038 | 12 dhacdo oo xasaasi ah oo ka danbaynaya Itoobiya marka ay badda qabsato!

12kan arrin haddii aad si dhow ugu fiirsato waxa ay ku tusinaysaa in aynnu caalamka Islaamka oo dhan mahlakadiisa ka talinay, qorshahaasi haddii uu fulana wax walba aynnu sidaas ku waayaynno!
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 324

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf6 ай бұрын

    Wax akhris+wax baadhis +codkarnimo +aqoon yahanimo=Adan khadar cali 🧠🎓 Mash allah

  • @Almazahmed-we6dd

    @Almazahmed-we6dd

    6 ай бұрын

    Masha alaha dheh dee wlllo

  • @ducaysane1133

    @ducaysane1133

    6 ай бұрын

    Bacaac xaad la jaac leedahay xuu garanahayaa? Kan qambaarka ahi?

  • @HAMSE-rf2zk

    @HAMSE-rf2zk

    Ай бұрын

    ​@@ducaysane1133 adi aqoonta aad ledahay maxay tahay

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf6 ай бұрын

    Abti Maskaxda Alle Hakuu Barakeyo😊🤲

  • @Almazahmed-we6dd

    @Almazahmed-we6dd

    6 ай бұрын

    Amen ameen❤

  • @user-sj9re7xi7d

    @user-sj9re7xi7d

    6 ай бұрын

    Aamiin

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.4866 ай бұрын

    Alle garashada iyo caqligaba hakuu barakeeyoH wll nin garanaya shirqoolka loo maleegay bulshadiisa iyo boholaha loo qodayo.

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil16086 ай бұрын

    Maanta dhan baan ku sugayey ❤

  • @Xikmaaawi

    @Xikmaaawi

    6 ай бұрын

    Ani maa isugaysey

  • @Bashka252
    @Bashka2526 ай бұрын

    Ilaah caqliga ha kuu daayo allahuma aamiin ❤❤❤

  • @djiboutiali2637
    @djiboutiali26376 ай бұрын

    Mashallah brother. Very well said. May Allah swt bless your knowledge & protect you against all evil inshallah. I hope this clip reaches everyone

  • @AbdullahiBarut-sw2sm

    @AbdullahiBarut-sw2sm

    6 ай бұрын

    Asc Adan sahan wll waxa biyo kama dhib caana in Ethiopian ku qof walba o caqiibaneh o haldoeka somaliyeda ay horay u laysay hadana si ay u layn jirtey ayeey qof walba o wax gal ah target IGA dhiganaysa somalina sir malaha balse waxa xaqiiqa ah awood Somali awood rabbaniya ayeey leedahay ilaahay haina xifdiyo wna gulaysanayna inshallah

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    6 ай бұрын

    Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @siyaapdi3031
    @siyaapdi30316 ай бұрын

    Ilhy caqligaga ha ku barakeyo caqli iyo aqoonba waad ledahy lkn somli oo jahilin ah ba ka dhalatey😢

  • @cabdicasiisaxmedismaaciilc8395
    @cabdicasiisaxmedismaaciilc83956 ай бұрын

    Ilaahay xaqa ha faransiyo madaxdeena

  • @niciimanuur4181
    @niciimanuur41816 ай бұрын

    wllo san ku sugayay marba wan ku so eegayay waxan ahay reer burco sidee ayan isu ababuli karnaa intayada samaka taliska ah dadku ma rabaan saxeexan sumaysane saynu u diidnaa duulkan Galada ah😢

  • @bashir871

    @bashir871

    6 ай бұрын

    Libax baad tahaye szb soo diyar garow siyaabo badan ban ku haya oo aynu oga hortagi karnee ana hargeisa jogaye

  • @AbdirahiimYousuf

    @AbdirahiimYousuf

    6 ай бұрын

    ​@@bashir871ani xata Kula joga tlie

  • @user-re7qr8fy6c

    @user-re7qr8fy6c

    6 ай бұрын

    Libaaxyo aad.tihiin soo diyaar garooba ana hargaysa ayaan jogaye

  • @Highligh_king

    @Highligh_king

    6 ай бұрын

    Asxaabtada iyo dadka kuugu dhow kaga bilow qofwalbana sidaa ha sameeyo iyo inta kale eed wax gaadhsiin kartid.

