Barnaamij Xiiso Leh: Guda Galkii SNM Hargeysa

Ойын-сауық

Пікірлер: 203

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo9154 жыл бұрын

    I love SNM. Guul iyo gobonimo Somaliland. Allah dhowr Somaliland. Allah gargaar iyo badbaadi Somaliland.

  • @bidixoali9195
    @bidixoali91953 жыл бұрын

    Mujaahidin snm alle haa uu naxaristo inta dhimatay inta nool alle cimriga iyo caafimadka haa uu siyaafiyo amiin

  • @mohamouddguuleed1359

    @mohamouddguuleed1359

    3 жыл бұрын

    Aamiiiinn

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub56204 жыл бұрын

    Intii dhimitay Alle ha u Naxariistiisa Inta Noolna CiZi iyo Sharaf ha ku nooleeyo.

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI4 жыл бұрын

    *abaalbaanu idiin haynaa dhammaantiin aniga aabahay 20 jir ah ayaa si kujiray , inti dhimatay alle hawnaxariisto inta noolna sharaf kunoolaada*

  • @idrissmed7512
    @idrissmed75124 жыл бұрын

    Allah ha u naxaristo wa inan xusna SNM iyada laanted gusha mannu aragnen

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz70263 ай бұрын

    Waan salaamay mujaahid dhagawayne alle ha ku xafido intaa ka dib waxaan u mahadcelinayaaa tvga saab tvga waxaan soo jeedinayaa in sanduuq dhaqaaale loo sameeyo si aan u taakulayno wixii noool wixii dhintayna ehelkoodii iyo caruurtoodii In la caawiyo ayaan soo jeedinayaa

  • @xasannuur6137
    @xasannuur61374 жыл бұрын

    Ciidiimki soo galay hargaysa 1988 may 31 waxa watay mujahid Ibrahim dhage wayne allah cimriraga cagiimadkaba how siiyadiye inta ku dhimatay allah hownariisto

  • @puregenius3493
    @puregenius34934 жыл бұрын

    Mujahidiinti SNM inti dhimatay allah ha unaxariisto inta noolna allah cafimad iyo cimri dherer hasiiyo

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris96984 жыл бұрын

    Taariikhdu mLunto intii dhimagay ilahay haunXariisto snm waxay ahayd jihaad xalaala waanu hirgalalay guushuna waxay faacday mujaahidiinti viiva soomlilaan

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed22074 жыл бұрын

    A.H.U🤲 HALYEEYADII 🤲XABADA IYO XABAASHABA UGU BADHEEDHAY IN AY DULINIMADA KA SAARAN UMADOODA MID DHINTAY IYO MID NOOLBA SOOMALILAND TA QIYAMKA IYO QURXUXDA LE EE NOLOSHA TOOLMON LOOGU NOOLYAHAY MAANTU WAA MIDHAHIHII IYO GUUSHAY DHIGEEN INAGANA IN AYNU ILAASHANO OO GAADH KAHAYNO KUNA FARA ADAGNAA INA GUDBOON

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Жыл бұрын

    Ayaamihii dhibta sidey😢Abt ilahey haku xafido Snm Halyeydii dhimatey Allh janadii haka waraabiyo inta noolna cafimad hakunoladan anagana xornimo dalkana waligii nabad allh haka yeelo💚🤍❤️Calanyahaw ha dhicin

  • @momaano8304
    @momaano83042 жыл бұрын

    Snm ilahow unaxariis yaa allh inta xanuusanaysana alkw cafi inta cafimadka qabtana cimiga udhere yaa allah🤲

  • @khadarmohamed5473
    @khadarmohamed54734 жыл бұрын

    Ilaahay ha nuaxariisto mujaahidiintii hargeisa ku shihiiday axmed dhagax, gacma dheere janan oogo mxamuud haybe iyo qaarkloo badanba

  • @puregenius3493
    @puregenius34933 жыл бұрын

    Muj Maxamed Cilmi Samatar Galaan allah cimriga haku dhereyo

  • @sultanguleid8651
    @sultanguleid86514 жыл бұрын

    Markasta ahow SOMALILNDER 💚💭❤️ dadkaygoow dhiiga ushuba somalilnd 💚💭❤️ 🤚🌎🌏

  • @islam-salam787
    @islam-salam7874 жыл бұрын

    1998 ayan ku dhashay magladan Hargeysa Runtina marka waxan kuso bar-baray magaalo guryaheda madaafic lala dhacay bur-bursan ilaa Hada oon noolahaya 2020 waxam arak is badael wayn oo amni inkasta oo uu gaabis jiro Somaliland qadyadeeda jadan ka hadlo runti SNM way na khiyaantay waxay hadafkeedu ahaa Inay rido Daeladi kaliga taliska ahayd ee Ziyaad bare lkn may ahayn inay intay gooni noo jarto 30 Sano oon calamka ka maqanhay hada beena anu ku noolnay Hada 22 jir ahay alhamdulilah Waxana rajenaya in 5 somali soo laabato

  • @xaliimo5422

    @xaliimo5422

    4 жыл бұрын

    Faqash baa tahay sheeko qurxis get out of our country

  • @abdulwahabaden2116

    @abdulwahabaden2116

    4 жыл бұрын

    Beenaale xaarka isku xeji 50 sanoo kalaa hadhee 🤣🤣

  • @adamyuusuf5097

    @adamyuusuf5097

    4 жыл бұрын

    Walaaal diyaaar adaan kaa bixineynaa a ee muqdisho ayaa hawshaaa laga jecelyahay tag

