ASAD AAN UWADA TASHANAY MANTA SI XUN AYAAN UGALNAY QOSOLKA ADUUNKA 😂

Пікірлер: 311

  • @amiraqurux
    @amiraqurux9 ай бұрын

    Soo daawo kzread.info/dash/bejne/daCrqaenf9Kcc6Q.htmlsi=XcvZwGGqEdAJUcPp

  • @user-bu2qh3tb3n

    @user-bu2qh3tb3n

    9 ай бұрын

    Asda waan lagu qiyaamay 😂😂😂😂😂 amiira koko waada arsanaysaan😂😂😂😂

  • @user-zl8zf3xw9n

    @user-zl8zf3xw9n

    9 ай бұрын

    Asc

  • @user-tz6xd5fo3u

    @user-tz6xd5fo3u

    9 ай бұрын

    Cayda baranki ku samey amiira waan ka helaa barankigiina😢😮😮😅😊

  • @mohaahassan967

    @mohaahassan967

    9 ай бұрын

    Asd waa lajan su ofahmay saxib huray usoco

  • @user-th9qr3uk5z

    @user-th9qr3uk5z

    9 ай бұрын

    Amiro koko prank ku samee plz

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its9 ай бұрын

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @eedofaadoumofaadumo8994

    @eedofaadoumofaadumo8994

    9 ай бұрын

    Koko wan ku jeclahay adiga 💋💋❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431

    @lavieestbelle-neutre3431

    9 ай бұрын

    Scw❤❤❤❤❤

  • @user-fo3wo7kc5z
    @user-fo3wo7kc5z9 ай бұрын

    indhaheenu way daaleen ilintuna way ka dhamaatay yaa rabii muslimiinta uhiili aduunkaba ha dhamaado haduu doonee ilaahow yahuuda nooga hiili yaa rabi nasrigaga iyo guushaada nasii يالله ☝️😭🤲🇵🇸💗

  • @halimaadanhalimaadan6515

    @halimaadanhalimaadan6515

    9 ай бұрын

    Aamiin ya Allah

  • @ladiifoahmed5612

    @ladiifoahmed5612

    9 ай бұрын

    😭🤲🏻

  • @UmaAhmedMacan

    @UmaAhmedMacan

    9 ай бұрын

    aamiin aamiin yaa rabi🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭😭

  • @zeitunismail5217
    @zeitunismail52179 ай бұрын

    MashaAllah Asad is intelligent and smart enough to fall for those traps😂😂😂

  • @user-ug9ki6dr7p
    @user-ug9ki6dr7p9 ай бұрын

    ilaahayow asad oo lugihiisa ku socda itus aamin

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji279 ай бұрын

    Laba waraaq inad sameeyso eheed qofkasta aad sii soo lawarqad oo tan saxda ku qorantay si marku ina ladoodo aad usoo saaro 😂😂😂

  • @AnwarinaHire-vv1ju
    @AnwarinaHire-vv1ju9 ай бұрын

    😂😂😂 wlhi qosol igudishen asad habartina ushegeysiin kulahaa 😂😂 asad wax badan uu wax khiyanay lkin cawa lahelay ......keep going sister Amira ❤👑🙏

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.109 ай бұрын

    KU SALIN nabigena The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet Muhammed ❤🇯🇴❤️🤲

  • @AbdiHaji-kf7ds

    @AbdiHaji-kf7ds

    9 ай бұрын

    S.A.W

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW9 ай бұрын

    inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo caafimaad qabaan waan idin salaamay ❤️👋🏿 😢 Free Palestine aan uduceyno wllheen maalinta khamiista aan wada soomno ana u duceyno walalaheen intasa u awoodna😭

  • @AnisaMoha-do3pq

    @AnisaMoha-do3pq

    9 ай бұрын

    Insha allah allah hakaqaado dhibaatada😢

  • @shukrifarrah2453

    @shukrifarrah2453

    9 ай бұрын

    Insha Allah😍

  • @Ayuubcabdixasancabdi
    @Ayuubcabdixasancabdi9 ай бұрын

    Allah is one

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax9 ай бұрын

    Gacmaha illhy haku barakeyoy hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed48089 ай бұрын

