Sidee lagu helaa dhalashada Angola, oo Somalida aanu qofna ka haysanin

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 53

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Жыл бұрын

    👋 Wey Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Gudoomiyaha Jaaliyada 🇦🇴 Angoola,Sharmaake.

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын

    Somalidu dad wanaagsan maha Haday wanaagsan yihin dalkoday Dhisan lahayeen .

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Жыл бұрын

    Mr Hereri Thanks Well done

  • @cabdulqadirdhere-vb4ww
    @cabdulqadirdhere-vb4ww Жыл бұрын

    Mahadsanid hareri sidad nola wadagtay warbixintan

  • @adenjibril7974
    @adenjibril7974 Жыл бұрын

    Tnx for ur information Hareri

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt Жыл бұрын

    Cabdisalaan hereri Mashallah ❤

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 Жыл бұрын

    Sharmaake Abdi Xaaji Xassan Gardheere❤❤❤❤

  • @Haffyy
    @Haffyy Жыл бұрын

    Uncle hereri big legend💯💯♥️

  • @ismaacil-fw7vx
    @ismaacil-fw7vx Жыл бұрын

    Side lagu tagaa

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Жыл бұрын

    Masha,Allah Gudomiye Sharmarke iyo Mudane Hereri waad mahadsantihiin.

  • @ahmedhussienabdillahi7341

    @ahmedhussienabdillahi7341

    8 ай бұрын

    Bro w side nolasha Angola 🇦🇴 qof heysta passport somalia 🇸🇴 side ayuu ku tagi karaa shaqo ma leedahay

  • @wardoonacademy

    @wardoonacademy

    8 ай бұрын

    @@ahmedhussienabdillahi7341 Walaal Visa Angola waa in aad raadsataa, sidaas ayaad ku imaan kartaa, shaqada hadda wey adkaatey, qof maalgashi sameeyn kara ayey ku haboon tahay.

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Жыл бұрын

    Asc eee hareri

  • @cabdulahixirsi6293
    @cabdulahixirsi6293 Жыл бұрын

    Asc

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Somalida Angola doing good 👍 🇦🇴

  • @ahmedhussienabdillahi7341
    @ahmedhussienabdillahi73418 ай бұрын

    Angola wa sidee nolasheeda passport somalia 🇸🇴 😊malagu tagaaaaaa wa side shaqadeeda jo fursada nolasha

  • @faisalsaidmahamud7484
    @faisalsaidmahamud7484 Жыл бұрын

    Hereri waa kusalaamay

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Жыл бұрын

    Cabdi salaan hareri company 🇷🇼 Rwandan sided ula xidhidhna please naga caawi

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    2 ай бұрын

    War ma heshay isoo qabo ana xog yar waan ku hayaa

  • @Abdirahman_24

    @Abdirahman_24

    2 ай бұрын

    😮😮

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Жыл бұрын

    Herheri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Жыл бұрын

    Maxaad dhulkooda uga saaraysaa?

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Жыл бұрын

    Angola in aan imaado rabey ,kaneeco xun leedahay dhalinyaro badan u dhintey maleeriya.sidaa daraadeed waan iska daaye.

  • @hajji384

    @hajji384

    Жыл бұрын

    😢😢 walahi runmiya nio , inaa aado rabay shaqooyin

  • @ahmedmukhtar4438

    @ahmedmukhtar4438

    Жыл бұрын

    @@hajji384 ZXP kneeca danteena ka weeyn

  • @hajji384

    @hajji384

    Жыл бұрын

    @@ahmedmukhtar4438 sax, intee joogtaa hada

  • @cabdiraxmanaxmad3438

    @cabdiraxmanaxmad3438

    10 ай бұрын

    ​@@hajji384 War ma baxday sxb angola ma jooogta

  • @hajji384

    @hajji384

    10 ай бұрын

    @@cabdiraxmanaxmad3438 Maya sxb Somalia kulaabtay

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Жыл бұрын

    💰🥺🥺🥺❤️🥺❤️❤️❤️❤️

  • @ibrosshafad
    @ibrosshafad10 ай бұрын

    Meqa kuheli kara visa angola anigo wata passport kenya

  • @lulali8651
    @lulali8651 Жыл бұрын

    Maxad somalida Angola ugi tareesaa dhibaa alle nasiiyeey ciida xun waa inaan dalka ka qabanaa.

