PRANK // KOKO SOCIAL MEDIA KUGUMA ARKI KARO..😳😳???

Пікірлер: 295

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker9726 ай бұрын

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @FarduusSalax
    @FarduusSalax6 ай бұрын

    Sorry koko Raali galin baan rabnaa hadaan nahay Team koko😢😢😢

  • @user-ft6ud9mi8p

    @user-ft6ud9mi8p

    6 ай бұрын

    Mxaa laga rali galinaaa dadka sidan u qalbiga jilicsan intee ku noolyihiiin hortaaa😅

  • @user-vy3dp5rq1f

    @user-vy3dp5rq1f

    6 ай бұрын

    Qalbi jilec ma ahan ee waa qiiro jaban

  • @Abeera_cade-s8q

    @Abeera_cade-s8q

    6 ай бұрын

    ​@@user-ft6ud9mi8p waa short film 😂 waxas benola inanayan

  • @user-rr8or1tv5c

    @user-rr8or1tv5c

    6 ай бұрын

    Saaas waaaye😂😂😂

  • @ahmedmahamed2432

    @ahmedmahamed2432

    6 ай бұрын

    waa lays la og yahay

  • @MumtazKeyse-xf9yz
    @MumtazKeyse-xf9yz6 ай бұрын

    Koko is not easy 😂

  • @Supr93

    @Supr93

    6 ай бұрын

    I’m I the 😢 Did do nothing but it all and worked waving 👋 the same thing as I it didn't go 😂

  • @xasancade8642

    @xasancade8642

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-zz1et6eu9y

    @user-zz1et6eu9y

    6 ай бұрын

    Kapx 😂😂😂😂

  • @saffacadeyy9579

    @saffacadeyy9579

    4 ай бұрын

    ​@@Supr930:03 😊😊

  • @ahmednour5862

    @ahmednour5862

    Ай бұрын

    Koko momo

  • @RineetAly
    @RineetAly6 ай бұрын

    😂😂koko so rali galiya adiga iyo ceyda gift ukeena

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra6 ай бұрын

    Koko masha allh gabadh farxad badan dabeeecad leh Qoftii larabey inay xanaaqdo iyadoo qoslayso luu dhamaday videoga❤❤

  • @Mohammuud
    @Mohammuud6 ай бұрын

    Koko gabar qalbi wanagsan 😭😂😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q6 ай бұрын

    Anoo og in uu prank been yahay hadana koko darted udawade 😂

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz

    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz

    5 ай бұрын

    Wallahay sundus cunsari baad tahay

  • @abdirashiidosman287

    @abdirashiidosman287

    5 ай бұрын

    ​@@BarwaaqoCabdihassan-im4fzwalee been maada sheegin waa sundus😂😂😂😂😂

  • @Maya_6678
    @Maya_66786 ай бұрын

    Ceydaa qosl siduu isku celinayeh wuuqarxi rby😂😂😂💔💔

  • @amiirajamac-gj5in
    @amiirajamac-gj5in6 ай бұрын

    team koko hdn nhy Rali galin baladhan ayaa idinka rabnaa😂😢

  • @mariahaajisulaimon8535
    @mariahaajisulaimon85356 ай бұрын

    Koko cayda ayey fiirinaysa markasta wax is leedahay cayda ninkan muu kala hadlo😂😂😂😂😂

  • @Miskiyeyyyy

    @Miskiyeyyyy

    6 ай бұрын

    Waa ka xumahay lkn asi mafahmin😂😭

  • @mohamedmohamud8453

    @mohamedmohamud8453

    6 ай бұрын

    Ceydaana pranka way isla ogyahiin

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    6 ай бұрын

    Haa😂 wlhi asineh prnkiga yala ogan bo isleyahy😂markso😂qosolka xita isku celina Dhaka kale bo usiyesana markas

