No video

GAME-KII DHAKAC DHAKAC ASAD KOKO AYAAN KU SOO DARAY IYO CUMEER OO QOSOLKA NAGA DHAMEEYEY 😂

Пікірлер: 394

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel7 ай бұрын

    Soo daawo vediogan 😂😂 kzread.info/dash/bejne/c4qYu656dtexYZc.htmlsi=M1itFaqjWhS1jFvG

  • @MohammadParis

    @MohammadParis

    7 ай бұрын

    Haye❤

  • @MssTurk-zt6nr

    @MssTurk-zt6nr

    7 ай бұрын

    Adna soo badi hhhhhhh

  • @safanuur2968

    @safanuur2968

    9 күн бұрын

    Kkkklw Lake ❤❤😂🎉🎉😂. 🇲🇾🇸🇱🐴🍴🇲🇾🇲🇾😄👱🏻‍♂️🍴🇮🇸🎂🥃

  • @Alisha847
    @Alisha8477 ай бұрын

    Ceyda iyo amiira cusbada iyo sokorta team 27 🫶🏻❤️‍🔥❤️‍🔥love qabqab wlh

  • @user-ub3im9xv1k
    @user-ub3im9xv1k7 ай бұрын

    Ado faraxsan kusali nabiga scw ❤❤

  • @user-kg2di3cp7p

    @user-kg2di3cp7p

    7 ай бұрын

    Scw

  • @umusundus1526

    @umusundus1526

    7 ай бұрын

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @user-fc1jc7wl5n

    @user-fc1jc7wl5n

    6 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @LaylaMohamed-lh7re

    @LaylaMohamed-lh7re

    5 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan2777 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw ❤🕋☝🏼

  • @abdallahussein83

    @abdallahussein83

    7 ай бұрын

    scw ❤❤❤❤

  • @iidiilalii9095

    @iidiilalii9095

    7 ай бұрын

    Sc3😊

  • @masbal9180
    @masbal91807 ай бұрын

    team qabqab haddan arko naxariis ayan dareema ma aqan sababta wlhi dacad ayy iga tahay Alle ha u jeclado sida an u jeclahay ceyda io.amira❤❤

  • @xamdidaauud5754

    @xamdidaauud5754

    7 ай бұрын

    anigapo wllhi dar alle ayaan ujeclhy❤😢

  • @Alisha847

    @Alisha847

    7 ай бұрын

    Ani bo wlh❤️‍🔥❤️‍🔥ani dhan 🦋🦋 aa iga kacdo lkn sabab😂

  • @Nadarey

    @Nadarey

    7 ай бұрын

    Same😢❤

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv

    @FarxiyeIbraahim-it5jv

    7 ай бұрын

    Wllhi kula mid ahy ana❤

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    7 ай бұрын

    😂wlhi anibo

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d7 ай бұрын

    Kusaliya rasuulkeena Muhammad scw ❤❤ allaha is one 🕋☝️💚

  • @caishahaji8839

    @caishahaji8839

    2 ай бұрын

    Scw❤❤❤

  • @user-xc4vs9ef7q
    @user-xc4vs9ef7q7 ай бұрын

    Cawa qosolka adunka 😂😂😂😂 koko iyo amira fanny waye

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid7 ай бұрын

    Allah is one ❤🎉

  • @safiyaaidid6559
    @safiyaaidid65597 ай бұрын

    😂😂😂😂 koko iyo ased funny waye wlh

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed91097 ай бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad(صلى الله عليه وسلم )❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl7 ай бұрын

    Wlhi is so funny Dhakac Dhakac aaa😂😂😂😂

  • @XiyoCabdiraxman-wr3sm

    @XiyoCabdiraxman-wr3sm

    7 ай бұрын

    Dhakac dhakac demsheleliyo dhaleeliyo dhuc maxa laka wada isheeg please

  • @sahraahmed215

    @sahraahmed215

    7 ай бұрын

  • @FeliizOmar
    @FeliizOmar7 ай бұрын

    Amiira wllhi funny waaye😂

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s7 ай бұрын

    Caawoh amiiro iyo koko cabayadaha mkusoo tashteen❤❤❤😂😂

  • @xamzegamer136
    @xamzegamer1367 ай бұрын

    Game waxaa qurxiya Asad Big man thing ❤🎉

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla17277 ай бұрын

    Ala cawa saa uqoslay lee waa furay wllhi dhib badanaa teamkeyga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FattimaIlkacas