  • @AhmedMohamed-zi9hl

    @AhmedMohamed-zi9hl

    3 жыл бұрын

    Kuwii xero Buqda ku dhashay ayaad tahay dee. Nacala adiga iyo wixii ku dhalayba ku taaale, hana sheegan. Qof biyaha hargaisa lagu anqariyey nooca uuma hadle

  • @aliseedi4247

    @aliseedi4247

    3 жыл бұрын

    Waar waa faqashtii oo isyeelyeelaysa kkkkkkkk, ku fahanay xoolayahaw

  • @hibonour9657
    @hibonour96574 жыл бұрын

    I love snm may Allah bless them give them janatul fardows inshallah who was died for Somaliland Ameen Ameen Ameen yaarabi

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo52 ай бұрын

    SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland dhiigana uu shubay dadkooda iyo dalkooda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed28094 жыл бұрын

    Cimrii dheer iyo caafimaad ayaan illaahay kaaga baryayaa. Ibrahim c/lhi xuseen. Madax sare

  • @daus4315
    @daus43153 жыл бұрын

    ALLAH ha u naxariisto Mujaahidiintii SNM ee ku dhimatay halgankii dalkan iyo dadkiisa lagu xoreeyay waa inaynu laabta ku haysanaa xusuusta dadkeenii halgankaa inagaga dhimatay geedka dhiigoodii ku baxayna aan ilaashanaa

  • @MubYus
    @MubYus4 жыл бұрын

    Ibraahim Dhegaweyne.. waa SNM daacad ah.. anigu ma dhegayst o tuuug siiyasi ah kursi ku fadhiya..

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat66893 жыл бұрын

    Wlhi mar walba waan Soo xusuustaa wixii barigaa dhacay mar walbana waan isasoo xusuusiya SNM LIBAAXYO NA GAADHSIIYEY NABADAA MAANTA AANU KU NAGAADNAY ILAAHOW DHAMAANTIIN IDIIN BAXARIISO AABAYAAL 🥰✋💞

  • @saeedalhassan209
    @saeedalhassan2094 жыл бұрын

    Adeerkii Mujaahid ibrahim nollow salaan sare

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth53814 жыл бұрын

    Muj ibraahim c.laahi xuseen dhagawayne Libaax

  • @diamondwarsan53

    @diamondwarsan53

    3 жыл бұрын

    Dhamaan intii dhimatay allah ha naxariisto intiina noola cisi iyo sharaf ku noolada abaal baan idiin yahayna.

  • @hassanrashid611

    @hassanrashid611

    3 жыл бұрын

    Lkn galbeed uun baad ka hadlaysaan taasina waa arin kala qaybinaysa shacabka somaliland ma reer baad taariikh u samaynaysaan waar isla yaaba waa wax laga yaqyaqsooda waxani

  • @juweriyaxzzan5306
    @juweriyaxzzan53064 жыл бұрын

    Ilahay ha no dayo raagiagatgi snm inti dhimatay na alleah janda ha ka warabiyo allow wadankaga no daa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Жыл бұрын

    Wxsa layidhaa hdba halyeeyo SNM❤

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed28094 жыл бұрын

    Masha'a allaah caasha iyo inta noolba rag iyo dumarba

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed28094 жыл бұрын

    Inteenaa nool cimri dheer iyo caafimaad qab ayaan illaahay idin ka baryayaa,

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68253 жыл бұрын

    Abdimran aw Ali farah is one the leaders of somaliland land national movement

  • @samoc5405
    @samoc54059 ай бұрын

    My hats off to snm. That is the beauty of reer sheekh isaaq when they are one. No one can stop them

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad48332 жыл бұрын

    dhamaan hayeyada snm intii dhimatay alla how naxariisto iyo inta nool cimri dheer iyo caafimid baan u rajaynayaa waxaan leeyahay taariikhdu waa mihiim aad ha loo ilaaliyo

  • @mostafekahin9817
    @mostafekahin98174 жыл бұрын

    Halgan guuleystay buu ahaa halgankii SMN tu geesiyadii birta ah ee SNM waxay inoo dhaliyeen caln iyo dawlad distoor leh cid ku soo hagaagi kartaana ma jirto libaax daymo badan oo dareen badan oo xeelado weerar iyo difaacba ah saw snm maaheey

  • @berealisticm9201

    @berealisticm9201

    4 жыл бұрын

    kkkkk Faan waynaa Reerka oo Been badaaa

  • @aminaahmed4863

    @aminaahmed4863

    4 жыл бұрын

    @@berealisticm9201 Doqoney dabkaa ba' 🐞

  • @abdishakuurahmed1923

    @abdishakuurahmed1923

    3 жыл бұрын

    @@berealisticm9201 maxaa been ah dhilaa ku dhashe iyadoo af Wayne dad badan wato ayay snm afka gus kal galiyen adnah malin walba Al shabaab baa ku qarxisa hadaad naf leedahy iska zaara ileen waligiinnba naf maydan lahyne

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    3 жыл бұрын

    @@abdishakuurahmed1923 waatii inta laydinka saaray ilaa baligubadle ilaacadii lasoo qaatay hooyooy ab ayay ku dhacday ee dawladii markay koonfur ka dhacday ayaad dhulkii oo cidla ah soo gasheen tan kale markay leeyihiin hub maanan wadain wixii mingiste soo siiyey miyaanay wadin erayga mujaahid yaad u adeegsataan ujeedadiina uma haysataan inaad dawlad cid walba leh dagaalanteen laakiin waxaad u aragtaan inaad qabiil la dagaalamayseen

  • @jirdemaxamed6206

    @jirdemaxamed6206

    7 ай бұрын

    ​@@gedefletv6049waatii gus afka lagaa siiyay

  • @aadanmaxamuudclaahi8225
    @aadanmaxamuudclaahi82254 жыл бұрын

    Ilaahay haw naxariisto mujaahidiintii snm inta nool ilaahay caafimaadka hawsiyaadiyo