  • @saacidcali-dn1ed
    @saacidcali-dn1ed6 ай бұрын

    wll aadan sida aad wax noogu sharaxday oo noogu kala faafahisay ilaahey qalbigaaga wanaag ha kugu sharxo xaqa aad ka hadlaysanah maalin ayaad ogaanaysaa in aad ku sugnayd wado xaq ah ilaahey maalintaas hanawada badbaadiyo insha allah wll ha ka rajo dhigin in dadkaada iyo dalkaaga waxa aad garanayso oo aad ogtahay in mar walba aad u sheegto waxaan ilaahey kaga baryaaya in uu kugu guulayo arintaas insha allah anaguna hambalyadeena kula soo wadaagno

  • @aamiinabdilahi3696

    @aamiinabdilahi3696

    6 ай бұрын

    Masha Allah Wllkey Aadan Aadbaan kuula mid Ahay fikirkaa Aad Ka qabto Lkn Uma baahna Xaaladani Inaan Ka hadalno uune Waxay ubahantey inaynu dhaqaaqna Sameynee Aynu jacno INSHA ALLAH waankuu diyaar Ahay Anigu Aamiin Ahaan INSHA ALLAH weynu Ka Guuleysan Doonaa Gaalo Iyo Gala Jecelba Labadabee

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta6 ай бұрын

    Alle Haku sharfo wll caqliga cimiga iyo caafimaadkaba alle hakuu siyaadiyo.

  • @abshirademali9375
    @abshirademali93756 ай бұрын

    Aadan khadar cali illhy ha tuso somali waxa aad aragto horaa loo yiri Ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran Alleh meesha fog aad wax ka aragto umadan wax haka wada tuso😢

  • @Mohammed_Ali7
    @Mohammed_Ali76 ай бұрын

    Aadan sahan run ahaantii kaalinkii ahay sahamin ee aad bulshada ugu jirtay waad kasoo baxday waxaanad rumaysay hadafkaagii ahaa umadayda oo wada aqoon yahan aha ayaan rabaa, Illahay haku barakeeyo waxaanan markhaati kayahay inaad soo saartay dhalin og waxa jira iyo waxa jiri doona MAHAD SANID WALAL Burco.

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin53966 ай бұрын

    Maa shaa Allah! Allah haku xifdiyo walal. Ilaahey adiga iyo inta kulamid ah Allah hanoobadiyo walal 🎉🎉🎉

  • @guulletlkacazeofficial8211
    @guulletlkacazeofficial82116 ай бұрын

    Wlhie hadii hadlkan la dhuuxi lahaa waxaa laguma kaceeen allhu akbar 😢❤

  • @ahmedmohamedmadar8798
    @ahmedmohamedmadar87986 ай бұрын

    Maqaalo iyo journal masaari ah buu soo akhriyay sxbkeen aadan sahan waanan ku salaamayaa mufakir wllo

  • @Acmk_
    @Acmk_6 ай бұрын

    Qofka maanta odhanaya si aan muqdisho ugu xumayno ayaan itoobiyan iyo amxaaro dhulkayga usiinayaa waxaan leenahay: FADLAN MUUQAAL SOODUUB OO NALA WADAAG SI MARKA ILMAHAAGA OO AMXAARO GUMAYSANAYSO MUSTAQBALKA MARKUU KUDAAWADO UU KUUSOO NACLADO ADOO QABRIGA KUJIRA.

  • @Ali-cv4rv

    @Ali-cv4rv

    6 ай бұрын

    Sax

  • @abdifatahbudul8467

    @abdifatahbudul8467

    6 ай бұрын

    Adeeraw ninka amxaaro udabaal dagiyaw orad somali galbeed soo fiiri. Wlhi anoo jigjiga kunool in aanan habeena kuseexan in aan itoobiyan ahay. Meelkasta aan kuqorta somalian.

