Waraysi Gaar Ah :Xusuusta Maalintii Ay Snm Gudaha U Soo Gashay Hargeysa

Ойын-сауық

Пікірлер: 241

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 Жыл бұрын

    Mujaahidinta dhaman allaha unaxariisto ugu dambeyn weynu gaarnay guushii💪💪💪💪💪💪💪

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed1615 жыл бұрын

    Gesiyashi snm inti dhimatay allah ha naxaristo

  • @sosmanahmed2155

    @sosmanahmed2155

    4 жыл бұрын

    Ameen

  • @hassanrashid6530

    @hassanrashid6530

    4 жыл бұрын

    Geesi alle ma xilo Ilaahay janada ha geeyo intii dhimatay iyo inta noolba

  • @hanamohamoud8336

    @hanamohamoud8336

    4 жыл бұрын

    Saïd Abdi

  • @ismailjama178
    @ismailjama1785 жыл бұрын

    Cajiib,haddii SNM ay guul dareysan laheyd ma jiro qabiil odhan lahaa anagaa SNM u badneyn ama halbowle u aheyn laakiin guushaa aabayaal badane.Dhamaantiin alxamdu dhaha inaan ilaahay cadowgii inoo jabin,hadalkana yareeya.

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    2 жыл бұрын

    Adigu faqash bad tahay tarikhda waa wajib in laga shekeyo,,ismaciil qarac fataal ah bad tahay

  • @abdirahmanartan8278
    @abdirahmanartan82784 жыл бұрын

    Alle ha u nxariizto dhmn Kood buur Aadan salebn Xasan sulaYm weYne Kosaar Mxamed cali Maloozh Lixle alle ha ini waDa nxriizto

  • @yonisadan5197
    @yonisadan51975 жыл бұрын

    Ragii dadkooda usoo halgamay rag sharaf leh

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed77895 жыл бұрын

    80000 kuun ayey ahayeen cid kii faqashta SNN 1003 ayeey ahayen SNM adabaa sidaay kugulasteen waxay ahayen gesii qaran

  • @shariifmaxamad8059

    @shariifmaxamad8059

    3 жыл бұрын

    Mabay guulaysan hargaysa waa laga saaray 1988

  • @craxmaansoodaani652

    @craxmaansoodaani652

    2 жыл бұрын

    @@shariifmaxamad8059 way guulaysteen snm moorgana malintaa hargaysa cagaagni ayuu kaga cararay

  • @youngdahir
    @youngdahir5 жыл бұрын

    Lipaxinti qaranka abaal wayn ayu idin haya dalku sidad dalka ugu so dhabar adaygten aynu ugu dhabar adaygayna oo anu ku difacayn qalin iyo qoriba dhalinta qarankuna way og yihiin dhibki dalka lo so maray wana u diyar inay dhibka iyo mid ka daran u maran dalkoda oo ay naftoda u huran iyo malkoda

  • @suhurmusa2503
    @suhurmusa25033 жыл бұрын

    Allow SNM u naxariiso

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo45915 жыл бұрын

    Mujaahid nooloow 💪💪💪💪

  • @xasannuur6137
    @xasannuur61375 жыл бұрын

    Dhage wayne watay ciidanki soo galay hargaysa 1988 5 30 Allah cafiimad how dhereye

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    🤣 guutadeebuu watey wiilow . Taliya guud miyanu ahayn dhaga weyne

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    Ciidan uu watay dhagaqeyne ma jirin

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh3 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto mujahiidinta ku shihiidey halganka

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re4 жыл бұрын

    Illaahay ha u mujaahidiintii halganka xalaasha ah ee dalka iyo dadka kaga xoreeyay nijaastii faqashta. In ay faqashtu xaaraan ahayd waxa kuugu filan in aan cidina xusin oo ay Soomaalidu ka wis-wisto xusuusta nijaastii faqashta. SNM FOREVER!

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.4 жыл бұрын

    Geesi laba maaha. Run ahaantii waxay ahaayeen Dadkii nolosha u huray Difaaca dalkooda

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69514 жыл бұрын

    War kuwii uunba ina daba socda #SOMALILAND from #SNM OUR HERO'S SIDII RAGAS Hadad #DALKAGA u dhimo Hdd diyar uthy farta👆👆👆👆

  • @adnrazq1513

    @adnrazq1513

    3 жыл бұрын

    1

  • @HMS33
    @HMS33 Жыл бұрын

    Walahi mujahidkani waa Nin rageed Daa,cad Ah oo Run sheeg Ah

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid78212 жыл бұрын

    Mansha allah shagtarkii u gu fiicnaa ee hargaysa ka dagaal galay noolow

  • @axmedcali8018
    @axmedcali80184 жыл бұрын

    Guutadii sancaani waxaa watay Mujaahid adan cadde Oo nool imika alle ha ubarakeeyo cimrige

  • @shaaficifaysal4445

    @shaaficifaysal4445

    4 жыл бұрын

    Aadan cade dhowr sano sii mootanayahay allaya raxma iyo intii kalaba dhamaaan

  • @axmedcali8018

    @axmedcali8018

    4 жыл бұрын

    Alle yarxam

  • @jablibaax

    @jablibaax

    4 жыл бұрын

    Qolomuu ahaa Alle haw naxariistee

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    Jab Libaax nin arab ah ayuu ahaa ilahay ha u naxariisto muj adan cade iyo SNM oo dhan

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    @@shaaficifaysal4445 Adam cade wu dhintay Lkn Sancani waxa watay mohamoud Haybe, Adan cade wuxu ka wareegay marku mohamoud Haybe ku shahiiday

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed77895 жыл бұрын

    Masha allah mujahidintii SNM kuwii dhintay alle jaboo tufarsowusa allha ageyoo kawa nolnaa sharaf iyo cisiii allah akurosoo 1988 iyo mantaa 2019 faraqii u dhaxeyaa Kawaa dhashay 200 iyo kuwaa dhashay 1990 à o gadeen indhiib losomaray queuxdaa iyo barwaqadaa mantaa aynuu haysanoo hoyoo yiin aya u goblamay Somalilanders guul iyo gobanimoo lojojinmayo cid kasto kasohorjeda qadiyada iyo goniskutaga qaranka somalilan xadudaheguu waa muqadis waa lamatabtan somaliland Somalilanders waligeed way jiraysaa calaknaa toquuxiid kalee waligii wuu jirayaa 31 maiy wa maliin tii faqash anuu kadkanay cadowugaa rer somalilan wa somalikushegaa konfureed Iyo kuwaa kalee kuhareraysan wanuu laaoconaa xasuqiina melbuu noguu qoraan yahay 100 kuun oo sonadod waday kaso waregayan somalilan guul iyo gobanimoo

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    SNM hadafkeedu land land ma uusan ahayn wiilow .

