DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

Why establish another research and capacity development institution? Is it going to replicate what others are already doing? What is the uniqueness about this institution? What is the added value of creating this new organization? Why would people be excited about it?

Пікірлер

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow11 сағат бұрын

    HOW SOMALIA IS STILL DOWN WHEN PEOPLE LIKE HIM STILL HERE. Sir help your country that gave you so much and stop these fake politicians.

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine26952 күн бұрын

    Qaab dhiska tacliinta sarre ee ummada soomaaliyed oo maanta la baafinaayo buu xusayaa Barre buunku. Hadii in uun lexejeclo siyaasi isku sheega hada ka qabo jihada iyo mustaqbalka ummada waa in la dhisaa haayadaha waxbarashada si xalaal ah oo cilmi ah maamulkana siyaasad iyo qabiilna ka dheer.

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad96072 күн бұрын

    Buuga xage laga helaya

  • @abdulsaeed5540
    @abdulsaeed55402 күн бұрын

    BaarakAllaah, akhbaar Soomaaliyeed oo Soomaali garwadeen ka tahay weeye runtii oo aad u qiimo badan. Prof. Juurile waa nin dad badan wax soo baray wadankana u soo shaqeeyey. Waxaa kaloo lagu xasuustaa hogaankii uu ka soo qabtay dhismaha wadada Garoowe iyo Boosaaso isku xirta. Waana nin aftahan ah oo xataa da'diisa ku xasuus fiican MaashAllaah.

  • @khayremohamud2651
    @khayremohamud26513 күн бұрын

    Maxaa loo waayey hal siyaasi ama hal qof oo waqtigaa shirkii carta xaadir ahaa oo wax ka qora oo dayarta dhaxal ureeba.?

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj3 күн бұрын

    Beenale

  • @ahaloow9655
    @ahaloow96554 күн бұрын

    Urur diimeed ahaayeen wuu ka reebay

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh1434 күн бұрын

    Waxan moodayaa in wareysigan here u baxay.

  • @Abumaysun
    @Abumaysun5 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @Arabduur
    @Arabduur5 күн бұрын

    AUN Jawaari

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin

  • @somkaplan1563
    @somkaplan15637 күн бұрын

    Aragtideeda dalkeena warshado lagama sameen ayadoo energy ga qaali uu yahay. Aan ku dadaalno sidii aan uraqiisin laheen energy ga markaas qof walbo ayaa ku dhiiranaya inee warshado sameeyaan.

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waa Aragti Wanaagsan Mahadsanid.

  • @suldaand
    @suldaand8 күн бұрын

    Cajiib

  • @guleedciise4497
    @guleedciise44978 күн бұрын

    Aqoon haddii ay jirto waa Prof.Jurile Ilaahey madaxaaga ha raajo

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @abdurahmannour3685
    @abdurahmannour368511 күн бұрын

    Waa talo dhaxalgal ah

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid202413 күн бұрын

    Pls qaraalka Qabta hormariya Q2 clm Siloo fahmo dag dad

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb9 күн бұрын

    waayahay Mahadsanid Mowliid

  • @Yusuf-Ruxani
    @Yusuf-Ruxani13 күн бұрын

    Isma lihi garsoor 4.5 ku imaday in uu wax badan cadaalad keeni karo

  • @Mowliid2024
    @Mowliid202414 күн бұрын

    Cabdikariin asaga oo kambayn galin in uu lacag kunoqdo hogaamiye Galmudug waa ceeb taariikhi ah

  • @Mowliid2024
    @Mowliid202414 күн бұрын

    Waa arin muhiim ah Maamulaha dawleedka Un baa iska qata waxa Iyo hay adaha

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed310715 күн бұрын

    Barnaamij qiimo badan

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @sahraahmed50
    @sahraahmed5015 күн бұрын

    Dowlada Galmudug 😮

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye136115 күн бұрын

    Waa qolqolka oo u dhiganta aradka

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he16 күн бұрын

    29:05 Run 100% shaqada ka faanayiin Soomaalida. Ajaaniibta dibada ka timi ayaa ka faaiday.

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @cammaan4092
    @cammaan409216 күн бұрын

    Wxn degreegyga ku diyaariya mechanic gaar ahaan stream ka industrialka Isgu wxa uu practical ku qaaty dalkisii iyo deegandisiii anna ethiopia ayn ku qaaty wnu kla nasiib badanahy xqiiqtan.

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @guleedciise4497
    @guleedciise449717 күн бұрын

    Maasha Allaah Enginer Abshir waa dadka bulshadu u baahan tahay

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.

  • @mlielan2459
    @mlielan245917 күн бұрын

    Dalkii warshadaha iyo wax soo saarka lahaa aqoon yahanada tayada leh soo soo saari jirey maanta waa dalal ka ugu liita aduunka ka mid ah.

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli17 күн бұрын

    Sorry, Barnamij sacab camal miyaa ? Cashar bixiyayaasha meesha ka muqdase maxay rolkoda yahay ? Ma dhaxal reebayasha khibrada iyo xog ogalnimad looga fadhiyaa ?

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Dadkii hore ayaa Aqoon iyo Taariikh looga reebaa si Jiilka cusub ay wax uga faa'iideystaan. una sii gud biyaan ku wa ka dambeeya

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli17 күн бұрын

    Wa teamki kacanka iyo shuciyada asiga iyo Juxaba. Wuxu Raba inu dadka yar yar u qoro in dawladi kacaanka somali wixi ay u qabatay waxii ay u qaban lahaydba la burburiyay.. adeer waxa fican khaatumadoda laga arkaaa...

