No video

Barnaamijka Waayaha Nolasha Taariikhda Hotelada [ Sakariye Cabdi Sulub ]

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 22

  • @gobaadmohamed2417
    @gobaadmohamed24172 жыл бұрын

    Udub dhexaadkii noloshayda Ilaahay Aduunka iyo aakhiraba Aabo meel roon haku mariyo Proud of u My first Love❤️ ❤️👑♥️

  • @dahabcpt9967
    @dahabcpt99672 жыл бұрын

    maansh alllah xaji ladane waa nin qalbi fiican runtoo oo jecel in uu danyarta caawiyo ilahay hakuu barajeeyo meheradaada

  • @ibrahimabba512
    @ibrahimabba5122 жыл бұрын

    Mashaa Allah waa qof caawino Masaakiimiinta guuleyso Insha Allaah waakusoo Booqanaa

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid7862 жыл бұрын

    Ladane cimriga iyo caafimaadka Alle hakuu barakeeyo

  • @camelcamel6495
    @camelcamel64952 жыл бұрын

    Gobanimo. Waakaa dadkii reer magaalka ahaa.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow23812 жыл бұрын

    Reer magaal hadaad maqasho waa reer magaalkii oo qof ah (Ilbax)

  • @adamelm9671
    @adamelm96712 жыл бұрын

    Ladane allah habarakeyo qof wanagsan oo hal abuur. Leh waaaye, Waxan iga qosliyey toooon,, wallahi wa farrin aad u qalbi xaaran. Wallee wan iman hudhelkaaga ader insha allah.

  • @Zihaam011
    @Zihaam0112 жыл бұрын

    Good 👍 News

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf88882 жыл бұрын

    Mansh Allah qaranka Somaliland ❤️❤️❤️💯

  • @maxamedaloore9153
    @maxamedaloore91532 жыл бұрын

    Maxamed Iman Hasan Ladane halyay dad badan o umada anfacay so saray Allen Caligari iyo cilmigaba haku barakeeyo

  • @adamelm9671
    @adamelm96712 жыл бұрын

    Halkuuse ku yaallo ladane restaurant is sheega please

  • @hanadmawliidmaxad6374

    @hanadmawliidmaxad6374

    2 жыл бұрын

    Hargaysa soomaalilanD gaarahaan Degmada maxamuud haybe kasoo horjeedka gacanTa ama kaaLinta siDeeDaD 👍

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын

    Ala haku barakeeyo

  • @rajoplantawakul2118
    @rajoplantawakul21182 жыл бұрын

    Cuntada profitional baann ahoo isma laha buulka iyo cuntadu

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib41082 жыл бұрын

    Sharafbadan baad leeday. Macmiishu waa kuwa mushaharka shaqala bixiya.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Жыл бұрын

    You are like Ina grow

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf88882 жыл бұрын

    Amiin Amin somaliand

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi4172 жыл бұрын

    Ninkani waa in aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 жыл бұрын

    restaurants hadayna dadka cafimadkooda daynayn waa khalad waa in dowlada ku amartaa inay badhaan dadka dadka u shaqeeyaa waa inay ilaalisa naadafada meelaha wax laga cuno wayo waa meesha umada isugu imanayso

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 жыл бұрын

    markan imado hargaysa insha allah meeshadan iman doonaa maadama qiimaynayso cafimaadka waan jecelahay dadka cafimadka ilaliya ninkan wa runtiis qof dhan oo dukaan haysta u tegaysa xata qurabaha sidaa tuug tahay bay ku soo eegyaan iyago fadhiya oo aan dharkana qiimo ku qorin waan layaaba waa dad doonay inay iyagoo fadhiya lacag u timado

  • @asmacabdirashiid8151
    @asmacabdirashiid81512 жыл бұрын

    Wwwwwww

  • @bpmmmm5928
    @bpmmmm59282 жыл бұрын

    Waa nin kacaliaaa

Келесі