    @FattimaIlkacas

    7 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe12737 ай бұрын

    AllaH is one ☝️ ❤

  • @Jawaahir-hf8dc
    @Jawaahir-hf8dc7 ай бұрын

    Asad la,antisa ma nuurayo game ka wllhi😅😅😅

  • @user-lg7xd8bi2g

    @user-lg7xd8bi2g

    7 ай бұрын

    Hye Talizo 😂

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin74227 ай бұрын

    Istaaq furulaah so funny wlhi 🤣🤣🤣🤣

  • @user-bd2qm3gk4y
    @user-bd2qm3gk4y7 ай бұрын

    Dharkooda dhan madaw lee kujiro ayy ❤❤❤

  • @yoonkavich7951

    @yoonkavich7951

    7 ай бұрын

    Mashquul😂

  • @SumayoSuleiman-yx3fg
    @SumayoSuleiman-yx3fg7 ай бұрын

    Legends of Malaysia coming soon 900k insha Allah waan idinsalaamay

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman40997 ай бұрын

    Team dhakac dhakac wana walaysiin asad mel ukujiro qosolka kadhamanaya

  • @faarahbarre9756
    @faarahbarre97567 ай бұрын

    Asad candho kulahaa koko io amira qosol 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muniiro255

    @muniiro255

    7 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Anaba yaabe wa naxy

  • @queenofquens8930
    @queenofquens89307 ай бұрын

    Koko waka xishodsisen😂😂😂

  • @mumtiimoh9609
    @mumtiimoh96097 ай бұрын

    Amiira waaku wadanaa from Burco ❤

  • @yasuuma14
    @yasuuma147 ай бұрын

    Maxaa wye cawaa dharkaan mad madowga aad wadatiin😂

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab88417 ай бұрын

    Maanta madowga maxaa idinwada xiray cajiip😂😂

  • @Nazhaadnalka

    @Nazhaadnalka

    7 ай бұрын

    Ma ila aragtay adna waanba yaabanaye😂😂❤

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y7 ай бұрын

    Koko and amira dirty minded waye😂😂

  • @xamdicabdi6523

    @xamdicabdi6523

    7 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @tiktokInfo-kr2fk
    @tiktokInfo-kr2fk7 ай бұрын

    Ayyyy cawa teamka wu dhanyahy❤😂

  • @asmaaxmed377
    @asmaaxmed3777 ай бұрын

    Borama Anaa idinka Soo salamaya zhipayal🎉❤❤Adna 900Coming soon XpPti Asad ceyda Amiira Cumer Koko Salan sare zhipayal from Borama❤AwdaL state🎉❤

  • @marwada782
    @marwada7827 ай бұрын

    Please isoo duceeya inuu illaah owlaad baari ah igu arsaaqo

  • @user-qj4sp6qd6i
    @user-qj4sp6qd6i7 ай бұрын

    Amiira funny waaye😂

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed89307 ай бұрын

    I am here bc of mai kokooooo😂❤

  • @Ubaxiina_
    @Ubaxiina_7 ай бұрын

    Wllhi funny yaa tihiin dhamaan tiiin noosoo badiya 😂

  • @King_siciid
    @King_siciid7 ай бұрын

    Noo soo badi wllhi game kani waa fani blz keeb going sister talent baa leedihii wllhi horay usocda dhAMAANTIIN❤❤❤❤

  • @Wsuhayb
    @Wsuhayb7 ай бұрын

    Wllhi asad hagio funny weye😂😂😂😂prtu3 soo gali adna qosolban la ilmeeyay😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37427 ай бұрын

    Keep going adna 😊 so badi waa funyy 😂😂😂

  • @user-de6rr8hv6b
    @user-de6rr8hv6b7 ай бұрын

    Asigo waqti la isku qabanayo kaso dhig qofka waqtiga ku dhaco neh la tumayo ❤❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir32007 ай бұрын

    Qosalka iga dhameeyseen cawa😂😂😂

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan60137 ай бұрын

    Asd funny waye wllhi qosolko iga dhameyi 😂❤

  • @Masscanada879
    @Masscanada8797 ай бұрын

    Qeebta G marka la maryy waa fury😂😂😂😂

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi.7 ай бұрын

    Team 27 is not easy 😂🫡❤️ LOVE ❤️💪😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed16667 ай бұрын

