Aadan faarax samatar - DHIBAATO

Музыка

Aadan faarax samatar -DHIBAATO
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 5

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac2 жыл бұрын

    DHIBAATO - - Abwaan AADAN FAARAX SAMATAR ©Erayadii&Codshaxankii&Luuqdii : Abwaan Aadan F. Samatar « Dhibaatadu Dhaxalkayga maahee Hadmay iga dhamaanoon Sidan dhaami doonaa Markii aan dhaqaaqeen Adduun dhaqo idhaahdaba Maxaa ani dhibaatada Dhabtayda loo dhigaayaa ? Anigaa dhunkaal iyo Dharkayn dheef ka dayaye Wahey dhoobadaan galay Dhammeeyow Ilaah baa Dhan ii dhaafin doonee [AAMIIN ALLAHAYOW] Wakhtigay dharbaaxoo Dhagahay cuslaadee Haddaad ii dhawaaqdaan Hadal dhaadh[y]i maayee Anigaa dhunkaal iyo Dharkayn dheef ka dayaye Wahey dhoobadaan galay Dhammeeyow Ilaah baa Dhan ii dhaafin doonee [AAMIIN ALLAHAYOW] Sidii waxaan dhunkaan qabo Ayaan dheelmadaayoo Dhibaatada adduunyadu Anay igu dhammaatee Anigaa dhunkaal iyo Dharkayn dheef ka dayaye Wahey dhoobadaan galay Dhammeeyow Ilaah baa Dhan ii dhaafin doonee [AAMIIN ALLAHAYOW] Anigoo dhacaayoo Indhihii dhammaadeen Dhegalaay dhankay go’ay Dhaqaalayni weydee Anigaa dhunkaal iyo Dharkayn dheef ka dayaye Wahey dhoobadaan galay Dhammeeyow Ilaah baa Dhan ii dhaafin doonee [AAMIIN ALLAHAYOW] » Mahadsanid sxb.

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac4 жыл бұрын

    Very melancholic ! Ilaaha caf iyo caafimaadba ha siiyo abwaan/halgamaa Aadan Faarax Samatar.

  • @nurahmed6712
    @nurahmed67123 жыл бұрын

    Waa Abwaan iga daadagay!

  • @aliisaack2060
    @aliisaack20602 жыл бұрын

    Fanan abwaan iyo mulaxan intaba wu isku darsaday

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Жыл бұрын

    Zero ODF clts horn of Africa