xoolaha unool ilaa qofna Samiirkiisa masiinayo in qof bani aadam ah sidaa loola dhaqmo iska daa qof Muslim oo walaalkiis ah e!! Waa bilaa Samiir bilaa Diin xayawaanka xataa laguma tilmaami karo ilaa xayawaanka ilaaahay waxa uu xayawaan ooga dhigay in la intifaacsado oo kuwaas waad umadaha aduunka ayagoo jooga intaasoo habaar iyo cuqubo xambaarsan waxay ahaayeen umad ilaaahay dadka kadulqaaday ilaaahayba dib uguma soo celiyo ishaa allaah deegaan kasta oo umada muslimka ku nool yihiin subxaanallaah

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed41632 жыл бұрын

    Askarto maysan somali ahayn Nolosha alle haku cadsbo amiin yarani

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl3 жыл бұрын

    Allah idinka soo saray farmajo waa.nin muuqda

  • @hodanc6255
    @hodanc62553 жыл бұрын

    Marka hore Allah u mahad celi sababta sodenta waxa laha abi axmed o abihi u Muslim yahay farmajo side ku so dayn kara asagaba qof dhibi xatis ba wuxu aha qofkan adomada u mahad celin Allah uma mahad celiyo

  • @manshaallhmohamed7881

    @manshaallhmohamed7881

    3 жыл бұрын

    marka koobad mdax waynihiisa sodayay ilahay kasokow

  • @mudanali2550
    @mudanali25504 жыл бұрын

    Jahaneba alle if iyo aakhiraba haku xukumo waxii dulmigaa galay😭😭

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs1763 жыл бұрын

    Waxa saas dadka u gelayo miyeysan somali ahayn🤔🤔

  • @ahlamahlam3887
    @ahlamahlam38873 жыл бұрын

    Subxanallah masomaiya waxa xukumo xabseiga mise itobiyan xaram caleykum dheh duli waye kuwa sida kuugalay😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @edelsom5948
    @edelsom59484 жыл бұрын

    الله ينتقم كل من كان له يد ما اصابهم الله يجازي رئيس محمد عبدالله فرماجو

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf27554 жыл бұрын

    Macalin haqarin ragii gumaysiga u shaqaynayay dadku hayska ilaaliyee!!!!

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed9762 жыл бұрын

    Asc shiq yare ilahii kaa soo fakiyay ayaa mahadleh alxamdulilh

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed9762 жыл бұрын

    Asc shiqa cadawgu kushubi jiren xarka ilahey hasoo qabto ayaga iyo daba dhilifkoda aamun amin muslinkii eydile

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah61174 жыл бұрын

    Intii dhimatayna Allah haw naxariisto

  • @sahracaday5669
    @sahracaday56694 жыл бұрын

    Masha alaah mcln ilaahay bakasosaray

  • @nawaalxirsi2132
    @nawaalxirsi21324 жыл бұрын

    Inaalihh wainaa ileyhi raajucuun

  • @tazniimy9061
    @tazniimy90614 жыл бұрын

    Eebe haku cafiyo adigana.

  • @dagandagan3385
    @dagandagan33853 жыл бұрын

    Farmajo wa nasri ilahay sodiray

  • @hodanawil8591
    @hodanawil85914 жыл бұрын

    Sory allahbaa mahadleh kasoodayay sheekh abdinasir runtii waa murugooday lkn Allahbamahadleh kasoodayay

  • @yurubhassan8794

    @yurubhassan8794

    3 жыл бұрын

    Ilahye haka Abaal mariyo kuwii dulamiga kugeestaya runtii walhi waan ooyaya

  • @maryannur4654
    @maryannur46544 жыл бұрын

    Allaxdulaahi.shuri.bilaalmiin

  • @fatumaking3545
    @fatumaking35454 жыл бұрын

    Hadaysteen dawlada mustafe hogaaminayov waa nabsi baxe

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah61174 жыл бұрын

    Allah baa xisaabinaya kuwii sidaa dadka u ciqaabayey ama Muslim hasheegteen amase gaal hanoqdeen😭😭😭

