AMIIRO KOKO ASAD CUMEER TUUG IYO ASKARI QAYAANADA ADUUNKA🤣🤣..?

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 295

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99787 ай бұрын

    Koko dhiiga ku jeclahay wlhi amiiro aarso ay dhahday dumarland is not easy

  • @Suhayb263
    @Suhayb2637 ай бұрын

    Team amiira qurux barito tiktok ka fiiriya asad karbaashkiisa😂😂

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p7 ай бұрын

    Marky kujirto koko Gemka mcn wlhi fanni waye

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman12627 ай бұрын

    Koko naag nool siday amira ugu hiilisay baan kahelay dumarland sidaa isugu duubnaada👏

  • @Msshappy58

    @Msshappy58

    7 ай бұрын

    Koko intaas aan ku jeclahy wllhi

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar107 ай бұрын

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤

  • @Amal_dherey
    @Amal_dherey7 ай бұрын

    Asad in la tuma rway cwa lkn amiro ceyda ka arsatay wa uqabna tas😂😂amiro qurux isn't easy

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj7 ай бұрын

    Var amiira ceyda dharbaaxsho ku dhuftay😂😂😂😂😂

  • @anizaaxmedcabdi9587
    @anizaaxmedcabdi95877 ай бұрын

    Amiira am sorry wlhi 10 inee kugu dhacdo ma jecleen ani😢

  • @DahaboCumar-mx3is

    @DahaboCumar-mx3is

    4 ай бұрын

    11Lagu dhufte

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq7 ай бұрын

    marky kujirto koko Gemka mcn awye walhi .koko funny. awye...❤

  • @shugriali1439
    @shugriali14397 ай бұрын

    Asad waa funny wlh😂😂 Amiira iyo Asad waa tom iyo jerry

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali7 ай бұрын

    Amiiradayda waala gaduudiyy😢 lkn wan arsanay😂😂 lkn asad wuu fakty

  • @fatumasahra5298
    @fatumasahra52987 ай бұрын

    Koko is so fancy 😂

  • @queenofquens8930
    @queenofquens89307 ай бұрын

    Koko wee jirned see loo tumaa edeb yesha rer comments amiro iyo asad ika tom and Jerry isku eg😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91097 ай бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its7 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @bishaarmaxamed9141

    @bishaarmaxamed9141

    7 ай бұрын

  • @KaafisoAbdi-pl4dm

    @KaafisoAbdi-pl4dm

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @user-gk1jd1sx3i

    @user-gk1jd1sx3i

    3 ай бұрын

    Scw

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi63967 ай бұрын

    Amira 10 k dhufo koko na 1 xabo ku dhufo aar nin kanaa markasta dabeecad ayuu ba ka dhigtay gabdhaha inuu u kala hiiliyo waxas waa nacas nimo nin ka raga ah waa kii gabdhaha u naxarista cadaaladna u kala eega asad kolay sidan iska badal Amira inaad cunto wax yar kaga hadhsan boqoradeena wixi dhiba alleh ha dhibo

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal34627 ай бұрын

    Amiro jecliyaa qosolkeda😢

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud7 ай бұрын

    Caydo io amiiiro Mar walpo wey is xigaan😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd7 ай бұрын

    Asad bas tar weye Kawaram Koko Walashii hal kudhufo dhahay Caydana waa Unaxaya kadaa Hal kudhufo Leeyhy Amiirana 10 kudhufo kudhahay Naxa riis yar uma Muujin maqan Amiiro waxa Uuku Nacay yaAAB😢

  • @user-jp6xi4xs9u

    @user-jp6xi4xs9u

    7 ай бұрын

    Ma argtaybo

  • @habsaabdi6396

    @habsaabdi6396

    7 ай бұрын

    Haa wlahi nacas weye

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    Dad caloosha kwda jiran baa tihiin ee iskudirka iska daaya nabiibku diinteena meeshuu kajoogo waa ogtihiinee , koko asad way bariday wxyna kutiri waa xanuu snaahy iga qlee , waana dad is fahansa dadkan

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    @@habsaabdi6396 iskudirka iska daaya nabiibku diinteena meeshuu kajoogo waa ogtihiinee , koko asad way bariday wxyna kutiri waa xanuu snaahy iga qlee , waana dad is fahansa dadkan

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    @@user-jp6xi4xs9u iskudirka iska daaya nabiibku diinteena meeshuu kajoogo waa ogtihiinee , koko asad way bariday wxyna kutiri waa xanuu snaahy iga qlee , waana dad is fahansa dadkan