    Wlhi 😂 intinaba isla jeclahay ❤qosolka iga dhamesen😂😅

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin9 ай бұрын

    Walhi it was too funny 😂😂 Asad is very funny walhi😊

  • @asmamahamedasma2690

    @asmamahamedasma2690

    9 ай бұрын

    Habartiina usheegesin kulahaa 😂😂😂😂

  • @hindadayibcabdi4288
    @hindadayibcabdi42889 ай бұрын

    😂😂😂amiira fans kagan ahee maxad ileedahay❤😊

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal16259 ай бұрын

    Asad caqli miiran waye wlhi😂😂😂😂

  • @MuniraOsman-zy6zi

    @MuniraOsman-zy6zi

    9 ай бұрын

    Awalkii horeeto isaga dadka ku sameen jiray markaas wuu fahmayaa😂😂😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar9 ай бұрын

    Markan maqlay Asad loo tashtay wan soo cararay wax badan uu ku dhibay amiiray akhwaan 😅

  • @user-bf1vz4bd9c
    @user-bf1vz4bd9c9 ай бұрын

    Allah is one ❤

  • @zaameey1235
    @zaameey12359 ай бұрын

    Kkkkk waa fuuray wlhi karbaashle waakana kulaha 😂😂😂😂

  • @abdimalikabdullahi6274
    @abdimalikabdullahi62749 ай бұрын

    Azad legend wayee wllh woo ninku fahmee karbash yawye anga wayee kulahaa😂😂😂ala berkaa qosol igu dilee

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h9 ай бұрын

    somali mohammed iyo my team our team ❤27 abe hala iguso duceeyo walahi hospital doctors waxba weyno qaban wayen quraan kena KAREEM an kusi waadnay walahi wuso ficnaatay MANSHALLAH ducada iso badiya INSHALLAH

  • @mahdimo6276

    @mahdimo6276

    9 ай бұрын

    Ilahay caafimad taam ah ha siiyo

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    9 ай бұрын

    Jimaha si wada jira ha loogu duceeye masjid xaafadiina ku yaalo haduu jiro waraaq qora oo u dhiiba imaamka si uu uga codsado dadka in loo duceeyo duco badan ayuu helayaa Alle ha caafiyo dhamaan muslimiinta jiran 😢

  • @Wllshakra124
    @Wllshakra1249 ай бұрын

    War anika kalegay San uquslay birka a ixanuni wlhi Asad is so funny and intelligent enough wlhi Keep going sxb Amero Asad igu salam taliso 😂😂😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira969 ай бұрын

    😂😂😂😂 asad funny waaye kula karbaashle ani waaye team27 keep going

  • @anzalmaxamuud
    @anzalmaxamuud9 ай бұрын

    Amiira qurux badn aad baan kuu jeclahay abaayo mcn allaah haku xifdiyo❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan90839 ай бұрын

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99789 ай бұрын

    Aabihii qiyaanada waayo asad lama qiyaami karo😂😂😂😂

  • @AbdirahamanAbdiAli-ww9xp
    @AbdirahamanAbdiAli-ww9xp9 ай бұрын

    Amiira is not easy ❤😂😂

  • @user-oj5uf2we7y
    @user-oj5uf2we7y9 ай бұрын

    Amiira Big sis guuleyso I.n 700k commin soon I.n ❤🎉❤

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi9 ай бұрын

    Keep going amiiro qurux❤

  • @sahrokoos6552
    @sahrokoos65529 ай бұрын

    Cawa qosol u dhiman gaaray daacad u qoslay Amira horay u soco ❤

  • @Mohaziano
    @Mohaziano9 ай бұрын

    War kuwaana cawo qosolka iga dhamaday wllhi😂😂😂

  • @engineernasrudiinal-khalaf4610
    @engineernasrudiinal-khalaf46109 ай бұрын

    Asad noola ka caqli badan waa wayy😂

  • @queennadia4390
    @queennadia43909 ай бұрын

    Ar Asad cadi ma ahan wllhi 😂😂😂 kulaha waa Kan 🤚

  • @MohamuttSaiid71-sf1zy
    @MohamuttSaiid71-sf1zy9 ай бұрын

    Is La MeesHii FadhiDaaN WaR JiRo MooGe😂

  • @IkranAbdihamid
    @IkranAbdihamid9 ай бұрын

    Cawa qosolka iga dhameyey Asad😂😂😂😂😂

  • @zoyafilms2046
    @zoyafilms20469 ай бұрын

    Anaa uhoreya manta kabax😂😂❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45309 ай бұрын