    Amiiro fanny waye walhi 😂😂😂😂

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq7 ай бұрын

    Vous êtes très drôle vous tous même si que je comprends pas beaucoup des mots ❤😂from djibouti

  • @shathey39
    @shathey397 ай бұрын

    Please part 3 next game

  • @queennadia4390
    @queennadia43907 ай бұрын

    Alla beerka cawa qosol so funny 😂😂😂😂

  • @user-he3bs6kv1o
    @user-he3bs6kv1o7 ай бұрын

    Car dameyso adigoo qoslin😂😂

  • @xanivoahmed5173
    @xanivoahmed51737 ай бұрын

    Adna plz part 2 wxn rabnaa ilaa y 😂😂😂😂😂

  • @FatuushKhliifay
    @FatuushKhliifay7 ай бұрын

    koko ma isdhibaysaba qatar igadhe😂

  • @user-sd6oy6xb3i
    @user-sd6oy6xb3i7 ай бұрын

    Koko way yabty Asad candho kulhaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xw8zl5ur4k
    @user-xw8zl5ur4k7 ай бұрын

    ❤😊❤adna 900 inshalh halgarsiiyo mamad walhi waan jeclahy familgan❤😊

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan85707 ай бұрын

    Qosol igu maharan wlllhi so badi😂😂😂😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k7 ай бұрын

    Mansha alahu walahi adna qusul ban ubaqtiyey

  • @user-qu9ke8uv7f
    @user-qu9ke8uv7f7 ай бұрын

    Walahe Wan qosley asxawey nosobadeya😂❤❤

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman24387 ай бұрын

    Caawa hadaa qosol u dhinto adinka ka masuula😂

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi.7 ай бұрын

    Allah is one ❤

  • @user-xy1qg2ll9f
    @user-xy1qg2ll9f7 ай бұрын

    Dhgac dhagac is'not easy😂😂😂😂😂

  • @user-bw4dq5yq4x
    @user-bw4dq5yq4x7 ай бұрын

    Time dhakac dhakac waligina san le ufrax sanada🙌🏽🫶🏻😂

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_107 ай бұрын

    Wlhi Asad Mid Mhaa Inkaar Weyan 😂😂

  • @AftaxAxmed-rv6jn
    @AftaxAxmed-rv6jn7 ай бұрын

    Ani u horeeyo🎉❤😂

  • @mohamedmukhtar5234
    @mohamedmukhtar52347 ай бұрын

    Gammer vibes is that a good thing to be done in the future 1 or is that the only way to get the right stuff to ❤

  • @NimcushAbdi
    @NimcushAbdi7 ай бұрын

    Adna ilaahey haku xafido

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad13257 ай бұрын

    Qosol iguma harin 😂😂😂 funny aa tihiin wlhi😂😂😂

  • @user-wd7mn3et2k
    @user-wd7mn3et2k7 ай бұрын

    12:59 markay maryaan ila fiiriya😂😂😂

  • @IlkacaseYare-ou6lg
    @IlkacaseYare-ou6lg5 ай бұрын

    Asad hadoo ku jiro mir malahan wallhi 😢😂😊😅❤

  • @Cawo75
    @Cawo757 ай бұрын

    Amiro wlhy 😁 funny waye fidow iyada ceyda koko cumeer joogin fidwo mahan io asad abyo adnay please inaan kula hadalo rabaa isoo jawab waxan kala so hadlaya inistigarmka abyo please 😢😢😢😢

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun99787 ай бұрын

    Team madmadow see wax u wadaan caaawa 😂😂😂

  • @Sonishaqurux
    @Sonishaqurux7 ай бұрын

    Adna wallhi marka laga ku shubto so wadda degsadaa videos all lkn hql qof oo caan ah ingarm😢pls awy dadka ani cml😅

  • @vgggg2381
    @vgggg23817 ай бұрын

    Alla beerka qosol udhintay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saalah433
    @saalah4337 ай бұрын