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Жыл бұрын

    Hablaha Isaaqa wxa ku jira inyaroo wadnaha libaaxu ku jiro waana inta yaree aanu ku ilowno intooda bdn ee doqmaha bila damiirkiyo ficilke cdwgoda u naageeya, wllhi wn dhrtee hablahaasi wxy inga mudanyihiin maamus dheerada iyo taalooyin iyo abalone-gud dheerada, Viva hblhyga intoda tirada yaree dhiigii xalaahaha ee sh Isaxaaq ku jiro ❤❤ wllhi hdn heli lahaa mrky dhalinyrta ahayeen intn guursadaan nolosha kula dhmysn lahaa kalgacal iyo frxd aan dhamanayn❤

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris96984 жыл бұрын

    Sawirka dhagawayne soodhig way. Kalawaynyihine viiva Somaliland

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed48634 жыл бұрын

    I love 💜 SNM the heroes, I remember, they defended me and defeated enemies the faqash 💪💪💪👏👏👏👏

  • @juweriyaxzzan5306
    @juweriyaxzzan53064 жыл бұрын

    Mujahid dhagawayne alleh ha no ka xafido adeer snm🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪💪

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed48634 жыл бұрын

    Dhallaankeenniyo carruurta waraabe ku dhawri mayno !!! Mujaahidiintu libaaxyo ayay ahaayeen, ILAAHAY baa u gargaarey illeen daacad bay ahaayeene.

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil62754 жыл бұрын

    HaLyeeyo qaran SNM

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68254 жыл бұрын

    Somaliland national movement has successfully attacked hargeisa city in 1988 and immediately snm sized all cities major sectors. Historic repeats itself. Congratulations Muj.dhegweyne.

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    Dhagoweyne kaliye hargeisa mu xorayn geesiyiin badan ka mid yihiin mohamoud Haybe, dhagax, Gacmodheere ka mid yihiin ba ku shahiiday

  • @yasinaliyasinali8469
    @yasinaliyasinali84694 жыл бұрын

    Maasha alaah abtii ibaraamin dhagawayne

  • @diamondwarsan53
    @diamondwarsan533 жыл бұрын

    Allah dabigiini ha dhaafo idinka iyo walidiintiinba SNM,

  • @odaymaax5239
    @odaymaax52393 жыл бұрын

    Mujaahidiintii oo dhan Allaha ha u naxariisto dhan aamiin aamiin

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi41613 жыл бұрын

    SNM one love

  • @xabiibibnumaxamedibraahin5448
    @xabiibibnumaxamedibraahin54484 жыл бұрын

    Daba taxanta waa meel cayn ah oo sogsog miidhana

  • @khayremagan2687
    @khayremagan26874 жыл бұрын

    Barnaamijka Xusuus Reeb Muuse Biixi wuxuu sheeganaya in uu ahaa Sahankii, halka uu ibraahim ku sheegay inuu Cali Gurey ahaa.

  • @khadarismail3541

    @khadarismail3541

    4 жыл бұрын

    Cali guray iyo cismaan awr liqe ayaa sahanka qaabilsanaa laakiin ogow madax ayaa ka saraysay. Muusana ka mid ayuu ahaa ragaa. Sida inbadan la soo wariyey markii ay intii badnayd dhaawacantay ayaa muuse qabtay taliskii makka ee hargeysa.

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    4 жыл бұрын

    khayre magan wll Muuse biixi wuxuu ahaa taliyaha sahanka . Muj Cali guray muj gacmadheere muj Cismaan Awr liqe waxaay ahayeen sahan gudaha loo soo diray markaa oo ka socday guutada sayid cumar

  • @bashiradan6047
    @bashiradan60474 жыл бұрын

    Horta ciidanka Hargeisa soo galay yaa watay ama madax ka ahaa. Anigu wxaan daawaday iyadoo la leeyahay waxaa ciidanka watay maxamed cilmi samarar ( ina cilmi galaan). Bal meel iskugu geeya arinka.

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Dhagawayne wuxu aha taliyihi qaybta galbeed maxamad cilmi galaan taliyaha gutada sayid cumar iyo adam cadee taliyihi gutadi sancani taliye guto waxa ka sareeya taliyaha qaybta sikale hadi an kugu dhigo wa taliska guud waxay ahayeen 5 niin dhagaweyne .muse bixi .cabdiraxmaan aw cali. dayib guray. cabdilahi askar.

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    4 жыл бұрын

    Ciidaankii SNM ee hargeisa Soo galay waxay ahayeen sida xagan ku qoran...taliska ciidaanku wuxuu ahaa dayib guray wuxuu ahaa taliyaha Ibrahim dhagawayne abaanduule taliyaha hawl galinta Cabdilaahi Askar. Taliyaha sahanka Muuse biixi taliyaha saadka Adan dhamac. abaandulaha hawl galinta cabdiraxmaan Aw Cali ... taliyaal guutooyinkuna waxaay ahayeen sida tan... taliyaha guutada sancaani adan cade abaanduulaha guutada sancaani maxamuud haybe taliyaha guutada sayid cumar maxamed cilmi Samatar galaan. Abaandulaha sayid cumar gacma Dheere taliyaha guutada 20 ama 4aad muj axmed dhagax abaandulaha waan ilaabay magaciisa laakiin wuxuu ahaa col Ciise Muuse oo reer wacays ahaa oo ragii Hargeisa ku shihiiday ayay ahayeen