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k9 ай бұрын

    Ma Amira qurux walashey hori usoco queen

  • @user-dh8qk3iz1s
    @user-dh8qk3iz1s9 ай бұрын

    Asad is fani😂😂😂😂

  • @Miliondhaan
    @Miliondhaan9 ай бұрын

    Asad very active waye mashallah 😂

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y9 ай бұрын

    War amiiro qosolka aduunka waaye wuxuuba taagnyahy kaale igaraaca❤❤❤❤

  • @dayaxgacal-yr8vo
    @dayaxgacal-yr8vo9 ай бұрын

    Qofka uku horeyy video dawdy ❤❤

  • @ayaanshiine7873
    @ayaanshiine78739 ай бұрын

    Cwe wlhi manooli asad feeraha oo I xanuujiyey 😂😂😂😂wa i kanaa kulahaa

  • @husniaftah2707
    @husniaftah27079 ай бұрын

    Mshalah Asad wa wada maskax Alle ha u dayo lama khiyaman karo

  • @ladnafaysal847
    @ladnafaysal8479 ай бұрын

    Asad wallhei waa legend😂😂😂

  • @Naima...89
    @Naima...899 ай бұрын

    😂😂 asad mala qiyaaami karo 😂 karbaashle waa kanaa kulahaa

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan999 ай бұрын

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran KZread-keyga ❤

  • @haawoabdirisaaq4161
    @haawoabdirisaaq41619 ай бұрын

    Haa saaa u qoslayaya waa isku kadshe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw9 ай бұрын

    Asad xariif waa wllhi 😂😂😂😂

  • @msssuuro9771
    @msssuuro97719 ай бұрын

    Alla miiro xasid sanaa❤❤

  • @Carfooneey
    @Carfooneey9 ай бұрын

    Alla manooli asad cadi ma ahn karbashle away wakana kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @osmandaad8275
    @osmandaad82759 ай бұрын

    Mashaalaah abaayo 😂❤❤❤

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed13359 ай бұрын

    Ceyda: karbashle awe Asad: wa ikan😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 qosol aan kudinte😅😂 Asad the funniest 😅😅 may u stand in your feet I.a

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12289 ай бұрын

    😂😅😂funny Amiira qurux ❤

  • @user-rc2rh1ux8x
    @user-rc2rh1ux8x9 ай бұрын

    Saan u qoslay waan dalay kuwan funny😂

  • @FadumoXashi-ix4ph
    @FadumoXashi-ix4ph9 ай бұрын

    Allaa asad 😂😂

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg9 ай бұрын

    Hhh asad tuug iyo askariga soo aha kwrn heee 😂😂😂 amiira see wx yeshay😂😂asad maskaxdi oo qof eh wye inop nii fahme ayu indha adeeg sii dheelay 😂😂😊 amira is not easy❤📽💯

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd9 ай бұрын

    Caawa qosolka iga dhameydyn wlhi Team 27 is funny All 😂😂😂

  • @king______diini2777
    @king______diini27779 ай бұрын

    Wlh saa u qoslin cwa u qosley asad funny wye wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin54079 ай бұрын

    Karbaashle aaway waa kanaa kulahaa asad 😂😭💔alla idin jecliyaa team 27❤

  • @princessaamina160
    @princessaamina1609 ай бұрын

    Arday school inaa ugu qorny aa kal io laap umaceeye walhi mcln xisada xafiiska aady Anka neh shaqdeena wadany 😂😂

  • @hannamahamoud9378
    @hannamahamoud93789 ай бұрын

    Asaad umadeena mahaaa 😂😂😂😂

  • @fadumaabshir5005
    @fadumaabshir50059 ай бұрын

    Ar cawa saan u qoslay waligay uma qoslin 😂😂

  • @marshowyare1873
    @marshowyare18739 ай бұрын

    Amira asad wunigamaska badhanye 😂😂😂😂 hdii qof kle uuu axanii lahaaa wath iskakraci lexetheen

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq9 ай бұрын

    Tellement Asad est habitué à tricher il a vite compris 😂from djibouti

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin6239 ай бұрын

    Asad saan maloo arsan karo tuug wye😂❤

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc9 ай бұрын

    Alla Asad hagio qusul iku dilay wlhi fani waye 😂😂😂

  • @user-il5eo2zg2h
    @user-il5eo2zg2h9 ай бұрын

    Wad nahee ixa nuu jiyeen wllahi 😂😂😂

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h9 ай бұрын

    Before jan 700k INSHALLAH ❤

  • @nimcoxiis2112
    @nimcoxiis21129 ай бұрын

    Ala asad dhibadnaaa😂😂😂😂😭

  • @Bilkheyrcrahman2352
    @Bilkheyrcrahman23529 ай бұрын

    Asad aqligiyoo qofa m.allllh😂😂😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37429 ай бұрын

