Cumar aadan dugsiiye

Музыка

Cumar aadan dugsiiye
djibouti, jabuuti, somali

Пікірлер: 13

  • @ahmedaden9844
    @ahmedaden98443 жыл бұрын

    Woooooow cajib Omar Aden nolow abtiiyo

  • @ahmedsakiabdirahmanali5404
    @ahmedsakiabdirahmanali54043 жыл бұрын

    Jacayl I helyoo I hiray/helyee Hilaaciisa i maray Ma haybiyee way I hayaa Hubaal maahee waan habaa Hogaanbuuu igu wadaa Indhuhu tay halacsadeen Indhuhu tay halacsadeen Hadhkeedii igu lamaan. Anigu hawshaan qabiyo Huqbaa ii gaara oo Sidaa hoorigaa baddoo Dabayluhu halis gasheen Hawadu way iga xuntoo Cidlaan heehaabayaa.

  • @qaraamiqaaci1984

    @qaraamiqaaci1984

    3 жыл бұрын

    Sidii hooriga baddoo Dabayluhu halis gasheen

  • @DonKako

    @DonKako

    3 жыл бұрын

    "Jaceyl i helyoo i heer" weeyan. "Hubaal maahee waan habaa" maaha sidaa ee waa " Humaag maahee waan hubaa"

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag88473 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 CIID MUBAARAK JAMHUURIYADA JABUUTAY WAANU KU FARXA JIRITANKINA WACNADO NABAD KU WAARA ALLA IDAMKI.

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    3 жыл бұрын

    Ciid Mubarak walaal

  • @muxayadinkulmiye2815
    @muxayadinkulmiye28153 жыл бұрын

    Heso waa hesihii hore

  • @osmanadenabdoulkader8598
    @osmanadenabdoulkader85983 жыл бұрын

    Ax Allaha u naxaristo

  • @fuadabdulahi1405
    @fuadabdulahi14053 жыл бұрын

    Hadmaa la is weeraroo waxyeelada Lagu tashaday Wanaagii haduu lumooy walaaluhu kala dhinteeneeyw Please heeskaa soo gali thanks

  • @JabuutiTV

    @JabuutiTV

    3 жыл бұрын

    Furshed : kzread.info/dash/bejne/eIt8qthxfJiYqcY.html Aadan faarax : kzread.info/dash/bejne/nqelwdGgmc3aebA.html

Келесі