BARAARUJIN

BARAARUJIN

OUR VISION:

Bixinta nuxurka dhiirigelinta iyo wacyigelinta saameyn togan ku leh bulshadeena.
(To become an exceptional digital network that impacts all communities positively.)

OUR MISSION:
Baraarujinta bulshada somaliyeed anakoo bixineyno nuxurka dhiirigelinta iyo wacyigelin leh.
(Awakening every somali by generating motivational and inspirational digital content. )

OUR LOCATION
2940 S. 36th Ave S. MINNESOPOLIS

WHAT WE PROVIDE
Educative Content


RUN MA KU NOOSHAHAY?- HAYYAH

RUN MA KU NOOSHAHAY?- HAYYAH

Пікірлер

  • @AbdullahiMohamudAdam
    @AbdullahiMohamudAdam3 сағат бұрын

    good points

  • @user-jw5xg8lm4u
    @user-jw5xg8lm4u7 сағат бұрын

    Thanks bro

  • @shantagees9425
    @shantagees942518 сағат бұрын

    Waa ku mahadsantahay walaal sida ad umada wanaaga ula jeceshahay, laakiin hadan fikirkayga ku drsado waxan hubaa in Somali aysan diin waligeed mideynyn, sida qabiilku u kala daadiyey ayey diintuna isaga horkeenaysaa waayo dadkeenu iyagoo 100% muslim ah ayaa diintii caqabad ku noqotay waayo sharciga ayaa qof walba gacanta ku wataa oo diinta siduu u arko bu rabaa inuu dariiqa la istaago oo dadka ku maamulo. Anigu waxan aaminsahahay dalkaan iyo dadkaan waligood dantooda fahmimayaan ilaa ay wadaninimo dhab ah timaado oo si indho la'aan danaha wadanka wax walba looga hor mariyo iyyadoo la isticmaalayo hardcore nationalism, xagjirnimo wadaninimo. Diinta iyo qabiilkana dadku guryahooda ku haystaan taas ayaa udub dhexaad u noqon karta Somali mideysan oo sida wadamada la darika ah ee quruumaha isu yimid ah (Ethiopia, Kenya) ay u wada noolyihiin si nabad ah. Goormaan caqliyeysan doonna oo hareeraheena fiirin doonaa oo aan garan doonaa inaan ka talaabsano maangaabnimaa qabiil iyo diin ku doodka ah?

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5kКүн бұрын

    Waa ahata qama⁶ shacaya tasaf🙏 Samoa dka waa🇺🇳

  • @Moosman-p2v
    @Moosman-p2vКүн бұрын

    mahadsanid macalin

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k2 күн бұрын

    Waamasja 🌜

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre2 күн бұрын

    Masha alaah wax badan ayaa ka faa iday waa ku mahad santahay Energy wanaagsan ee aad umadaada ku bixinayso Allah hakaa ajarsiiyo insha alaah

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k2 күн бұрын

    Waa qakay😅

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar72043 күн бұрын

    Soomaali meel ay degantahay quashing lagama waaayo sababtooo ah nidaaamka nadaafadda ayaysan dhaqan u lahayn bal isliii fiiiriya waa xaafadda ugu giryo qurxooon balse ugu Qashinka badan

  • @fadumahaji5177
    @fadumahaji51773 күн бұрын

    Khayr badan Allah ha ku siiyo wax badan kaa faaiday

  • @fadumahaji5177
    @fadumahaji51773 күн бұрын

    Masha Allah

  • @Minhajshariff
    @Minhajshariff3 күн бұрын

    MashaAllah walal mahadsanid. Teda kale we need more advice on how to raise kids in USA 🇺🇸 with no family support or advice to young mothers. Thanks

  • @Foot368
    @Foot3683 күн бұрын

    Thanks team baraarujin sida quruxda badan aad noola wadaagto video yada qurux bdn

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k3 күн бұрын

    Waa mat🌜

  • @daljir___10
    @daljir___103 күн бұрын

    7 jir baa wax ku bari kara adoo 70 jir ah Exactly 💯 I believe that

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam16083 күн бұрын

    Thank u wll

  • @Jamac163
    @Jamac1633 күн бұрын

    Mahadsanid ustaad shaqo muhiim ah ayaad bulshada U haysaaa gaar ahaan dhallinta runtii, abaal wayn ayaan kaaga hayaa ilaahayna hakaa abaal mariyo.