    Keep going amiira ❤😂

  • @Muraad23
    @Muraad239 ай бұрын

    😂😂😂😂😂 Abid intaad barnaamij samaynayseen waa midka kalia ee si niyada iiga qosliyay😂😂😂

  • @Riyaana34
    @Riyaana349 ай бұрын

    Asad nin lakhiyaami karo maahan 😂 isagaa wx khiyaama 😂😂 amiiro mardanbe hais dayinina😂😂😂😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu9 ай бұрын

    wlhi asda fani weeyi😂😂😂😂

  • @ayuubhassan7089
    @ayuubhassan70899 ай бұрын

    Team 27 big fun✊🥰

  • @haniabdi3866
    @haniabdi38669 ай бұрын

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @ShaacirMuqtaar
    @ShaacirMuqtaar9 ай бұрын

    Asad caadi ma ahan wlhi caadi idinku fahmay🤣🤣🤣

  • @abdikaafi2940
    @abdikaafi29409 ай бұрын

    Wlhi daacad uqoslay 😂habartiin😂usheegeysiin kulahaa 😂😂

  • @user-zc2xe6me4g
    @user-zc2xe6me4g9 ай бұрын

    Anaa ugu horeya ❤😂

  • @deeqoduniyo7454
    @deeqoduniyo74549 ай бұрын

    Kuwan qosol igu dileen noolaada teim 27🎉🎉🎉😂

  • @fadumodahir5429
    @fadumodahir54299 ай бұрын

    Amiiro inad adin ka labo samesatan ey ehed mid tug kuwakalana hos ugadhib itusmarkow dhaho kuwakale tusa 😂😂😂😂😂❤

  • @RaaqiyoMohamuud
    @RaaqiyoMohamuud9 ай бұрын

    Asad wuuba iska camirtay qosol igu dilay😂😂😂😅

  • @haawoluul5922
    @haawoluul59229 ай бұрын

    Funny wlhi 😂😂wo ka halaby qorshaha😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58

    @SuntaFaaraxmajopasto58

    9 ай бұрын

    maka halaabin ee asad asaga dadka siro lma siri karo🤣

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz9 ай бұрын

    is funny waaye 😂😂😂Asad Hagio

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd9 ай бұрын

    Asad lama gaadi karo sbbto Ah asaa dadka gaadi jiry 😂😂😂

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q9 ай бұрын

    Asad is not easy 😂😂😂

  • @mssCanada995
    @mssCanada9959 ай бұрын

    Ala waa fuuray wlhi cawa😂😂😂😂😂😂

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p9 ай бұрын

    Karbaashle aaway waa ikana kulaha 😂😂😂😂

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader9 ай бұрын

    Asad lama gaadi Karo hawartiina usheega 😂😂😂😂

  • @aadanrahman7911
    @aadanrahman79119 ай бұрын

    Wllhi qosolka iga dhamaaday cumeer kusoo xijiya

  • @MUMTAAZMOWLIDMUMINMUUSE
    @MUMTAAZMOWLIDMUMINMUUSE9 ай бұрын

    AsaD maa dhiboosaN😂😂

  • @user-fy2jl3rv8m
    @user-fy2jl3rv8m9 ай бұрын

    Kiliyaha kafuuray sauqoslayay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin58469 ай бұрын

    Carrunimadii baada cawa igu celisen😂😂

  • @ramlaali8789
    @ramlaali87899 ай бұрын

    Hhhhhhh asad 😂😂😂qosol ikuma harin

  • @ayaanxasan8137
    @ayaanxasan81379 ай бұрын

    Amiira 🎮 gamekii kale soo aarso kan nagadhaaaf😂😂😂😂😂

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal5669 ай бұрын

    Alla manooli caawa😂😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40839 ай бұрын

    Amira fan😂😂😂

  • @raxmocabdulahi8498
    @raxmocabdulahi84989 ай бұрын

    Amiira qurux 🥰🥰🥰

  • @cawocabdi3828
    @cawocabdi38289 ай бұрын

    Asad caqlilow ya sir kara😂

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi57319 ай бұрын

    asad wuu idnka caqli badnhy lama gaadi karo😂😂😂

Келесі