Sheeko Yar Official

Sheeko Yar Official

Ku soo dhawow kanaalka Sheeko Yar Official, hoyga murtida, fanka iyo madadaalada.

Dhamaan aqayaarta daawaneeyso Sheeko Yar Official KZread Channel. Waxaan soo galin doonaa sheekooyin wax tar u ah bulshada iyo sheekoyin qosol iyo madadaalo leh iyo heeso. KZreadkaan waxaa uu ka madax banaan yahay siyaasad caay iyo wixii lamid ah. Dhamaan dawadayaasheena waxaan ka codsaneeynaa wixii dhaliil ah waad noo sheegi kartaan. SUBSCRIBE hanaga iloobin gambaleelkana raaci.

✔ Heeso Cusub
✔ Riwaaayado
✔ Warar Xaqiiqa ah
✔ Madadaalo

❤SHEEKO YAR OFFICIAL
Like✅ Share✅ Comment✅ and SUBSCRIBE✅

Contact / Kala Xiriir Sheeko Yar Official:
+252614274162 (Muqdisho, Somalia)
+447774486671 (Manchester, UK)

Пікірлер

  • @user-zx1xc4qz6f
    @user-zx1xc4qz6f2 минут бұрын

    mclinkeyga jeekey filimka kya kare ajay Devgan iyo kajol heesta jadu sa jaane laga bagal banane laga waa iiga codsi mclinkeyga jeekey 🎉🎉

  • @luqmaancabdi-tl4ui
    @luqmaancabdi-tl4ui7 минут бұрын

    🎉🎉🎉

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge40 минут бұрын

    Subaxanalah

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad94124 сағат бұрын

    War kan maxaa ka qaldan, War magaca Allaah iyo dadkaan niikiyo kala reeb musiibo kugu dhacdey. ..

  • @JuweeriyaOsman
    @JuweeriyaOsman7 сағат бұрын

    Sara nagnol😂😂😂😂😂😂

  • @lionhassan1594
    @lionhassan15948 сағат бұрын

    Samigeey Liibaan maskiin waaye waa lagu dheel dheeli 😅.. aweeys baafoow umadeena maaha 2024 nin iyo naag same waayay kulahaa.. keep going 😂

  • @HurayriMaxamad
    @HurayriMaxamad9 сағат бұрын

    Mashacwgtw cycsfg

  • @HurayriMaxamad
    @HurayriMaxamad9 сағат бұрын

    Hhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @HurayriMaxamad
    @HurayriMaxamad9 сағат бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh Hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @user-vw9wv4tc5j
    @user-vw9wv4tc5j10 сағат бұрын

    Maxan ka faidna marka

  • @BashkaCali-k3m
    @BashkaCali-k3m10 сағат бұрын

    Mashallh ilhey hadin dhowro

  • @baytv2692
    @baytv269210 сағат бұрын

    Kolkaan caruurta ahayn wxaan umalayn jirnay Reer Khan oo dhan inay isla dhasheen hadda adiga sidii ayd wadaa naga daa marka wax saxan meesha lasoo fariiso

  • @baytv2692
    @baytv269210 сағат бұрын

    jeekeyow Hina iyo Salman islama dhalan meelna iskama soo gaaraan Hina aabaheeda Aslam Khan ayaa la yirahdaa halka Salman na Salim Khan la dhaho Salman Labo gabdhood ayaa la dhashteen Alvira khan iyo Arpita Khan video gan ku laabo iskana sax

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial15 сағат бұрын

    Waad mahadsan tahay Jeekey

  • @MunnaSheikh-sj6bz
    @MunnaSheikh-sj6bz17 сағат бұрын

    Omg 😂 they just hkans umba u kulmay moyey they’re not relative bro beenta dadka kadaa plz waaah😂😂😂

  • @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb
    @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb20 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar289520 сағат бұрын