  • @adoontiiale

    @adoontiiale

    6 ай бұрын

    Maxabad ula sugi adigu soo haduu kiisa gumaysto kaguna kuma jiro

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman92406 ай бұрын

    Masha allh wll caqliga iyo garashada iyo fahamka allah ha ku barakeyo

  • @user-mj6rc4de1h
    @user-mj6rc4de1h6 ай бұрын

    ماشاءالله تبارك الله

  • @mohamedrachid8657
    @mohamedrachid86576 ай бұрын

    Masha´ Allah eebe waxaan kaaga duceynaya inuu meeshaad joogto nabad iyo amaan kugu sugo. Midda xigta na inuu kuu kordhiyo aqoonta, soojeedka, afgaradka iyo maskaxda bisil eed sida wanaagsan noola wadaagayso. Thank you very much. Keep going brother from another mother and may Allah bless you !

  • @fufu448
    @fufu4486 ай бұрын

    Many thanks for analysis, absolutely ur right

  • @mostaphakampalaofficial1798
    @mostaphakampalaofficial17986 ай бұрын

    Ilaahay haynoogaran siiyo madaxda danta islaamka iyo danteenapa

  • @JeelanCrashiid-lt2hq
    @JeelanCrashiid-lt2hq6 ай бұрын

    Mashaa Allaha ku xafid Waxaad tahay qofka ugu wanaagsan uga hadaley

  • @AishaCabdi-jl4vf
    @AishaCabdi-jl4vf6 ай бұрын

    Allaha ku barakeeyo

  • @user-gb2zi9wi2t
    @user-gb2zi9wi2t6 ай бұрын

    Mnsha allaah ustaad

  • @Hanafilms7
    @Hanafilms76 ай бұрын

    Abti caaqil baathy laakiin adi waxaad kadhalatay dad jaahileen eh😢

  • @asmadheg7764

    @asmadheg7764

    6 ай бұрын

    Umad dhan oo jaahil ah ma jirto in badan oo wax garadaan leenahy hano gafin wlloh

  • @user-px1yu5tc5j
    @user-px1yu5tc5j6 ай бұрын

    Subxanalah,Masha Allah bro u one of a kind

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud25346 ай бұрын

    Illaahey caqliga hakuu barakeeyo

  • @AbubakerHussein-hi5jt
    @AbubakerHussein-hi5jt6 ай бұрын

    Dadka ninka ugu endaader baa ugu Ayan daran adanow horey uu wll inshallah alle baa ku xafiido melwalbaa aad jogtii.

  • @AishaCabdi-jl4vf
    @AishaCabdi-jl4vf6 ай бұрын

    Allaha ku xifdiyo wll

  • @Amounbile
    @Amounbile6 ай бұрын

    Proud of in u qof sidayda u fikiraya podcaster yahay ❤

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud42886 ай бұрын

    Mnsha Allah ilahay aqliga ha kuu barakeeyo intaad sheegtay Allah ha garansiiyo soomalida iska qaybinaysa

  • @roodoabdullahijama229
    @roodoabdullahijama2296 ай бұрын

    Mansha Allah wax badan bad ogtahay wll

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe6 ай бұрын

    thank you

  • @user-ni9hi5sb2p
    @user-ni9hi5sb2p6 ай бұрын

    Masha alah maskaxdaada ilahey cafimad cimri dheer haku siiyo wadani

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m6 ай бұрын

    M.a wllkyY adan khadar Cali aqliga somaliand away kuu baahan yihiin dhalin yaradeedo iyo waxgaradkuba m.a wll jasaakalaah

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett55506 ай бұрын

    Masha allah qof fiiro dheer🎉❤

  • @issemohamed7812
    @issemohamed78126 ай бұрын

    Maasha allaah caqliga garashada iyo waliba aqqoonta allaha kuu barakeeyo adigoo kalana soomali allaha ubadiyo runtii ma aqqaano si kaloo dareenkeeyga adiga kugu aadan aan ucabiree walaalkeey

  • @najmahassan6651
    @najmahassan66516 ай бұрын

    Masha Allah walalo Allaha hakubarakeeyo aakhira iyo aduunya

  • @Isamdhibe
    @Isamdhibe6 ай бұрын

    Masha allah

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin53966 ай бұрын

    Shale ayaan dhageyste maantana waa usoolaabte markaan arkay dareenka bulshada reer s.land ayaan hadaladaadi shalay soo xusuuste oo waliba lamurugoode 😢 lkn hada qalbigeyga wuu xasilay waayo waxaan dareemay somali inay wali nooshahay Alxamdulilah

