No video

Buugga Faca Koraya | 10ka qodob ee lamahuraanka u ah dhallinta waayahan | hagitaan iyo halbeeg.

Lodka dhallinta ah ee kacaya waxyaabaha murginaya iyo arrimaha ay u baahan yihiin in ay kala fahmaan ayuu aad uga saacidayaa.

Пікірлер: 259

  • @sahanka97
    @sahanka973 жыл бұрын

    Iqra Online Bookshop. Degaannada kalena insha allaah wuu gaadhayaa dhowaan. Hargeysa: +252634125122 Garoowe: +252905297166 Jigjiga: +251914968083 Burco: +252634026466 Berbera:+252634341184 Boorama: +252634569020

  • @nimcocawil1608

    @nimcocawil1608

    3 жыл бұрын

    Walaalo aadan sidee ku noqon karaa aqoon yahan walaalo

  • @maymuunalihassan7292

    @maymuunalihassan7292

    3 жыл бұрын

    Wallahi wll aniga waan rabaa lkn ma awoodo in aan gato PDF malaga dhigi karaa

  • @abdiaziizgraphics1030

    @abdiaziizgraphics1030

    3 жыл бұрын

    Wll Mogdisho ayaa jogaa xitaa pdf igu soo dira

  • @ibrahimmohamedomer4889

    @ibrahimmohamedomer4889

    3 жыл бұрын

    @@nimcocawil1608 wax badan akhri, oo akhriska caado ka dhigo.

  • @sahrasiman3385

    @sahrasiman3385

    3 жыл бұрын

    Walal kismayo ayan jooga pdf xita malaga heli karaa

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha25433 жыл бұрын

    Nabi muxammed ku dayda isagaa u fiican inta lagu daydo

  • @mohamet_cazka
    @mohamet_cazka3 жыл бұрын

    ramadan Kareem umada islaamka ee ku xidhan channelka sahanka xogaha🥰

  • @kafahassan4573
    @kafahassan45733 жыл бұрын

    Walaalayaal noo soo duceeya magaalada muqdisho caawa saaid ayey u qasantahay walaalayaal noogu duceeya in mucaaradka iyo dowlada qoryahay dhigaan si aanan ugu noqon 1991

  • @ahmett5835

    @ahmett5835

    3 жыл бұрын

    Allah dhibka iyo xumantaba haydinka qabto

  • @hh6ijgg
    @hh6ijgg3 жыл бұрын

    Walaal Aadnow! Marka horreeto dedaalka iyo juhdigaa aadku jirto rabbi hakula garab galo. Waata labaade, buugga fadlan qiimihiisa haka baddinina $7-$6 qiimihiisa wallow waqti idinkaga baxay! Lacag mahaysanno ka dhallin ahaan.

  • @amirmovevo
    @amirmovevo3 жыл бұрын

    Waxan jeclahay Sida Afsomaliga Ugu hadasho Afsomaliga aad Aya utaqana keep going legend

  • @fathihaipesaid
    @fathihaipesaid3 жыл бұрын

    Aqoon yahan hiigsigiisu yahay bulshadiisa oo indheer garad ah wll aadan sahan alle haku xafido aqoon yahan

  • @elmiroble4608
    @elmiroble46083 жыл бұрын

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

  • @osmanhussainosman3962
    @osmanhussainosman39623 жыл бұрын

    Aadanoow Alla haku xafido Waxaad maga caawisaa Buugaagtaada Sidey kusoo gaari lahaaysen Magaalada Muqdisho Mahadsanid

  • @cimralsuhuur8898
    @cimralsuhuur88983 жыл бұрын

    Muuqalkani wuxuu isoo gaadhay xili aan ku jaahwareersanaa sidii aan mustaqbalkayga u wajihi lahaa. Anoon kana tagayn diintayda iyo dhaqankayga toona. Dhmnten sida xaqa ah rabi hayna garansiiyo Adna khyr aduun iyo mid aakhiraba alle haku siiyo wll aadam

  • @mohamedkaraamo6041
    @mohamedkaraamo60413 жыл бұрын

    Manzho allah afsoomaaliga ilaalintii qayb weyn buu ka qaadanaya inta erey ee afsoomali ah ugu cusub ee aan ka dhex arkay keep going zhp

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail7153 жыл бұрын

    Hambalyo brother Keep going aad iyo aad ayaan u xiiseeyaa muuqaladada qiimah badan

  • @baldaawo-chenal7095
    @baldaawo-chenal70953 жыл бұрын

    Jaza kallah adan khadar

  • @abdirisakali8554
    @abdirisakali85543 жыл бұрын

    Illaahey ha ka Abaal Mariyo wll insha Allaah wxuu noqon dona aqoon rasamal noo ah jiil wanagsan ayaa noo soo bixi donta haddi wanaga laga shaqeyo