  • @cabdishiineadan4061

    @cabdishiineadan4061

    2 жыл бұрын

    Hadafkoodu danba ma ahayn ee wuxuu ahaa dalboob boobkiina waakuwaa ku haya ilaa imika biyo u quudhi la dadka 3 ayay cuneen lacagtii biyaha hargeisa dalka haday Cid ka iibsata helayaan waay iibinlahaayeen taariikhbadanbaa idinka maqan caruureey

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics4 жыл бұрын

    Waxan rajaynaya in mujaahid ku buugiisa chapter kamida u hibeeyo mujaahidinta aan somaliland u dhalan ee halgankeena ka qayb qaatay.

  • @apdohakim1650
    @apdohakim16503 жыл бұрын

    Buuga magicii wllo

  • @Mamar6310
    @Mamar63103 жыл бұрын

    Waaaw nin culus iyo warnixin fIicam iyo najax oo waraysi wanaagsan qaadau

  • @akramhaji1930
    @akramhaji19304 жыл бұрын

    nio soo gelintaankii burco bal nooga wardoon plz 😘

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali9292 жыл бұрын

    Allow u naxariiso ragii dhintay

  • @ReerHawd
    @ReerHawd5 жыл бұрын

    Saab TV dhowaan Buu Saxada Soogalo wuxuu doonayaa in uu Taariikhda raadiyo Yal

  • @mohameddaud7253
    @mohameddaud72534 жыл бұрын

    Hero

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q6 ай бұрын

    Halgan kii dalka lagu xoreeyey from 1981to1991 oo ah mudo 10 sanadood

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim53905 жыл бұрын

    Taariikhda inla khalda waa sidan o kale sadex meelood aya laga galey miriye. Sheekh iyo galbeedka adeer dad an waxba ogeyn ha warrysanina

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409

    @sakariyeahmedahmedsakariye3409

    2 жыл бұрын

    Dameertaada iska saarnow saaxiib

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    Niicda kala tag raggi dagaalka ku jira hadlayo ood wax aad Google ka so akhristay ula imanaysa🤦🏽‍♂️

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah39123 жыл бұрын

    Kkkkkkk maka iyo madiina ma riwaayadii aw bustaale ayaa maka iyo madiina ila socda ilaahay ha unaxariisto mecaad miigane isna waa xajkii

  • @calicabdi6586
    @calicabdi6586 Жыл бұрын

    Kanyare wariyaha ahi hadal badana nio wuu ka qasayaa mujaahidka

  • @museadan2109
    @museadan21094 жыл бұрын

    Waxa hoogaaminayay cidanka hargeysa dhagawayne sxb !!! Muse bixi waxu aha raga cidanka diriya ee hubka u diyariya ka la waraysanaya waxba ma oga waa ciyaalkii muse!!

  • @adamalsomali9341

    @adamalsomali9341

    3 жыл бұрын

    Maye adaa cuqdadaysan waxad doonaysa in muuse biixi layska xaqiro oo ku reer kiina la amaano adeer nin fulayi snm kuma biiri jirin nin naftisa ka quustay ayaa snm ka mid aha waliba waxu aha taliskii guud ma kula tahay nin fulaya ayaa snm waliba ciidankii hargaysa galay ee dabka la saarayay ayaa taliskii guud lagu daray oo waliba sahanka u qaabilsan caqliga saliimka ah waxu ku siinaya maya maya lakin adiga siyaasada maanta iyo halgankii lasoo maray ayaa iskaga kaa khaldamay qabyaaladina waa kugu darantay anigu ma ahi sacad muuse nin maxamed shiikh isxaaq ayaan ahay muuse biixi xukumadisa waan ka soo hor jeeda lakin waan aqaana waxu aha halgankii snm iyo inan siyaasada maanta lagu dabakhi karin waayo reer shiikh isxaaq waa wada tolkay libintodu waa libin tayda snm na way kasii xag jirta waayo waxay udhimanayen reer shiikh isxaaq lakin habar habar umay dagalamayn

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan91322 жыл бұрын

    Ibraahim dhiif wuu dhintay ina mire iyo ina kaahina wey dhaawacmeen

  • @mazcud-mohamet2149
    @mazcud-mohamet2149 Жыл бұрын

    Mujahidka cadi u warayso

  • @sohaipabdirahman667
    @sohaipabdirahman6674 жыл бұрын

    mujaahidkan taarikhda waa looga war roonyey

  • @omarosman4440

    @omarosman4440

    4 жыл бұрын

    Aad warkiisu uma saxna.