  • @user-uc6bn3ty5r
    @user-uc6bn3ty5r6 ай бұрын

    Alla caqliga iyo aqoonta hakuu barakeeyo sxb

  • @kiinweheliye8190
    @kiinweheliye81906 ай бұрын

    Walal allaha ku barakeeyo wallahi wan ku daawada allaha ku xifdiyo sida u xifdiyay Nabi muuse yaa Rabi muslim nimada Nagu dil yaa rabi Aamiin

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile40336 ай бұрын

    Wllkey aadanow ilahey haku xifdiyo cilmiga iyo garaadka illahey hakuu barakeeyo

  • @migo2444
    @migo24446 ай бұрын

    Masha Allah ku soco Ilaahay ha ku garab gale, dadka Waad baraarujisay OO social mediaga intaad tidhi ayaa albaabada ka so xidhay taageeraha Xabashida, OO dadka intaad tidhi ayey ku doodaan OO albaabada baadilka ku so xidhaan

  • @amiinaxmed1477
    @amiinaxmed14776 ай бұрын

    Wll mahadsanid

  • @Ahmed.Muhiyidiin
    @Ahmed.Muhiyidiin6 ай бұрын

    Maasha allaah. Xi4sikaaka allaha hidho. Sidii Coldoon lakuuma xirdho insha allaah

  • @user-nv1hg8sz9r
    @user-nv1hg8sz9r6 ай бұрын

    Allaahu Akbar allaahu akbar

  • @user-hq7lg6rx5s
    @user-hq7lg6rx5s6 ай бұрын

    Masha allah❤❤❤❤

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics6 ай бұрын

    OMG😱😳😱SOMALIYEY KACA WAA HURUDAANE😎😎😎😎

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts98196 ай бұрын

    Ilahay haku sharfo wax bdn ayaad ka badali kartaa damaca ethopia hadii aad u dhaqaaqdo

  • @rikhaatt
    @rikhaatt6 ай бұрын

    Mashallh waxad lee dahay aragti foog 👏🏾 dadkeena sida oo kle alle haka dhigo somaliyeey dhexdeena yaan laga faideysan 🥹

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley68296 ай бұрын

    Wll bari ban mudaharadeyna borama dhulkayaga ayan dufaceyna

  • @user-eg9pd7eh6u
    @user-eg9pd7eh6u6 ай бұрын

    Illaw rabiyow raxmaanow halka awood aan leenahey waa adiga ee illow galadan damacooda dhinec noogu jeedi wllhi waan ooyey waxa aan sameeneyno xitaa ma aqaano wllhi 😭😭🤲🤲

  • @hoodo9260
    @hoodo92606 ай бұрын

    Alloow garaadka kuu ziyaadi wllo adoo kle Allah haka dhigo dadkeena

  • @diishlone111
    @diishlone1116 ай бұрын

    Aadan aad io aad io aad baa u mahadsantahay soomaali waa la hadashey reerkagana si gaar ah baa ula hadashey illahey haka dhigo sidan rabno

  • @rahimadiria6111
    @rahimadiria61116 ай бұрын

    Mansha allah wll aqoonyahan indheer garad ah

  • @sharmaarkemaxamed-lm4hw
    @sharmaarkemaxamed-lm4hw6 ай бұрын

    Mnsha allah

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf8656 ай бұрын

    Insha allahu soomaliyeey waynu aargudan

  • @hadillaium
    @hadillaium6 ай бұрын

    Wallahi been mahan asgaa halis daaqaya wllo aad baan ku garab taaganahy Alle haku xafido😊 Adanow tiir aan ku tiirsanahy baa thy

  • @ibrahimyusuf6966
    @ibrahimyusuf69666 ай бұрын

    Walaal mahadsanid.

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud67246 ай бұрын

    Alle ha Ku ilaaliyo walaal.

