No video

Hadii aad ka jawaabto Su'aashaan waad Xoroobi | Gaashaan 1 |

Пікірлер: 203

  • @MaxamedNaasir21
    @MaxamedNaasir2110 ай бұрын

    Walalkyga Muslimkow Gacantada ugu Raaxee Saliga Nebiga Scw scw

  • @yacquubcabdi4431

    @yacquubcabdi4431

    10 ай бұрын

    Scw

  • @CabdiIbraahim-bh2nw

    @CabdiIbraahim-bh2nw

    10 ай бұрын

    Scw

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu

    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu

    10 ай бұрын

    salalahu calayhi wasalam❤❤❤😢

  • @fitaxyare3195

    @fitaxyare3195

    10 ай бұрын

    Scw

  • @BilanQaldane

    @BilanQaldane

    10 ай бұрын

    Scw❤

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi648710 ай бұрын

    Our true teacher waxaad badbaadisay nolosha kumanaan dhalin yaro tnx ustaz 😢

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir452010 ай бұрын

    21jir ban Ahay weligey man samey alxm Mustqblkeyga wa'ifihayaa💫💫💥💥💥

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas447710 ай бұрын

    2023 bisha 9aad ma waxaa jira weli dhalinyaro ku ibtileysan caadooyinka xunxun subxanallah😢

  • @maxamedyuusuf6593

    @maxamedyuusuf6593

    10 ай бұрын

    miyad qaribsaty? wey jiran dabcan lkn waxa muhima in ay fahman dhibatoyinka mahadhada ah ee laga dhaxlayo caadaad xun . go,aan rasmi ahna hada kama dambaysa ay qatan intay.......

  • @samowade1300

    @samowade1300

    10 ай бұрын

    Miyaad gariibsatay , aad iyo aad ayay u badantahay inta u ibtilaysan ilaa la dhihi karo cagsiga sida aad adigu sheegtay , oo ah 2023 ah ma dhalinyaro ka badbaaday ayaa jirta dabinadaa sheydaan ama caadiiyinkaa xun-xun . Waqtiba waqtiga ka danbeeya waa ka xunyahay , allaha ha ina ilaaliyo , hana nagu sugo dariiqa xaqqa ah ee uu raaliga ka yahay .

  • @salamali54

    @salamali54

    10 ай бұрын

    Dadka isku mid maaha dadka diinta wax Ka bartay oo dhalinyaro xerow ah wey iska dhaafaan waxaan Kuwa sida ciyaal weero cml u dhaqmana xumaanta ku dhintaan Marka qofka iyo goaankis waaye

  • @mahadyare7013
    @mahadyare701310 ай бұрын

    25/9/2023 insha allah go anka aan cawa qaatay waxu ii noqondona go aan kii iigu adkaaa oo aan qato ahna kii aan ka dhabeyay insha allah yaa rabii😢😢🤲🤲

  • @om1735

    @om1735

    10 ай бұрын

    Inshallah wll😢

  • @QAWDHANKA1

    @QAWDHANKA1

    10 ай бұрын

    Insha alaah Waxaad GalaYsa nolol Anaana Kula Mid ah Oo Sanad kahor Go.aansaday🎉😢

  • @Abdinasirsiciid

    @Abdinasirsiciid

    10 ай бұрын

    Sxb allaha kuu fududeeyo

  • @user-ko6sm9oz5h

    @user-ko6sm9oz5h

    5 ай бұрын

    Sxp ma daysayna

  • @Nothing.3238
    @Nothing.323810 ай бұрын

    Golden Voice 🔥

  • @Abwaanka80
    @Abwaanka8010 ай бұрын

    Adduunyadu waa ayyaamo Aleyl ya ifriin ya maalin Aroor ya galab sii idlaata Allaha waynaa asteeyay Wixii imminkaba dhacaaya Aan oofino amarka eebe Salaadana aynu oogno Acmaal badan aan sameyno Astaqfirullaah niraahno Allana waa naga ajiiba 🥺☝️

  • @drqeyria8874

    @drqeyria8874

    10 ай бұрын

    Asc wll

  • @Abwaanka80

    @Abwaanka80

    10 ай бұрын

    @@drqeyria8874 wcs wllo

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim10 ай бұрын

    Ustaad inshaar nin karmeed baad tahay walahi dhalinyaro badan oo baraha bulshada iyo caadooyinka xun xun ku halagasamay ayaad badbadisay oo ani ka mid ahay guulo badan gaar legend ❤ Alpha man badan baad KZread ka kasoo saaraty 😅

