Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.

Somalia: Dalxiis u dhow magaalada Muqdisho.

Пікірлер: 63

  • @DirisleSomali
    @DirisleSomali5 ай бұрын

    Waaw Amazing ❤ Dalka Quraxdiisa waana tustay Taliye waad ku mahadsan tahay shaqada bulshada u heysid 🎉

  • @daadirali843
    @daadirali8435 ай бұрын

    Masha alah walalkey Mohamed Ali Jiisow waa ku mahadsan tahay sida quruda badan aad dalka noogu dhistay Iyo talada wanaagsan aad nasiisay❤

  • @abdullion
    @abdullion5 ай бұрын

    Masha Alaah home is the best Laakiin Macalinkan UK 🇬🇧 ka yimid Walaahi Si Fiican haloo fahmo Laamiga aa lisku Cee Caajina kkkkkkkkkkk Macnahiisi ah Isbaaro aa jidka buuxaan Ilaahey Amuuraha Hasahlo Alhamdullah Waan kusoo raxeestay Waqtiga AABO SIYAAD Ilaahey Ha Unaxariisto

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw5 ай бұрын

    Aad iyo aad ayaan.u bogaadinayaa Muuqaalkaan Iyo inta isku doo duba ridey Quruxda dalka hala soo bandhigo Hana la soo badiyo Mahadsanid Team fadhiye

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial15 ай бұрын

    Waxan Video wuu Dhaafay bro Amazing Allow Wadankeena Inoo Barakee😢🇸🇴🙏🏾

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy5 ай бұрын

    Mohamed Ali Jeesoow...masha Allaah Hantida iyo dhamaan Illahay ha idin barakeeyo.mahadsanidiin Explore Somalia.

  • @flighthub4305
    @flighthub43055 ай бұрын

    Somali is back masha allah✍️🙏🙏

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33685 ай бұрын

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin. Ilaahow nabad waarta nasii aamiin

  • @darishore814
    @darishore8145 ай бұрын

    Jaziiradaas bada ku dhex taalo hotel ama resort casri ah in laga dhisto ayay ku haboon tahay waa jaziirad yar oo qurux badan oo caalami ah Masha Allah

  • @buullebarre

    @buullebarre

    4 ай бұрын

    waa meel puplic ah meel qof kali ah uu ku danaysan karo maaha ,

  • @adannur4755
    @adannur47555 ай бұрын

    The best home forever amazing beach aboow dhaxan

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients17695 ай бұрын

    Beautiful ❤ I really hope they stop polluting the beaches with trash 🗑️ and remove the green algea ✌🏻🇸🇴💖

  • @user-uj7oj5zf8g

    @user-uj7oj5zf8g

    5 ай бұрын

    is not trash it’s small trees that graw deep sea and the waves carrie’s out

  • @guulwade989

    @guulwade989

    5 ай бұрын

    Sea grass not algae no one can clean that as soon as high tide comes in it cleans the beach but we do have human made trash problem specially in beaches like liido and tuguunto liido because locals are damping their waste into the ocean and one is doing anything about it government is absent no public awareness of the harmful pollution to our fisheries it’s sad really

  • @skyshooter4009

    @skyshooter4009

    5 ай бұрын

    That's sea grass. Algae doesn't look like that.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33685 ай бұрын

    Waan maal gashaney qofkastow wadan horumar buu yeeshey had aaden maantey aaden wax kaqabsen beri wuu qaaliyoobin from yurub 😊

  • @fathimaalibulle
    @fathimaalibulle5 ай бұрын

    ❤cadi mahan mashallah maxan jeclhy dalxiis .....vedioga muqalka mashallah keep recording and taking picture 📸 ❤

  • @abdirahmansaciid3071
    @abdirahmansaciid30715 ай бұрын

    Ma sha alh Waqti fiican iyo xusuus fiican Ayeey eheed ustaad

  • @muniitahassan3938
    @muniitahassan39385 ай бұрын

    Mash Allah qurux waye wwlhi

  • @asiyaabdikadir4692
    @asiyaabdikadir46925 ай бұрын

    MashaAllah amazing ❤️

  • @abdifitahomar678
    @abdifitahomar6785 ай бұрын

    Maalinkan xeebta ayaan fadhiyey barnamijakan aa diyarineysay shaqa fican ayad heysa masha allah April 8 023 safar diyaraded baan isla galnay hadad ixasusan karto 🔥👌