  • @dubad7229
    @dubad72294 жыл бұрын

    Ilkadheer hada waxay u baroortaan cabdi ilay iyo tigreegii wabay naclatulaahi calaykum gumaysi jecelaa iyo in lararto

  • @abdirahman1384
    @abdirahman13843 жыл бұрын

    Macalin C/naasir Alle Hakuugu Abaal gudo Ajri iyo Xasanaat aan tiro laheyn Samirkii aad Muujisay dartiis , waxaana Filaa in Alle uu kuugu sharfay dhaqangelinta Quraanka iyo Macalinimada aad ardayda ku kobcineysay kalaamkii Alle, waxaa uu Nabiga Salalaahu Caleyhi Wasalam noo sheegay in Alle markuu Jeclaado Aduunkiisa uu imtixaano Dunida Korkeeda , إن الله إذا أحب عبداً إبتلاه Kuwii Dulmiga iyo hagardaamada kuu geeystayna Alle wuu udulqaadanayaa intey katowbad keenaan oo xaliyaan dulmigooda hadii ay kusii sugnaadaana Alle wuu u Qabanaa ilaa laga xanuunjiyo Dunida korkeeda Qiyaamahana xisaabteeda waa Sugeysaa. nabiga salalaahu caleyhi wasalam ayaa nayiri إن الله ليملي للظالم حتى إذا أخذه لم يفلته Warbixintan waa markii iigu Horeysay aan Arko sidaas ayuu Qoraalkeyga usoo Daahay.

  • @munaabdilaahi6652
    @munaabdilaahi66523 жыл бұрын

    Alxamdulillaah msr hadii alle ha so daayay

  • @khaulahsiraj4247
    @khaulahsiraj42474 жыл бұрын

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @monaadam3233
    @monaadam32334 жыл бұрын

    Masha allaah illaah baa kasoodaayey

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali88723 жыл бұрын

    waa calool xomo yaarabi

  • @ummuaasiya749
    @ummuaasiya7493 жыл бұрын

    ilahay ba la xisabtamaya kuwa

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan66883 жыл бұрын

    Waxas dadkan sidas ugalay wa somali intas halatogtan dhihi lahaa

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed9762 жыл бұрын

    Umadda muslinkaa ookudhimaty itobiaeya alaha unaxaristo amin amin farmajona gul ayan leyahy shiqan ayaa alh so fakiyay gulbanleyhy asc

  • @a.m.k9976
    @a.m.k99763 жыл бұрын

    Wixii idinku dhacay danbi dhaaf Allaha idinka dhigo Madaxweyne FARMAAJO Qofkii caqli leh wax badan ayuu u qabtay ummadda Soomaaliyeed heybaddii Soomaalida ayuu dib u soo nooleeyay.

  • @aesthetic_toxician8632
    @aesthetic_toxician86323 жыл бұрын

    Somaliyay waxad umuqataan in libta dowlada ad u diideen gaalkana ad ugo shihiin abi ad ku meraysaney san dowlada hada jirto maxaanista meelo badan bey ka soo dayaey marka asaga ayaaba afkiisa ku sheegaya hadana wad xaqireysan waa waxa halka na dhigey qalbi dhagaxna farmaajo in lagu ceebayo bey aheyd shaq siyad ba ka dan beeyay o sirdoonka ahaa oo gumeystaha la shaqeysto dowladana ku jiro

  • @Silver-Murphy
    @Silver-Murphy2 жыл бұрын

    Xabsiga dhexe ayaa la dhahaa yaakh Iskadhaafa magacan

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool90503 жыл бұрын

    Masha allah shiikh c/naasir

  • @jookar1143
    @jookar11433 жыл бұрын

    Waynu aargoosan inshllh

  • @reactwithme1917
    @reactwithme19172 жыл бұрын

    It’s bad situation but what happened now Tigree Allah give them their own problems😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡💔ℹ️😡👎👎🛑😳😳😳🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @kawsarqueen1061
    @kawsarqueen10613 жыл бұрын

    Allhe ayaa kaaso daayay macalin c/Nasir