  • @Xidig8
    @Xidig810 ай бұрын

    Omaroow walal maalin walba niyada ayaan kaaga duceeyaa sbbtoo ah kaalinta aad ku jirto iyo baraarujintaada ayaa qurux badan

  • @sophy20233
    @sophy2023310 ай бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤️

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s10 ай бұрын

    Isma laheyn hablo daawada filimada xun ee qawnida ayaa jira😢lkn waxan arkay hablo group dumarka uqaasa igulajira oo leh hablow iisoduceya filimanta qaawan ayan daawadaa ee😢 Sidokale waxan arkay dad leh salaada ayaa igu culeys ah😢 Allahayow noo yasir oo noogukaalmee cibaadadaada Inti ay kuculustahay eebe haw yasiro Intii ay u fududahayna eebe hawsiyadiyo❤

  • @KawsarKalif

    @KawsarKalif

    6 ай бұрын

    سبحانالله

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo110 ай бұрын

    Scw OMAR ISHAR RUN AHAANTI WAA KZreadRKA KELIYA EEN SOMALI KA DHAGEYSTO ❤

  • @saadaqcabdixasan4146
    @saadaqcabdixasan414610 ай бұрын

    Alaha kuxafido wllkey cumar ishaar markasta waxad utaganthy dhirigalinteena iyo inakataqalusno cadoyinka xunxun alaha kusharfo wllkey🙏🙏🙏👑

  • @user-hk3mf1ii4h
    @user-hk3mf1ii4h10 ай бұрын

    Mashallah beautiful speach ❤

  • @asmaabdullahi5850
    @asmaabdullahi585010 ай бұрын

    Alxmdulilaah aniga waligay waxas na dawan dhaliranimadaydan ma khasarin doni insha allh 😊❤

  • @abdinasirabshir7876

    @abdinasirabshir7876

    10 ай бұрын

    Really

  • @Abdirizak_Hakim

    @Abdirizak_Hakim

    10 ай бұрын

    Naag adag shaki la,aan guulo badan bad gadhi 😮

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader461510 ай бұрын

    Aabahey rabi ha unaxiisto taladoo isiin lahaa ayaa isiisay runtii shukran omar ishaar 🎉❤❤

  • @MaxamedNaasir21
    @MaxamedNaasir2110 ай бұрын

    Janis ma,uhesa saliga nabiga scw 🥺

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms10 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad dad badan lee badbaadisey Alle ha kaa Abaal mariyo

  • @badrisulaymaani9130
    @badrisulaymaani913010 ай бұрын

    Yaaa abuu faysal jazaakalaah ❤

  • @sirjames3210
    @sirjames321010 ай бұрын

    Mr Cumar inshaar waa abaha xigmada iyo macalin wayn Allah ha barakeeyo wll keen

  • @mahamettdayax3214
    @mahamettdayax321410 ай бұрын

    JAZAKA ALLAH KHAYR ❤

  • @user-jj8mc2ur2o
    @user-jj8mc2ur2o9 ай бұрын

    Soo dhig Ustaad Bugaas waan U Baahanahee

  • @salamali54
    @salamali5410 ай бұрын

    Dadka waxyaabahas jila waa gaalo diin iyo isku dhaqan ma nihin waana ahlu Naaar gaalo ah dhalinyaroy dantiina aduunyo iyo aaqiro garta oo Allah Ka baqa

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin96110 ай бұрын

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo601210 ай бұрын

    Cumarow huno muqalkan Bari ban dawan insh Allah Bari ban dhar Maydhi rabaye😁 sas darted muqalki udanbeyay ban kafaloni oon asagana dhar kudhaqday ee qisada nolshada episode two nosogali Marki aad Qatar tagtay Marki aad shaqada katageysay ani inbadana kulasocda wan oga waga shaqada katageysay safarkagi kusonoqoshada Somalia thank you 💕

  • @wll___maanka

    @wll___maanka

    10 ай бұрын

    Hhhhh 😂

  • @jamaalzada1204
    @jamaalzada12047 ай бұрын

    M.a🎉☝️Allahabad Mahad Iya joojiye kaso ko adiye cumar inshar Mahad saaniye wll qale guul 🎉❤