  • @guleed7017

    @guleed7017

    4 жыл бұрын

    @@alihassa2295 ma haybad lambad bu ha

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    4 жыл бұрын

    gullit farah may wll muj haybad laanbad waa abakor Ciise waxaanu haybad laanbad ahaa qaybta hargeisa iyo berbera u dhaxaysa. Galbeedka muu ahayn

  • @mohamouddguuleed1359

    @mohamouddguuleed1359

    3 жыл бұрын

    Guuto ayuu watey

  • @munaqaali4556
    @munaqaali45564 жыл бұрын

    Waan qiiroodaa

  • @medabdillahi5350
    @medabdillahi53502 жыл бұрын

    Pour commencer grand remercie Dieu de mon avoir Kmm fils ma mère et mon père.... En parlant de la Somaliland grand sais et vs savez Que ça est la première nation somalienns ki à eu son indépendance et son drapeaux avec tout ceux qui va avec.... Mais aussi la première nations somalienns qui a voulue unifié tous les nations somalienns alr... G remercie toutes les femmes et hommes qui ont donnez leur vie,leur santé (leur loyauté à cet nation)....

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Жыл бұрын

    Ha illoobin TAARIISHTA

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale16424 жыл бұрын

    Masha allah

  • @talokeen259
    @talokeen2593 жыл бұрын

    Ssdf,snm iyo unc baa riday 2badii jabhadood oo kale mujaahidiin masheegta

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan2504 жыл бұрын

    Waa libaax yadii soo xoreeyey somaliland alooow daa inta dhimateyna u naxriiso

  • @mohamouddguuleed1359

    @mohamouddguuleed1359

    3 жыл бұрын

    Aammmiiin.

  • @yassinawil5158
    @yassinawil51583 жыл бұрын

    Mujaahid cabdiraxman aw Cali faarax waa mujaahidka kaliya ee reer awdal kasoo jeeda ama beesha gudabuursi

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68253 жыл бұрын

    Muciao sheekh omer. Arrinti snm waxay ahayd mucjiiso .

  • @jalbisgeelqaad984

    @jalbisgeelqaad984

    2 жыл бұрын

    Summer time jawaabtaada waydii

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo48382 жыл бұрын

    Cismaan awrliqe cimrigaaga ilaahay ha dheereyo halkankii xalaasha ahaa

  • @togdheerburco1032
    @togdheerburco10324 жыл бұрын

    Maxamed weere maaha maxamed weerar magaciisu mujaahidka

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    3 жыл бұрын

    Maxamed weerar waxaan ku qiyaasay reer Burco ama reer ceerigaabo , adigu Berbera wixii bari ka xiga aqoon uma lihi lkn lahjaddiisaan qiimeeyey. Saas ma tahay mise odayga waa qalday??

  • @diamondwarsan53

    @diamondwarsan53

    3 жыл бұрын

    oo werer miyaanu habeenkii la soo galay ragii birjeex ku dhintay ku jirin,

  • @maxamedfaarax9076
    @maxamedfaarax90764 жыл бұрын

    Taariikhdu waa marag

  • @edrisgabo915

    @edrisgabo915

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad . Viva SNM

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani6524 жыл бұрын

    Somaliland waxaa soo dhiba ayaa wadanka loso maray ilaahay ayaa inoo hiiliyey alle ayaa mahadle guuusha inasiiyey

  • @ayaanlesuldaan6979
    @ayaanlesuldaan69794 жыл бұрын

    Sawkii muuse lahaa anaa taliyaa ahaa warbal waxaanu araagney dadma arrag

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    Wll Muuse biixi wuxuu taliyaha sahanka waxaanu ka tirsanaa taliska oo waxa la shaqaynayay dad badan oo ka tirsan sahanka oo kula kala jiray gudaha dalka iyo dibadaba waana ninka ugu danbeeya ee waxaas oo dhan ay ku Soo ururayaan ka dib laga goaan qaadanayo macluumaadka uu Soo gudbiyo taliyaha sahanka marka taliska oo dhan oo fadhiya taliskuna wuxuu ka koobnaa muj dhagawayne muj dayib guray muj Cabdilaahi Askar muj cabdiraxmaan Aw Cali muj adan dhamac muj Muuse biixi intaasi waa taliska

  • @cigeoch23
    @cigeoch233 жыл бұрын

    iimaankayga somalilandimada ayaa kusii siyaada markaan barnaamijyadan dawado alle abaalkiina mid khayr qaba haka dhigo

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw68504 жыл бұрын

    GEESIYAASHII GO AANKA ADKAA EE NAFTOODA U HURAY SIDII AY DULMIGA UGA KICIN LAHAAYEEN UMADOODA

  • @ayaanlesuldaan6979
    @ayaanlesuldaan69794 жыл бұрын

    Muj dhagaweyne nollow gesi qarran weye runtii

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer68253 жыл бұрын

    Somaliland national movement. Historically somaliland national movement entering into major cities of somaliland were totally very brief hard dicion. decision

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95913 жыл бұрын

    Geesi sideen u iloobaa

  • @ismailahmed6258
    @ismailahmed62583 жыл бұрын

    Muuse biixina halkaa uu dhagaweyne leyey 2:00 habenimo wuxu leyey 7:00 habeeninmo baanu ka dul baxnay Morgan iyo xaruntiisi

  • @idrissmed7512
    @idrissmed75124 жыл бұрын

    Igad wa argakaxiso digtaterka cawisa sida nin an ?????????

