No video

Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo Maanso ku Amaanay Madaxwayne Mustafe Muxumed.

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 33

  • @shsalaaxudiinnabaddoonchan7774
    @shsalaaxudiinnabaddoonchan77743 жыл бұрын

    Maansha.allah tabarakalah ilaahayow u ducada qiimaha badan ee abwaan ismaaciil u aqbal madaxweyne mudane mustafe cagjar aamiin

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @jamelidris2686
    @jamelidris26863 жыл бұрын

    Waxaan ka bartay nolosha mar kaste in aad faraxado cafimadka ku kordhi ayuu igu yidhi macalinkaga abwaan ismail Ilahay cafimadka ka ku ilaaliyo macalin

  • @azlmcl198

    @azlmcl198

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @sakariyecabdiqadir4395
    @sakariyecabdiqadir43952 жыл бұрын

    Masha allah Abwaan cimrodheer iyo caafid ilahay hakusiiyo

  • @dariiqali3486
    @dariiqali34863 жыл бұрын

    ABWAAN JIHEEYE 👍

  • @muuseadan2294
    @muuseadan22942 жыл бұрын

    Caaadhka iyo saanta iga gadan intaasi M.allah abwaan alle ha u aqbalo Madax,wayne mustafe cagjar ducada waayo runtii waa duco qaliya Aaaaamiin

  • @abdiqanianzhaxmedia4526
    @abdiqanianzhaxmedia45263 жыл бұрын

    isma lihi Ruuux aadmiya Duco Loogu dhceeeyo Ayuu Ka Tagay Awoowo ismail yuusuf aw abdi

  • @jamelidris2686
    @jamelidris26863 жыл бұрын

    Abwaan aniga waxaad i tahay macalinkaygii irshaad jigjiga yar macalin ismail

  • @mohamedrashiid4595
    @mohamedrashiid45952 жыл бұрын

    Masha Allah eshcalaa abwaan

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby56583 жыл бұрын

    Masha Allah waaa duco dhamstiran😍

  • @keizerachidofficial1650
    @keizerachidofficial16503 жыл бұрын

    Mncha alH duco ku dhamatay madaxweynaha

  • @mustafeismail3802
    @mustafeismail38022 жыл бұрын

    Jiheeye waaa legend

  • @Zihaam011
    @Zihaam0113 жыл бұрын

    Mansha Allah Hambalyo

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi433611 ай бұрын

    Madaxwayne mustafa cagjar geesi

  • @bashaal62
    @bashaal62Ай бұрын

    Abwaan jiheeye waa Oromo mustafena ma oromo buu noqdey?

  • @kaydqubi5057
    @kaydqubi50572 жыл бұрын

    Aaaaamiiin Yaaarabbi

  • @timajilac7192
    @timajilac71922 жыл бұрын

    Ducadii ugu dambeeyey 😍

  • @user-xy9rn4jb3u
    @user-xy9rn4jb3u10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Zihaam011
    @Zihaam0113 жыл бұрын

    Madaxweyne Mustafe

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf50973 жыл бұрын

    Abwaanku waa ku xoogsadey bahasha .........lakin abwaan dhaba weeye

  • @azlmcl198
    @azlmcl1983 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 abwaanka qarniga 🏅🎖🎖🥉🏆✔✔✔✔✔🔱🔱🔱🔱

  • @arnaf9439
    @arnaf94392 жыл бұрын

    M,a abwan_🥰🥰🥰

  • @monagoth
    @monagoth2 жыл бұрын

    Sxb ninkani gabayadii sayidka ayuu soo dheegtaa

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran3 жыл бұрын

    Mdxwynaha Somaliland 24ka saac wuu caayaa. Wallee Isaaq isma indha buuxiyo

  • @pss_crs

    @pss_crs

    3 жыл бұрын

    Kaasi waa MD qabiil walaal

  • @ducaysane1133

    @ducaysane1133

    2 жыл бұрын

    Horta nin kani ma Arab baa? Kkkkkk

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed2 жыл бұрын

    kkkkkkkkkkkk waar kaalaya aaway kuwii afka yaqaanay (thanks mahadsanid shukran amasagnaloj mercy ) afafkaas gartaye kuwan kale kuwii yaqaanow reply iigu dhaafa aan idinka faa,idaystee agah agah awoowgii la janne muxuu wax bartay wiilku.

  • @ultimate4271

    @ultimate4271

    2 жыл бұрын

    Teşşekkür ederim, taasna ku dar hhh

  • @liibaanaxmedkhayr8740

    @liibaanaxmedkhayr8740

    2 жыл бұрын

    Sxb intii la yaqaanay amuu dhaafay. Kkkkkkk.

  • @mohamedabdiahmmed

    @mohamedabdiahmmed

    2 жыл бұрын

    @@ultimate4271 allah yacizak xabadaa aad cismaaniyiintii kasoo majarafadaysay waankaa hayaa

  • @adansaid961
    @adansaid9613 жыл бұрын

    He.need.lacag

  • @mohameddhaqane7841
    @mohameddhaqane78412 жыл бұрын

    Waxaan afsomali mahan