  • @maxamadkofi4134
    @maxamadkofi413410 ай бұрын

    إنما الدنيا واهبات وعوارمستردة شدة بعدرخاء ورخاء بعد شدة

  • @CabdulahiAwil-gp8jo
    @CabdulahiAwil-gp8jo5 ай бұрын

    Guleeso ustaadkega❤

  • @carafaatcabdulaahi9428
    @carafaatcabdulaahi942810 ай бұрын

    ilaahay hakaa abaal mariyo waxaa bad baadinayza dhalinyaro ficilo xun xun ku dhici lahaa ❤❤

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman414610 ай бұрын

    Xornimo........omer inshar thanks bro جزاك الله خير خير الجزاء

  • @mohacabdih
    @mohacabdih10 ай бұрын

    Mashalh macalin sad no dhiragalinsi❤❤

  • @user-qi6yn8jc3f
    @user-qi6yn8jc3f5 ай бұрын

    Sii wad qisooyinka macaan aruuri nteeda

  • @onana-sq1cz
    @onana-sq1cz10 ай бұрын

    Masha Allah

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh954510 ай бұрын

    Ajar allaha kaa siiyo wllo, waxa ka mid tahay inta yar ee ay macquulka tahay in aad Chanel Ladooda daawato oo waqti ku bixiso. dhqmmanteen allaha na hadeeyo

  • @MohaMacalin-hp1fu
    @MohaMacalin-hp1fu6 ай бұрын

    Allahayooow nagarab qabo waandaalnee😢😢😢😢

  • @user-hl1qe3pl3f
    @user-hl1qe3pl3f10 ай бұрын

    Allah haku xfdiyo sida aad noo dheera galineysid oo aad waxa manfac aduun & aakhiro nuugu soo gudbisid .

  • @cumargolden5
    @cumargolden510 ай бұрын

    Wahaa kenaa cadadas inan sameyo markan qadka cuno ama wah mandoriya istacmalo lee sameyaa tasna wan layabey lkn hada wan fahmey thanks wll cumar inshar🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AbdulahiSheikh-bt3is
    @AbdulahiSheikh-bt3is10 ай бұрын

    M.a wll sare omar inshar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish10 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @ikranabdi0y
    @ikranabdi0y10 ай бұрын

    Shukran walal wax yabo fican ayad noso gudbisaa

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan10 ай бұрын

    Cadadan Wax Xoog u Yaqana Dhalinyarad Qangadhay 2016 ila 2017 Kuna Qangadhay Adunka Fasahadka Waxad Arkaysa Arday School ka Yimid O 1 Duhurnimo Xidhan Koodh Dadkuna Kulayl Ayey Jogi la yihin Wa Dhalinyaro Cadadasu Dishay

  • @ApdiqaniAhmed

    @ApdiqaniAhmed

    10 ай бұрын

    Walhi been maad sheegen

  • @user-ed4zt1rg8b
    @user-ed4zt1rg8b10 ай бұрын

    Masha Allah huno

  • @umaamina1885
    @umaamina188510 ай бұрын

    Mashalaah alaha ku sharfo cumar inshaar bulshada waa anfacday jzklaahu qeyr

  • @sharmaakezaki3261
    @sharmaakezaki326110 ай бұрын

    Wll qali iso duceeya in ilaaha iga madoobeeyo caadadaas xun ee siigada. Waxan Ka maqanahay 10 day. 15-09-2023. Ayaa igu dambaysay Alxamdulilaah ❤️🤲🤲🤲🤲

  • @user-ko6sm9oz5h

    @user-ko6sm9oz5h

    5 ай бұрын

    Last day 12/03/24 😢

  • @niiko830
    @niiko83010 ай бұрын

    Scw ❤

  • @cawilcabdixaas7828
    @cawilcabdixaas782810 ай бұрын

    Alxamdulilaah 😊

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz10 ай бұрын

    Ajar iyo xasanaad badan Eebbe Haku siiyo wll qaali❤

  • @xasanruxaani7386
    @xasanruxaani7386Ай бұрын

    Laga bilawo 16/7/24 insha Allah Allow igu garab gal kabaxida duligan 🤲

  • @khaderjeele3060
    @khaderjeele306010 ай бұрын

    jazakallaha wll allah hakaa abaal mariyo mawduucyadan quruxda badan eed nalawadaagtay

  • @leader_khaallo2948.
    @leader_khaallo2948.9 ай бұрын

    1/November/2023 first day

  • @Cadnanrealofficial
    @Cadnanrealofficial10 ай бұрын

    Allahu_akbar✊✊✊

  • @sadamhusseinjamac7647
    @sadamhusseinjamac764710 ай бұрын

    Qofka kaliya ee somalia aan wax bdn ka faiday Omar inshar guleyso aduun iyo akhiraba❤️🙏

  • @munaahmed5187
    @munaahmed518710 ай бұрын

    Alle haku xafido cumr inshar talooyin wangsan ayad bulshada usoo gudbisaa

  • @abdisalaam4077
    @abdisalaam407710 ай бұрын

    Mahadsanid wallky cumar inshaar.