  • @DelightfulBeachYoga-kj9eb

    @DelightfulBeachYoga-kj9eb

    6 ай бұрын

    Ar idinkaa😂​@@Mineyyyyyyy

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    6 ай бұрын

    @@DelightfulBeachYoga-kj9eb 🤣🤣se yela hee dadki koko io ceyda eba ku washteen🤣

  • @Taliso269
    @Taliso2696 ай бұрын

    Cimran waa funny lkn mamo suldano ina so hadal qaado may ehen ceyda hoyadis iyo koko maxa iska galay

  • @user-io9nw8ps4h
    @user-io9nw8ps4h6 ай бұрын

    Cimraan wa iga qosliyeey koko ka daran 😂😂

  • @user-dh1ww3on1f
    @user-dh1ww3on1f6 ай бұрын

    Cayda asigo wax ka ogaa hadane wala yaban yahay ninkaan qabdaradisa😂😂😂😂😂😂

  • @user-eb8lz1ig2h
    @user-eb8lz1ig2h6 ай бұрын

    Koko iyo cayda halmar ku sameya😅

  • @user-yj8vn3dk3x
    @user-yj8vn3dk3x6 ай бұрын

    Koko bulle waa gabadha wangzan mansh Allah ❤❤

  • @aliyare228
    @aliyare2286 ай бұрын

    Ceyda is not easy😂❤😂❤❤😂

  • @RayanKhalif-hy6er

    @RayanKhalif-hy6er

    Ай бұрын

    Yes 😂😂

  • @AasiyaJaamc-wm3ur
    @AasiyaJaamc-wm3ur6 ай бұрын

    Gabadha ciyaarta kadaya kooko sorry sis 😂

  • @IqraSalebaan-ds1vb
    @IqraSalebaan-ds1vb6 ай бұрын

    Qalbi wanaaag koko iney xanaqdo ayuuuu rabay lakin qosal ayey ku dhameysey 😂 Soooo raaaali gali gabadha😢

  • @Hiiiiiiiiii.i
    @Hiiiiiiiiii.i6 ай бұрын

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋....piin isar zxb❤

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b6 ай бұрын

    Gabadha soo raali gali cimraan sorry koko 😢😢

  • @siciidmuxiyadiin8701
    @siciidmuxiyadiin87016 ай бұрын

    Oo marka miyaanay fahmen geedka lagu hadlaayo ee la isku dhibdhibaayo😅😅😅

  • @zakariaali1949
    @zakariaali19496 ай бұрын

    King cayda iyo kokoo wan idin wataa

  • @sumayocadey6828
    @sumayocadey68286 ай бұрын

    Koko maskiin wye wllhi😮😢

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu6 ай бұрын

    team koko hadaan nahh rli galin baan rabnaaaaa😢😢😢

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d6 ай бұрын

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤❤

  • @King_siciid
    @King_siciid6 ай бұрын

    Koko isn't easy 😂😂😂❤

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar51106 ай бұрын

    Aduunyo hadii ku maagto malap iyo sokor waa kulahaaa😂😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91096 ай бұрын

    Allah is one ☝️

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s6 ай бұрын

    Kokoh mashalah waa gabar farxada udhalateh walahi 😂😂maxanaaqin xitaa

  • @deeqamohamed320
    @deeqamohamed3206 ай бұрын

    Koko arky mana qoslin hadaa kaa yeelo😂😂

  • @sumayo324

    @sumayo324

    6 ай бұрын

    Saas 🧜‍♂️

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin54076 ай бұрын

    Koko jecliyaa cayda sey ueegeysoh ma yaabnthy ey taagan thy😂❤

  • @LeyloAbduqaadir-hz3rb
    @LeyloAbduqaadir-hz3rb6 ай бұрын

    Koko funy waaye wllhi❤😂

  • @khadijobarkhadle8432
    @khadijobarkhadle84326 ай бұрын

    Aduunyo hadey ku magto adaa malab sokor u eh kulaha waligeya ma mqlin😂😂😂😂😂

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi54016 ай бұрын

    Allah is one ❤

  • @xafsodahir2391
    @xafsodahir23916 ай бұрын

    Cayda kusamee adi iyo koko 😂

  • @user-zs2rh5xj4j
    @user-zs2rh5xj4j6 ай бұрын

    Hhhhhhhh cimraan fanny waye wllhi wuu igaqosliyey koko kadaran fanny girl waye❤❤❤❤