  • @ugaasraage4178

    @ugaasraage4178

    4 жыл бұрын

    Wuu marqaansanaa ayaan filayaa kkkk

  • @craxmaansoodaani652

    @craxmaansoodaani652

    2 жыл бұрын

    indhaha faqashta marka lagu eego weeyi

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan2505 жыл бұрын

    Wax ka bartaa sidii lasoo dalaamaya ha moodin inuu ciyaar Ku timid Somaliland alooow u wad naxarriso

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo63134 жыл бұрын

    Kandi tariikh mahayo mujahid dhagaweyne ayay hogaminayay qaybtii madiina cidankii so galay 1260 min 13 tikniko ah iyo qori PM.42 dhumood oo diyaradu ku guptay benale ciidanku luxury has 3 guto 20aad sancani iyo guardia sayidcumar oo uwatay maxamed cilmi galay iyogutadii 20aad maxa waty axmed dhagax Waxman abaduule la aha cabdilahi cuto sancani maxa waty adan cade Waxman abanduule ka aha maxamud haybe taliyaha guudna luxury ahaa Ibrahim dhagaweyne kandi anu ma garanayo meel uujogay

  • @alihassa2295

    @alihassa2295

    3 жыл бұрын

    That is true

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax58193 жыл бұрын

    1984kii 3 aag ayaa laga galay buuraha 1 miriye 2 shiikh 3 buuraha galbeed laakiin odaygu miriye maba garanayo

  • @liibaanliibaan4636
    @liibaanliibaan46364 жыл бұрын

    Waxani taariikh maahan ee kuwiinan warbaahinta sheeganaya yaan ummadda lajaha wareerin.

  • @zadiikgahayr453

    @zadiikgahayr453

    4 жыл бұрын

    Anagay taarikh no tahay hadanay adiga ku ahayn ducufyow

  • @siciidbigile

    @siciidbigile

    3 жыл бұрын

    Faqashtii oo yaryar😂

  • @bashirmuse7776
    @bashirmuse77764 жыл бұрын

    anigu wakhtiga ciyal gacanta lahayo ayan aha hadana Gandhi tikniko oo sikawe ahban wada dhalasho ahana HY

  • @mohamed88466

    @mohamed88466

    4 жыл бұрын

    Bashir Muse waar Bal aamus yaan lagula yaabine

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby32665 жыл бұрын

    Nio lkn taloow barigaa maxaa general morgan loo qaban waaayay!

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    wax kastaa waa qadar alaa snm cidoonkada 1400 baay ahaayeen oo u soo badheedhey cidnaa hargeis a oo ahaa uga yaraan 200 000 oo xataa diyarado haystaa maxey u qaban waydey ciidnaka yar wax wlaaba waa amrka illhey waqtiisgi noqan lakiin dar xumuu u dhimnyaa wali dagaal buu kula jiraa somaliland iyo koonfurbaa

  • @cnsirjama2217

    @cnsirjama2217

    5 жыл бұрын

    Diric intuu gashaday ayuu ku baxsaday

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    4 жыл бұрын

    kkkk illahey baan qorin lakiin waaa la eryadey morgan snm maay kala jacleyn isga iyo kuwa ka hoosybaa isga kaligii may rabin

  • @jablibaax

    @jablibaax

    4 жыл бұрын

    Niqaam,dirac iyo xijaab bu xidhoo wuu baxsaday

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky4 жыл бұрын

    Ninkan iyo waraysigiisuba dhinac bay ka raranyihiin. Waxaabad moodaa inuu leeyahay jufaydayda ayaa Hargeysa xoraysay. Waana layska war hayaa wixii dhacayba.

  • @hassanabdiamman
    @hassanabdiamman3 жыл бұрын

    Ciyaalo faqashta iyo faqashtu waxay noqdeen 49dislike, cadhada ku dhinta 3000 ayaa dabada idiin rogay lkn maanta 100,000 oo ciidan tabobaran 50,000 oo saanad kala duwan ayaannu idiin haysannaa.

  • @farahdada6141
    @farahdada61415 жыл бұрын

    horta suaal m s bare xamar marki uu kabaxayey hargaysa ma snm baa haysatay iyo burco

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Isago xamar joga oo anu ka bixin ayey jogeen SNM Hargaisa

  • @mustafehusseinshire6178

    @mustafehusseinshire6178

    5 жыл бұрын

    Burco 27 may 1988 ayay qabsdeenba iyo Barigoo Dhan lkn hargeisa waa laga qaxay snm iyo faqashba is Ereryanaysay.......

  • @muhiyadinmohamed5612

    @muhiyadinmohamed5612

    4 жыл бұрын

    Haa wllo somaliland makii la xoreeyay ayaa ay xamar dagaalku ka bilaamay

  • @adamalsomali9341

    @adamalsomali9341

    3 жыл бұрын

    @@sacadcabdi9808 wall diyaarada waxa ka daran madaaficda iyo tawangida hargaysa 23 tangi ayaa yaalay burco waxa yaalay 27 taangi markaa lama kala dhacay tuulada iyo gobolkana dagaalka waxa ku xun tuula haduu hub culusi yaalo meelad ku gabato heli maysid lakin hargaysa waa iska dhufays gobolna way ayahayd l

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 Жыл бұрын

    Maxamed kaahin dhaawacan lagu lamaanaysinayo axmed mire ma isagaa suuqa gashaday mise faalka yidhi fuluhu isagaa geesiga liqee idinku haka reebina

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif265 жыл бұрын

    SNM ma Somali National Movement bey ahayd mase Somalilander National Movement??🤔🙄🙄🙄

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    4 жыл бұрын

    somali baay aheyd lakiin ciidnaka isaaq buu ahaa cid wlaaba waayu furneyd waxa ku jirey sarakiir samroon darood iyoi askar midho ah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani6522 жыл бұрын

    commentiga waxa soqoraya qaar kamida hadhaagii faqashta wayo nin aflagaadaynaya SNM hadaad aragto waa hadhaagii faqashta halayska ilaaliyo

  • @shariifmaxamad8059
    @shariifmaxamad80593 жыл бұрын

    Kan wariyaha ahi ma caruurbaa hargaysa yaa qabsaday

  • @mukhtarabdillahi3496

    @mukhtarabdillahi3496

    2 жыл бұрын

    Agoontii Afwayne , get Lost lol

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim53905 жыл бұрын

    Adeer birjeex waxaa ciidanka watey muj.adan cade

  • @mohamedjordan3232

    @mohamedjordan3232

    4 жыл бұрын

    Kkkk kaa mabaan maqalba

  • @Somfox1
    @Somfox13 жыл бұрын

    Khabiir dalka ingiriiska ka caan ah Takhasus dheer u leh cudurada uurku jirta oo dalkeena .. Hargeysa ka furay xarun looga marmo in Joonis , Gaasteri , cancer calool , hunguri , xiidmaha , uurku jirta ay u tagaan Yurub ama Turki .. ka faa ideysta KHABIIRKA kzread.info/dash/bejne/nZ6W2Kulhs_fobg.html