  • @abdifitahkhadar4455
    @abdifitahkhadar44554 жыл бұрын

    asc dhaman reer somaliland anigu waxan ahay arday reer s/land ah waxa weye wll schoolka markan ahaa form 4kii aya waxa laydhigay u jeedada snm dagaalka ugashay iyo cida ay ladagaalamaysay inuu aha nidaamki xumaa ee kaligii taliska ahaa marka hala kala saaro colaada ma waxay inaga dhaxaysay nidaamkas mise umada somaliyed ee uu xita iyagaba haystay markas alx waynu ridnay nidaamki laakiin umada yaan lagu beerin colaada umada soomaliyed

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Ma in tariikhda laga waramo ayaad colaad adigu utaqana umada somaliyeed wax naga dhexeya on walaalnimo ahayn majiro lakin waxaan ka yaba marka dagaladi SNM iyo rajimki afweyne laga waramo daadka yidhahda umada somaliyed haysku dirina wa daad didaan tarihkda halganki SNM oo cuqdaad kaqaba

  • @aliseedi4247

    @aliseedi4247

    3 жыл бұрын

    War faqashey isyelyeelka naga daaya dee hhhhhh waynu isfahmaynaaye😉😀

  • @aasiyaaadan9338
    @aasiyaaadan93384 жыл бұрын

    Maxamud haybe caruurtisi meeday?

  • @xaajidalmar4885

    @xaajidalmar4885

    4 жыл бұрын

    Way joogan hargeisa dhama Amin maxmud haybe Cabdirshid m haybe Maxmed m haybe Axmed m haybe Axmd

  • @xaajidalmar4885

    @xaajidalmar4885

    4 жыл бұрын

    facebook.com/amiin.mahamuudhaybe

  • @amiinmaxamudhaybe8317

    @amiinmaxamudhaybe8317

    4 жыл бұрын

    Asiya aadan aad ayan ku salamaaya wlo waanu joogna ilaahay ha uu naxristo aabahay maxmud haybe iyo mujahdintii kale aad ayan ku salamaya

  • @sakariyacabdiraxmaan6710

    @sakariyacabdiraxmaan6710

    4 жыл бұрын

    Amiin Maxamud haybe Alle Haydin barakeyo Libax dalka uso Halgamay Aya Idin dhalaye

  • @nuursaleeban4959
    @nuursaleeban49594 жыл бұрын

    Waxay ilatahay guda gakii snm burco uun buu dagaalku dhab ka ahaa sabatoo ah hargeysa 31may baa la soo galay burcana 27may cadaaley 29may dhamaan ciidamadii joogey cadaadley & hargeysa buracay gurmad ku yimaadeen ciidamadii cadaaley burcaa lagu madhiyey cadaaley ciidankii galay ee snm iyadoo aan ciidanba joogin bay galeen sidoo kale ciidankii faqash ee hargesa burcay gurmad ku yimaadeen oo ka dagaalamayeen hargeysana iyadoo bilaa ciidana baa caadankii snm soo galeen sidoo kale burco waxaa soo galay ciidankii koonfur ka yimi oo gurmada oo faqasha waxaasoo ciidana ciidankii snm ee burco galay baa u babac dhigay markaa waxaa dhaba in qolada hargeysa & cadaaley xoogaa baqdini heshay waxba yaan lagu daalin

  • @diamondwarsan53

    @diamondwarsan53

    3 жыл бұрын

    Waa runtaa walal Muuse biixi oo sheegaya ninkii ciidanka Cadadley

  • @Mamar6310
    @Mamar63104 жыл бұрын

    Arday badan baa ku shahiiday iyo dhalinyaro kale kuwa maanta dalka loo xoreeyayna qabyalaad bay ka sheekeeyaan iyo maxli iyo cunfi Iyo racism

  • @Mamar6310

    @Mamar6310

    4 жыл бұрын

    This is very important and emotional program thanks hamse Ali bulubl

  • @MubYus
    @MubYus4 жыл бұрын

    Somaliland waa qaran... SNM anigaa wasa.

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk SNM cayda ma taqaan xabad iyo dagal ayay garanaysa melaha ka ooy awod kale malihiid kkkkkkkkkkkkk

  • @warsame254

    @warsame254

    4 жыл бұрын

    Niyow waxaan arkay meelo badan oo aad wax ku qortay nin wayn oo bilaa akhlaaq ah baad tahay, malaha labo nin baa iska kaa dhalay!

  • @gedefletv6049
    @gedefletv60493 жыл бұрын

    Dhega wayne marna wasiir lagama dhigin maxay odayga u xumeeyeen

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95913 жыл бұрын

    Somaliland tani qofkii ay la tahay sahal 20 sano dheeraad qofna Uma Dan seegeen qofna gumuc rasaasiyo sakaraadka geerida Raaxada ma siisteen

  • @abokoraadan5648
    @abokoraadan56484 жыл бұрын

    Faan badana reer hargysa a ciidan ma jigoon hargysa burco faqash isug tagtay oo 6 lagu dagalamayay Xata in baqateen wa LA ogyahay snm iyo geesiyo waa ragii 27 burco haqabsaday rag isku a jiro to lay reer hargaysaw dhag iga xigtaabay dhaxantu iga haysaa mlibaan

  • @gujimowliidcabdilaahi12guj72

    @gujimowliidcabdilaahi12guj72

    4 жыл бұрын

    Inader waxba may baqane iyagana boorame iyo jbuuti ba lagaga soo kicinayey reer burcana dee dagaalka aabihii snm ee lixle ba reer burco kaso jeeday dee ilahy inaga kiciye aynu umhd celino dadkeena reer burcooy inaga daaya kala fadhiga oo dad baynu isugu xignaaye aynu is urursano oo wlaaltimadii iyo gacaltooyadi burco ka bilaaba dabadeed hargeysa nuugu keeno wanu idin jecelnahoo dad tariikh leh bad tihiine reer sheekh isaxaaq mida baynu u baahanhy ilmaderayal illaah banu idinku dhaarine is jeclaada oo dadkeenu midnimo bu ubaahanyahee ka shaqeeya anana dee curadadii reerkad tihiino waydin daba fadhiisan marka laga tago ciida galo boqortooyada reerka ah oo hadalka ugu dambeeya leh markaa cadowgeenu wuu badanyehe ay u midowno

  • @edrisgabo915

    @edrisgabo915

    4 жыл бұрын

    Warya Abokor sheekada faqashta jooji. Faqashtu ma daahirto. Faqashtu ma quusato. Viva Somaliland.