  • @xasanlaki11
    @xasanlaki116 ай бұрын

    Koko is not easy

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k6 ай бұрын

    Ci.mran koko wankanaxay walahi koko iyo amira wagabdho wanaksan ooixtaram badan mansha alahu

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy6 ай бұрын

    Koko😂maxa amiiro mamoda😂

  • @user-mn8li7tz6v
    @user-mn8li7tz6v6 ай бұрын

    Kooko iyo King cayda wasn idin wataa❤❤❤❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana346 ай бұрын

    Ceyko😂

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t6 ай бұрын

    Cimraan qosol buu ugu dilay walahy ood yamta gashid😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl6 ай бұрын

    Sorry koko wan kahumahy abyo anyway keep going brother ❤❤cimran❤❤

  • @naimacigaal7007
    @naimacigaal70076 ай бұрын

    War wllo waxaan barnaamij mahane bal wax ladawan karo noso geli oo fikrado fiicn keenso

  • @user-tm1yv8dd2r
    @user-tm1yv8dd2r6 ай бұрын

    Ceyda mafahmaayo koko inee jeceshahy😢

  • @user-uk5qq6rr2x

    @user-uk5qq6rr2x

    6 ай бұрын

    Taas iyo ceyda jacyl kala dheer😅

  • @Kiii629

    @Kiii629

    6 ай бұрын

    Lkn asiga amiiiro jecelyhy 😅😅

  • @Barwaaqo114-rz6xp

    @Barwaaqo114-rz6xp

    5 ай бұрын

    ​@@Kiii629wuxuu jecel yahay malshan

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz

    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz

    5 ай бұрын

    Lakiin marabo koko doqoon loser

  • @keyfmohamed2443
    @keyfmohamed24435 ай бұрын

    Adunyo hade ku magto malab io sokor wye😅😅😅😂😂😂

  • @Ahmedsacii
    @Ahmedsacii6 ай бұрын

    Koko is furfur hee😂

  • @Abeera_cade-s8q

    @Abeera_cade-s8q

    6 ай бұрын

    Inta kabadan ma rafana hee 😂

  • @user-zy8zi9ce9k
    @user-zy8zi9ce9k6 ай бұрын

    ❤❤❤ m.a koko Waa libaaxad waa gabadh faniya

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c6 ай бұрын

    Setahey qalbigaa uroon war cimraan waxaan intuu kasoo bartey 😅

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p6 ай бұрын

    Cimraan koko wn jeclhy dhibka ka daaa

  • @SamsamAhmed-kj8dm
    @SamsamAhmed-kj8dm6 ай бұрын

    M.a Koko iyo cayda waan taageeraa

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir6 ай бұрын

    😂😂ninkan wayn war cadi iska dhig

  • @fatuushcabdi12
    @fatuushcabdi126 ай бұрын

    Kooko cadee fani wallahi waajeclahay kooko❤❤❤❤

  • @user-op4nw9rw1j
    @user-op4nw9rw1j6 ай бұрын

    Wanu ka qadnay sxb sare ceyda guuul

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali8416 ай бұрын

    Caloosha Ixanuunte Runtii😅😅😅😅 Qosol Dartiii😂😂😂

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye6 ай бұрын

    Waxnoo kale Koko hadii lagu dhaho park aaan kugu. Samaynaa lama qaado

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil6 ай бұрын

