BARNAAMIJKA KA HADLAYA MAALINTA SHUHADADA SNM 17 OCTOBER

WAXA BARNAAMIJKAN IDIIN DIYAARIYEY TV-GA QARANKA JSL KAAS OO MARWALBA DEDAAL UGU JIRA INUU BULSHADA SOMALILAND USOO GUDBIYO BARNAAMIJYO XAMBAARSAN MACLUUMAAD KALA GEDISAN OO LA XIDHIIDHA NOLOSHOODA.
#WAAD-KU-MAHADSANTIHIIN #SIDAAD-UGU-XIDHANTIHIIN-SLNTV

Пікірлер: 46

  • @ismailsomalilander3035
    @ismailsomalilander30354 жыл бұрын

    illahay ha unaxariisto mujahidiinti #SNM intii dalkooda somaliland u dhimatay illahay jannah fardowsa haka warabiyo insha allah inta hada nool mujahadiinta SNM illahay cafimaad iyo cimri dheer ha siiyo insha allah

  • @invisiblehandsmaliby3266

    @invisiblehandsmaliby3266

    4 жыл бұрын

    Aamiiiin Insha'Allah wlo

  • @user-rn8id1ym4u

    @user-rn8id1ym4u

    3 ай бұрын

    🦁🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💚🤍♥️

  • @hisjama9312
    @hisjama93124 жыл бұрын

    Ilahay how naxariisto mujaahidinti SNM ameen yaa Allah.

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed77894 жыл бұрын

    SNN masha allha somaliland guul iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay cadowuu wayo wa somalikushega konfured Itobiya iyo kinaya iyo immarat carabta iyo intaa samaha jeceel wallohayo wananu sodhaweyneynaa hadanunahay shacabka rer somaliland

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji19354 жыл бұрын

    Raga duriyada reer sheikh isaaq wa wada lixle I am so proud to be isaaq alhamdulillah

  • @rachidomer6800
    @rachidomer68004 жыл бұрын

    we never forget those who lose life fore our freedoms

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby32664 жыл бұрын

    Masha'Allah Republic of Somaliland guul wacan Insha'Allah

  • @heegoawil2916

    @heegoawil2916

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @yahyeali192
    @yahyeali1924 жыл бұрын

    allah hanaxariisto😪😪😪😪😪😍😍😍🇮🇹🇮🇹

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed29634 жыл бұрын

    Umadani hadayna ilaashan hantidoda oo ayna daryeelin maanta raga midna waalanyhy midna xanuusanayo ubad badana agoon u noqdeen waa abaal ka dhac in markay ugu yartahay loo samayn waayay NGO u shaqeeya caawimadoda iyo ka war hayntoda dhamaan dalka halkay ka kala daganyihin. In taariikhda la qori waayana oo buug laga samayn waayana waa khalad kale. Nabada sida loogu tabcay umadyahay ilaashada

  • @abdiabdi9318
    @abdiabdi93184 жыл бұрын

    RAGII FAQASH NAAGO KA DHIGAY ALLOW UU NAXARIISO DHAMAANTOOD

  • @suujisuudi482
    @suujisuudi4822 жыл бұрын

    Mujaahid makaahil ilaahay ha unaxariisto geesi ayuu ahaaye

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94754 жыл бұрын

    ilahay ha idin xafido geesiyadii dalkaygow is ilalaiya cadowga wa nooc yo badan yahay weligiin ha haminina cadowga

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed77894 жыл бұрын

    Mantaa iyo somaliland

  • @samsamm5996
    @samsamm59964 жыл бұрын

    Waa inaan wiil ka wiil la ilaabin tariikhda cadowgiina weli wuu jiraa ee hala ogaado

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    We love that music

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69512 жыл бұрын

    I cant stop crying

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim73704 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac66442 жыл бұрын

    Allaw unaxariiso dhamanteenba mujaahideenteeenii

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye32264 жыл бұрын

    Jecliyaa snm wa ragii afweyne naga xoreyey

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 Жыл бұрын

    Rer Somaliland waa dheemanta somalida ku jirta ❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94754 жыл бұрын

    qofka danbe aaan ka maqalo walalahay isago ku leh koonfur waan habarayaa kelabka danbe yidhaahda waa walahay wadanka ilahay ha gooyo maxa geesi nooga maqan cadow baad walala noogu sheegtan

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky11 ай бұрын

    Faanimaayee 1988 baan Hargeysa ka qaxay anoo yar, 16 jir meelahaasaan ahaa, xeryaha qaxootiga inaan joogo waa laygu kari waayey, deed 1989 baan galay SNM

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim73704 жыл бұрын

    Adunyada isaaq baa ku noolo wanaagana yaqaana xumantana ya qaana wlh WA rag

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden72374 жыл бұрын

    SCW ❤️😍

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94754 жыл бұрын

    wixi ay qabten manta nabada lagu wada cuna ila kuwii cadowga raacay lacagta aya gobol walaba manta bananka u tala guuul iyo gobanimo ilahay abaalkiina janada ha ka ogada umadi isku duuban weligeed lama jebiyo kuwa doona inay na tafaraaraqiyaan ilahay ha naga qabto iska qabta kuwas doonayatafaraaqeena

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    Ala ya raxma cabdi xaashi geesi

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    They are dreaming Somaliland will never ever defeated

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur46703 жыл бұрын

    ASTAQFIRULLAAH ASTAQFIRULLAAH ASTAQFIRULLAAH, ALCADIIM

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    We are naturally Born defeaters just look second and first worlds where my grandfather lost his life faqash baando

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    If you hungry for war please bring it on

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45435 ай бұрын

    TAASA XIRO AFCAD IYO FAQASH KALKAAL XIRI AY KU QOSLAYAAN WAXAANA SABABAY, WARAQABOOBIDA DAWLADA.

