2/2 Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya | Dr. Cali Ciise Cabdi

Пікірлер: 33

  • @alimohamoud3465
    @alimohamoud34652 ай бұрын

    Waad mhdsanid Dhaxal reeb hawl fiican qabateen

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @user-tu4zw1tm4b
    @user-tu4zw1tm4b2 ай бұрын

    Dr.Ali Ciise Abdi❤

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan27102 ай бұрын

    Mahadsanid Dr.Ali Ciise Mahadsanid Dhaxalreeb Mahadsanid Prof Abdi Baafo

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @cawilcali7420
    @cawilcali74202 ай бұрын

    Dhaxal reeb dr cali ciise ugu horeen mahadsanidiin ka dib soo badiya barnaamijyada H/dhaqaalaha iyo doctors

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Waana rajeyneynaa inaad Barnaamijyadaas lasoo badin doono insha Allah.

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar12722 ай бұрын

    Aad baad u mhdsantahay dhxalreeb, very important interview.

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @mohamedmohamud2849
    @mohamedmohamud28492 ай бұрын

    Qaybo badn ka dhig badi

  • @mohamedmohamud2849
    @mohamedmohamud28492 ай бұрын

    Runti wa barnamij xoog u fiicn allh haydin xafido

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah872 ай бұрын

    Dr Cali Ciise Cabdi waa nin aad wax u bartay.

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed53682 ай бұрын

    Dr Ali isse Abdi Waayo joog Aqlibadan guuleyso

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @user-xt1rh5mw4s
    @user-xt1rh5mw4s2 ай бұрын

    Dhaxal reeb wamhdsantihiin wacyiga dhalinyrada ayaa kor u qaadaysaab Soo bdiya weliba arimha dhisiidda dawldnimada iyo financing ka

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @cawilabdikadir9873
    @cawilabdikadir98732 ай бұрын

    Fadlan muuqaalka Downloadingka u fura.

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waayahay Mudane

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman26362 ай бұрын

    Mahadsanidiin downdaodable ka dhiga plse

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waayahay Mudane Cabdifitaax Cismaan Mahadsanid

  • @alimohamoud3465
    @alimohamoud34652 ай бұрын

    Doctorku Mac'hadka uu madaxda ka yahay magaciiiiii?

  • @saalaxbaarbe9804

    @saalaxbaarbe9804

    2 ай бұрын

    Hespi

  • @saalaxbaarbe9804

    @saalaxbaarbe9804

    2 ай бұрын

    horn economic and social policy institute (hespi)

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsanid.

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame33712 ай бұрын

    Qaa’in sow puntland uma aadan Orrin tartankii madaxtinimada Kolka aad leedahay madownayo inaan xil qabto yaaba kuu wada Cali ciise cabdi adigaaba is cajibiyey reerkaaga baahan wax u qabo Soomaali waxba kama bedeling kartid hadalada maxaa ku badalaney Deen cafis ka dirmada oo aad tuuresidna iska daa haku ceeboobin miyaadan qof weyn aheen.

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha40782 ай бұрын

    So lama odhan karo , somali hadal un ba ka so hadhy . Wa gorma xiliga somali wax qabsa nayso, mase ma qiyasi karna wadada ugu dhow uguna nafci badan e mustaqablka ino dhaway naysa?

  • @Xaruntadhaxalreeb

    @Xaruntadhaxalreeb

    4 күн бұрын

    Muxiyadiin Yuusuf . Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.

  • @munasagal2496
    @munasagal24962 ай бұрын

    In ka soomali ahaan aynu jabno waxa sabab u ah in dadkeeni aqoonta lahaa aanay gacanta waxba ugu jirin, maamulkastena reer miyi baa xukuma, balee muse,qoorqoor,laftagareen xasan, iyo kan butlaan dhamaan waa wada zero

  • @abdihussein9554
    @abdihussein95542 ай бұрын

    Waar beenaale Beenaale wareysanaya. Waa dadka ku dhiiga shacabka.

  • @Hashim-eu2cm

    @Hashim-eu2cm

    12 күн бұрын

    Bal eeg kan caytamaya oo manta in uu haysan qado talo maqate talo makeene

Келесі