No video

Saaxiibkii ugu Dhowaa Hadraawi oo Ka Waramay Falsafadii uu Ka Aaminsana Isbedelada Aduunka Ka socday

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 28

  • @msayid1
    @msayid1 Жыл бұрын

    Rabbi ha u naxariisto. Qabrigana ha u waasiciyo kitaabkiisa midagta laga sii insha Allah. Rashiid si waafi ah ayuu u guud maray qofkuu ahaa Hadraawi. Waxaanan mmarnaba Ilaawaynin heestii Hooyo. Oo qofkasta saamaynaysa. Rabbi ha kuu naxariisto, nabi Maxamed iyo anbiyadii macooga Rabbi ha kaa yeelo Aamiin yaa Rabbi.

  • @yasinmaxamed9495
    @yasinmaxamed9495 Жыл бұрын

    Runtii waxan dareemaya in qaabka soo jeedinta iyo hadalkaba iskaga eeg yihiin waana sababta ay iskugu aragtida ahayen

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Жыл бұрын

    Allah haw naxariisto Janatul Firdowsa ha ku casuumo. Dulmiga wuu ninkani ka sheekeynayaa bikh wax ka daran ayaa yimid oo musuq maasuq, qabyaalad iyo is naceyb

  • @noahD1636
    @noahD1636 Жыл бұрын

    هدراوي رجل ناضل بقلمه ولسانه دفاعا عن الظلم ، وملك قلوب الصوماليين بمواقفه وافكاره بمسانده الحق. غني للأم ،والحب. اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين.

  • @AbdullahAbdullah-sn6pt
    @AbdullahAbdullah-sn6pt Жыл бұрын

    ilaahay haw naxariisto janatul fardawsa ilaahay hageeyo aamiin yaa raxmaan yaa raxiim yaa allaah yaa rabilcaalamiin

  • @noahD1636
    @noahD1636 Жыл бұрын

    تعزيه خاصه لصديقه رشيد جرويني، والامه الصوماليه الله يرحمه ويغفر له.

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Жыл бұрын

    Allaha ya arxama Hadraawi..

  • @abdikadirgaagaale6820
    @abdikadirgaagaale6820 Жыл бұрын

    Rabbi naxariistiisa ha ugu deeqo

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 Жыл бұрын

    ASC AUN MARXUUN MUJAAHID ABWAAN MOHAMED IBRAAHIN WARSAME (HADRAAWI)AAMIN INSHA ALLAH THANKS

  • @cabdinuuxjaamac6932
    @cabdinuuxjaamac6932 Жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 Жыл бұрын

    ALLAAH HA U SHARAXO JANADII SHARAFKA WAYNAYD E MACDAN BUU AHAA QAALI AH OO ALLAAH UGU DEEQAY GUUD AHAAN INTA AFSOMALIGA SAXDA AH KU HADASHA GAAR AHAAN NA SHACABKA JAMHUURIYADA SOMALILAND HALKIISIINA ,ALLAAH HA INOGU BADALO MACDANO KA SII QAALISAN AMIIN!!! DAWLADDA IYO SHACABKA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAA IN AY KA FOOJIGNAADAAN IN CADAWGEENU KA FAAIDAYSTO GEERIGA MARXUUMKA ( WAFTI YUU DAF SOO ODHAN CADAWGEENU SOO DIRAY DOQONI YEY INA GAADHSIIN

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 Жыл бұрын

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa rabi

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny Жыл бұрын

    Aleh ha u naxariisto maxamed Ibrahim warsame hadraawi

  • @burjibiixi2317
    @burjibiixi2317 Жыл бұрын

    Afka macalinkiisiyo Abwaankiisi baa go'ay Ilayskiisii baa damay Udubkiisii baa dhacay. Alle godka haw nuuro kitaabkana midigta haka siiyo . dayax laysku dawadaa damay

  • @cabdinuuxjaamac6932
    @cabdinuuxjaamac6932 Жыл бұрын

    Nin dabliqay rashiidoow dhuxulbuu ka daacaa

  • @mhdwadani6251
    @mhdwadani6251 Жыл бұрын

    Allah unaxriisto

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Жыл бұрын

    BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CASHARO AQOONTA ISLAAMKA KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN

  • @worldwidewalalos3132

    @worldwidewalalos3132

    Жыл бұрын

    Waa xagee

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын

    Heesihiisa layaabka ahaa Axmed guray mauu dhima Magoblamin darwiishkii Geenyadu madaalana Beledweyne waa kane beritona kismaanyiyo baar dheere iga eeg Hawsar yohow gurxamayaa Xaku halalacdaadiyo Habar wacashadaadii dhulfogbaan uhaystee mahareerahaygaa Hanaq go.a nugaaleed iyo hubka mudug kutalaxtegey alaylehe hubsiiniyo hakibuu ubaahnaa Magareer

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын

    Sirta nolosha ayuu kudaray rashiid Heedhee sahraay heedhe Sumadii rashiid yeelo iyo weynidii saado

  • @ayanhashi7111

    @ayanhashi7111

    Жыл бұрын

    Heedhe Sahraay heedhe sumaddii Rashiid yeelo iyo weynidii Saado

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын

    Toyashada godkaan dego kudanbee rashiidoow jire waa ilduufaa Jarta haygu siisayn

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 Жыл бұрын

    Waa siduu Muuse dadka noogu diray waayo meelkasta habar awal ayaa sidaa yeeshay, ayaa la leeyahay ee yaa naga qabta.

  • @ijoxasan9132

    @ijoxasan9132

    Жыл бұрын

    osmanabdi muuse ma dadkuu idinku diray? mise waxaad tahay nin HA iska dhigaya?

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын

    Marashiid gadhweyna kugu yidhi ganbooleey iyo guurti waayeel Garta waa usimanyiin Isa sudhan

  • @ayanhashi7111

    @ayanhashi7111

    Жыл бұрын

    Waa jacburkiisiu cajiibka ahaa

Келесі