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Жыл бұрын

    Mujahidiin Waa weyn ba meesha ka muuqda cabdikariim Xaashi, ina Kahin, Darawal, ina Maydal, Cabdilahi Askar, Siilanyo…

  • @maxamuudducaale4102
    @maxamuudducaale41024 жыл бұрын

    M

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    Wàa geesi maxamed kaahin sida axmed mire maxamed cali cabdiqaadir koosaar Adan shiine iyo qaarjalo badan we are same with them cagabaruurada siyaasad u gaajoonasoo wàar nagaga taga dhulkan wàa loo dagaamay waana loo dagaalami doonaya never faqash will ever come to Somaliland waxaad xeelad leedihiin waxba Hala hadhona ha targaafo sida tooja feel toorin as u qoran

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95913 жыл бұрын

    Maxamed kaahin hal yeey laakiin waxaan u jogay markaan la sheeksydta maxamed cali alo ha naxaRiisoto adeero. Waanu ogahahay waxa nool maxamuud aw cadi cumar oo loo yawaano doool

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95912 жыл бұрын

    I hate faqash

  • @daadihiye629
    @daadihiye6294 жыл бұрын

    Yaa masaakiin.idoor wareeray Dheh

  • @abdiabdi9318

    @abdiabdi9318

    4 жыл бұрын

    Faqash ciil la ooyaya baad tahay ee ma isha ayaad wax igaga qaadi

  • @atobarud1912
    @atobarud19124 жыл бұрын

    ALLAH ha u naxariisto dhamantiin intii inagaga dhimatay dagaaladii sokeeye waa hubaal inay geesiyaal ahayen Wxan cambaaraynaya wiilkasta oo buunbuuniya wixi ay faleen jabhadihii gunimo udirirka ahaa wan ka xumahy in somali somali dilay ama Muslim Muslim dilay lo aqonsado mujaahid ama shihiid balse dhalinta somaliyed wxan ugu baqaya dibindaabyo kasto an kala kulanahay jabhadahas koonfur ila waqoyi in an ku taamilo qaadano oo ay cashar ino noqdaan si ay u xoogaysato midnimada wada jir ka uma somaliyed Dhalinta wxan leyahay inaga macno yeysan inoo samayn wayo tarikh la qaadan karo maaha inaga waxa wajib inagu ah inan baadi doono nolol ka fican tan ay manta ku nooshahay bulshada somaliyed inan la dagalano cudurada jahliga cafimad darada gaajada iyo gumaysiga wayo qarnigan an joogno maha kii qoriga iyo qabyalada lagu baabiin laha dhalinta somaliyed ee wa qarnigi qalinka Guulaystayalow guushu way imane geediga wanaga hore u wada

  • @jaajurjiinoow2580

    @jaajurjiinoow2580

    4 жыл бұрын

    Faqash baad tahay ee aamuus

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    4 жыл бұрын

    Horta Muslin hadii ay dagaalamaan mid baa qaldan oo daalin ah, kan soo hadhay waa mujaahid! Diid ama yeel. Dhalinyarada aad sheegaysaana waa kuwaaga ee anaga maaha. Dawlad naga burburtayna ma jirto ee wax daalimiin ah oo ilaa 1960 xoog nagu haystay ayaanu iska furfurnay. Dawlad xor ahna tan Somaliland baa noogu horeysey. Wax midnimo la yidhaahdana adigu gurigaaga ku sharaxo. Hawl anaga noo taala maaha. Somaliland xabbad baa lagu soo helay, xabbad uun baana nalagaga qaadi karaa. Xisaabta ku darsada reer xamarow, Somaliland waraaqo iyo heshiisyo Turkiga loo tago laguma soo helin. Waad daalaysaan.

  • @abilahimohamed161

    @abilahimohamed161

    4 жыл бұрын

    afweyne ka hor jabhado ma jiriin qabyalaadna ma jiriin madaxweynahuna dorasho ayu ku imanayay dhibatadu wa afweyne wixi u gaystay mida kale reer somaliland nabada iyo horomarku waxay bilabantay 1991

  • @rashiidhassan7963

    @rashiidhassan7963

    4 жыл бұрын

    Illaahay haw naxariisto itii ku dhimatay may ahan geeridi ugu dabaysay waxa kabadana gobo kale lakiin taarikhda lagu xusay

  • @zaki_smail_1988

    @zaki_smail_1988

    4 жыл бұрын

    Waa Agoontii Gaalkii Afweyne.

Келесі