BEESHA CAALAMKA OO QOORTA SOO QABATAY MW XASAN SHIIKH (3639)

Пікірлер: 67

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899Ай бұрын

    Bismilaah calaa barekatilaah walaahi Akber walilaahil xamdu.Allaahu Akber walilaahil xamdu.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376Ай бұрын

    Mahad sanid Adan . Shekaadu waa hadhaaa hadhaaa dhegaaha halaga maroojiyo daaf 😂😂😂godhkisa biyo uguso gaaley. Ha is caasilo Dee.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899Ай бұрын

    Wali laysma gaarin cuqubadii Shacabka somaaliyeed ay ka galeyn aya heysto cadaalad daro ay sameeyeyn Awooda balaaran---oo ilaahey ya ka weyn oo dhamaantood inay ku dhacdo yey heli doonaanba kuligoodba inshaa allaah ilaahbaa Ka qaban doona oReebi kuligoodba si deg deg ah

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023Ай бұрын

    Aawoow madageey I dhuuriye ay is deeri ,xasansheekh dowlad marsbobee waxuu raba munaafaqeyn😢

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297Ай бұрын

    Was sii kicnaysaa waxlaangaab layiraa ma jiraan ninkii janada loogahoraro laangsab ah

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911Ай бұрын

    Xasan hal wax oo fiican buu sameeyay runti emirat oo is lahaa 10kun oo calooshada u shaqaustayaal ah kasameeysta somaliya bishii askarigii siiya 500 dollar . Daacadna ha idiin ahaadaan buu xasan lacagtii kacunay iyo isbeesadii markaasay carareen emiratku

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674Ай бұрын

    Daalumka waa qisaas Saleebaanow tallaabbo qaada Waad arkidoontaane

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355Ай бұрын

    mahad mooryaan uqabsada wiilkiina assagaa dhibaatadan kadan beeyey iyo guruub damujadiid kamid ah sheeko

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727Ай бұрын

    Ku dhegtay xaasan guur gurte

  • @miskimataan3538
    @miskimataan3538Ай бұрын

    Xalay waxaa kuriyooday siid cali hortiis inaa dhimaneeso hadalkiisa waa kubadatay sidi inuu qabrigaada galaayee

  • @SuweysAhmed-un1qe
    @SuweysAhmed-un1qeАй бұрын

    Fahad&farmaajo inta aynoolyihiin dalka &dadkaba rajo bayleeyihiin macalinka lugeeyoow guul iyo gobanimo

  • @PeacefulPendulum-vf2iz
    @PeacefulPendulum-vf2izАй бұрын

    fidna kawaeyn maa jirto in wilkodu gubaa naf maf wada nacasyo an xidhon bad tihiiiin

  • @XasankarakataZoom
    @XasankarakataZoomАй бұрын

    War dalim baa tahay oo sheydaan ah hadalka adkuhalesit illaah hagkug fogeeyo naarta mooriyan batahay

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374Ай бұрын

    waryaa beenta dadka kadaa 4-ta maamul uu la shiray waa maamulo adoomo u ah Xasan Shiikh gaar ahaa Laftagareen waa eey u shaqeeyo Xasan Shiikh. Laftagareen waa 10 wajiilaha ugu weyn.

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355Ай бұрын

    Habar gidir maxaad naagahiina iyo wiilashiina shirqool iyo abaabul dil aad kusameynjirteen intamahad mooryaan joogey Dulmiga mahad mooryaan utsett tiraduu ja badnnaa imisa dil iyo iyo qaraxyo uadeegsadey dhalinyar badan oo habarta ah marka ma

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825Ай бұрын

    🙃waa aakhirsamaan ina cumar geelle oo UN iyo America raba in uu ka hoos jiito soomaaliya.....caku e xasan iyo manifesto oo geedkii ay galaanba uu kashifayo oo geelle miciin mooday in uu soomaaliya khasab ugu qabto

  • @nboss8028
    @nboss8028Ай бұрын

    😂😂😂😂😂waaba ayaga fidnadii oo socoto

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmedАй бұрын

    Asalamucaleykum_ walal qaali _ wiiliigeyga waxan layaaway daad oo ah jahiiliin wa HG _ wa jahiliin ❤❤❤❤❤

  • @user-hu8vc6do9v
    @user-hu8vc6do9vАй бұрын

    Jooji erayga Hadha Hadha. Ma aha Afsoomaali fiican. Jooji.