  • @Miiraale6116
    @Miiraale61164 жыл бұрын

    Taariikh iyo xusuus lama ilaawaan.. rabbi jannooyinkiisa hawgu deeqo intii xorriyaas u God gashay...intiina noolna sharaf iyo maamuus ku dhex mushaaxa dadkiina iyo dalkiinaba.. da'yarta waxaas maqlaysa ee ka niyad jabsan xukuumadaha aynu doorano ee somaliweyn ku hadaaqaysaa nasiib daraa...miyaanay wax lala yaabo ahayn????...

  • @mahadkahin4056
    @mahadkahin40564 жыл бұрын

    Ninkastaa wuxuu doono ha sheego, xaqiiqdu waxaa weeye in waqtigaa hogaanka SNM muran ka dhex jiray; kaa soo ahaa in Ethiopia laysu dhiibo iyo in kale iyadoon waxaba laysla meeldhigin, waxaa go'aan geesi nimo leh qaaday Mu. Ahmed Mire iyo ragii la socday go'aankaa Soo ahaa in gudaha la galo waana ta keentay in ciidankii Ahmed Mire Soo galo burco si lama filaana 27 may 1988, taasaana ku khasabtay in SNM intii ku hadhay Ethiopia gudaha Soo galaan ama Hargaysa ha noqoto ama meel kale ha noqotee, taariikhda yaan la khaldin warka sada ahi waa kaa

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95913 жыл бұрын

    Somaliland kuwa neceb soda qiiqa ayey hawada ku baabi doonaan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf6564 жыл бұрын

    Fanaan ka heego waar xishooda.

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro36263 жыл бұрын

    C raxmaam.aw cali farax ma c raxam.tuurba anigu waxan u aqna c.raxmaan axmed cali. Oo.lawalaa.la.ahaa Maxamuud axmed cali

  • @mohamouddguuleed1359

    @mohamouddguuleed1359

    3 жыл бұрын

    Mayee waa c/raxman aw cali farax, madaxweyne ku xigeenkii hore ninka wareysiga ku xiga dhegaweyne weeye.

  • @diamondwarsan53

    @diamondwarsan53

    3 жыл бұрын

    C/raxmaan Ahmed Ali ayaa Cabdirahman tuur ahaa, Madaxweynihii ugu horeyey Somaliland Maxamoud Ahmed Ali walalkii buu ahaa Allah yaa arxamuu

  • @zacdamaxamed4641
    @zacdamaxamed46413 жыл бұрын

    Somaliland dhib badanbaa lala soo maray allaw noodaa dadkayaga

  • @omarmahamoud4986
    @omarmahamoud49864 жыл бұрын

    Wa kuwi ugu liitay snm waxa nala hadlaya

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Kuwa ugu liitay SNM adigu ma gadhi karta kkkkkkkkkkklkkkkkk

  • @omarmahamoud4986

    @omarmahamoud4986

    4 жыл бұрын

    Ma ogtahay ciidan ahay horta

  • @omarmahamoud4986

    @omarmahamoud4986

    4 жыл бұрын

    Dhaga wayne Ahmed dhagax iyo maxamoud wa gesiyal wan uqiraya lakin muse muxu aha xiligii snm

  • @omarmahamoud4986

    @omarmahamoud4986

    4 жыл бұрын

    Aden shine dayib guray iyo dhago wayn iyo maxamoud haybe iyo axmed dhagax iya rago nimo laha

  • @aminaahmed4863

    @aminaahmed4863

    4 жыл бұрын

    @@omarmahamoud4986 Doqon baa tahay , adigaa dadka ugu liita.

  • @saedabdilahiyousuf7377
    @saedabdilahiyousuf73774 жыл бұрын

    الموقف كان اما في باظنها شرف أو بفوقها عزة.

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf36983 жыл бұрын

    Waar cali Gurey ku Lahaa AXMED MIRE AYAA XILKII LAGA QAADAY.lagama qaadine Taariikhda ha kufsan waaba ninkii Hogaaminayey ciidankii Burco Qabsaday

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    inaderkay khalad ha fahmin cidankii burco galay waxa hogaminayay muj axmed mire laakiin muj axmed mire markii hore wuxuu aha taliya guud ee cidamada SNM isaga iyo xasan yoonis. muj axmed mire wuxu xilka hayay 11 bilood lakin horantii bishi april aya xilka laga qaday waxana loo warejiyay dhinaca hagaminta burco. marka barta uu cali guray shegayo wa xilki taliyaha guud ilayn axmed mire waa qof kaliya laba aag iskuma hogaminkaro ruuxiye. intas ayunban ku saxaya xita anigu waxan dhagaystay muj ahmed mire oo ka shekaynaya arintas

  • @maxamedaxmed9570
    @maxamedaxmed95704 жыл бұрын

    Lkn looma baahna qabyaalad

  • @jamaali8328
    @jamaali83284 жыл бұрын

    Markaa isaqof baad dishey oo akhiro laguu soo tagi ilayn aduunka waa laga tagayaa rerna waxba ku qaban maayee yaa snm

  • @zaki_smail_1988

    @zaki_smail_1988

    4 жыл бұрын

    Gaalkii Afweyne iyo cawaankii la socdey ayey laayeen. Somalina Fircoonkii Qarniga 20 aad ayey ka xoreeyeen.