    😂😂😂😂😂legend ✌️ asad 😅

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu7 ай бұрын

    al cawa wlhi peerkii uu ixnuuny😂😂😂😂

  • @soumyos7802
    @soumyos78026 ай бұрын

    Abawo challenge dib uso elii please intiina from Djibouti 🇩🇯 we love you❤

  • @cuud_
    @cuud_7 ай бұрын

    Koko qosol badna😂😂😂😂😂😂

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman49387 ай бұрын

    Allaahu akbar ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @faadumoapdiqaadir137
    @faadumoapdiqaadir1376 ай бұрын

    Hambalyo adna channel 900k 🎉🎉🎉

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q7 ай бұрын

    Qosol ikuma Harin wallhi 😂😂😂 adna noso badi

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto587 ай бұрын

    Gamekaan qosol waaye😁waxaan aan maqlin xita waa idinka maqlooya

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial54687 ай бұрын

    900k coming soon🎉❤

  • @Nadarey
    @Nadarey7 ай бұрын

    13:11 asad😭😂

  • @user-yu8zq1yt3z
    @user-yu8zq1yt3z2 ай бұрын

    Team adana waan loo koo fana ❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli81227 ай бұрын

    Sidaan uqoslayyy Ma Nooli 😂😂😂

  • @CabdirisaaqCali-vs8op
    @CabdirisaaqCali-vs8op7 ай бұрын

    My. Team. love you. ❤️. 27. ❤❤❤

  • @omarfahima2734
    @omarfahima27347 ай бұрын

    Intaaa faahansan cambulo 😂😂😂🤝

  • @FardowsoCnuur12-fj1jw
    @FardowsoCnuur12-fj1jw7 ай бұрын

    Cayda magaca jijo oga dhagan tahay❤❤❤

  • @sahrocadeey1970
    @sahrocadeey19707 ай бұрын

    😂😂😂😂 qosal iguma Hari walhi funny 😂😂😂

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan6 ай бұрын

    Bil kadib daawaday😂😂😂

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y7 ай бұрын

    Asad qosol iga dhamaysay candho kulaha😂😂😂Koko Indhaha sey u tagtay🤣asad meel u jogo qosol ugu imaw

  • @SadaAbdulle

    @SadaAbdulle

    7 ай бұрын

    Wa furay wllhi

  • @Nathanabdi-rv2rq
    @Nathanabdi-rv2rq7 ай бұрын

    Manta edit miyaa lashiday mise idinka soo labistay muqalka mac❤😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed45307 ай бұрын

    Qosol igumaharin 😂😂😂😂❤❤🎉❤🎉

  • @TunneyTunneyDarling-bd3gb
    @TunneyTunneyDarling-bd3gb7 ай бұрын

    The best video wlhi like it😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi49467 ай бұрын

    ASAD MEEL UU KU JIRO QOSOL LA'AAN MA JIRO😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu7 ай бұрын

    al koko mxy tiri balqaaaa😂😂😂😂😂

  • @queen7831
    @queen78317 ай бұрын

    Asad maka firsanoyo wuu iska gamaa Lee 😂😂😂😂😂😂😂 Istaqfurullah qosol iguma harin😂

  • @NIMCO176
    @NIMCO1767 ай бұрын

    AMIIRAY cawa magaladaydii zheegty ku faraxsanay❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen83457 ай бұрын

    Hhhh wlh cwa qosol iguma harin Asad umadeyna ma ahan

  • @shugriali1439
    @shugriali14397 ай бұрын

    Koko: jilbab ween Adna: jilbab ween waa la sheegay😂😂 Cumeer: jilbab yariis 12:57 Asad markuu dhaho candho dhaho koko iyo Amiira reaction kooda Alla qeebta danbe saa u qoslay leee C IYO G, asad ma gelinee mise anaa gelinaayo caydow 😂😂😂 Amiira mxaa kalaheee 😂😂 Alla cwa qosol madaxaa I xanuune wlh 😂😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett7 ай бұрын

    teamkayga my fovarite

  • @user-dj8wo9wr8p
    @user-dj8wo9wr8p7 ай бұрын

    Adna ❤seniyeeshe aqwaan 😅😅😅

  • @fatmaaxmed13
    @fatmaaxmed137 ай бұрын

    Alla qeebta dambe waa fuuray😂😂😂😂😂😂

  • @NastehoQurux-ud2wg
    @NastehoQurux-ud2wg7 ай бұрын

    Al beer ka 😂😂😂😂😂😂adn

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed6627 ай бұрын

    Anaa uhoreeyo❤❤❤❤🎉🎉🎉

Келесі