Explore Somalia with Said Fadhaye

Explore Somalia with Said Fadhaye

This channel is about filmmaking, travelling, educating, capturing beautiful Somalia and inspiring you to take one step forward. Play | Replay | Share

SUBSCRIBE NOW

CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!

CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!

FUUMA - Waan La Yaabay!

FUUMA - Waan La Yaabay!

Safarkayagii Laascaanood

Safarkayagii Laascaanood

Garoowe, Somalia

Garoowe, Somalia

Пікірлер

  • @mohamedbakarofficial7267
    @mohamedbakarofficial726710 минут бұрын

    Absolutely incredible brother @saidfadhaye.

  • @SaidFadhaye_
    @SaidFadhaye_3 минут бұрын

    @@mohamedbakarofficial7267 thank you!

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima20 минут бұрын

    Baar. Dheer. Xuduntay. Ku duugan. ❤❤❤❤

  • @SaidFadhaye_
    @SaidFadhaye_3 минут бұрын

    @@Hannah_fatima magaalo shidan

  • @mos1954
    @mos195417 сағат бұрын

    I like your channel Manshallah, you are a beacon and hope to shed light on our strengths and weaknesses.

  • @mos1954
    @mos195417 сағат бұрын

    Waa webi aan laga faaideysan. Dowladnimadiina Cilad baa inaga haysata, Dadnimadiina Ciladbaa inaga haysato. Aadbaan ujeclahay inaan arko In Umadeena meeley jogaanba iney iskutashadaan.

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195Күн бұрын

    Masjidka jaamica Asalka xabsiyuu ahaa lkn waxa masjid loo bedeley markii xurnimada la qaatey ka hor xabsi ayuu ahaa.

  • @Yooco.
    @Yooco.Күн бұрын

    Wllhy ##aarmaanta waa nin "RESPECT FULL ah

  • @Yooco.
    @Yooco.Күн бұрын

    #aarmaanta igu salaan zxp

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195Күн бұрын

    Mida kale aan idin saxo jaacul kabiir asalka wuxuu ahaan jirey xabsi oo uu gumeystaha isticmaali jireen intaasaa ka iloowdeen ( Asalka xabsi) ayuu ahaa.

  • @mohamedhashi193
    @mohamedhashi193Күн бұрын

    Mashallah I’m coming inshallah in this month

  • @LauraRoss-o8r
    @LauraRoss-o8r2 күн бұрын

    Wilson Amy Clark Jeffrey Anderson Paul

  • @aliadam180
    @aliadam1802 күн бұрын

    الحاجة ام الاختراع Necessity is the mother of invention

  • @user-zy9gb7rv2o
    @user-zy9gb7rv2o2 күн бұрын

    Waa soomaali xalaal ah waa dad ilbax ah Lkn dicomentry intaan ka balaaran ayey u baahantahay baraawe oo looga hadlo noloshoodii hore iyo tan maanta

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan41423 күн бұрын

    Borama Barwaqo mgldii Cilmi Io Cabaadka Hhh Ahlaan

  • @SalimMohamed-c2n
    @SalimMohamed-c2n3 күн бұрын

    Wamagala quruxbadan

  • @MK-ps2gw
    @MK-ps2gw3 күн бұрын

    10:07 I was born there on the left side in albamba I lived there till 7 or 8 then war started in 90s. So beautiful to grow up there one day I will go back insha Allah. Barawa boy ❤

  • @abdihashi6569
    @abdihashi65693 күн бұрын

    Warbixin aad u wanaagsan Ilaahay ha ku ilaaliyo

  • @mrahmedkaafi1
    @mrahmedkaafi14 күн бұрын

    Hal bil ayay dadaaleen! Waxay soo saareen markabkan. Haday sanad dadaalaan makula tahay inay shisheeye baryayaan. Soomaaliyey. Abood, karti iyo aqoon idinkuma yara ee wadankiina dhista

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse4444 күн бұрын

    Intey carab iyo hoosta ku wataan . Somalia danteeda gaari meyso. Wadan ka China hala keeno iyo wadoon yin iyo lami yaal dhisaya. Firiya maanta tanzania iyo kenya . Wadamada kale afrika. Sey u horo mareen. Somalina mesha ay fadhi yaan. Waxaan sudadka xiran wadanka ku raasta jecel. Dad ma aha. Shacab ka somaliyeed qabiil iyo anaa reer laan ah. Iska daa ya. An walaalowno gacmaha is qabsano muuse bixi hassan sheikh shariif deni qoor qoor madoowe iyo inta an ilaa wey . Wlh in ay san noo hayn mustaqbal . Caruu teena na saas un bey dowlad nimo la an u ahaan doon naan. Hadaa nan is ki cin iska qaban . Tuuga daan sudadka xiran .

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse4444 күн бұрын

    Nin mankii tuuga da ahaa. Wadanka maa mu laya..dadkaas masaakiin ta ah. Buun da daas xitaa wey u sameen waa yeen..nin ka hada kur siga ku da dhiya jimca walba masaajidka ka khud badee naya. . Dadka ku akhri na ya. Khawaa riish ta ayaan la dagaa lamaya. Dadkaas ma arkaan miyaa tuu gada wadan ka haysata. Koleey yurubiyaan ka ayaa lacagta bixi neysa. Umada may u hagaa jiyaan. Ilahay ha ku naxariisto baba siyaad barre. Maanta dadkaasu saas ma ahaa deen.