  • @alishire2125
    @alishire21253 жыл бұрын

    Maasha allah jazaaka allah khayr wllo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali26953 жыл бұрын

    Jimcaha april 30 duca wadareed ha loo duceeya XAMAR nabadiisa alla bari iyo ducu alla bari iyo ducu alla mahadle alla weyn

  • @azwaan_abdirahman3799
    @azwaan_abdirahman37993 жыл бұрын

    Mazha Allah alle ha ku xafido wllky💚

  • @ayaanshuuriyaa1542
    @ayaanshuuriyaa15423 жыл бұрын

    Masha Allh jzklh khayr

  • @saidahashi9921
    @saidahashi99213 жыл бұрын

    Wad ku Mhdsan thy hordhaca buuga naga siisay wll 💯 malin dhawayd bn arkay ciwankisa iso jiitay lkn ma iibsan channelkaga mudo 3 bilood ah bn ku xiran nahay waxana ka helay xog iyo aqoon badan badan Dadka waxa ugu khayr badan kan dadka anfaca Allah ku barakeeyo cilmigaga iyo caqliga iyo cimrigaga

  • @abdiwakiilmaxamed7817
    @abdiwakiilmaxamed78173 жыл бұрын

    Mahadsanid Ustaad🤛

  • @moaamincadeh7833
    @moaamincadeh78333 жыл бұрын

    Mahadsanid wll adaan 🙏

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel94163 жыл бұрын

    Walal aadan waxaan ahay arday jooga dalka massar buugaan iyo boogag badanoo adiga aad turjintay ayaan si wayn ugu baahneyn noo soo dadaal wallo allaha kula garab galee wax badanban ku sygeynayee

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir57573 жыл бұрын

    Wall aadan buugan wan ubaahanahy ethiopia addis maka helaa 💯💥🥰

  • @jabirmohaali3138
    @jabirmohaali31383 жыл бұрын

    Ustaad Aadan Allah haku sharfo🙏

  • @craxmanibraahin1221
    @craxmanibraahin12213 жыл бұрын

    Inta iga dambaysa like saar sxp aadanow adna wanku salamay

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid20013 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir53293 жыл бұрын

    Adanow inta Djibouti jogta bugga side u helna🇩🇯🇩🇯

  • @abibare3374

    @abibare3374

    3 жыл бұрын

    Catuuti online market jabuti ayad ka helikartaa sxb

  • @theworld6815

    @theworld6815

    3 жыл бұрын

    Nio sxb lambrkad kla xidhiidhi lahayd sowka comatiga yaalee ka baadh

  • @t-hassanmalim9972
    @t-hassanmalim99723 жыл бұрын

    Jezekalahu qeer aqii..aadan Ramadaan mubaarak

  • @Waliabdimahamed
    @Waliabdimahamed8 ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail20732 жыл бұрын

    Mashallah walal mahadsanid adan

  • @abdi-fatahmohamedamine534
    @abdi-fatahmohamedamine5342 жыл бұрын

    Merci frère.

  • @waxwalba1542
    @waxwalba15423 жыл бұрын

    Legendary aadan khadar cali muuqaalada soobadi talabaad codkaa yare hoose xagaan kahelnaa

  • @mahamudh6983

    @mahamudh6983

    3 жыл бұрын

    اهات اسلاميه

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal1011Ай бұрын

    Allh hakubarakeeyo waxbadan aya uhaysa umada jiroo jooga wll aadan sahan ❤❤❤❤❤

  • @ahmednuurabdi9555
    @ahmednuurabdi95553 жыл бұрын

    Asc aadan qadar waan ku salaamay sxp waad mahadsantahay walall

  • @farhiyoali7571
    @farhiyoali75712 жыл бұрын

    Habaryar ALLE haku barakeeyo Adookelena hano badiyo

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh57363 жыл бұрын

    Mahadsanid aaxib

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @theworld6815
    @theworld68153 жыл бұрын

    Run ahaanti mabda an horan u rumaysnaa waanaan sii wadayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @barbaariyeislaamik5937
    @barbaariyeislaamik59373 жыл бұрын

    masha allah

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed8753 жыл бұрын

    Wcs wr wb Mahadsanid wll adan❤🥰👍

  • @muunaaxmed765
    @muunaaxmed7652 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @cabdideheeye7214
    @cabdideheeye72143 жыл бұрын

    masha.alaaha.sxb.alaha.ku.sharfo.