  • @rudwaan
    @rudwaan2 жыл бұрын

    Jamuuradda soomaaliland madxaf magacyaddi SNM oo dhan ay yaaala waa in Looo hirgaliya Sii loo booqosho tago

  • @azlmcl198
    @azlmcl1985 жыл бұрын

    hahahaha snm wey noo soo halgantey balse 1988 1989 1990 caadi loogama waramo ee bal noo faah faahiya

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    maxad is dhex dhigeysa ma waxaad sheegeysa daglaki sokee ee isaaq kaas waa taariikh aan loo ooyeen inta ku dhimatey waa dagaal sokeeye kibir baana keeney dagaalkaa

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    5 жыл бұрын

    @@abdullahiomarali5241 maya 1988 iyo 1991 dhexdooda aad loogama sheekeeyo

  • @charmarkemohed2929

    @charmarkemohed2929

    5 жыл бұрын

    @@azlmcl198 hhhh 1989 1990 1991 miyaad rabtaa. Hoo waatane runtu. Iyagoo video ahbaaba la heli karaa xataa waxa dhacayay waqtigaas. 1989 1990 waa markii ciidankii xoogu intuu dhamaaday lasoo raafayay xataa dadka masaakiinta ah hhhhh(hadaad u baahantahay iyagoo shegaya kuwii la qabtay iyo dad koonfurta ah o shegaya ayaan ku tusi karaa xataa yusuf garaad qoraaladisa ka dhex eeg 1989 weyi waqtigaasiye) Markii dadka lasoo qasbay wax firxaday dhintay iyo dhaawac noqdeen cidankiina hore loo cunay, ayaa siyaadbare isugu yedhay saraakiishii konfur joogtay kadibna isagoo xanaaqsan yidhi reerkaasi ma qaranbaa mise waa qabiil. Waa qaran ayuu u qiray waxaanu ku yidhi ordoo darajada dhiga ragii darajadda runta ah haysteen waa kuwaa sidaa wax u galayae, darajo beenaa idin sudhan garbahae. Lastgii ciidankii la odhan jiray 77aad ee gen abdiaziz ali bare watay ee madaxtooyada ilaalinayay ayaa woqooyi yimid markii waxii kale la gabogabeeyay, dhimashadu labada dhinacba way jirtay lkn 99% khasaaruhu waxa uu ahaa dhinaca aan dhul iyo dad midna garanaun gardaradana iska lahaa. Takale SNM naftooda way hurayeen dhimashadana wy u badheedhsanaayeen halka kuwa kale nafta jeclaayeen, dhaawaca ayaa xataa diyaaeadu ku daashay oo guryaha xamar la dhigayay cusbitaal intuu buuxsamay. Iyadoo video lagu qirayo nimankaasi mitidnimaddooda oo ciidankii ka shekaysanayaan waad arki kartaa youtubka. Waxaa la shegaa ciidankaasi u dambeeyay ee 77aad inuu dagaalyahano ahaa marar badan SNM u qirtay insy xataa taliskoodii baligubadle burburiyeen, sidoo kalena cabdi asisna qiray inay ciidan badan ka laayeen oo marba qolo la jabinayay. Kadibna 1990gii SNM kaartadii badashay oo USC iyo SPM hubaysay una dirtay xamar oo aanay ciidan badano joogin. Ka hor intaanay USC iyo SPm samaysmin ogow xataa mucaaradkii xukuumadda ee baqan jiray baa maanofisto ku dhawaaqay markau arkeen in odaygii shaadhka lagala baxayo hhhhh. Yaa ku dhici jiray inuu siyaad la gorgortamo oo mucarado intaanu tamar darnaan. Ma caydiid baad aaminsantahau inuu siyaad bare ka saaray xamar hhhh haa lkn nin kaliyuu banaan ka helay cydiid oo shaashkii laga rifay. Hal ama laba dagaal oo aan dagaal wayn ahayn ayuu galay lkn dad somaliyeed buu cagta mariyay ilahay ha u naxaristo intii dhimatay iuo isagabae.

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    5 жыл бұрын

    @@charmarkemohed2929 si fiican baad u faahfaahisey waana intaan doonayey si dadka lidka qarankan somaliland ku ah ay u ogaadaan wixii kale laga fahmi waayana anaa ku daraya

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    @@charmarkemohed2929 Dagaalka waxa kujirey xataa qaxoontigii beesha Ogaadeen iyo ciidamo Oromo ah oo looyaqaaney Soomaali Abow

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan91322 жыл бұрын

    kawaran dadka waxaa soomaray?

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman5 ай бұрын

    Nuuxadii.baxtiga.ahayd.snmta.nuuxadahahaa.ayuunbuu.sheedayaa.waakiww.uguliitay.ee.idaacada.yaacyaacaysyay..ragii.kagagariiriyay.hargaysia.ciidankii.sayidcali.uukamid.ahaa.faarac.ifiso.laakin.kiwani.nuuxadu.tonakiisano..eexuduudada..alaybadaybay.qa sankariwaayen. Meel.dibiile.la.odhanaayay.bay.kuqayilijireen.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil57084 жыл бұрын

    What SNM did that night is considered one of the worst milatry blunders in the world. Extremely poor military planning and experience

  • @alibaax5346

    @alibaax5346

    4 жыл бұрын

    Cabdullaahi Ismaaciil Blunders in what sense? Please explain

  • @cabdullaahiismaaciil5708

    @cabdullaahiismaaciil5708

    4 жыл бұрын

    A Miyir in terms of military strategy. There was a time magazine documentary depicting this attack as suicidal mission

