AMIIRO ASAD CUMEER NAFTAADA BAD BAADI QARAARKA ADUUNKA SI XUN LISKU GALAY 🤣🤣

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 359

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen7 ай бұрын

    Meel Ay Amiiro ku jirto maba Laga cajisaayo❤Amira isn’t easy😂

  • @Amirafan1

    @Amirafan1

    7 ай бұрын

    Haa walhi 😂😂❤

  • @axlaamcumar5905

    @axlaamcumar5905

    7 ай бұрын

    Somaha amiira is not easy🤣

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv7 ай бұрын

    Amiira iyo Cayda dartood ayaan dadkaa dhan u daawadaa.😅❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2627 ай бұрын

    Cumeer waa fariid anaa kuu aaray car haku taabto ayuu dhahay ❤😅 Cemeerow u sheeg bo sxbkaa 90kaba gabdhaha aad ayuu ugu dhuftaa laastiiga

  • @tiktokInfo-kr2fk
    @tiktokInfo-kr2fk7 ай бұрын

    Amira markay cayda ka jabto way ka qalaysay asna wu ka qaleya😂qab qab isn't easy❤😂

  • @aishaabdi1594

    @aishaabdi1594

    7 ай бұрын

    Wlh wa Ila argte marar badan sameyen 😂😂

  • @queenasiisa5354

    @queenasiisa5354

    7 ай бұрын

    Wlhi hadaa rabay inaa soqoro waigasoo hormartay 😂

  • @AishaMohamud-tz3jq
    @AishaMohamud-tz3jq7 ай бұрын

    Hadyba amiira qurux ciyaarta ku jirto waa fani gemku😂❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir32007 ай бұрын

    Team qab qab is not easy ciyartan wa ku heysanaa😂😂😂

  • @Amiira252
    @Amiira2527 ай бұрын

    Igula sali xabiibgeene mohamed scw ❤❤

  • @fatxoabdinasir3200

    @fatxoabdinasir3200

    7 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @caashaabdiwahaab-mt7qv

    @caashaabdiwahaab-mt7qv

    7 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @sahromohamed8653

    @sahromohamed8653

    7 ай бұрын

    Scw

  • @crisaaqnuur3498

    @crisaaqnuur3498

    5 ай бұрын

    Scw

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir32007 ай бұрын

    Amiira is not easy gemkan caadi ma ahan soo badi ceyda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sagal27339
    @Sagal273397 ай бұрын

    Asad iyo amira isn't easy meel ey jogan Maba kaahhankaro ❤❤😂

  • @Suhayb263
    @Suhayb2637 ай бұрын

    Hadayba QAB QAB joogan bas waaye waan ku haysanaa 😂❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40837 ай бұрын

    Asad iyo amira tom and jer 😂❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd7 ай бұрын

    Mesha ba waxa nuu riya oo Qosol badan waaa Amiiro iyo asad ayy ku way gii😂😂

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali7 ай бұрын

    Amiira qalbi uroon indha uroon ilahy ha ii ka daayo iyo teamked❤❤❤

  • @user-yl8he5uv8v

    @user-yl8he5uv8v

    7 ай бұрын

    Team amiira noo hos❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan2777 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed27227 ай бұрын

    Amiira is not easy 😂

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t7 ай бұрын

    Cumeer funny xalwo makaso horeyso waad so oradee walahay qosol Buu igu dilay cumeer cawa funny boy

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz7 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy ❤😂😂

  • @nimaoyusuf3379
    @nimaoyusuf33797 ай бұрын

    Asad uyo amiir jeclahay funny weeeyi wlhi 😂😂😂😂❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion7 ай бұрын

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @fply3303

    @fply3303

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed48087 ай бұрын

    Wlhi game kan funny😆😂wapa iska jeclahay😂😊

  • @QureeshoIbraahim
    @QureeshoIbraahim7 ай бұрын

    Qabqab is not easy 😂😂❤

  • @nurtaadan-zt3fl

    @nurtaadan-zt3fl

    7 ай бұрын

    Amira macalim miya noqotey Watts dadra karbashosa saficn ukarbash😂😂😂😂

  • @RahmaRahma-ik8yz
    @RahmaRahma-ik8yz7 ай бұрын

    asad+amiiro =tom and jerry😂❤

  • @masbal9180
    @masbal91807 ай бұрын

    masha Alllah Amira io ceyda siday isku ixtiraman ayan jeclahy o iskugu naxaristaan ❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40837 ай бұрын