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour2410 ай бұрын

    Raga Dhalinyarada ah ee Raba ineey Siigada iska daayaan Challenge 6 bilood ah aan sameyno oo Group aan sameysano

  • @kinghamaaz1352

    @kinghamaaz1352

    10 ай бұрын

    Diyaar talie

  • @shadaaweyz1535

    @shadaaweyz1535

    10 ай бұрын

    ​@@kinghamaaz1352diyar wye sxb

  • @daqaremedie5680

    @daqaremedie5680

    10 ай бұрын

    Diyaar zxp

  • @Jamaal.Nour24

    @Jamaal.Nour24

    10 ай бұрын

    @@A...A09888 saasyel bro noo samer

  • @user-qq2ie2cz1i

    @user-qq2ie2cz1i

    10 ай бұрын

    Aniga sameeyay group teleg ah oo aan isku taageerno wali qofna kuma soo darin xageen idinkala soo xiriira aan idinku soo daree

  • @muaazyare1775
    @muaazyare177510 ай бұрын

    Ustaad cumar wallaal jiro aa tahay abaalkaaga erey kuma koobi kari walal جزاك الله خير يا أستاذ ابو فيصل

  • @user-wk1eh7rb3d
    @user-wk1eh7rb3d10 ай бұрын

    Scw

  • @LibanXasan-ij5qw
    @LibanXasan-ij5qw10 ай бұрын

    Aad iyo aad baad umahadsantahay wll

  • @halimasaada
    @halimasaada10 ай бұрын

    Waan soodhaweynaya barnamijkan cusub, mahadsanid omar inshar

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael5010 ай бұрын

    Ilaahay sw hakaa abaaliyo cumarow casharada aad siiso dhalinyarada ee cibraqaadashada mudan, dhiirigelinta, waanada,ka hadalka nolosha dhalinyarada oo Noqotay xayndaab Mugdi ah Waoiba dhalinyarada Mushkilada koowaad ee haysata waa iyagoo cunaya Cunno Xad dhaaf ah oo aan waqti cayiman lahayn dabadeed "HIMADDA" Qofka oo aanu control ku samayn karin . Allaha Na badbaadiyo.❤

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud842210 ай бұрын

    THANKS USTAAD OMAR

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan10 ай бұрын

    Msha alah Wx badan ban ka faa.idey muqalkan Alaha ku sharfo pro❤🙏🏻💯

  • @mukhtatmontes
    @mukhtatmontes6 ай бұрын

    Thank you

  • @axmedkeeyow
    @axmedkeeyow7 ай бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤wll ila sali nabiga salalaahu calayhi wasalam❤plzea

  • @Sahranour473
    @Sahranour47310 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad❤

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi10 ай бұрын

    اللهم اهدنا في من هدية

  • @abdiwahaabhassan5636
    @abdiwahaabhassan563610 ай бұрын

    Ustaad omar inshaar jazakallah caadada xun waxaan sameynay 11sano hada ma Samaynin 50 beri alhamdulilah isbadal weyn Ayaan daremay nolosheyda waad badbaadisay intaas ka badan ma sameyn doono wll omar inshaar dhalinyaradi soomaliyed waad badbaadisay mahadsanid

  • @Abdirizak_Hakim

    @Abdirizak_Hakim

    10 ай бұрын

    Is adkee zxp xabsigaa haku laban 😮

  • @abdiwahaabhassan5636

    @abdiwahaabhassan5636

    10 ай бұрын

    Insha'allah sxp mahadsanid

  • @saadaqcalimahamed1388

    @saadaqcalimahamed1388

    10 ай бұрын

    Inshallh alle hakaa madoobeeyo

  • @abdiwahaabhassan5636

    @abdiwahaabhassan5636

    8 ай бұрын

    Alhamdulilah 4bilood

  • @user-ko6sm9oz5h

    @user-ko6sm9oz5h

    4 ай бұрын

    Pro mayska daysayna 😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen468110 ай бұрын

    Jazakala khayr shekh

  • @12Taliye
    @12Taliye9 ай бұрын

    03-11-2023 ayaa iigu danbeyso Sanad kadib ayaa soo noqon doonaa 04-11-2024 Ii soo duceeya wllyaal