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2dАй бұрын

    Waad qaldanthy qofkaan Farmaajo halla simin

  • @user-cv6xi2er5i
    @user-cv6xi2er5iАй бұрын

    Weligiin Iswaala Ama Qeyliya Gacan Ku Dhiigle Siid Cali Waala Tooganayaa. Tankale Ogaada Ciidii Xamar Idin Diiday Inaad Rabshado Ka Sameysaan Waa Dowlad. Kamana Horti Kartaan Dowlad Ee Iska Jooga oodweyne Ka Qeeqeyliya Halkaas Lkn Gudaha Caasimada Iyo Rabshad Isma Qabato Hadii Kale Gacan Dowladnimo oo Bir Ah Ayaa Leydin Ku Qaban

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695Ай бұрын

    Xasan shiekh uma baahno marqati, in laguh furo. Isagah marqati isku furaya

  • @Banooda
    @BanoodaАй бұрын

    Lama waseen iyo waxoo ka hadlayo arag kaas cml mid la dhalatay free xitaa kuma qaateen!

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522Ай бұрын

    Adeer Nebi luud calabria Salaam wiilalba ma dealing baa lagaa yidhi, dadka aayaadka quraanka haku qaldina.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5byАй бұрын

    Adenow soomaaliya wax. U hadhay majirto oo aan ahayn xasan ayax. Maxaancunaa dalka iyo dadka lagaqabto inta hadhay lagabadbaadiyo dilalka ciidamada boobka hantida umada musuqmaasuq dalanroga dhulka

  • @dibjir.m
    @dibjir.mАй бұрын

    War Somaliyey hadad rabtaan inaad naxdaan o taajir wada noqotaan qabiika halla dabargoyo o anaa idiin bilabayee qabiikeygu wa Somali iso raca wallalayaalow !

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674Ай бұрын

    Sheekhaal kaligeed ma aha Mana noqondoonto haddad Wax is mooddeen ood kibir u gubteen

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4wАй бұрын

    Kkk kkk Xoow kashee keyhaa ninkaanu Aryaa Ninkaan waa latoogaa Noolaan maa Biyo danbe cabi maa Xaad u taree Cirka soo dumihee Khaatulkaan Sharciga Dilaa

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170Ай бұрын

    Wale Yaab waaye habargidir oo shikhal Diin u shegeyso

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727Ай бұрын

    duuLmiLa yaaL ba tiihin

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355Ай бұрын

    Indha adeeg mahada gabar habargidir keeneysaan seyd cali mooshin mahad salaad maleegaayey ayaa meesha usoo galey idhageyso odoyoow sheeko ninkaan sayid asaagacantiisa kudilaay cunigii calooshii kujirey sheeko caruurbuu raja kadhigey weyba sheegtey inuu gubey been been habarta dhib badannaa godkiinaa biyo idiinku soo galey seyd cali xaqaa keeney assaa gacantiisa ku gubey sheeko caruurbaa kunool guriga was danbiilee see ugubikaraa allaabta gurigataalla waa dillaa wuu dilley cali iyo caasha laweydiin maayo

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142Ай бұрын

    9 beri maxeey ku nooleed . Sakaraad iyo naf heesay. Wajiga luqunta iyo jirkoo oo dhan qof laga gubay miyaa hadli kara

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2nАй бұрын

    ILLEEN TUUGNA WAA TUUG XASAN SHEEKHNA WAA TUUG.

  • @qalbideeqaluul1725

    @qalbideeqaluul1725

    Ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170Ай бұрын

    Ayada Alle inte u wada

  • @user-cv6xi2er5i
    @user-cv6xi2er5iАй бұрын

    Beenlow Waxba Ma Tareysaan Kabaha Ayaad Ka Carari Doontaa. Tankale Waala Tooganaya Gacan Ku Dhiiglahan Weliba Inta La Toogto Ayaa Gubnin Loogu Dari Insha Allah

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424Ай бұрын

    Bal nin weyen baa tahaye waxa aad ku hadleysid fiiri dad dhan oo kula mid ah ayaad aflagadeyneysa oo aad leedahay waxaad rabtaan in aad tirahdan nin laandheere ah ayaan dilnay langab waxaa ah ninkii janada laga waayo marka ninkaas xukunku wuu ku dhacey gof dhan ayuna adunka ku gubey oo uu ku cadaabey

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanoodaАй бұрын

    Adiga ma soo qabanin alshabaab ayaa soo qabtay waan gubeyna ayey dhaheen Aamus munaafuqyahow

