BUUGGII NOLOSHEEYDA BADDALAY , WAXA UU KA MID YAHAY BUUGAAGTA LOOGU JECELYAHAY.

BUUGGAAN WAXA UU KA MID NOQDAY BUUGAAGTA LOOGU AQRIS BADAN YAHAY DUNIDA , WAXA UU KUGU HAYAA WADDADA GUUSHA .KOORTA MEDIA SUBSCRIBE DHEH.

Пікірлер: 37

  • @maxamedahmedali9150
    @maxamedahmedali91504 жыл бұрын

    Sirta 100 guul asiga Afsoomaali ah Maheli karaa hada

  • @hanijaafuli620
    @hanijaafuli6205 жыл бұрын

    maasha allah wlhi aad ayaanuga helay allah haku xafido ustadi

  • @guddigaraad2267
    @guddigaraad2267 Жыл бұрын

    Mansha Allah ustaad

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76842 жыл бұрын

    Mhdsnid ustaad guul wacan

  • @fadumofarah4504
    @fadumofarah45043 жыл бұрын

    Ustaad xagee ka helayaa

  • @maxamedahmedali9150
    @maxamedahmedali91504 жыл бұрын

    Ustaad musiga ka daaya barnamijka Hadii aad isticmalayso afka hore ka dib ka jara masul

  • @abdikadirsaqawadin
    @abdikadirsaqawadin5 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad buuggaas intee laga helaa

  • @KOORTAMEDIA

    @KOORTAMEDIA

    5 жыл бұрын

    Ustad Booke shops ka waad ka heli kartaaa

  • @Ballpassion14
    @Ballpassion145 жыл бұрын

    Asc waxaan waxbdn ka qaatay soo jeedintaada waana mid si aad ah ii anfacday shaqsi ahaan su'aasha ugu weyn aankaa faaiideystay ayaa ah adiga yaa tahay ???!!! waxaan kuweydiinayaa buugaas asiga oo afsomali kuqoran malaga helaa book shopska mahadsanid hore usii soco

  • @ruwedoyusufabdulaahi3350
    @ruwedoyusufabdulaahi33502 жыл бұрын

    Wllo maheli kara asigo somali ah wan bahanahay

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi2 жыл бұрын

    Sax-weeye

  • @cabdikariinshariifali5746
    @cabdikariinshariifali57462 жыл бұрын

    M.a

  • @muqtaarabuukarqaasim5568
    @muqtaarabuukarqaasim55684 жыл бұрын

    Talo waad kadhanthy mudane ee waxaad nooogu dadaaashaa barnaamijkaan cml inaad noobadisid alle kheyr haku siyeee

  • @nadaayaan6456
    @nadaayaan64563 жыл бұрын

    wllo wan ubahany buuga asago afsomaliya mahelikar wllo hargeysan wn jooga adigan waxankuleyey wllo Allh haku barkeyo hore usoco wllo

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi73265 жыл бұрын

    M.a ustadi. Thanks anigaa og intad tahy macalinka ugu fcn Wn ka sugaynaa qaybta xigta insha Allah

  • @KOORTAMEDIA

    @KOORTAMEDIA

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid ustad

  • @maxamedahmedali9150
    @maxamedahmedali91504 жыл бұрын

    Macnaha koorta maxa u lajeeda Aweys hassan masul

  • @mustafeadan745

    @mustafeadan745

    3 жыл бұрын

    koorti waashay looxidho geela laga soo laad laadiyo qoor tooda

  • @sacadjibril7837
    @sacadjibril78373 жыл бұрын

    Macalin isagoo english ah mala helikaraa

  • @abdirahimwaasuge4512
    @abdirahimwaasuge45125 жыл бұрын

    Wixii farxad aad u taqaanay ayaa dhibato kugu noqon kara Qeybta igula muhimsaned

  • @KOORTAMEDIA

    @KOORTAMEDIA

    5 жыл бұрын

    Mashallaah thnks ustad

  • @calasowmaxamed2392
    @calasowmaxamed23924 жыл бұрын

    Ustaad English maxaa lagu dhahaa buuga

  • @tafatiraha5632

    @tafatiraha5632

    Жыл бұрын

    Waa book

  • @anisaibrahim9874
    @anisaibrahim98742 жыл бұрын

    Waxaad zu guqortaay carabii Annakuu macarabbaan nahaay

  • @fanaxwadani8209
    @fanaxwadani82095 жыл бұрын

    Ustaad Mahadsanid:- Sirta 100 guul isagoo PDF ah malaheli kara mase haysa adigu ?!.

  • @shukrishacni3108

    @shukrishacni3108

    5 жыл бұрын

    Aniga wan raba isagoo ppf nagu caawi

  • @KOORTAMEDIA

    @KOORTAMEDIA

    5 жыл бұрын

    Ustad Booke shops ka waa laga hayalaa mahadsanid

  • @englaamoos2862

    @englaamoos2862

    5 жыл бұрын

    walaal maheshay buuga isagoo PDF Mise waan kaa cawiyaa mahadsanid

  • @shaaficibile6672

    @shaaficibile6672

    4 жыл бұрын

    Saaxiibow luuqadde ku qoran yahay

  • @cabdinaasircalidhuux7897

    @cabdinaasircalidhuux7897

    4 жыл бұрын

    @@englaamoos2862 wll qali aniga ayaa u baaahan buugaas isagoo pdf ah

  • @englaamoos2862
    @englaamoos28625 жыл бұрын

    fadlan qofkii u baahan isagoo PDF u baahan Gmail kaaga isoo dir Mahad sanid

  • @Hadafkeen

    @Hadafkeen

    4 жыл бұрын

    Sxb aniga isodir cadeyusuf143@gmail.com

  • @umumaryamosalah3373

    @umumaryamosalah3373

    4 жыл бұрын

    Asc sxp hadi ad helyso bugaa iso dir ado mhdsn umumaryamosalah@gmail.com

  • @ahmedmahaddhurre8562

    @ahmedmahaddhurre8562

    3 жыл бұрын

    saxane01011@gmail.com zxp buugan hadad helaysid ila wadaag Mahadsanid

  • @cabdiraxmaanleejoman8234

    @cabdiraxmaanleejoman8234

    2 жыл бұрын

    Wll hadda mahela

  • @ruwedoyusufabdulaahi3350

    @ruwedoyusufabdulaahi3350

    2 жыл бұрын

    Wllo isodir ani