  • @alibaax5346

    @alibaax5346

    4 жыл бұрын

    Cabdullaahi Ismaaciil Even SNM top brass said it was suicidal, but the other option which was to surrender without a fight would ve been even worst. Glad they chose to fight regardless

  • @caliismail3957

    @caliismail3957

    Жыл бұрын

    @@alibaax5346 cff⁶fc

  • @AO00720
    @AO007205 жыл бұрын

    Waxay ahyd hadad qaban wayden madaarka inaad garacdan runwayga iyo towerka sii anay diyaarad danbe uga soo kicin

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    4 жыл бұрын

    kkkkk kula fudaa airporka ciidankiisii odhan buu isgu geysey dalwada faqash iyga snm waxeyawooda sareen xarumhii ciidmada oo ciiid aka badan

  • @AO00720

    @AO00720

    4 жыл бұрын

    Abdullahi Omar Ali qasab maha inay qabtan wll rid pm ah ayaa kufilna oo ranwayga shaqada kasara waayo diyaarad ka kici mayso runway dhawac qaaba mida kale waxan maqlay in pm-ku wuu ilaa 25km-30km gadho lkn alahu aclam u malayn mayo in ciidanka mujahidintu inta garan wayen ee ay wax kale uu cuskaden inay iska dhafan garacida airportka

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    @@AO00720 SNM PM MAY HAYSAN CAMUU BADANA HUBKOODA WAY GUBI JIREEN FAQASHTU MADAARKA WAY DAGANAAYEEN ILAA 2 SANO

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye13613 жыл бұрын

    Ay ay dhaly

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409

    @sakariyeahmedahmedsakariye3409

    2 жыл бұрын

    Faqash faqah dhashay

  • @hargeisawilast4773

    @hargeisawilast4773

    2 жыл бұрын

    Amu ay aygu dhalay ee faqashta ah xaraami xaraami dhalay

  • @mazcud-mohamet2149
    @mazcud-mohamet2149 Жыл бұрын

    Wariye nacasa

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed39654 жыл бұрын

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MUJAAHIDIINTII USOO DAGAALNTEY XORIYADDA UMADA SOMALILAND

  • @ahmedwaarwaxanoobeenamaadn4019
    @ahmedwaarwaxanoobeenamaadn40194 жыл бұрын

    Beeenaale. Weeye. Kani. Wllhy. Waar. Dhagaweyne. Ayaa. Watey. Ciidanka. Hargeisa

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    Dhagaweyne Ciidan mu wadan yaa waxa kugu sheekeeyay Sancani waxa watay mohamoud haybe Koodbur Hassan ganay watay sayid Cumar ina cilmi galaan iyo Ahmed dhagax oo guuto watay. Takis ka guud bay ahyeen isaga iyo dayib gurey

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh3 жыл бұрын

    Yuusuf gadhle ciidankii Cadadlley ayu la socsey halka iska sax muj

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim53905 жыл бұрын

    Adeer taliyaha ciidan wuxuu ahaa muj.dhagaweyne

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    2 жыл бұрын

    Dayib Gurey bu aha

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel3 жыл бұрын

    Ninka wareystaha Oromo miyaa?

  • @osmanb8446
    @osmanb84464 жыл бұрын

    Jihaadna ma jirine Ilaahow u dembi dhaaf.

  • @aliabdule8387

    @aliabdule8387

    4 жыл бұрын

    Dowladba jirtay Miya kkkkkk gun guni dhashay o wanag u yaqan dhiga walalki

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    KACAANKU GAALO AYAY AHAAYEEN ILAHAY KA FURTAY UMADA SOOMALIYEED KALA BADH MAANTA GAALO AYAY AHAAN LAHAAYEEN

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur15754 жыл бұрын

    Isaaqu 1988 ka hor taariikhba ma laheyn kkkkkkk kkkkkkk mujaahidiin badanaa haddii ay Daraawiish ahaan lahaayeen faankooda soomaaliyaba lama joogeen

  • @muhiyadinmohamed5612

    @muhiyadinmohamed5612

    4 жыл бұрын

    Hhh caruurbad tahaye darawishta aad ka sheekaynayso ragii babiyay weeyan isaaq

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    4 жыл бұрын

    Daraawiishi Afar Oday oo rayfal sitey oo 40 sanno ka hor xornimadii la jebiyey bay ahaayeene maxaa laga xasuustaa.

  • @ninilahaywarkii9767

    @ninilahaywarkii9767

    4 жыл бұрын

    Meesha tuug lagama sheekaynayo Daraawiish tuug adhiga iyo xoolaha miyiga dhaca Dadkana laysa ayuu ahaa

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani45245 жыл бұрын

    Anigu waxaana aaminsanahay SNM ,SDF,USC ,RRS dhamaantooda cadowgii ummadda soomaaliyeed ee itoobiya Rabay iney burburan qaranadnimaddii lacaga Iyo hub ka soo qaatay dumiya ilaa maanta la isku keeni la yahay reer walba calan sameeystay Ayaan daro weyn Shacabka soomaaliyeed ku dhacday ilaa maanta xaal la ahayn Allaha inoo maqan

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    Ahmed caruur baad tahey kula yaabi maayo janhadaa maxey u baxeen is waaydii siyaad bare wadnaka burbiryey ooo duley allya raxmee Abdirashiid rushanakana ka danbeeyy afweyen yaa doortey 21 sanno xukunka u dhibety ma adiga wadnaka xukun malatari buu ku ahyey car hadal car ila muran isgoon somali dooran wlaiba dadka wa dili jirey kolaa maxaad sameyn laheyd

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Caruur iska qirotay ilahaw ha naga dhigin amiin

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    Waad saxan tahay zhp jabhadahaasi way saxnaayeen iney baxaan oo dulmi ayay tirsanayeen balse qabiilo ayaa sal u ahaa iyo Ethiopia taas ayaana keentey in markii danbe ay heshiin waayaan dowlad somaliyedna loo wayay