  • @goobaanleganeey7061
    @goobaanleganeey70616 ай бұрын

    Waa xaqiiq wll

  • @s_h4807
    @s_h48076 ай бұрын

    Maansha allaah tabaraka allaah illaahay adigo kale ha no ka badiyo amiin somali dadkii waxgaradka laha wey dhamaadeen inta noolna la maqlimaayo kuwa hada nool wa calooshood u shaqaysatyaal illaahow na badbaadi adiga soomaali naga dhigay illaahow adiga muslin naga dhigay e na badaadi amiin yaa allaah

  • @AXMATO_
    @AXMATO_6 ай бұрын

    Wcz walal alle garaadka hakuu barakeyo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66356 ай бұрын

    ASC Masha Allah! 🤝 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL Somaliya waa lamatabtan GUUL IYO GOBANIIMO INSHA Insha 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏🤝📿🕋🕊💙❤🍀

  • @user-wf6bq5dh3v
    @user-wf6bq5dh3v6 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢wll Waa mahadsan ilaahey hana badbaadiyo

  • @jsisharp832
    @jsisharp8326 ай бұрын

    ❤dhal suldaan❤ caadi ma aha horay u soco❤

  • @user-pl7pi9yt8t
    @user-pl7pi9yt8t6 ай бұрын

    Mashallaah

  • @user-vq7yq4xi8i
    @user-vq7yq4xi8i6 ай бұрын

    aad baad u mahadsantahay 🎉

  • @user-jr1vk5jf7o
    @user-jr1vk5jf7o6 ай бұрын

    ❤waxanrajaynaya inbadan inayfahanto umada somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤ilahow qulubten mide adaaqadir eh

  • @aboubakeryabeh5601
    @aboubakeryabeh56016 ай бұрын

    Soubhanallah 😢 Allah nakabtoo

  • @saynab7503
    @saynab75036 ай бұрын

    wale mahi somalilan waana walaladay run baadna sheegtay rabi haku daayo

  • @qadarabdi4284
    @qadarabdi42846 ай бұрын

    Wallhi waa Runta adanaw Burcad badeeda Waan Ogaa inay Qorsho Aduunka ladhahayo Somali Baa badii khalkhalgalinaysa ee Ciidan halageeyo Meesha

  • @barkhadosman5081
    @barkhadosman50816 ай бұрын

    Wax garad iga dheeh ninkano kale masha allaah

  • @abdukadirali447
    @abdukadirali4476 ай бұрын

    Grazie libaax

  • @Mohamed-ij7fu
    @Mohamed-ij7fu6 ай бұрын

    Allah hanaga qabto wadna mahadsantahay sxb

  • @najahboorash5378
    @najahboorash53786 ай бұрын

    Aamin dhaha

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond35056 ай бұрын

    12 qodob wan qori doona wanan ku faafin doona insha allah intaasan awooda Wax badana wan sii fahmay Hal talo dhalinyarow tariikhda baadha si aan wax walba u fahano

  • @Mohauwies
    @Mohauwies6 ай бұрын

    No more Oromo 👌🏾✊🏻

  • @user-rg4so9vd4b
    @user-rg4so9vd4b6 ай бұрын

    Adanay anagu waaxaabaanu udiyaarnahay in aan muuse qaarajino😮

  • @fardowsa221
    @fardowsa2216 ай бұрын

    Allah dad waxgarad ah umadaan ha ubixiyo godbey kusii dhacaysaaye

  • @user-sj4gw6ic3s
    @user-sj4gw6ic3s6 ай бұрын

    Baralawanka Somalilan hadido

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka6 ай бұрын

    asc war sahanow ilaahey caqligaaga hakuu barakeeyo 12 istaraatijiyo waxaad ku dartaa wabiyada juba iyo shabeele ee koonfurta soomaaliya wey xireysaa wooyo waxey u baahan uahiin koronto raqiisa wabiga niilka mar dambe ma taaban karto markaa waxay u soo jeesaneysaa juba iyo shabeele si ay dhaqaalaheeda u dhisto dadkeedana ay ugu faaideyso waa in soomaliya cuna qabateysaa taasna soomaalida koonfur ayey dhibaato ku tahay soomaalilan guul soomaaliya guul cadowgeenu waa itoobiya cadowgeena oo dhiman raba maanta yaanan cayilin itoobiya hadey bada hesho wey cayileysaa dhaqqalane wey heleysaa koonfur iyo waqooyi taas aan ka mideysnaano cadowga soomaali waa itoobiya