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын

    Warka ninkaasu ku hadlay waa war weeyn walaasheey ayaan idin siinayaaye guursada oo uu ninkaasi idaacadi ka yiri halla qiimeeyo meesha aad ka wada dhalateen iyo waxa aad isu tihiin intuba qiimeeyn ayeey ubaahantahay kelmada ah waxbaa udhimanaya wuu ku qaldamay walaalkeen nin mufasira warkiis maaha waana ku qaldanyahay wadaadkaas hadlayu gartu alleey taqaane waxaan rejo weeyn ka qabaa ineey akhyaarta shiikhaaleed oo aan,anigu adeerka u ahay jneey warkaas qiimeeyn doonaan una garaabi doonaan

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170Ай бұрын

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7qАй бұрын

    Waa is again

  • @QaliSharif
    @QaliSharifАй бұрын

    B.calamku waa belayo loo bahan tahay dawlada somaliya waa fadaral maaha madaxtoyo lakin halaya qof keliya baa isu gartay in uu garad ka ku qaatay alle hanaga qabo cidna kasta hawso dire guul guul somaliyed

  • @user-sm8sv7ew5x
    @user-sm8sv7ew5xАй бұрын

    NINKA UDAMBEEYE MXAAD NOOGU SOBANDHIGTAY DHIIKU IGU KARIYAY

  • @Daauudcalibishaar
    @DaauudcalibishaarАй бұрын

    Ciidamadii eliteriyone waalakaladiray

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522Ай бұрын

    Xasan Sheekh waa isku Xaaray

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1Ай бұрын

    Fidnada idiin ka soo kiciyay Wey iska xor deysay

  • @User_19567
    @User_19567Ай бұрын

    Kuwan wey ilawen Akhiro dulmilayal Alleh ilawen

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023Ай бұрын

    Waxaa la yaab ah nin dulmi galay oo cadaalad loo raadinaya h ,gidiro laga helaAa😅

  • @user-gw4bx8tl4w
    @user-gw4bx8tl4wАй бұрын

    Farmaajo intuu jogay hoosbuu udhigay awoodoodii laakiin hada iyagaa toos uga taliya

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5rАй бұрын

    Ma cidbaa idin tiri lacag gashada ama dhiig haydinkaga daato heerkaa waxa somaliya gaarsiiyey waxa loo yaqaan Beesha caalamka oo ah maraykan oo keliya

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741Ай бұрын

    Is gogoyow iyo isgubowga dorong is dilow garaa

  • @dibjir.m
    @dibjir.mАй бұрын

    Dadka arintan lasocdow ya mangaab ah ?

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1Ай бұрын

    No more moryaan isbtoo kucaan ahaaa muqdishow city ishallah

  • @nboss8028
    @nboss8028Ай бұрын

    Xasbiyallah wanimcatul wakiin

  • @Warsuganmedia
    @WarsuganmediaАй бұрын

    XASAN XABAALO QOTE WUXUU QOTEY GODKII LAGU XABAALI LAHAA , WAAYO RAG KA ANTEENO DHEER AYUU ISKU DAYEY INUU ISAGU U TALIYO OO SUU DOONO KA YEELO , BALSE WUU LA WAAYEY....

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5rАй бұрын

    Waxay heleen dameer jaahil ah markaa waa in lala qaybsado wixii uu dhacay oo laaluush uu bixiyo oo waxwalba uu usaxiixo

  • @Banooda
    @BanoodaАй бұрын

    Baraawe doorasho ku qabaneyna dabadhilif keensaneyna ee ku fikirayeen hassan safarow sanbalolshe saasee ku fashilantay baraawe lidka dayuuradaha iyo hub badan hadii la keenay waa sidi la rabay ku socda leenhay guul maayland 🇦🇿🇦🇿💪💪

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899Ай бұрын

    Omuxuu tari.karaa geelle ingiriis iyo faransiiis iyo mareykan maamushaan

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793Ай бұрын

    Tuug Xasan Guurgurte Wa Laqabana 👎

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367Ай бұрын

    Habergidir waa fuliyaal caawey Qiyaamihii ay sheegeen

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1woАй бұрын

    I am accepting with world community

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597Ай бұрын

    Dadkan sir ayaa laga wada hayaa iyaguna sir ayey iska wada hayaan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597Ай бұрын

    Kuwa u mudaharaadaya in ay xaqa udiidanyihiin waa sax in la xidhxidho

Келесі