  • @faysaltacab5975
    @faysaltacab59754 жыл бұрын

    M

  • @Faragab1
    @Faragab15 жыл бұрын

    Isku so wada so dubo halgan benadki natija dedu wuxu noqday in dhulki danta gud ay lahayd umada somaliyed lahayd in Ethiopia dakadii barbara baad ka qadano carabtiina xeebtii oo dhan lacag sor qured lasisto shicibkiina shaqsiyad qabil ku owr kicinaya ay xaran ku haystan Allow caqliga usoceli shacabkeyga dulman

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    🤣 fahanka baladha waxay u dagalamen ridida taliska dhibta badan iyo dhisidda talis cusub ( jabhad oodhan hadafkan ayay la hayd balse marki taliskii la ridey jabhadihi aya heshiin wayay ) Dhibtuna xagasu ka yimid . Ethiopia somali oodhan ayay mamusha imikana cidamo badeed ayay sameysatey . Inaguna walo wanu kala qaybaan nahay iyo land land miidhan , iyo bilaa ciidan qaran .

  • @ismailjama178

    @ismailjama178

    5 жыл бұрын

    Farjano mar haddii faqash tagtay,jinna ha qabsado.

  • @Faragab1

    @Faragab1

    5 жыл бұрын

    Walaal hankeygu wuu ka sareyaa qabil iyo reer yaro xafad isku so kobta hankeygu waa in islamku so ceshto hoganki iyo karamadi uu laha iskan rali noqda cid kasto ka gubatay dulmiga lagu hayo dadkeyga iyo dalkeyga in aan runta ka shego kole cid un bey gubeysaye. Ayan darada inagu hab satay waxa qeyb ka ah in nacaskeya ila garan wayo gacmo wada jir bey wax ku goyan lakin inta ay tagan tahay godinti laigu goynayay misna barkeygu qeyb katahay in la igu jaro wa tan halka ina dhigtay. Lakin walaal mid xisabta kudarso inta nafta igu jirto 2 aya iga go an dulmi did iyo in taako cideyda ah uu xabashi bad iga qato inanan aqbali donin kana dhidhiyi dono insha Allah. Allow qulubtena burcad isu kaya mari oo fariidkena inoo badi oo nacadkena xaqa inogu so du Aamin. Allahuma hal balaqta fash had. Acw?

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe54595 жыл бұрын

    Waxaan layaabanahey raga SNM kujirey iodhan waxay ahaayeen wasiir safiir sarkaal janaraal duuliye agaasime maareeye marka waamaxay waxa kamaqnaa oo ay dowladii uduniyeen soomaaliya oodhan ugalaaf teen yaa isheegi kara was yaab

  • @cagaaran1

    @cagaaran1

    5 жыл бұрын

    Gaari-dumar waa garawsantay Gondhocleyse loo sheegi maayo

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    sacdiyo ma kaa dhabaa waxaad soo badhaa siyad baree dawadisa maxey aheyn waxey aheyd dawlada maltari ah oo qodfka ka fakir duwan disha amida kale siyaad barre wa ku raagey xukanaka dadka nacey why somali waxuu ka laaye intii aqoonta laheyd iyo caqliga lahayd siyaad baree ragan waxuu ugu yami iyagoo saraakiil ah lakiin waxba uma darsan jirn why la qabiiil ma ahaa siyaad baree waxuu gaadhey inuu wadanka meel walab u dhib nin marxeenaa kolkaa taariikhada soo baad waa hadaad run rabto lakin hadaad farmjo tahey magac dumar wataa adey ku taalaa

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Hadalko kooban wa dulmigu ay ku waday dalkoda iyo dadkoda iyo xoogay ku haysten iyaga

  • @mustafehusseinshire6178

    @mustafehusseinshire6178

    5 жыл бұрын

    Adeer Taariikhda waxba kama ogide iska aamu.....

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    4 жыл бұрын

    Sacdiyo Fooljaawe figrad ay leeyihiin kuma soconayn ee amxaaraa dabada ka waday oo lahayd dalka kala gooya

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr5 жыл бұрын

    *SNM Waa nala xasuuqay bey meel walba la taagan yihiin, Guskii siyaad Bare geliyey ayey marlabaad rabaan in la geliyo ilaa xarshin iyo xeryihii qaxootiga*

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    5 жыл бұрын

    Kkkkk afweyne bare,,,,, isagoo bilaa #NIGISA ayuu u qaxay Lagos, nigeria,, markii danbena #SUULI AMA MUSQUL ayaa laga helay MEYDKIISII,,,,,,(( markaasaad nooga dhigeysaa inuu wax ahaa BBC ayaa caruurtiisii laga baafin jiray))) inan gumeed fooqal inan gumeed,,oo waligii laga sareen jiray

  • @AhmedMohamed-gu8hr

    @AhmedMohamed-gu8hr

    5 жыл бұрын

    @@kaareburburiye *Siil-cas, Guskuu SNM geliyey oohinta iyo cabaadkooda ay TV yada media lataagan yihiin ayaa ka marag ah ,inuu Siyaad Bare halyay Geesi ahaana taariikhdiisaa ayaa Qoraysa*

  • @abucubayr8517

    @abucubayr8517

    5 жыл бұрын

    Siilkii hooyadaa ee WAYNAA ayuu siyaad wasi jiray faqash foolxumo aduunyo

  • @kaareburburiye

    @kaareburburiye

    5 жыл бұрын

    @@AhmedMohamed-gu8hr ,,,,,,siil iyo gus ku meerayso,,,, waxaan u maleensyaa walaashaa ayey GARCIYEEN SNM,,, WAADIGAN KA CABAAFDAYEE,,, waan soomaney walaahi inan kugu danbaabo madoonaayo

  • @AhmedMohamed-gu8hr

    @AhmedMohamed-gu8hr

    5 жыл бұрын

    @@kaareburburiye *SNM ta waa Siil-Cas oo raqiis ah waa niga maalin walba ku Geyrasheeya Hargaysa, Haasawahooduna waa calaacal iyo waa nala xasuuqay*