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed39786 күн бұрын

    Qaamqam ban u guurayaa.

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud6 күн бұрын

    Jubaland sidisaba waa meel aan qabyalad laga aqonin masha allah alow dhowr 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 😢

  • @aliissack5603
    @aliissack56036 күн бұрын

    Masha Allah Waa wax lagu farco Waa in ay kudaydan somalidu dadku hadii ay tashtan wax way qabsan Karan ilahey haidin garab galo

  • @MaryamMohamed-gb9by
    @MaryamMohamed-gb9by7 күн бұрын

    M.a sey uqurux badan tahay ayaa laga garanayaa ineytahay meel kala danbeyn leh

  • @user-lw4ry2sj3j
    @user-lw4ry2sj3j7 күн бұрын

    Welcome aniga magaaladina we are u.s.a

  • @Eng_moy
    @Eng_moy8 күн бұрын

    Odaygan waa cajiib , wax garad ah

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah24788 күн бұрын

    Said Fadhaye. Masajidka 2 qiblo mu leeyahay? Ninka odayga ah e tariiq diisa kawaramay wuxuu hortagan yhay qiblo Cameradana midkale na tusaysa, Reer Barawe jawaab

  • @SakiSidiq
    @SakiSidiq9 күн бұрын

    Muusigu waa xaaraan wll faafintiisa danbigiisana waxbaad kudos leede kajoog sxb

  • @kaltounjama7283
    @kaltounjama72839 күн бұрын

    Somalidu waa inay sidaa isugu tashataa wax wayn baad qabsan Kaltoun tasaan

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj9 күн бұрын

    Masha Allah hambalyo reer baardheere halkaa kasii-wada.salaan from Somaliland

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi9 күн бұрын

    Maansha allaah

  • @fawaaid
    @fawaaid10 күн бұрын

    Mshlh tala & iskaasha aad ufiicaan

  • @abdisalan_salah_10
    @abdisalan_salah_1010 күн бұрын

    My mother,land ❤

  • @SafiyoCali-hr4wy
    @SafiyoCali-hr4wy10 күн бұрын

    Hambalyo reer baardheere Guuleyta ayaanta ayaan leeyahay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada10 күн бұрын

    HAMBALYO ❤ REER Baar Dhere HAJIRANO

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada10 күн бұрын

    Masha Allaah

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud248310 күн бұрын

    wabi jiinkiis cawskabixin baardhere saanaa guryo badanaa aawey dhirtii

  • @shukrilibax
    @shukrilibax10 күн бұрын

    Masha allaha guul iyo gobanimo dadka sameeyay ilaah aqligina haidin barakeyo amiin 🤲🤲❤️🤲

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v10 күн бұрын

    Mashalahu Wax Wanagsen baa qabaten ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @assadabdi7737
    @assadabdi773710 күн бұрын

    Nacala waxbarasho af qalaad lagu barto tulaa waad dashe saad wx u baraneysen hal qaalo xitaa kuma so kordhin kartan Dalkiina aniga wxad baratan ma fahmin

  • @babafoods
    @babafoods11 күн бұрын

    In our deen, the sadaqa of building a bridge is as equal as building a masjid, if not more..Wa Allahu Aclam.

  • @rocky4066
    @rocky406611 күн бұрын

    maasha allaah tabaaraka allaah

  • @shaahwithshire2469
    @shaahwithshire246911 күн бұрын

    meshaan dad muslimiin ah ayaa kunool. wallahi wixi qabiil nicib ha aado meshas- hana lahormariyo.

  • @Thewho444
    @Thewho44411 күн бұрын

    Scary

  • @sewyclips7396
    @sewyclips739611 күн бұрын

    Shame on us we have such beautiful country shame on our people 😭🥹

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi11 күн бұрын

    😭😭😭💔🤲🇸🇴 2/8/2024 dark night

  • @ahmedshaafi3368
    @ahmedshaafi336811 күн бұрын

    iska hishod niyo meshas wadan maxin

  • @abdulahmed1161
    @abdulahmed116111 күн бұрын

    Said fadlan afka ingiriiska o qoran ku soo kordhi muqaalada aad sameeso. Waa muqaalao istahiila in aduunka o dhan laga daawado. English subtitles please. Dad fara badan oo afka ingiiriska yaqaano ayaa ka faaidi lahaa muuqaalkaan 10/10.

  • @The-Heart-Will-Testify
    @The-Heart-Will-Testify12 күн бұрын

    They need to set up a fundraising project to fix that bridge. Diasporas need to donate.

  • @MalyounElmi
    @MalyounElmi12 күн бұрын

    Masha Allah actually is amazing city and also i love baraawe people. Insha Allah i will visit one day to baraawe. Love you❤

  • @sali3492
    @sali349212 күн бұрын

    Ilaahay khayr ha siiyo dadka ka qeyb qaatay mashruucaan