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid277 ай бұрын

    Qabqab 4ever asad tiktok ley u lajira wuxu rba ine ceyda iyo amiro isdhiban xuman kama ahan wuxxu ugu bdiye lastika❤😂

  • @aishaabdi1594

    @aishaabdi1594

    7 ай бұрын

    Wa ila argte 😂😂 cw zaid wye qabqab 😂😂

  • @Zabrin23
    @Zabrin237 ай бұрын

    Qayano aa umalynayyy lkn waba cadi game lkn amiro maskin wye koko cml mey dadka soka celiso lkn hade bilabosa marke dhhado wxas ma rabi series ka tahay halga dhafo coz boqoradeena wye hadi kle 😂😂😂😂

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud8117 ай бұрын

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @user-ek5rr7tq5c
    @user-ek5rr7tq5c7 ай бұрын

    Kusalli xabiibkena Scw scw

  • @IkraanXasan-c1o

    @IkraanXasan-c1o

    Ай бұрын

    Scw❤❤

  • @user-ci4pe6fx3q
    @user-ci4pe6fx3q7 ай бұрын

    Nabiga an kusalino scw inta qoralkeyga aqrisaty

  • @hamdaa8740
    @hamdaa87407 ай бұрын

    Amiira iyo asad siday u kaftaman ayaan ku hayata ani 😂😂

  • @afnaanmaxamed5520
    @afnaanmaxamed55207 ай бұрын

    War walbo gabarta u abtiga uyahay ayuu la jiraa asad team amiro isn't easy 😢

  • @SalmoQaasim-jk9ws

    @SalmoQaasim-jk9ws

    7 ай бұрын

    Wateee gawadha lkn.

  • @salah.19

    @salah.19

    7 ай бұрын

    ​@@SalmoQaasim-jk9ws dee koko bey ka hadleysa

  • @SalmoQaasim-jk9ws

    @SalmoQaasim-jk9ws

    7 ай бұрын

    @@salah.19 oseah micna ma raxwen paa

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    @@SalmoQaasim-jk9wswlle salmo dadkan waa dad caloosha ka jiran ee wxaas yaysan kugu akhrin koko way bariday sidaas darteed buu oga qaleeyy

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    Qof caloosha ka jiran baa tahay

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl7 ай бұрын

    Keep going brother king ceyda❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16667 ай бұрын

    Amiiro qurux is not easy 😂

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y7 ай бұрын

    Koko so pretty ❤❤❤❤

  • @user-go9fx8uw6r
    @user-go9fx8uw6r7 ай бұрын

    Asad xasid tahay amiiro maxaugukarantayh😢😢

  • @user-jp6xi4xs9u

    @user-jp6xi4xs9u

    7 ай бұрын

    Amiiro dadka dhan jecel maseer ka haayo kula Ma dhacdo

  • @idilabdifatah8775
    @idilabdifatah87757 ай бұрын

    Keep going king ceyda ❤❤

  • @ahmett5835
    @ahmett58357 ай бұрын

    Dumeerkerna haddy sida amiira jidhkooda ka shaqayn laheeyn oo ay sidaa u qurxin lahyyen maxay ka idinka dhibi leheede😂

  • @user-wg4rc1ni2d

    @user-wg4rc1ni2d

    7 ай бұрын

    mash allah dheh

  • @SakariyeBurhan-xd9mh
    @SakariyeBurhan-xd9mh7 ай бұрын

    Ceyda xaskaga amiira uu naxariiso❤❤❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal91807 ай бұрын

    waxas aya kamasayr ah kiligood team qabqab ayay kamasayr sayihiin

  • @user-nr3pq6dp5l
    @user-nr3pq6dp5l6 ай бұрын

    Amiira markay kujirto mcn waye funy wlh❤

  • @Suhayb263
    @Suhayb2637 ай бұрын

    Ceydow waa nagu raajisay caawa maxaa kugu dhacay😢❤

  • @user-ie6ux5pn4h
    @user-ie6ux5pn4h7 ай бұрын

    Ceyda brother keep going ❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40837 ай бұрын

    Amira iyo asad wadad isfahnsan ❤❤

  • @user-lu7qj6lj6c
    @user-lu7qj6lj6c7 ай бұрын

    Asad amiro wllho wu nacebyahay subaxanalah amira 10 xabo koko 1xabo waxasi wa cadalad darp

  • @halimomoogehassan8219

    @halimomoogehassan8219

    7 ай бұрын

    Cadi wye xifaltana ka dhaxeyo ha bun buninina

  • @zeitunismail5217

    @zeitunismail5217

    7 ай бұрын

    Wa run she is very right 😢 that was so unfair 😢 and even inhuman if I was to charge him I will make him serve 1 year imprisonment