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed23845 жыл бұрын

    Waddanka Arab iyo HJ ayaa xoreeyey. Awal iyo Garxajis waa faatabakhlayaal

  • @engmatan1308

    @engmatan1308

    5 жыл бұрын

    Lixle ,maxamed cali meeye,harag waafi ragaasiba wada wada garxajis

  • @osmanahmed2384

    @osmanahmed2384

    5 жыл бұрын

    @@engmatan1308 walaal waxaad ka hadlaysaaa waa shakhsiyaad. Waan qirayaa waa shakhsiyaad qiimo leh laakiin waxaan ka hadlayey ciidanka infantryga ah iyo gaasdhagoolaha ciidanka loo yaqaanay oo muujinaysa siday ugu hagar-baxeen beelaha aan kor ku xusay

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    osaman qabiilak ka daa mujaahdiintaa please

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Zxp Hj wanu nahay anakuba lkn ma qurux badna inaynu qabiil ka dhigno mujahidinta qaranka dhiiga u shubay wana la ogyahay ragi dalka halka so gadhsiyay

  • @mustafehusseinshire6178

    @mustafehusseinshire6178

    5 жыл бұрын

    Nacas......

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52415 жыл бұрын

    mujaahid qoraallak copy ka wada samee library somaliland dhig why qorkaa waa wax aad qortey iyadoo dagaalk socdo hal xaraf ha ka badlin xataa hadey la isku nacyaao gudha isaaq ama somali dhamnteed why tariikhada sidey tahey in loo halee fiican in la qurquxiyo oo beenlagu kab kabo taarikh ma noqnayso waxey noqanyaa nin ku riyoodey waxuu jaclayehey kolkaa muijaahdi adoo mahadsan qoraalak waa tariikh sidaa u dhig meelaha muhiimka ah maa madaxtooyada somaliland dhig markuu waqtiga yimadana qoralaka asalaak ah dhig dheh library aad adigu jacshey ilahow muu ku yaalo tuulada uga yar somaliland why adaa xaq u leh qoraalaka snm waa tariikh somali oo dhan u fiican maxaa keney snm maxey u dagaalmeen yaa kasoo hor jeedey yaa la jirey waa tariikh la soo marey qadhaadh iyo macan mid aay ahyedbaa wanaaa waayo arganimo uumaada somali oo dhan marka reer dhan qaranka ka cadhoodo sabab kasta ha keento iyo dhibkeeda

  • @Glydh
    @Glydh4 жыл бұрын

    Somali nacayb mufment and madness intaa ka dib qalbi bukooday iIlahey baa daaweyn kara nin kasta oo maanta ka shaqeeyay dhibka tafaraaruqa. Aduunka 4ayeey kula nool yihiin ta dambana waa xisaab ale uun baa og marka intaa u daa

  • @IfraaxindhoGnailcom

    @IfraaxindhoGnailcom

    4 жыл бұрын

    Maansha allh

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif265 жыл бұрын

    Somalia iyo calankaa 🇸🇴🇸🇴 malaha reer koonfur kaliya ee waad wadaleedihiin weliba haday lahaansho timaado waxaa iska leh reer wuqooyiga oo dhan Harti, Isaaq, Samaroon, Gaboye, Ciise iyo faqishini . Therefore, Somaliland Britain Colony maaha Isaaq iyo Hargaysa oo kaliya. Yaytahay cida idin aqonsanaysa ?? Somaliland xagay usocotaa 28years kadib iyo bilaa ictiraaf?? Somaliland horta waa inuu isaaq ogolaadaa in usan kaligii lahayne oo uu beelo badan oo Somaliyeed wadaleeyihiin.

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    Hartigs Somaliland daga waa Faqash ictiraaf ama ictiraaf la'aan cidina ujoojin mayso

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe54595 жыл бұрын

    Kani ma guruubka muusaa kkkkkkkkkk habar awal iga dheh miyaa

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    sacdiyo qabiilka waa qudhan waa wax la rabo in lagu dumiyo somaliland waa hadad tahey somaliland mida kale magcagawaa dumar markii igu danbasey dumarka qabiil ma lahaa waa dhaxnin ninkey guurstey noqtaa xataa nin cad gaala hadey guursto waxeysoo kordhinaysaa uun cadaan gaala

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Qabyalad loma bahne ee qudhunka dadka kala dhex bax,hadad tahay kuwi sheegatada ahana iska cabad

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    magaceeda ayaa lagga garanayaa inay tahay ilma Amisom wacadallah iima dhuumanayaan aniga, balaayo dhaguugsan iga dheh

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h5 жыл бұрын

    Qabyaalad, Maamul Xumo, Biyo, la,aan Cadaalad Daro Maanta ayay ugu Badantay.Wayahii Doraad Jirey Maanta wuu ka daran yahay......

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    5 жыл бұрын

    MAGCA WADANKEYGA MAXAD U SOO QAADTEY TUUG WAA MALIN RAMADANAILLEHY INDHAHA HA KAA RIDO AMIIN WAXAD CAAYEYSAA MAGAC MAGALADA AAD SIDATO MID KALE HAREGISA MAANTA WAA CASMIDA WAGIII SIYAAD BARRE XATA A LIGHT MAAYLAHEYN IYO BIYO IYO JAMACAD IYO CAFIAAD WAXEY AHEYD XERO CIIDAN MAANTA WA MAANSHA ALAHAA BIYO LAANATAA SHACBIGA KA BADAN WAXII LOO QORSHEEYY LAKIN BIYO WAAY HALI MAANTA WAA WALAAHI OO WLAAHI WAAY NUUREYSAA MARKAA SIYAD BARE JOOGEY XATAA MAGAALO UMEY EEKEYN 3 FOOQ BAA KU YAALEY OOLA DHISEY WAGII INGRIISKA

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Hadad dameer tahay way ku fududa hay inad iska cabado,somaliland qabiil waxba umu gaysan ee somaliya aya wax u gaysatay waxba qabiil ha ku xoqin danbigi ay dawladi somaliya gashay

  • @mustafehusseinshire6178

    @mustafehusseinshire6178

    5 жыл бұрын

    Nacaz weyno iska hadlay Uguma Xumid in imika 3:00 lagu xareeyay ahayd walshana lagugu hor kufsado markaasad sidii wx wln 2:00 pm isisoo maqiiqi lahayde........