    Asad amira waba iska jaceshay umalena 😂😂

  • @sagalnatshaofficial7594
    @sagalnatshaofficial75947 ай бұрын

    Ceyda wan ku tageera mar uun waxan rajeynaya inan kula kulmo walalkey ❤

  • @fadumocali6908
    @fadumocali69087 ай бұрын

    Qab qabyasheena you guys so funny wlhi sida iskuku nxrsanysan😂

  • @fatmina08
    @fatmina087 ай бұрын

    Alla caaawa saa uqoslay wa daaly asad iyo amiro tom and jeyr amiro ceyda waa ku gaaday ma garaacin wuu is moodsiiyay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaalidmuuse7763

    @khaalidmuuse7763

    7 ай бұрын

    Haa wllhi simacn isku fahmen ka dhacey

  • @user-rf6tn5bf3z
    @user-rf6tn5bf3z7 ай бұрын

    amiiro is not easy😂

  • @naimadahir519
    @naimadahir5197 ай бұрын

    Asad hadiii aaan qosol udhinto usu loo heystaaa wlh😂😂😂😂😂

  • @user-lh4zv1qe4m
    @user-lh4zv1qe4m7 ай бұрын

    Alaaaa amiro marakay kujurta gameka macanaaaaa❤️❤️❤️❤️

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc7 ай бұрын

    Asad wixiisa waa argos cad😂😂😂 cayda io cumer gabadh ka celiya wllayaal😂😂😂😂

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker9727 ай бұрын

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91097 ай бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @user-zw6ri1yw1b
    @user-zw6ri1yw1b7 ай бұрын

    Allah Asad ishoo iijibiyey maclin ceydow😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed6627 ай бұрын

    Ceyda marwalbo waa lagaa hoos bixiyaa maskiin😢😢😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k7 ай бұрын

    Waw mansha alahu ani amira cadey meleykujirto makadali walashey macn abowa ceda gabadho xushmeyo amira waqofwanasan ofarxadbadan

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl7 ай бұрын

    Amira maclim dugsi ayay noqote cawa saficn ukarbash 😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2627 ай бұрын

    Ciyaartan iyo sida isku karbaashayan ani waan ka helay lkn Gabdhaha u naxariista oo xoog ha ugu dhufanina ayan dhihi lahaa Asad iyo Ceyda

  • @user-qv9pq2kt8h
    @user-qv9pq2kt8h7 ай бұрын

    Asad iyo amiira video aad iyo aaad ujeclahay funny Tom and Jerry miyaaa waaba yaabe walaal tinimo hadaa wax kataqaanid kulahaaa ar asadaaa mrkuu amiira tumaayo mcn lkn mrkiis dhib wye

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94657 ай бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @sharafeydahir9804
    @sharafeydahir98047 ай бұрын

    Asad gormu caafimaada asi😂😂😂😂 Waa jiranhy😂😂😂😂 Asad io Amiiro wata ani😂

  • @Xayaat-omar

    @Xayaat-omar

    7 ай бұрын

    Marki la tumaayo lee jiranyhy😂

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir64677 ай бұрын

    😂asad wixiisa attack ka weyn e amiira maa hada kahor ku adkeysay war gbdha ka xishooda adna asad lee u tubo raaceeh yaab😂

  • @naimadahir519

    @naimadahir519

    7 ай бұрын

    Kaftanka run umaleysaa miaa maskiiin😂😂😂

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d7 ай бұрын

    Amiro qurux is not easy 🥰😍💯💯💯

  • @badramohamed5410
    @badramohamed54107 ай бұрын

    Gamekan xalay iyo Galabta ayaa dheeelayy gacanta ayaba ibarartay anigana wax waan dilay gamekan Guriga ku dheelaa wlhi funny waaye❤❤❤ fav youtube cayda love you❤