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92834 жыл бұрын

    Isaaqa yaa ugu dhaarta siyaad bare Hawiyaa ridey aar maxaa been taariikh laga dhigaa

  • @rahmaali2050

    @rahmaali2050

    4 жыл бұрын

    Yakukiciyayo ku bararujiyay watad irushaynaysaye siyad ragu kudagalamayay ee u kutashanayay sawadiga ma ahan

  • @MubYus

    @MubYus

    4 жыл бұрын

    Hawiye. hawiye dameeer yar oo isaaaq xooreeyay ayuu ahaa.. maantana waa yahay.

  • @MubYus

    @MubYus

    4 жыл бұрын

    Hawiye waxaan ku niri orod Afweyne Siyaad bare xabad ku rid, wuxuu yiri waan cabsanaa nooooh

  • @fuadmahamud9660

    @fuadmahamud9660

    4 жыл бұрын

    Maxamed cabdilaahi rag toban sano dagaal kujirey 80/90 miyi ilaa magaalo ciidankii dawlada meelkasta kasaaray jeelkasta jabsaday wixii loogu yeedhi jirey xooga dalka ilaaa diyaaradihii ragii kufindhicishay waa kuwaa kasheekaynaya ayaad adoo 91kii soohan baabirey lahadlaysaa 91 ciidan dawladeeba majirin rabi haw naxariisto intii shadiidey inta noolna cimridheer iyo caafimaad sii

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Hawiye maanta dhashibafweyne aya xamar ku karbashaysa farmajo .gulwade .morgaan .iyo qarkalo badaan .mar labaad ha is xoreyo hawiye

  • @raagedirir9171
    @raagedirir91714 жыл бұрын

    sancaani awal miyaanu wadan adan cade mise maxamuud haybe ayaa watay

  • @abdirahmandheereye4161

    @abdirahmandheereye4161

    4 жыл бұрын

    Aadan Cade aya Watey Maxamuud Ku xigeenbu aha siduu Adan Cade Sheegay waraysigiisi xusuus reeb ALLAH ha unaxariisto Dhamantood

  • @raagedirir9171

    @raagedirir9171

    4 жыл бұрын

    @@abdirahmandheereye4161 haa sax waa sidaan u aqiinay in uu adan cade watay markii uu dhaawacmay ayuu la wareegay ayaan filayaa maxamuud haybe

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4174 жыл бұрын

    Waxa loo baahan yahay in wax la waydiiyo dadkii askarta dawlada ahaa markaa oo iyaguba joogay hargeysa, dagaalkana ka galay xaga dawlada. Waayo kuwani arinta waxkale ayey ka dhigteen, been badana way sheegeen. Xataa kuwani waa isku wado qolo. Waana dad is wada og kana sii wada hadlay waxay odhanayaan. Waana dadka iminka ku biira snm

  • @cabdiidiris9698

    @cabdiidiris9698

    4 жыл бұрын

    Maxay ahayd aolada aad sheegaysaa qoladoodu waxay ahayd SNM latag sheeka audhmuuka aad wado waxa had kahada shaa iska yar viiva snm iyo SL / aan

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Wanu so dhawaynayna kuwi dhanka dawlada aha in ay iyakuna ka waramaan

  • @yusufjamanoor417

    @yusufjamanoor417

    4 жыл бұрын

    Ina biixina waxay ku sheegeen wax aanu ahayn , waxayna soo qaateen sawir hore oo meel kale ah isagoo hadlaya. Dadkana waxa looga dhigay inuu yahay hadal u jeediyey markii hargeysa la soo galay. Waxaas ayaa been ah

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    @@yusufjamanoor417 adigu miyad kala jeceshay SNM iyo isaaq mida kale ha ilobin tarikhda waxa ka warama cida gulaysatay imika dagalki 2 ee adunyada jarmarka iyo talyanigu kama waramaan sida ay uk iyo france uga waramaan car morgan u nolyahay ee haka waramo malinti SNM hargaysa so gashay

  • @thebittertruth5381

    @thebittertruth5381

    4 жыл бұрын

    Macaac arin meesha la kaalay Warka xamar dhaafoo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback68544 жыл бұрын

    taariikh cusub baa laydinku dul abuurayaa

  • @guleed7017

    @guleed7017

    4 жыл бұрын

    Malaha tarikh adeero mahe tarikh kala ma jidho,

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal98284 жыл бұрын

    Waar cali gurey muxuu ka ogahay taariikh snm xaafadii fakinka ayuu mas dil ka ahaaye

  • @abdulwahabaden2116

    @abdulwahabaden2116

    4 жыл бұрын

    Cali guray wuxu ahaa taliyaha saadka snm qaybta galbeed wu dhegoweyne watay

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    Kkkk reernimo ayaad ku necebtahay cali guray Sow mahaa boowe taariikhdu iyada is qorta ee qof mA qoro

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama7164 жыл бұрын

    Taariikh kale male miyaa beesha Isaaq.

  • @aliseedi4247

    @aliseedi4247

    3 жыл бұрын

    Haa malaha. Ingiriis ayay saan bada dhexdeeda ku kala saxeexdeen Goortay dooneena way saareen. Soomaali ayay isku keeneen. Afweyne markii uu kufriyey ee Quranki beniyey e culimadi layeyna, wixii Soomaliya la odhan jiray iyagaa kala diray. Waa dad abaal gala oo guda sxb. Taariikh kale ma leh hhhhh

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf6564 жыл бұрын

    Taariikh iyada is qor ta. Cali guray iska faan .afar nin oo sacad musa la sheekee. Waar xishood.