  • @muzamilmohamed5271
    @muzamilmohamed52713 жыл бұрын

    Sxp mahadsanid lkn aniga kenya ayaan joga buuga halke ka heli karaa shukran wll

  • @iloveallah8454
    @iloveallah84543 жыл бұрын

    Aadam libaax allaha ku xafdiyo

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын

    Thanks

  • @deeqaaxmed9240
    @deeqaaxmed92403 жыл бұрын

    Alle haku karaameeyo

  • @maaragtay3681
    @maaragtay36812 жыл бұрын

    waw adansahan gulayso

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid95703 жыл бұрын

    Macalim aadam😍

  • @harunabdinur1335
    @harunabdinur13353 жыл бұрын

    Finally First person

  • @deeqaaxmed9240
    @deeqaaxmed92403 жыл бұрын

    Wax waan taageeraa oo adiga ayaan aad kuu taageeraa sh mustafe, erdogan , saddaam xusseen ayaan aad.u jeclahay.alle haw raxmadee

  • @Pariira1300
    @Pariira1300 Жыл бұрын

    Mahadsanid walaal, run ahaantii waxaad tahay indheer garad alle cilmiga ha kuu siyaadiyo. Buuggan dhan kasta waad ka hagaajisay waxaa ugu sii mudan waa faallada ereyada ku mahadsanid sida aad xil isaga saartay dhawridda afka hooyo ❤

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71163 жыл бұрын

    Manzha alh buuga faca koraya runtii waa buug kamida buugata aan sugeynay inuu so baxo ustaad Aadan ilaahey misaanka xasanaadka hakugu daro dadaalka aad galisey turjumada buugaas iyo kii hore iyo weliba kuwa aad so wadoba wll

  • @heersare3662
    @heersare36623 жыл бұрын

    waad iga yaabsatay lkn wax walba waxa ka xoogan rabitaanka iyo goaanka dhirananta leh💕💯

  • @user-mz2xo3fu5k
    @user-mz2xo3fu5k3 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts3 жыл бұрын

    Ilaahay hakaa abaal mariyo shaqada aad u hayso umadda

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf
    @GaraadSaleemaaan-ws3pf8 ай бұрын

    Well done❤

  • @daahircanda7273
    @daahircanda72733 жыл бұрын

    Inaad isoo jawaabto baan rajeynayaa zxp

  • @user-ql8ci8pj6x
    @user-ql8ci8pj6x3 жыл бұрын

    Muuqaldad Si xasilooni ah ban ku dawaan jiray cawa se anago khalkhalsan ba kolba xoga yar daawan ilaah dagaalka iyo xabada inagu socta hana hareer mariyo degnan aan ku afurno xita maan helin allow ino gar gaar yaarabi

  • @maxamadcumar8217
    @maxamadcumar82173 жыл бұрын

    Masha Allah wll waxbadan da,da qabaty Ee haka dalin

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen76593 жыл бұрын

    Buugaagta horumarinta gansiga kahadla magacyadooda ii soo gudbi mudane

  • @Lander6656
    @Lander66563 жыл бұрын

    Abtiyaal wax pdf ah majire wiilka ha xiijinina wakhti bu glyay marka bilaash ku qado caqli gal maha

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey62333 жыл бұрын

    M.a waa buug fcn

  • @muunaaxmed765
    @muunaaxmed7652 жыл бұрын

    صلى عليه وسلم

  • @abdisaid82
    @abdisaid823 жыл бұрын

    Manchallah 🖤

  • @axmedcumar4147
    @axmedcumar41473 жыл бұрын

    Wll waxaan ka mid ahay dayarta ku xidhan sahanka xogoaha waxaan jeclaanlahaa inaad ka soo hadasho ujeedkii iyo danta laga lahaa filmka Holly woodka ah ee captain Phillips oo laga dhigayo somaalida dad budh cad badeeda aniga fikirkayaga thanks bro 👍👍

  • @basketballhope2602
    @basketballhope26023 жыл бұрын

    Wax wacaan baad dhalintada uu tartaay walal Aadan alle akhiro iyo addunba ha ku sharfo walal

  • @user-us8qf8vp3w
    @user-us8qf8vp3w2 жыл бұрын

    M.a sxp qali keep going

  • @abdulrahmanhasan9242
    @abdulrahmanhasan92423 жыл бұрын

    Xageen kahela bugan Europe malaga helaya wllo qaali mise dalbankara

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @maaragtay3681

    @maaragtay3681

    2 жыл бұрын

    masha allah

  • @GaraadSaleemaaan-ws3pf
    @GaraadSaleemaaan-ws3pf8 ай бұрын

    Never ever give up Allah is on your side you cannot lose 👉

  • @abdillahisamireh1344
    @abdillahisamireh13443 жыл бұрын

    Adan wanku slamay sxb ano joga gobalada dhexe somalia halkeen kahela buuga mahadsanid wll