  • @MohamedShariif-gd2ws

    @MohamedShariif-gd2ws

    26 күн бұрын

    Maka dhabaysay

  • @m.amiincabdulaahi
    @m.amiincabdulaahi10 ай бұрын

    Wcs ustaad

  • @user-tw5dd2dt6w
    @user-tw5dd2dt6w9 ай бұрын

    Mazha allh Wll

  • @saydcumar8131
    @saydcumar813110 ай бұрын

    Yacumar jazaka Allah kheyr

  • @bakaryusuf2226
    @bakaryusuf222610 ай бұрын

    Waxaan ahay daabade qaas ah zxp inshaar

  • @fardowsaabdi6881
    @fardowsaabdi688110 ай бұрын

    Wcs mhdsnd wll

  • @zahuu6232
    @zahuu623210 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad 👍

  • @calienglish4247
    @calienglish424710 ай бұрын

    My brother from another mother

  • @knanhalane1434
    @knanhalane143410 ай бұрын

    Mahadsanid omar

  • @sharmakeabshir9192
    @sharmakeabshir919210 ай бұрын

    barnaamijyadan wacyi galinta soo badi arimahan khuseeyah bulshada caawin baraarujin

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i10 ай бұрын

    Dadka siigaysta xubinka tarankoda wuu jilcaa sababto ah gamcaha lafaa ku jira asagana waa seed meel buna ilaahey oogu talagalay ku haboon

  • @Sahra241F
    @Sahra241F10 ай бұрын

    Wcs wll mahadsanid jasaa kalahu qeeyr

  • @hussienmahamad-hy1nn
    @hussienmahamad-hy1nn10 ай бұрын

    Mashalaah wllcimrigaada Allaha dheereeyo

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin794610 ай бұрын

    Qofki igu horey ee uso dhoco mudo 5sano ah ayaan ku xidhanay omar inshar waxban ayaan ka faiday

  • @zakilyrics11
    @zakilyrics1110 ай бұрын

    Thanks 😊 ustaad

  • @JacfarMohamedhassan
    @JacfarMohamedhassan10 ай бұрын

    18sano jir ayaan Ahay 6 May 2023 ayaan bilaabay in aan go aan ka qaatay ilaahada wali go aanada iga bura😢😢😢😢 isoo duceeya wllyaal😢❤❤

  • @om1735
    @om173510 ай бұрын

    Wad mahad santahay madam aad ixasuusisay I ilaahay ha iga madoweeyo aflaanta xun xun😢

  • @ayaanmahamed1198
    @ayaanmahamed119810 ай бұрын

    JazaakAllah

  • @yusufmohamed9575
    @yusufmohamed957510 ай бұрын

    Waad mahadsantahy wll qaali😔

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c10 ай бұрын

    7

  • @maxamedcali9954
    @maxamedcali995410 ай бұрын

    Maasha allah walale

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali012310 ай бұрын

    Mahadsanid

  • @user-qs4hm7fu5r
    @user-qs4hm7fu5r10 ай бұрын

    Aad baan kaga mahadcelinayaa talooyin ka Aad maalin wlba inagula garab taagan tahey, ilaahey haka abaal mariyo walalkey

  • @kamaalcweli1445
    @kamaalcweli144510 ай бұрын

    Alaha ku barakeeyo wll

  • @MOhamedkhayre11
    @MOhamedkhayre1110 ай бұрын

    Wll mawliidka waxa ay diinta ka qabto kasoo hadal

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid2510 ай бұрын

    Alle haku barakeeyo walal

  • @user-dl5vd5kb4r
    @user-dl5vd5kb4r10 ай бұрын

    Baara ❤kalllaah

  • @Nimcaaleaadan
    @Nimcaaleaadan10 ай бұрын

    Thanks bro omar inshaar❤

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi313810 ай бұрын

    Thanks wll omar 🙏

  • @AbdulaahiAbdiAxmedCiise-fo1ln
    @AbdulaahiAbdiAxmedCiise-fo1ln10 ай бұрын

    Keep Giong Pro aad baad umahsantahay

  • @user-rg4ro4we9t
    @user-rg4ro4we9t10 ай бұрын

    ILLAAHOW DHALINYARADA KABADBAADI XYMAANTA

  • @axmedciise1785

    @axmedciise1785

    10 ай бұрын

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk10 ай бұрын

    Aniga ogaansho kaliyaan aqany kana maledahay wowo m.a

Келесі