  • @user-yl8he5uv8v
    @user-yl8he5uv8v7 ай бұрын

    Amiiro waa funny 😂😂

  • @mawaahibmaxamed-fz2zc
    @mawaahibmaxamed-fz2zc7 ай бұрын

    Ala asadaaa wllhi funny thy kulaha wa laysku naxarisanya😂😂😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax7 ай бұрын

    Hadaa kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @amazingshorts1498
    @amazingshorts14987 ай бұрын

    Marki ugu dambeysay amiira ceyda wey kaaleyse😅❤😂

  • @ZamzamhaashiAli
    @ZamzamhaashiAli7 ай бұрын

    Ala kuwaan waan iska jcelhy wallhi❤❤❤

  • @istodiamond8263
    @istodiamond82637 ай бұрын

    Cumeer ayaa ugu naxariis badan kuwa kale waa cadow😏😏

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc7 ай бұрын

    😂😂😂manoli caw asad godkisaa biyo ugu sogaleee😂😂😂

  • @saadiasiman2875
    @saadiasiman28757 ай бұрын

    Amar Allah wanba Kahila Asxabtan❤waa Edin Salame❤

  • @HodhanAhmed-ci9zj
    @HodhanAhmed-ci9zj7 ай бұрын

    Qalbi to qalbi 😩❤ queen👸❤ And king 🥰

  • @user-lg4gi9ny5d
    @user-lg4gi9ny5d7 ай бұрын

    Ku Sali nabigeena scw 😢😢

  • @masbal9180
    @masbal91807 ай бұрын

    ya ila daremay asad in u amiro jecelyhy lkn ay ku.adkysay

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    7 ай бұрын

    Adile ila arakty

  • @Quruxdumar445

    @Quruxdumar445

    7 ай бұрын

    @@zahruujadeey4083😂😂😂

  • @EEKOOofficial12.
    @EEKOOofficial12.7 ай бұрын

    king ceyda anaa u horeeyo🎉🎉❤❤❤

  • @XamdaRaage-hd3ti
    @XamdaRaage-hd3ti7 ай бұрын

    Team qabqab is tot easy😂

  • @Nadarey
    @Nadarey7 ай бұрын

    Team 27 cayda iyo amiiro u fiirsadaa🥺🫶❤️

  • @user-ft2on3wt8w
    @user-ft2on3wt8w7 ай бұрын

    Asad is so funy😂😂wllhi

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30137 ай бұрын

    Team qab qab agtoda farxadba tala ❤😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW7 ай бұрын

    SALAAMA TEAM27❤️‍🩹 inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi one love😂majoogtiin ani cml❤️‼️

  • @dhamaystiran3442
    @dhamaystiran34427 ай бұрын

    Faniskiina 1 ahy keep going wlloyaal❤❤

  • @farhiyamahamud7512
    @farhiyamahamud75127 ай бұрын

    First comment?????????? iam university student from Nairobiiiii ❤❤❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar59057 ай бұрын

    Asad iyo amiira fuuny wllhi 4 eeba kuma can thy bilaa buuq waye

  • @user-zw6ri1yw1b
    @user-zw6ri1yw1b7 ай бұрын

    Cumer anaa kuu aarayo car hakutabto kulahaa😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakim6257
    @abdihakim62577 ай бұрын