    Cimraan zxp pranki kusoo samew ceyda iyo amiira oo kala hadha dheh zx0😅

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc6 ай бұрын

    Koko asad unba ka xanajiya

  • @alonegirl8
    @alonegirl86 ай бұрын

    😂😂hooyo suldaana imaaday kulaha

  • @maryamabdirashiid1824

    @maryamabdirashiid1824

    6 ай бұрын

    😂😂😂

  • @user-yl9lu3dd9v

    @user-yl9lu3dd9v

    6 ай бұрын

    @@maryamabdirashiid1824❤

  • @Wankooshow
    @Wankooshow6 ай бұрын

    ❤continew more language world wide🎉 I am from Ethiopia

  • @amaalbirimo4987
    @amaalbirimo49876 ай бұрын

    Koko anaga dhaan jeceyla Weldon koko

  • @user-nq1lg7hm1b
    @user-nq1lg7hm1b6 ай бұрын

    Maskiinta weeynaxday runti sorri❤❤kooko😂😂😢❤sorri

  • @MaxamudCakim
    @MaxamudCakim6 ай бұрын

    Prank waxaan maha mega waaxay camerada waad damiseene

  • @user-zv5wo3tu2w
    @user-zv5wo3tu2w4 ай бұрын

    Koko wllhi funny waaaye❤❤😅😅

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida6 ай бұрын

    Koko Respect 🙏 aye ledahay ciyar kadhaf uff 😂😂

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m6 ай бұрын

    Pls wlll nuradiin kl pranki ku soosameeh cidda ugu raacsan like isaara plz❤👑👍

  • @MaaidoFaarax-ft4wy
    @MaaidoFaarax-ft4wy2 ай бұрын

    Team kokoo hadaanahnay gifdi ayaarabnaa😂

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p6 ай бұрын

    Koko rarafo hal mar cimraan ha qance😭😂😂😂🤣

  • @user-fq7dv6iw4q
    @user-fq7dv6iw4q6 ай бұрын

    Koko isn't easy ❤

  • @abshiromuhumed1584
    @abshiromuhumed15845 ай бұрын

    koko ini laga xanajiyo o laga nixiyo majecli coz she is my sister i feel what she feels at that time ❤

  • @user-dm2qs8tt9z
    @user-dm2qs8tt9z6 ай бұрын

    Raali galin Ayaan rapnaa hadaan nahay taem kooko waraa gaparta Wan jacelahay ee ciyaarta ka daaa😢

  • @user-ey8qy5fl1l
    @user-ey8qy5fl1l6 ай бұрын

    Koko gabadh qalbi wanaagsan ❤

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-06 ай бұрын

    Cimraan inta aan ku arkay social media wax kaa xanaaq badan ma arkin

  • @memonxalima4499
    @memonxalima44996 ай бұрын

    Favrtss

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi5106 ай бұрын

    Khayaalistayaal Camerdaha daminaa iyo beenbeen😂😂😂

  • @user-ob2vx8vo1u
    @user-ob2vx8vo1u6 ай бұрын

    Koko ceyda hade agfadhiisato miir malahan😂😂😂😂

  • @CabduqadirCade-jb9rq

    @CabduqadirCade-jb9rq

    6 ай бұрын

    ​@@Kaaafiyoma,ujeedid miyaa iyada 90ka ceyda lee fiiirine kama dhargeyso asna iska boojeyna

  • @Kiii629

    @Kiii629

    6 ай бұрын

    @@Kaaafiyobecause qoftiiisa maahan 😅😅😅xooka fiiirina

  • @Kiii629

    @Kiii629

    6 ай бұрын

    @@Kaaafiyo 😁😁😁😁😁in lagu dhajiyo bu diiidaya de lkn amiira wuu ku qanacsan yhy ma bentey ba ado is indha tirin 😂😂😂😂