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel3 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah55093 күн бұрын

    MaashAllaah habo Allaha ku xifdiyo youth ka English ka ku hadla maad u samaysid casharadaan oo kale

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv3 күн бұрын

    48 views like 10 macquul maahin sxipayaal

  • @user-uo2rg5lh2c
    @user-uo2rg5lh2c3 күн бұрын

    Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤

  • @liiwaanMaxamed-se8kk
    @liiwaanMaxamed-se8kk4 күн бұрын

    Okay

  • @user-gt9rm3uj1y
    @user-gt9rm3uj1y4 күн бұрын

    ❤Walaahi wax weyn ayaad noo haysaa Alle ha inoo kaa xafido aniga wax weyn ayaad ka badashay hormarkaygay I will appreciate you

  • @abshiroladan6929
    @abshiroladan69295 күн бұрын

    Masha Allah aniga marwalbo aan barnamishkaga daawado waxa ii kordha maskax iyo firfircooni dhanka business ah marwalbo Waxan sugaya next video Allah noo kaa daayo ustaadi ❤

  • @zakariye2037
    @zakariye20375 күн бұрын

    mhdsnid

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce5 күн бұрын

    ❤aamìn

  • @naimoabdirizak8244
    @naimoabdirizak82445 күн бұрын

    Heerka rabtid ina gaartid waxay ku xiran tahay iskudeygaga

  • @user-uo2rg5lh2c
    @user-uo2rg5lh2c5 күн бұрын

    Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤

  • @OmarandiHaaji
    @OmarandiHaaji5 күн бұрын

    Maxan rabaa Ina ganacsi bilabo ano haasanin wax lacag

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0245 күн бұрын

    Waxaad u baahan tahay inaad haysato qorshe ah meesha aad ka heli karto maalgelintaada

  • @sagalahmed6376
    @sagalahmed63766 күн бұрын

    Masha Allah

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76846 күн бұрын

    Mhdsnid ustaaad guul wacan

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed4846 күн бұрын

    Illahay hakugu bishaareeyo waxa aad sugayso oo fikirkaga ha hagaajiyo, Nooloow, Nooloow.❤

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0245 күн бұрын

    AAMIIN WALAL

  • @adanisaaqali3912
    @adanisaaqali39127 күн бұрын

    What a channel Maasha Allah Kusoco wll

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0245 күн бұрын

    shukran walal fadhlan u gudbi dadka si ay uga faaideystaan

  • @Dagan795
    @Dagan7957 күн бұрын

    Sanadkan iyo bishan xanunka iyo qalbi jabka aan daremy noloshyda ma daremin her waxan gaary an gacmaha iyo lugaha ka jareyo wadanahana said igarcmo qofki jerkas igarsiyay waligy ma cafin doni😢😢😢😢

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0245 күн бұрын

    sabar walal noloshu ups and downs aay leedahay ..caafi ee nolosha xorey u wad

  • @user-xh8ni4ue3p
    @user-xh8ni4ue3p7 күн бұрын

    Biyaha ❤❤❤

  • @xaliimosacdiya4621
    @xaliimosacdiya46217 күн бұрын

    Ustaad sax❤❤❤

  • @Theshortmaker015
    @Theshortmaker0157 күн бұрын

    Waa mahadsantahay walaal ajar allha ka siiti

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0247 күн бұрын

    thank you aamiin

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin76848 күн бұрын

    Mhdsnid maamule

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy8 күн бұрын

    Wllo ado mahadsan dadka soomaaliyeed, luqad bay leeyihhina luqadooda kuladal, haddii kale af-ingiriis kaliya kuhadal oo mawduuca kusoojeedi. in afafka la isdhexgasho waa arin aan fiicnayn.

  • @mahadbashiir111
    @mahadbashiir1118 күн бұрын

    mahasanid ustad❤

  • @deeqacabdi2576
    @deeqacabdi25768 күн бұрын

    Thanks dear 🎉🎉🎉 coach

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0248 күн бұрын

    Always welcome

  • @mahadbashiir111
    @mahadbashiir1118 күн бұрын

    thanks ustd

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0248 күн бұрын

    Most welcome

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis24968 күн бұрын

    Chanel aad u muhiim ah lkn an la fahansanyn😊 mahadsanid

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0248 күн бұрын

    DADKA FAHANSII WALAL

  • @mentorhusseinghedi6001
    @mentorhusseinghedi60018 күн бұрын

    Halkee lagala soo xiriir karaa?

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0248 күн бұрын

    +254113111175

  • @mentorhusseinghedi6001
    @mentorhusseinghedi60019 күн бұрын

    Walaal halkee lagala soo xiriirayaa

  • @Minhajshariff
    @Minhajshariff9 күн бұрын

    Good points. Thanks

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0248 күн бұрын

    You're welcome

  • @awilali6102
    @awilali61029 күн бұрын

    Mahadsanid wllo

  • @user-jn4rk7ng7k
    @user-jn4rk7ng7k9 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdirahmansaleban450
    @abdirahmansaleban4509 күн бұрын

    Sifiican baad wax usoo gudbisaa. Lkn waxaan ku dhihi lahaa ereya English badana isticmasho inaad soomaali ku badashid waayo soomali ku daawanaysa tusaale ayaad u noqonaysaa ( role model)

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork0249 күн бұрын

    haye walal waan ka shaqayni doonaa