  • @aliyare228
    @aliyare2287 ай бұрын

    Legend king ceyda❤❤😂😂😂

  • @saacidTube
    @saacidTube7 ай бұрын

    Kusali nabigena mahamad scw scw❤

  • @IkraanXasan-c1o

    @IkraanXasan-c1o

    Ай бұрын

    Scw❤❤

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi7 ай бұрын

    King ceyda keep going❤❤

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p7 ай бұрын

    Jah koko cumeer way jeceshahy hal le.lagudhufana kulha ❤😂😂😅

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    7 ай бұрын

    Intee hore 7 kulel ugu xukuntey 😅😅😅

  • @suhaylaMaxamed-be1mg
    @suhaylaMaxamed-be1mg7 ай бұрын

    Waa naga soo dahdey Ceyda 😥

  • @user-it4ue9ow7f
    @user-it4ue9ow7f7 ай бұрын

    First comment person ceyda wn kusalaamy

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k7 ай бұрын

    Amira cadey koko cadey king ceda cumer big fan asd walahey antagero wanigaqaday mansha alahu hori usocdo

  • @ArwaIbrahim-dd2rh
    @ArwaIbrahim-dd2rh7 ай бұрын

    King cayda keep going

  • @user-vo2px7ui4f
    @user-vo2px7ui4f7 ай бұрын

    Keep going king ceyad ❤❤❤

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir16737 ай бұрын

    Cwa waa nagu soo daahdeen teamkeena🔥🔥

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45307 ай бұрын

    Wow amazing keep going legend 🎉🎉🎉😂❤❤❤

  • @user-up9xr8id6w
    @user-up9xr8id6w7 ай бұрын

    Yes anaa igu horeyaya😂

  • @maryamdiid2105
    @maryamdiid21057 ай бұрын

    Keep going king ceyda

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW7 ай бұрын

    INTA daawaneyso MUUQAALKAAN AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️ jumca Mubarak❤ Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA iska leh 🤫😏

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s7 ай бұрын

    Yahooy amiiro lugaha dhulka dhigoh oomaanta dhan kalaqaadeyso meesha wiilal jogane wah😮😊

  • @faadumoabdulaahi
    @faadumoabdulaahi7 ай бұрын

    M.a horey usocda team keeyga

  • @jaamacxasanmuuse535
    @jaamacxasanmuuse5357 ай бұрын

    Hargeysa kasoo salamaya taliye ❤

  • @afnaanmaxamed5520
    @afnaanmaxamed55207 ай бұрын

    Asad xasid koko hal xabo ku dhufo amirana 10 ku dhufo oo dhahay asad bastar xaqa sim 😢

  • @ramla-kf49db3h

    @ramla-kf49db3h

    7 ай бұрын

    Energy ayay qabtaa weyna xanuunsanthy weyna sirsiraty asad dhexddoda ka bax ell😢😅

  • @muhiimkhadar1
    @muhiimkhadar17 ай бұрын

    Asad wllh qalad ayuu wada Amira miskiiin waaye

  • @user-ci8wi4ld3c
    @user-ci8wi4ld3c7 ай бұрын

    Love you team 27 ❤❤❤

  • @CabdiXasan-bv1rv
    @CabdiXasan-bv1rv7 ай бұрын

    King ceyda❤❤ waakutaayeeraa

  • @MohanKhalif
    @MohanKhalif7 ай бұрын

    First comment 🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax7 ай бұрын

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤

  • @caashoaxmednuux8394
    @caashoaxmednuux83947 ай бұрын

    All ways my team❤

  • @NastexoAbdi-lj1lp
    @NastexoAbdi-lj1lp7 ай бұрын

    Var amiro ceyda ayey dharbaxdey 😂😂😂

  • @Mohammuud

    @Mohammuud

    7 ай бұрын

    Maba ujeediye intee waye isheeg 😂😂

  • @sumayo324

    @sumayo324

    7 ай бұрын

    ​@@Mohammuud5:55 waaye😂

  • @SamiaAhmed-q2e
    @SamiaAhmed-q2e7 ай бұрын

    Abti is not easy, sorry 😢 Amira 😊

  • @user-em8gc9gj8g
    @user-em8gc9gj8g7 ай бұрын

    600k coming soon 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Jamilomaxamed-jq5hf
    @Jamilomaxamed-jq5hf7 ай бұрын

    Amiro maskin 😢10 uu dhahay kokona 1 wxas xaq miya

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq7 ай бұрын

    Koko is .not easy.❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW7 ай бұрын

    Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤️‍🔥inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay inta ka heshy muuqaalkaan Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA LEH.😂 😂

  • @Fariiha924
    @Fariiha9247 ай бұрын

    First person ❤

  • @user-zn5pt5ly6i

    @user-zn5pt5ly6i

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😅😅😅😅

  • @MohamedBabur
    @MohamedBabur7 ай бұрын

    Allha is one 🎉🎉

  • @user-vo2px7ui4f
    @user-vo2px7ui4f7 ай бұрын

    Sxb wan ku fana taliye ❤❤❤

  • @UBEYDABDI-im6ef
    @UBEYDABDI-im6ef7 ай бұрын

    zxp yutub ii fur❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo89467 ай бұрын

    Asad amiiro muxuu kawaday 10 xabo ku dhufo💔💔😳 Koko 1 xabo. Unfair

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610

    @engineernasrudiinal-khalaf4610

    7 ай бұрын

    Waa dad is fahan san way ee wlle wxaas nabiib nimo waaye isku dirnimo

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40837 ай бұрын

    Amira iyo asad we isfahansanyihin

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax7 ай бұрын

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido is ❤❤

  • @nadiiramaxamed2685
    @nadiiramaxamed26857 ай бұрын

    Cawa waad la daaha den maxa dhacay waan dalnay sidan u sugane🥰✋

  • @zoyaaalpi
    @zoyaaalpi7 ай бұрын

    Manta waliga soo hormarey 😢❤

  • @najwamohamuth9927
    @najwamohamuth99277 ай бұрын

    11:19 koko naag dhiig leh inkasto ceyda ka naxay hadan baga😂😂🥺

  • @ABISAMIICABDIFAARAH
    @ABISAMIICABDIFAARAH7 ай бұрын

    Asc zxp king cayda replied

  • @MaryamoCabdi-tm5bq
    @MaryamoCabdi-tm5bq7 ай бұрын

    Ceydow koma cosbiye meeshane ee dad ko cusub allah keen o saro❤😂

  • @user-nc3yg8uf9b
    @user-nc3yg8uf9b7 ай бұрын

    Team kaan haday koko iyo cayada ku jirin ma daaban lahayn😊

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd37587 ай бұрын

    Ar kuwaanaa 5tan wayisku bxdaa xaqiiq dhibkiiyo dad ah😂😂😂

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud95467 ай бұрын

    Mesha haday kooko iyo asad jogan vedio gu ima dhaafo😂

  • @user-st6yn2fg9b
    @user-st6yn2fg9b7 ай бұрын

    Koko❤❤❤🎉

  • @FfartuunCabdulaahi
    @FfartuunCabdulaahi7 ай бұрын

    Team 27 saan wax kbadala😢 amiiro unxrista

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar51107 ай бұрын

    Xalay waan ka seexday hadaan dawanoyaaa😂 video ciyow naga soo dhiga xalay san u sugayey hurdo ila tagtay

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56127 ай бұрын

    Asadow sasaa amiro part2 asad kzo arso 15 ku dhufo oo welipa xog ah 😂

  • @muhudiinhassan2220
    @muhudiinhassan22207 ай бұрын

    ASC king Ceyda 😊😊😊

  • @cumarbosskachannel1735
    @cumarbosskachannel17357 ай бұрын

    Ceyda jarmada Asad U jaran jaro waa ku Soo baxee sxb

  • @user-kq7pe6tc7n
    @user-kq7pe6tc7n7 ай бұрын

    Asad wajigan walaheed mahano gabdhaha wakala xigsataa xasid

  • @Deeka1bashir
    @Deeka1bashir7 ай бұрын

    First 🎉😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo12387 ай бұрын

    Ceyda ciyow sobobsii muqalka nobody 5sac waye😅

  • @user-sj5uy9nm8t
    @user-sj5uy9nm8t4 ай бұрын

    Salalaaho calay salam❤❤

  • @qoobeey909
    @qoobeey9097 ай бұрын

    Jumco Mubarak

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30137 ай бұрын

    Team qab qab ❤🎉

  • @user-ey7mh2cu4k
    @user-ey7mh2cu4k7 ай бұрын

    Gabdhaha unaxariista

  • @eymancali4883
    @eymancali48837 ай бұрын

    Ceyda ben aloshegi ani maihi ala dha hay 😂😂😂😂😂💔

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed45787 ай бұрын

    may dhaafay musalsalkaygii 😂😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed7 ай бұрын

    Team cayda isn't easy

Келесі