  • @faatimaibraahim1844
    @faatimaibraahim18446 ай бұрын

    Aqliga saliimka ah allaha kuu siyaadiyo

  • @user-gb2zi9wi2t
    @user-gb2zi9wi2t6 ай бұрын

    Alle,Haku xifido

  • @user-dx6lq2kx7d
    @user-dx6lq2kx7d6 ай бұрын

    Walahy waa hadal muhiima se cida weelaynaysa waa cideee alle ha fahansiiyo rer soomalilan xaqa

  • @sundussaid3650
    @sundussaid36506 ай бұрын

    😢😢😢 wll adanoow dadkaagu waxba fahmimyaan 😢😢

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab45026 ай бұрын

    Ilaahow hanoo jabin cadow wll Ilaahay baa nagu filan isagaana na daalacanaya islaamnimo ayaa geeska naloo galinayaa

  • @alixasanburale1198
    @alixasanburale11986 ай бұрын

    Waa aragti caafimaad qabta wll

  • @user-vz7rm1gm7u
    @user-vz7rm1gm7u6 ай бұрын

    In-dheer garadbaa dadka ugu ayaan daran hadii ad maqli jirtay

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd6 ай бұрын

    Allaahu akbar hadal hadu wax tarayo hadal qiimo leh oo qaayo leh ooo cilmiyeesan ooo xaqiiqo ah wad inoo sheegtay hadan caqli leenahy oo doqon eheen hadalkaas wan qadaneynaa

  • @najahboorash5378
    @najahboorash53786 ай бұрын

    Muuse juudaan ilahay naqaska haku dhejiyo war administration dhaha

  • @muhanadking7897
    @muhanadking78976 ай бұрын

    Ustad adan waku salamayaa anigoo rer mogadisho ah wakugu xeranahy inta badan waxana rajenyaa somalida si kasto isku qilaafto in cadowga Ethopia an laga iibin wax dhulkoda ama badooda kamid ah

  • @iqlazinhotube8635
    @iqlazinhotube86356 ай бұрын

    Adaan sahan maxaadan ugu fikirin inaad sameyso urur dhalinyaro fikradahaan kula qaba si dalkeena iyo diintanaba udaba qabano ⁉️⁉️⁉️

  • @user-sx6sw3ci1z
    @user-sx6sw3ci1z6 ай бұрын

    ماشاءالله بارك الله فيك أخي Adan Lakin Walaal Dadkan Ad Wax U Sheegayso Adigay Kula Yaabanyihiin

  • @Shirdoonn
    @Shirdoonn6 ай бұрын

    Dadkaygaw wax barta ❤

  • @user-fy3jh1ci9z
    @user-fy3jh1ci9z6 ай бұрын

    Wer wer iyo naxadin baa I hayeysa😢😢

  • @Highligh_king
    @Highligh_king6 ай бұрын

    Sheekadan hore aduunyada uga may dhicin. Waxaa la arki jiray wadan lagu soo duulo oo lagabsado ama la guumaysto, lkn inagu cadowgii inagaa raadsanay luga heenana ku doonanay. Waali cas 🤯🤯🤯

  • @Nuurooz_official
    @Nuurooz_official6 ай бұрын

    Hadii 1 mid la noqdo waxaa la yeelanayaa 1 fikrad ama hal hogaamiye waxaa dhibaato inagu ah hadii la yidhaahdo laysma arki karayo inagoo somali ah waa wax khaldan hadii aan nahay ardayda ama ubaxa usoo kacaya dadka somaliya gaar ahaan somaliland waxaan leenahay waxbarashada tayo ayay lahaan lahayd shahaadooyinkayaga ayaa shaqayn lahayd zxpkayga aan isku fikirka nahayoow waxaan ku leenahay adigaan ku Eeganaynaaye mawqufkaaga ku soco dad badan Oo waxaa jira aan aanad ogayn sida aniga oo kale oo kaa aamusan laakiin waan ku taageersanahay waxaanan filayaa in aad mustaqbalka saamayn aad ku yeelatid ardayda soo kacaysa ah mustaqbal ifaya ay yeelato insha allah