  • @haliimoxuseen5570

    @haliimoxuseen5570

    6 ай бұрын

    ​@@Kaaafiyonaa sew wax yeeshay😂😂

  • @Kiii629

    @Kiii629

    6 ай бұрын

    @@Kaaafiyo markuu guursaado oo koko ayada ka doorto maxa ku hadli donta 😂😂😂😂

  • @abdinurmuseibrahim8052
    @abdinurmuseibrahim805223 күн бұрын

    Koko is not easy❤

  • @Ismaiza10268
    @Ismaiza102686 ай бұрын

    First comment 😂😂

  • @IsramohmedabdiIsra-sz5wf
    @IsramohmedabdiIsra-sz5wf6 ай бұрын

    Sawtii camerada la damiyey😂

  • @user-zf4kf8xr7t
    @user-zf4kf8xr7t6 ай бұрын

    Kkkkkk cimraan maahmaah uusameyay

  • @Aamiin.silva.
    @Aamiin.silva.3 ай бұрын

    𝐤𝐨𝐤𝐚 😂

  • @Ismaiza10268
    @Ismaiza102686 ай бұрын

    First viewer 😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83456 ай бұрын

    Sorry koko walaga gashtay cwa lkn kooko funny waaye dhedhel ma ku xanaqdo

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz
    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz5 ай бұрын

    Wllahay koko is not easy 😎😎😎😎😎

  • @hayaathassan1360
    @hayaathassan13606 ай бұрын

    Kan ceydaw la leeyahay gabadha. Muxu wajiga ugu gangan binayaa yaaab

  • @CabduqadirCade-jb9rq

    @CabduqadirCade-jb9rq

    6 ай бұрын

    Amiiro uu rabaa iyada marabo qasab miyaa😂😂

  • @zahruujadeey4083

    @zahruujadeey4083

    6 ай бұрын

    Amira u kuhasta😂❤

  • @Amuunmoha8

    @Amuunmoha8

    6 ай бұрын

    Jacayl bay ugbxday indhaha umaquurikaro🤣🤣🤣

  • @hayaathassan1360

    @hayaathassan1360

    5 ай бұрын

    @@Amuunmoha8 ana wax arkay 😂

  • @hayaathassan1360

    @hayaathassan1360

    5 ай бұрын

    @@CabduqadirCade-jb9rq jacalaw xaal qado waji macbus 😂

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y6 ай бұрын

    Koko love you ❤❤❤❤

  • @ALIOTHMANGele
    @ALIOTHMANGele26 күн бұрын

    Koko qurux❤❤😊

  • @pardiyaaapi
    @pardiyaaapi6 ай бұрын

    Cimaan nagada dhibka😂

  • @FardowsoHasan-bg3pp
    @FardowsoHasan-bg3pp6 ай бұрын

    Koko soo raali kali yrow 😂😢

  • @ahmednour5862
    @ahmednour5862Ай бұрын

    Koko mama 😊

  • @Sacadiyasiman-uw4wh
    @Sacadiyasiman-uw4wh6 ай бұрын

    Cimaran gadh dika kadf Noh❤️❤️

  • @MASNOJAMAC
    @MASNOJAMAC6 ай бұрын

    Team koko raalinaa rabnaa😅😅

  • @user-ow1yr4un1c
    @user-ow1yr4un1c6 ай бұрын

    Koko soraalkali 😂❤😢

  • @Mohanlegend24
    @Mohanlegend246 ай бұрын

    Koko wlhi waa ka xarabeysanten

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa59546 ай бұрын

    Ku jeclhy koko go,ahead

  • @amios6572
    @amios65726 ай бұрын

    Adiga keliga guri deg ayaa igagadan walle naag nool dhulka ladhacday ninkaan weyn

  • @Cusmaa
    @Cusmaa6 ай бұрын

    Lanbarka isodir please 🙏 ❤❤

  • @user-lm2dp7sc6f
    @user-lm2dp7sc6f6 ай бұрын

    Koko waa maskiin wllhi

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc6 ай бұрын

    Sorry koko

  • @user-ee2pl7zf5p
    @user-ee2pl7zf5p6 ай бұрын

    Koko bulle 4ever ❤❤❤❤

Келесі