  • @fitahqooryare3300
    @fitahqooryare3300 Жыл бұрын

    Dhalashada angola dad heesta anigaaba arkay waliba passport Angola ah ayay wataan

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Жыл бұрын

    💰💰💰💰💋💋💋🥵🥵🥵💰💰🥺💰🥺🥺❤️🥺❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdishakur6516
    @cabdishakur6516 Жыл бұрын

    😂waa yaab angola 🇦🇴 maxaa yaal

  • @maxamedabdallemaxamed2741
    @maxamedabdallemaxamed2741 Жыл бұрын

    Somalia is not easy bcs Somali people has many chances that couses 📦

  • @IlkacaseIlkacseqeys-cj3ti
    @IlkacaseIlkacseqeys-cj3ti8 ай бұрын

    Dhinaca dinta ka waran

  • @somalia568
    @somalia5687 ай бұрын

    Angola waa wadanka africa ugu fiicaan bishii 800$ baaa lagu shaqeeya waa lacag 500 kuwanza

  • @alimohamed9960

    @alimohamed9960

    6 ай бұрын

    Sxb halkee joogtaa adiga Angola 🇦🇴 miyaat jogtaa

  • @zeynababdirizakh921

    @zeynababdirizakh921

    5 ай бұрын

    Walal intee jogtaaa

  • @abdallahamza2439
    @abdallahamza2439 Жыл бұрын

    Waxa ubahanahy angola ina shaqo u imado maheli karaa visaha angola

  • @hajji384

    @hajji384

    Жыл бұрын

    😂 ma israacnaa

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Жыл бұрын

    Soomaali badan ku nool Southafrica jecel in yimaadaan Angola ,sharci la'aanta dhibaato.

  • @maxamedahmed-yg6uk

    @maxamedahmed-yg6uk

    Жыл бұрын

    South africa ayaan usoo socdayba indere ma ma Angola ka fiican baad leedahay

  • @fatahwajaale3935

    @fatahwajaale3935

    Жыл бұрын

    @@maxamedahmed-yg6uk South africa waa dal hore marsan hawo fcn lkn sharciga adag yahay qof cusub sida ku helo ,dambiyo sa'iid ka dhaco ,dhaqaalo xumo & shaqaalo la'aan weey ka jirtaa. Inkastoo dal weyn yahay nasiibkaagi heli kartid. Angola waa dal 27sano dagaal ka socdey caafimaadka liito ,maleeriyo xun leedahay ,lkn Angola waa qeyraad leh ,amni ,waa in heytaa gacan qabsi ,isku koob Koonfur afrika ayaa fcn .waa hadaad sharci heleysid .

  • @jamalmanchesterawi6179

    @jamalmanchesterawi6179

    Жыл бұрын

    Wllo adoo raliya Suaal aan ku wydiiye Adi ma angola aad joogta?

  • @fatahwajaale3935

    @fatahwajaale3935

    Жыл бұрын

    Maya S.a

  • @jamalmanchesterawi6179

    @jamalmanchesterawi6179

    Жыл бұрын

    @@fatahwajaale3935 Ok wllo Xagaan kala soo xidhiidhi kara

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Жыл бұрын

    SCW HERERI MAALINKASTA MAMEEL BAAD TAGTA WAKHTIGAGA INTE U QAYBIYSE QURANKA RERKAGA WLIDKA SOM ALIDA QUURANKA AANIGU WAAN YABAYE MAXAD RACDA INTA MELOD AAN KUGU ARKAY WAAN YAABA INTA AAN KUDAWADEY WAXA IGA QOSLIYEY MARKI NINKI LAGU YIDHI ISASO CADE OO LOGA JEEDO YAA KU GAARANAYA OO DANBASKA ISASOO MARIYEY NINYAHOW HADI ILAHAY WAX KUDHIIBEY DADKA INTA KARANKA CAAWI INBADAN BAAN KUDAWADA HINDI SOM SO SHEGTAY

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Жыл бұрын

    wareysi aad ay dadku ugu bahan yihiin ayaad nala wadag tay mahad sanid( wariye weeyn Abdi salaan Herari )

Келесі