  • @sacadcabdirisaq5642
    @sacadcabdirisaq56423 жыл бұрын

    Legend🦁

  • @munahilabdurrahman6532
    @munahilabdurrahman65323 жыл бұрын

    Walal aadanow book baan rabaaye reer Mogadishu away halkee ayee ka helayaan

  • @kaaba8249
    @kaaba82493 жыл бұрын

    Buuga hayaankaygii rumaynta iqra uu ka dhamaaday dabacadii labaad miyaad soo gudbisay, hadaanad soo gudbina noo soo gudbi wll

  • @videocomedy4704
    @videocomedy47043 жыл бұрын

    The first one

  • @nooneisallowed4933
    @nooneisallowed4933 Жыл бұрын

    Aadan sahan❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahankaaqoonta7534
    @sahankaaqoonta75343 жыл бұрын

    Haaye lacagta bugagta iqra waa qaali wll

  • @matroob
    @matroob3 жыл бұрын

    Aalah kaa ajir siiyo wll

  • @kafaaidaysichannel5283
    @kafaaidaysichannel52833 жыл бұрын

    Apps ahaan ma uheli karaa wll qaali 👍👍👍👍👍

  • @shufeyrhore2422
    @shufeyrhore24223 жыл бұрын

    Aadano wll qeyr allaha ku siiye markaa wax soo jedinesid warka tartiibi kala saar saar madax xanuun iyo wareer ayaan kaa qaada wlh markaan muuqaladaam fiirsanayo toban mowduuca isku fufuree

  • @aishamursal1321
    @aishamursal13213 жыл бұрын

    runtii wax akhriska wn jeclahay mhadsanid

  • @miid4877
    @miid48773 жыл бұрын

    ustaad aadan khadar sxb waxaad kusoo xigsisaa the art of the war

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan17983 жыл бұрын

    Xagee laga helayaa wllo buugan

  • @salmansk9551
    @salmansk95513 жыл бұрын

    Awalan aad baad umahadsantahy jaale een waxan jooga magalada mogadishu ee iqra online ilaa iyo intee ayay iigu keni karaan.

  • @cabdinuurmaxamedcabdilahi4851
    @cabdinuurmaxamedcabdilahi48513 жыл бұрын

    Waad mahadsantahay sxb markuu soo baxo noso gudbi

  • @saladmuxyidiin2906
    @saladmuxyidiin29063 жыл бұрын

    Asc ustaad buugan Europe ma laga heli karaaa?

  • @aamiinzalad9742
    @aamiinzalad97423 жыл бұрын

    Waanu kusugayna macalin

  • @abdullahisaid9534
    @abdullahisaid95343 жыл бұрын

    Aamiin

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia10593 жыл бұрын

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allah idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏🙏

  • @naqiibboyaxmed5067
    @naqiibboyaxmed50673 жыл бұрын

    Wllhi sxpow waxa thy dhiiri galiye aqoon yahan ah ee intee jogta sxp jwb

  • @xasanturky1935
    @xasanturky19352 жыл бұрын

    Keep going zxpqali

  • @cabdalezaed7923
    @cabdalezaed79233 жыл бұрын

    Good

  • @sahlaabdulqadir5757
    @sahlaabdulqadir57573 жыл бұрын

    Qofka ugu horeeya 😍☝️

  • @videocomedy4704

    @videocomedy4704

    3 жыл бұрын

    Ben low

  • @siciidaxmedcabdilaahi7308
    @siciidaxmedcabdilaahi73083 жыл бұрын

    niyahow adan waxan ku idhi wllo aad baan u jecelayahay kanalka waxaad isheegta magalada burco halkaan ka helaayo iqra online

  • @maxamedaadam5673
    @maxamedaadam56733 жыл бұрын

    Asm zxb aadanow maad inooga soodiyaarisid barnaamij ku saabsan asxaabtii rasuulkeena iyo Qas wuuhinkii islaamka

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan17983 жыл бұрын

    Wllo Boorama soo gaadhsii buugan plz

  • @cabdullahisuleyman797
    @cabdullahisuleyman7973 жыл бұрын

    Wall aadan Xajee aan ka helaa

  • @daahircanda7273
    @daahircanda72733 жыл бұрын

    Zxp aadanow garwe baan jooga buugtana maktabada waan ka raadiyey laakiin ma soo gaaro miyaa halkan

  • @abdiosman7890
    @abdiosman78903 жыл бұрын

    Ustad aadan; Fadlan pdf ma Ku Heli karnaaa Dadka aan awoodin inay helaan ama iibsadaan. Waa muhiim