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed181819 күн бұрын

    (Duqsi urur oo urur oo haan bujin waa). Bal car hawiye Xikmad iyo Caqli aan mooryaanimo ahayn ha keeneen. Galmudug iyo Hirshabeele oo xinka Puntland loo sameeyey waa dhismi waayeen, weligiinba MJ ku dayda ma gaadhaysaan. SSDF baan samaynay jabhad baad naga daba samayseen Dowladgoboleed waad naga daba samayseen HADDANA jabhaddii way bariiqatay oo halkay markay Xamar qabsatay Dowlad ka dhisi lahayd waxaa caqligoodi ku soo ururay DAAROOD LAAYA. Dowlad goboleedyadii aad naga dhisteene socon waaye War caqli kale keena.

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir200519 күн бұрын

    Kawaran kan aa hadlaya Oo one million dad barakiciyay dhulkiina u qaybiyay cirwaynta. Labada guri kuleedahay cali jamac agtiis ma xallaalaaa.

  • @shabeel7467
    @shabeel746720 күн бұрын

    Kani waa Jaahil waxaana envoy ka dhigtay Hassan Fataal wuxuu yidhi gabaygii Timacade waxa sameeyey Abdillahi Qarshe. Qadaadweyntu ma Tawana suugaan taariikh cilmi baadhis gaan keliya ayeywyaqaanaan iyagoo Zero ah.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari20 күн бұрын

    Absolutely fine

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 күн бұрын

    ​@@Xaruntadhaxalreeb Adaa mudan saaxiib.thankyou.

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka257820 күн бұрын

    Siyaasi dhalinyaro ah oo mustaqbal leh

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn260921 күн бұрын

    Been reeeb, beenti horeba meel loo waaa😏😏😏😏😏😏

  • @mursalwarsame1981
    @mursalwarsame198119 күн бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa iga qoslisey

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil332221 күн бұрын

    Dhaxalreeb ku kooban Muqadisho somalia waxba u tari mayso baafo Mahadsanid ?

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil332221 күн бұрын

    Barnaamijkiisa Dhaxalreeb waan daawadey just kaliya wuxuu kaso bilowdey 2000 wixii ka horeyey maxaa dhacay boobkii iyo qaxii burburkii maxaa usabab ahaa? 1991 buu Siyaad AUN kabaxay Muqadisho ila 2000 maxaa ka jirey Konfurta mise taarikh konfurta 2000 bey ka bilaabataa?

  • @hugdheh
    @hugdheh21 күн бұрын

    inaad Xanuunsan thy yaa laga dareemin

  • @GeediAbdi-ue3zi
    @GeediAbdi-ue3zi18 күн бұрын

    Burburka Somaliya meeshu ka bilowday hadaa rabtid waydii cabdullahi yey oo ahaa ninki ugu horeyay oo jabhad aas aasay 1978 halkaas oo burburka dalka uu ka bilowday

  • @abdifatahawil3322
    @abdifatahawil332221 күн бұрын

    Baafo iyo juxa weye, sida muuqata, Baafo waa aqoonyahan Barnaamijka uu wado ee kaliya ku kooban Shirkii Carta waa mid Konfurta kaliya u gaar ah Bey ila tahay, Juxa isagana wuxuu wadaa SSDF iyo aasaaskii Dowladdii Puntland, baafo waxaan dhihi karaa waa Juxa uso baxay Konfurta?

  • @GeediAbdi-ue3zi
    @GeediAbdi-ue3zi18 күн бұрын

    Shirki Carta ee dowladnimada jiilkan lagu dhisay ma koonfur kaliya buu ahaa ?

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g21 күн бұрын

    Maxaa Baafo ma wariye ayuu noqday?

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi657121 күн бұрын

    Rag 25 sano wax hagaajin waayay Ma hada ayay wax hagaajinsyaaan ?

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed167522 күн бұрын

    Shukrn

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr22 күн бұрын

    Dahir Aden cilmi indha qarshe wA nin geesi ah madaficda aad uyaqaan

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame421922 күн бұрын

    Asc dr adan waa aqoonyahan aad uguxeeldheer cilmi beeraha

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @user-tt2sc1ci6b
    @user-tt2sc1ci6b22 күн бұрын

    Sc, Reer galbeedka kolna raali nagama noqonin

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz23 күн бұрын

    Masha allah waa culumadii wadanka adan waa salaamay iyo baafaba

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @m.cabdirashiid2442
    @m.cabdirashiid244224 күн бұрын

    Mahadsanid Agaasime

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @muhsinkm6122
    @muhsinkm612225 күн бұрын

    buuq yar aya ku furan dr

  • @Mamursal5
    @Mamursal527 күн бұрын

    wadankeena maad wax ka qabatid!

  • @Mamursal5
    @Mamursal528 күн бұрын

    Salebaan waxaad waydisaa dadkiisa somaali waa sabool muu noo faideeyo illeen dadkiisa ayaa u bahane.

  • @Mamursal5
    @Mamursal528 күн бұрын

    Waraysiga waa laga faaidi lahaa hadii aad deyn lahay maha inaad jarjarto

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Mahadsanid Mudane Waraysiga 3 Qaybood ayuu ka koobanyahay Waxaadna ka helaysaa Barta KZread-ka ee Xarunta Dhaxalreeb

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277Ай бұрын

    Mahadsanid Dhaxal Reeb. Waa Cilmi Baadhis qiimo badan.

  • @Xaruntadhaxalreeb
    @Xaruntadhaxalreeb4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578Ай бұрын

    Waa general kii Somalia ugu fiicnaa ee halaga faaiidaysto

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578Ай бұрын

    Somalia haka faaiidaysato ninkaan libaaxa ee general runta ah