    Allow na bad bdi

  • @somalighosht999
    @somalighosht99923 сағат бұрын

    First time in comment maxay ayad

  • @MUDANAHAOFFICIALPRO
    @MUDANAHAOFFICIALPROКүн бұрын

    Macalin jeekey heesta (saathi 1991) noo soo turjun adoo mahadsan macalin

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044Күн бұрын

    hina khan Salman khan walashiis ma ahan see wax ka yihiin baba😂

  • @abuzemohamed4764
    @abuzemohamed4764Күн бұрын

    Legend jekkey fanproj kuso laba

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2fКүн бұрын

    Asc macalin sheeko dadka aad kaga aqoon badan tahay uga sheekee fadlan sridevi odaygeedu ma ahayn wasiir ee waa directar BOONI KAPOOR anil kapoor iyo sanjey kapoor walaal kood ka wayn arjuna kapoor aabihi oo hada actor ah oo xaas kale u dhashay riwwayadihii soomaaligs baad ku fiicnayd ee maad noo samaysid ayagaa fiicnaa macalin

  • @mawliiddhamac
    @mawliiddhamacКүн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    3❤😢

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    😂

  • @HhhHshsu
    @HhhHshsuКүн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @jamiloabdinor8333
    @jamiloabdinor8333Күн бұрын

    Wakuwataa jeek

  • @AyaanAlisahal
    @AyaanAlisahalКүн бұрын

    Iillaah hacaafiyo😂😂😂😂

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xmКүн бұрын

    Ilahay ha caafiyo. Hina Khan.

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFaraxКүн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew5436Күн бұрын

    Aamiin yaa rabi 🤲

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal6526Күн бұрын

    Jekey hina iyo salman walali isla dhashay ma ahan ee khan ka lee maa uracee gabadhan asalkeda waa reer jadhmir ee salman waligiis waa cawiyaa dadka

  • @FarxanBishar
    @FarxanBisharКүн бұрын

    Macalin jekey hesstii salman Khan.taronka chamakta kehnahooo.arooska sosamee

  • @samiirosetuni6929
    @samiirosetuni6929Күн бұрын

    Arvita khan iyo arpita khan bis aya ladhalay

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895Күн бұрын

    Walashiisa runta waliba waa Alvira khan oo hooyadii iyo aabihis dhaleen Arbita khan wey soo Korsaden oo kaliya lakiin wexey ka dhigten gawadhoda saxda ah

  • @fathiaaweis5552
    @fathiaaweis5552Күн бұрын

    Waan ku salaamay ❤ salmaan iyo hina walaalo ma ahan ee waa dad isku bartay bolly wood.

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044Күн бұрын

    hhhhh Anabo yaabay odayga waxaba umalenayay in uu bollywood actor's aad u kala yaqaano blse haduba yiri hina khan salman khan walashiis waaye wax uu bollywood ka yaqaan malahan😂😂😂😂

  • @ZakiHappy-zl7no
    @ZakiHappy-zl7noКүн бұрын

    Odey weyn ayaad tahey ee wax dhaama dadka ugu sheekee oo kheyr adiga iyo dadkale ukheyr leh

  • @user-zx1xc4qz6f
    @user-zx1xc4qz6fКүн бұрын

    mclinkeyga jeekey filimka kya kare ajay Devgan iyo kajol aya wadan heesta jadu sa jaane laga bagal banane laga waa iiga codsi 🎉🎉

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim28227 сағат бұрын

    kya kare 👍

  • @cabdiqaadirmxamed7109
    @cabdiqaadirmxamed71092 күн бұрын

    Mr jekey flimada kala fahan sekandar maha ee wa midka atle uu usamenayo😂😂

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad94122 күн бұрын

    Maxaa Adiga magaca Allaah u Soo qadanee, adaaba xumaan faafinaya, Adigoo Iska dhigaya Nin qiireysan duliyow musiibo kugu dhacdey. Magaca Allaah iyo hees meel nooga Aqrinee miyaa... .

  • @user-ee8vy3jy5o
    @user-ee8vy3jy5o2 күн бұрын

    Macalin jeekeyow plz xaawo luul nooken❤

  • @XamdiXasan-rb4gj
    @XamdiXasan-rb4gj2 күн бұрын

    Wll hes odhan waa dambi midakale adixitaa hala qaadin

  • @akiila15
    @akiila152 күн бұрын

    👍

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o2 күн бұрын

    Maya Macalin Jeekey fisiraada Waa Muhiim Aniga waan kuxeeystaa

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o2 күн бұрын

    Fadlan Macalin Jeekey Kuwan Ookale Noo Soo Badi

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o2 күн бұрын

    My dear teacher keep going on you are doing well

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed49722 күн бұрын

    Waxah Fadaro ah ma ahee waxah kale iima wadadi miyaaa 😮