  • @abdishakur1942
    @abdishakur19424 жыл бұрын

    Been cad oo habor awal tariikh lagu sameynayo ayuu dhagawayne wada. Kulaha Dayib Gurey, Cabdiraxman Tuur, Cabdulahi Askar, iyo Muuse Biixi baa iga hoos shaqeynayey oo kale watay qaybaha 😂😂😂 Cali Gurey na sahanka ayuu noogu qorna isna isla video gan ayuu ku beeniyey. Dadka inta kale rooti ayeey ahayn oo Arab, garxajis, iyo ayub beenta cad bay dhageysanaya waxbana ka odhan maayan

  • @sahraabdillahi7041

    @sahraabdillahi7041

    4 жыл бұрын

    Isaaq dhamaantii waa wada SNM waa la wada dagaalamay period

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    4 жыл бұрын

    Abdi Shakur xanuun Subeer awal ah ayaa ku haya.. muj dayib guray waa arab ta kale saddexda guuto ee Hargeisa Soo galay mid kamida arab ayay ahayeen.. ta kale cabdiraxmaan tuur muu odhan ee waa muj cabdiraxmaan Aw Cali farax waa nin samaritan ah oo Jibriil yoonis ah baro taariikhda boowe xanuunkana dawo ayaa laga Soo qata villa Somalia

  • @hassanroble998
    @hassanroble9984 жыл бұрын

    Snm 30 sano ayey dalka heysey maxa laga fa idey,maantana baloodh dowlad dadka ku qabsaneysa aya joogta

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    Nin ragi wuu yaqaan SNM waxaanu ka faaiidnay nacasna loo sheegi maayo

  • @MubYus
    @MubYus4 жыл бұрын

    SNM... anigaaa wasa.

  • @aminahmed8573

    @aminahmed8573

    4 жыл бұрын

    maxaad wasi kartaa is cadee horta cidaad tahy anaa ku wasee..

  • @abdiwahapmohamed6076

    @abdiwahapmohamed6076

    4 жыл бұрын

    Qadaad weyn ilmo amisom futadada ka ilasho amisomta faqash yay faqashtu dhashay

  • @taartog
    @taartog4 жыл бұрын

    SNM dagaalka magaalooyinka iyagaa masuul ka ahaa oo burburiyey waayo iyagaaba qiranaya in ay ku dhex dagaalameen oo galeen magaalooyinka waana dambi in aad magaalo ka dhex rido xabad . Iyagu soo magaalooyinka weerar kuma soo qaadin ? Maxaad Siyaad ku maagi haddii aad xaafadaha ku dhex dagaalantay ood adigu weererka qaaday !

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Dictatoriyintu kala wadanisaan jabhadihi ethopia so galay iyakuba magaloyin bay so galeen markay addis ababa so galeen miingiste wuxu yidhi daalku daraday u burburi mayo afweynena sidu uga tagay mida kale anaku uma ciil qabno magaloyinka dumaay waxa ka xumayd inanu duli ku nolano magaloyikina wanu dhisanay

  • @edrisgabo915

    @edrisgabo915

    4 жыл бұрын

    Faqashtu ma daahirto. Faqashtu ma quusato. Viva Somaliland

  • @ismaciilcade3916

    @ismaciilcade3916

    4 жыл бұрын

    Dhagawayne maskaxdiysu ma dham kullaha diyarad way naqaracday waa beenale

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    4 жыл бұрын

    @@ismaciilcade3916 adiga xagee ku xanuunaysa?

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4174 жыл бұрын

    Ninkasta wuxuu sheegaya waxa uu doonayo.!!! Walle been iyo munaafaqad Ayaan ka dhamaan Isaaq, wuxuu yidhi maalintii way Mari waayeen eirportka, waxaase been ah. Xataa dhago wayne ayey maanta badaleen wallahi

  • @cabdiidiris9698

    @cabdiidiris9698

    4 жыл бұрын

    Guugu wayraacday snm ee qoloqolo mayjin viiva snm janaday hurdaan mujaahidiintii ilhay ha unaxaiisto

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    Isaaq uka adkaday ma af baad wax kagaqadi kkkkkkkkkkkk

  • @siciidcaadi3589

    @siciidcaadi3589

    4 жыл бұрын

    Hoyadaa intanu qabanaan siidaynay markaad kacarartay hadanu wasailahay sidaa umad hadasheen Yusuf Jaamac viiva snm

  • @khadranur3973

    @khadranur3973

    4 жыл бұрын

    Ali been ma soconayso

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor4174 жыл бұрын

    Waar bal ninka waydii saacadu intay ahayd markay xabadu ka bilaabantay hargeysa

  • @abshirmouse1636

    @abshirmouse1636

    4 жыл бұрын

    Kkk maxaad ka hadlaysa maalayacni

  • @nimcoabdi4784

    @nimcoabdi4784

    4 жыл бұрын

    Haddaand garnayn dagaalk wuxu bilaanmay 1:00 ilaa 2: 00

  • @yusufjamanoor417

    @yusufjamanoor417

    4 жыл бұрын

    Nimco Abdi . Sax adiga ayaa ugu war roon wallahi ku leh ilaa dhexda ayaanu dagaal ku soo jirnay

  • @yusufjamanoor417

    @yusufjamanoor417

    4 жыл бұрын

    Abshir Mouse . Maxad doonaysa adigu

  • @nimcoabdi4784

    @nimcoabdi4784

    4 жыл бұрын

    Haa waayo anuu waxaan kamida ahaa radey lagaxidhay dugsiga sare we 26 juun oo waan xidhnaa marku dagaalkudhacy oo waan garanayaa saacaday soo galeen snm

Келесі