Waraysi Faarax Macalin oo sheegay inay Ethiopia bur burayso iyo Colaada Somalida iyo Canfarta

ABOUT ERAR TV
Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722449446
+251915559955
Email: Avocadomohamed1@gmail.com
Our KZread channel: / @raadsan_tv
Facebook: / honavocado
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Пікірлер: 10

  • @nuraali5514
    @nuraali551414 күн бұрын

    Asc, walaalaheey!

  • @FouadElmi
    @FouadElmi14 күн бұрын

    Itoobiya waxay kalagii snadka 2026,iska adkeysta somaliyeey labadaa sano waan guuleysan doona💪 i.a,

  • @yasminjama2703
    @yasminjama270314 күн бұрын

    Mashaallah Farah macalin welkom 🤗 we love ❤️ hem legend Somali ah.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek14 күн бұрын

    Dadka ha waalin.meel leysku haleyn Karo Maaha.waad ogeyd wixii dhacay beryo dhoweyd .halaga fiirsado

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed9414 күн бұрын

    jabuuti waxaan leenahay waxaan idin soo wajahay arrin adag oo ay idin geliyeen dad aan idheer garad ahayn oo iyagoo aan garaneyn waxa dhici kara berri sidaa darteed marnaba yey dhicin in itoobiyaan soogalo saylac jabuutina waa dal soomaaliyeed dadka canfarta ah oo jabuutina waa soomaali oo boqolkiiba sagaashan waa daarood waa ciise walaalkii ee sidaas la socda hiil iyo hoo soomaali baad ka dhalateen ku cimra qaata galbeedka gobolka siti cidna haka biqina soomaali iyo itoobiyaan soomaali baa adag ee wey kala yaacsan yihiin

  • @2daysago_
    @2daysago_14 күн бұрын

    War niyow ninkan waad baxar galiseen maxaa wareeeysi ula daba socotiin.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd14 күн бұрын

    Muuse biixi wuxuu Abiy Ahmed ka cadsaday in ogaadeen la raro inta u dhexeeysa isaaq iyo Oromo 😅😅😅😅😅

  • @CabdiDaahir-tt1cr
    @CabdiDaahir-tt1cr14 күн бұрын

    somalidu yaanay maxasta iyo maalka iska dhigin nirobi markasta xasuuqii ruwanda oo kale ayaad kala kulmi kartaan yaan la idiin macaanayn kenya fartaa idinku godan

  • @Nuuroro430
    @Nuuroro43014 күн бұрын

    Beenaalee

Келесі