    13:36 background ka waali waye 😂😂😂😂

  • @yusraismaaciil1632
    @yusraismaaciil16327 ай бұрын

    Cumeer = yaala garaca, yaaala garacaa Asad = habrtiina usheegesin 😭😭😂 15:22

  • @user-uc8jx1qt6w
    @user-uc8jx1qt6w7 ай бұрын

    Meel amiro kujirto cajis maloho wlhi 😂😂😂😂😂team qabqab

  • @user-sv3ls7yf7t
    @user-sv3ls7yf7t7 ай бұрын

    Asad iyo amiro fani waye runti wan ku heesta

  • @MaandeeqHiraabe
    @MaandeeqHiraabe7 ай бұрын

    Gawadha u naxariista❤ ceyda

  • @nuurtonalkaisaaq9414
    @nuurtonalkaisaaq94147 ай бұрын

    Horey usoco KZreadl😂 lekawaday team 27 waniwata nolada idileyahay

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan7 ай бұрын

    Allah is one ❤

  • @user-pe5bi1yo6x
    @user-pe5bi1yo6x7 ай бұрын

    Amiiro poqortoyo ❤❤❤❤ku wataa

  • @NajmaNoor-lj2nc
    @NajmaNoor-lj2nc7 ай бұрын

    Asad qosol nagu dishee wlhi😂😂😂😂😂

  • @naimaomar5132
    @naimaomar51327 ай бұрын

    Amira wee qayaameen maskiin asad inoo.cumar dume eheyd wlhi waa maskiin wee iska qoslaysaa 😢😢

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir61747 ай бұрын

    Amiira is not easy 😂❤❤

  • @najmacadey5159
    @najmacadey51597 ай бұрын

    Igu la sali xabiibkena Muhammad sallahu caleyhi wasalam

  • @user-fq3gn5ds3n
    @user-fq3gn5ds3n7 ай бұрын

    I love Asad wllhi❤️😭 qoslka iga dhameyey❤️

  • @MaryamaKiin-to5mc
    @MaryamaKiin-to5mc7 ай бұрын

    Aar asad aaa xayraan. Weynday weeye😂😂😂😂

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader5057 ай бұрын

    Asad iyo amiira la'aantod seen u dawan karaa😂

  • @user-jl8tz3fu5e
    @user-jl8tz3fu5e7 ай бұрын

    Omg Ana u horeyooooo❤❤❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q7 ай бұрын

    Qosol ikumaharin ceyda noso badi 😂😂😂

  • @idmanmuuseadan2134
    @idmanmuuseadan21347 ай бұрын

    Hi cayda Koko prank ku samey please

  • @mohaamiin-nz6ck
    @mohaamiin-nz6ck7 ай бұрын

    Cayda challenge inaa iisameesid aa kaa cod saa shillinka inaa kusaa adeekto😮😮❤❤

  • @TitiMohamedAli-gk7tx
    @TitiMohamedAli-gk7tx7 ай бұрын

    Amiira ❤️ iyo cayda

  • @user-lz2ze9sl4c
    @user-lz2ze9sl4c7 ай бұрын

    King Ceyda is not easy

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56127 ай бұрын

    Wcs videoyda wlaso dhaqsten mnty kii amira hda dwanye amiro cwna mida lga qleye lkn kuwo bdna ku mqan 😂

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud7787 ай бұрын

    Amiiradeyda ❤

  • @miirismayoowxasan5665
    @miirismayoowxasan56657 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhamaantiina barnaamijyo quruxbadan ❤❤❤❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37427 ай бұрын

    Keep going ceyda👑

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99787 ай бұрын

    Jah labiska qab qab yaa ila arkay 😂😂

  • @zoyaaalpi
    @zoyaaalpi7 ай бұрын

    😂😂alla ba ayeeee qosolka iga dhamadey wlhi 😂😂inta xalwo makaga soo horeyso😂😂😂kulaa asada

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax7 ай бұрын

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo soo wll I ❤❤

  • @ZackReal-dp7el
    @ZackReal-dp7el7 ай бұрын

    War Gabadha Mxaa Loo Qiyamaa Wey Edin La Dhalatee

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u7 ай бұрын

    Numper one daawaday waaye haweennkasta 😂😂

  • @user-bv4qq4gv2o
    @user-bv4qq4gv2o7 ай бұрын

    Keep going team 27❤

  • @user-ox9sc2lk4n
    @user-ox9sc2lk4n7 ай бұрын

    Amira qurux ❤ is t easy ❤

  • @Zuu_zuu
    @Zuu_zuu7 ай бұрын

    Any cawa anaa ujoreeuo kan ceyda io amiiraba

  • @najimamohamed9095
    @najimamohamed90957 ай бұрын

    Ciyaartan waa funny 😂 cumeer wixi helaan layaabay

  • @cabdiraxmaancali8043
    @cabdiraxmaancali80437 ай бұрын

    First king ceyda horey usoco legend ❤❤