Subxaanallaah Salmaan Walaashiis uu si xad dhaaf u jeclaay Ayaa ku dhacay Cudurka Xuun oo Naasaha

Пікірлер: 23

  • @fathiaaweis5552
    @fathiaaweis555218 күн бұрын

    Waan ku salaamay ❤ salmaan iyo hina walaalo ma ahan ee waa dad isku bartay bolly wood.

  • @khadraciise2044

    @khadraciise2044

    17 күн бұрын

    hhhhh Anabo yaabay odayga waxaba umalenayay in uu bollywood actor's aad u kala yaqaano blse haduba yiri hina khan salman khan walashiis waaye wax uu bollywood ka yaqaan malahan😂😂😂😂

  • @MUDANAHAOFFICIALPRO
    @MUDANAHAOFFICIALPRO17 күн бұрын

    Macalin jeekey heesta (saathi 1991) noo soo turjun adoo mahadsan macalin

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal652618 күн бұрын

    Jekey hina iyo salman walali isla dhashay ma ahan ee khan ka lee maa uracee gabadhan asalkeda waa reer jadhmir ee salman waligiis waa cawiyaa dadka

  • @ZakiHappy-zl7no
    @ZakiHappy-zl7no18 күн бұрын

    Odey weyn ayaad tahey ee wax dhaama dadka ugu sheekee oo kheyr adiga iyo dadkale ukheyr leh

  • @abuzemohamed4764
    @abuzemohamed476417 күн бұрын

    Legend jekkey fanproj kuso laba

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew543618 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi 🤲

  • @samiirosetuni6929
    @samiirosetuni692918 күн бұрын

    Arvita khan iyo arpita khan bis aya ladhalay

  • @maryamcumar5895

    @maryamcumar5895

    18 күн бұрын

    Walashiisa runta waliba waa Alvira khan oo hooyadii iyo aabihis dhaleen Arbita khan wey soo Korsaden oo kaliya lakiin wexey ka dhigten gawadhoda saxda ah

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax18 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AyaanAlisahal
    @AyaanAlisahal18 күн бұрын

    Iillaah hacaafiyo😂😂😂😂

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm18 күн бұрын

    Ilahay ha caafiyo. Hina Khan.

  • @user-zx1xc4qz6f
    @user-zx1xc4qz6f18 күн бұрын

    mclinkeyga jeekey filimka kya kare ajay Devgan iyo kajol aya wadan heesta jadu sa jaane laga bagal banane laga waa iiga codsi 🎉🎉

  • @sharmarkeibrahim2822

    @sharmarkeibrahim2822

    16 күн бұрын

    kya kare 👍

  • @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb
    @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb17 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o16 күн бұрын

    Saaxiiboow.maseaxa inaan ku kulunno ayaanjeclaan lahaay jeekeey maxaa kaleedahay

  • @FarxanBishar
    @FarxanBishar18 күн бұрын

    Macalin jekey hesstii salman Khan.taronka chamakta kehnahooo.arooska sosamee

  • @khadraciise2044
    @khadraciise204417 күн бұрын

    hina khan Salman khan walashiis ma ahan see wax ka yihiin baba😂

  • @hanaahaji7982
    @hanaahaji798215 күн бұрын

    Salaman khana la dhalanin waxbane ma isku ahaa

  • @baytv2692
    @baytv269216 күн бұрын

    Kolkaan caruurta ahayn wxaan umalayn jirnay Reer Khan oo dhan inay isla dhasheen hadda adiga sidii ayd wadaa naga daa marka wax saxan meesha lasoo fariiso

  • @baytv2692
    @baytv269216 күн бұрын

    jeekeyow Hina iyo Salman islama dhalan meelna iskama soo gaaraan Hina aabaheeda Aslam Khan ayaa la yirahdaa halka Salman na Salim Khan la dhaho Salman Labo gabdhood ayaa la dhashteen Alvira khan iyo Arpita Khan video gan ku laabo iskana sax

  • @MunnaSheikh-sj6bz
    @MunnaSheikh-sj6bz17 күн бұрын

    Omg 😂 they just hkans umba u kulmay moyey they’re not relative bro beenta dadka kadaa plz waaah😂😂😂

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad941216 күн бұрын

    War kan maxaa ka qaldan, War magaca Allaah iyo dadkaan niikiyo kala reeb musiibo kugu dhacdey. ..

Келесі