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    Muuse shaaniba wax walba qasey

  • @adanakalb8708
    @adanakalb87084 жыл бұрын

    Waan joogay 31/5/88 wuxuu dhakhtarku sheegay in birjeex snm ku qabsatay 15 daqiiqo,kasii daayeen maxaabiis dabeedna madaafiic lagu garaacay oo birjeex lagaga saaray. Taas Alle ayaanu ka baqayn maalintii koowaad hal madfac meelna laguma ridin. Show raggan been bay ciyaalka uga sheekeeyaan.

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs5 жыл бұрын

    1994kii maxaa daceey markaa umaada maa ruunta loo sheego

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Qabiili is layay ha nagu dawakhin adeer dal la xoreyay aya laga hadlaya adiguna wax hoosad ku meraysanaysa

  • @mustafehusseinshire6178

    @mustafehusseinshire6178

    5 жыл бұрын

    Niicda kala Tag Dadka sida Taliskii kibree Edebta darnaa loo Edbiyaa laga sheekaynaya Dhagayso waad ku khasbanTahee......

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    Dhagoole dhagaha dam lagaa sii Jabkii ciidankii Siyaad bare soo gaadhay ayaa laga sheekaynayaa si fican u dhageeyso AMA iska aamu dulufyahw

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    5 жыл бұрын

    @@invisiblehandsmaliby3266 siyad hala jabiyo laakin maxaa qaabsomeey kaadib

  • @SNUFFED2ROLLs

    @SNUFFED2ROLLs

    5 жыл бұрын

    @@mustafehusseinshire6178 kkkkkkkkk hala jabiyo taliska siyad baare balse maxaa kaa dambeeye ??

  • @Faragab1
    @Faragab15 жыл бұрын

    SNM. iyo SSDF. SDM. USC. you name it dhaman tood waxay ahaynen mujrimin ka dambeyay bur bur kii qaranka somaliya ka dambeyay.

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Yaa bilobay qudhunka adeer? So afwayne mu bilobin iyo qudhunki la socday oo mu ka bilabin inu layo culimada iyo shacabka iyado la iska dagan yahay qiiro japan ayad ku jirta iyo umad aomaliyeed iyo wax ay dumiyen kuwan kugu so akhriyay

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Qaranka somaliya!? Adeer wa laga war haya cidi bur burisay wixi somaliya la odhan jiray ragi talada u hayay ee sanada haystay aya dumiyay dalki somaliya la odhan jiray iyo dadkina babiyay

  • @TheCarlosdiaz79
    @TheCarlosdiaz795 жыл бұрын

    Qudhmis

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    Faqash

  • @Glydh
    @Glydh4 жыл бұрын

    Maxaad dhaxalka maaweelada noqday budhuu badhaa too much talking too much murqaan too much buufis where ictiraafka bye bye

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr5 жыл бұрын

    *SNM waa nala xasuuqay ayey meelwalba la taagan yihiin , guskii Syaad Bare geliyey ayey rabaan in mar labaad la geliyo ilaa xarshin iyo xeryihii qaxootiga*

  • @sacadcabdi9808

    @sacadcabdi9808

    5 жыл бұрын

    Guskii ina cabdi-GodanE miyaD iloW deY .

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    Wasakh

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    *Faqash uf 🤮🤮*

  • @Faragab1
    @Faragab15 жыл бұрын

    Bur burkii iyo dhibtii logeystay umada reer waqoyi waxaa ka dambeyay SNM. Shimbir baa malin dab qaday markina bulkedi bey gabtay. Tariqda iyada isqoreysa ragii asasay iyo kuwi matada dulkenay xabada xiligey noqotaba waa lala xisab tami dona insha Allaah. Mujahid laguma noqdo intad amxar gala kuso hubeyo misna in ad matadada ku leyso mujahid laguma noqdo.

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    SNM iyadon jirin adeer ayu dhibku jiray marka marka ya waday ma SNM ay u gaysanaysay dadka tariikhdu way is qorta wanuna ka dharagsana hay ee waxba gidarka madaxa ha la dhicin

  • @ismaciilcade3916

    @ismaciilcade3916

    5 жыл бұрын

    Malintan soogalay Burco waxa xasuus igu aha 3meelod baa naloqaybiyey cidan gal eeriybodka iyo ciidangala saldhiga dhex cidan ka kale waxay galen dawlada hoose marka waxa dhawac yariy gaadhay Axmed mire waxa layidhiy habixin waxaba maqabtide kadib malintiyba wuu cararay ciidankiy niyad jabuu u gaystay nanastiysa waxa lodhan jiray dhabaaqiye

  • @youngdahir

    @youngdahir

    5 жыл бұрын

    @@ismaciilcade3916 Taliyihi ciidanka ee burco idin so galiyay hadu dhinto halka ayu halganku ku baabi,i laha tasana laga cararayey ee caqligu ha shaqeeto oo ceebaynta ka da mujahidinta dalka u so halgamay dhamantoda wa lipaxin oo wanu hanbalyaynayna ciday donan ha ahadene

  • @aadanmaxamuudclaahi8225

    @aadanmaxamuudclaahi8225

    5 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    5 жыл бұрын

    Waxaasaa leh nala midooba nacala waxaatihiin kuyaal dheh nijaasta dhagoolayaasha ah

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics4 жыл бұрын

    Waxan rajaynaya in mujaahid ku buugiisa chapter kamida u hibeeyo mujaahidinta aan somaliland u dhalan ee halgankeena ka qayb qaatay.

Келесі