  • @SaidFadhaye_

    @SaidFadhaye_

    5 ай бұрын

    Inaan ku arkaa fiicnayd aan vlogga kugu daree 😂

  • @abdifitahomar678

    @abdifitahomar678

    5 ай бұрын

    @@SaidFadhaye_ 🤣

  • @ayanahmed1318
    @ayanahmed13185 ай бұрын

    Masha Allah he did very good halugu dayddo anigana aktaada aan wax ka dhisto walaalkeey sonaliyoow😅

  • @akhalif579
    @akhalif5795 ай бұрын

    TalyaNigi waxa kali ah ee laga tusalo qaato miyaa? Talyaanigi gumeysi buu ahaa waana tegey..dalka hala dhisto.hope that will some input how to think!

  • @hajicarab1237
    @hajicarab12375 ай бұрын

    Thanks Said for showing us the beautiful scenes

  • @fidowmohamud
    @fidowmohamud5 ай бұрын

    Sxb muuqaalka waa nagu yareysay ee inoo badi hadda kadib insha Allaah ❤

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily34145 ай бұрын

    ❤ 🇸🇴❤🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @attakontitan2244
    @attakontitan22445 ай бұрын

    مشالله تبارك الله

  • @sweetkokii
    @sweetkokii5 ай бұрын

    Masha Allah

  • @gaashaanlesead6204
    @gaashaanlesead62045 ай бұрын

    Wow zxp welcome back s fadhaye horta Drontu dji m 3 miyaa

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan22155 ай бұрын

    Di c’est pour vivre en paix..🇸🇴🇩🇯🇫🇷🩸

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin97205 ай бұрын

    Masha Allah clip yar oo shidan waye Sxb sare xeebtan wa marki igu horesay a arko an maqo mahdsanid Sxb waxaad na bartay wadan qurux badan inaa leenahay from usa 🇺🇸

  • @abdiwalishaashaa7765
    @abdiwalishaashaa77655 ай бұрын

    Runtihi waha Mel qurxu badan rabi dhulkenha Aman anogho dhigho

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily34145 ай бұрын

    Me too 😍

  • @historypublishers
    @historypublishers5 ай бұрын

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @user-wr2yy7se2t
    @user-wr2yy7se2t5 ай бұрын

    Amazing

  • @Abdulltoosane
    @Abdulltoosane5 ай бұрын

    muqaal aad uqurux badan oo wakhti badan lagaliyey bad no so gudbisey , barnaamij sameeyo uun baa dareemi kara wakhtigaa galisey gulleyso shp.👏

  • @amalabdulla6049
    @amalabdulla60495 ай бұрын

    I miss my country 🇸🇴🥲

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he5 ай бұрын

    sax 100%

  • @adannur4755
    @adannur47555 ай бұрын

    Nature beach

  • @user-tt9fl5zq6d
    @user-tt9fl5zq6d5 ай бұрын

    Taliye laandheere bilaabay amnigeedasugijiray ayadocidlaa🫡🫡abaydhaxan

  • @user-lm9ct4wx3e
    @user-lm9ct4wx3e3 ай бұрын

    Somali dhulkooda aby ahmed iyo muuse biixi aya jecleysiiyeen

  • @user-ub4yp1mn7o
    @user-ub4yp1mn7o5 ай бұрын

    Abayo dhaxan❤

  • @Abdinasirsiciid
    @Abdinasirsiciid4 ай бұрын

    sxbow waaxaba ka baxsatay sida aad muuqaalka color gradingka aad u saartay piece bro

  • @jamalali3280
    @jamalali32805 ай бұрын

    Reer somalia dalkiina dhista oo nabadgelyo ka dhigta insha allaha wuu qurux badan mansha allaha from ur neighbour somaliland

  • @iidlex4602

    @iidlex4602

    5 ай бұрын

    Walaalo ayan nahay

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    5 ай бұрын

    Idinkana kina dhista idinkoo na colaadin ethiopiana dhulka ku wareejin somalilan wey xuroobeysaa lkn waxa aan la ogolaan karin waa in cadow taariqiya dhulki somali ku halgami jirtay la wareego

  • @Xaswawa-rz2et

    @Xaswawa-rz2et

    5 ай бұрын

    Xageed inoo kala wadaa walaal? Hargeisa iyo Xamar waa mataano.

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale51455 ай бұрын

    Zaylac hadii laqato inta kale oo bad ah waxbo matarayso

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    5 ай бұрын

    Seeylac waa xudunta taariqda somalida lagama yaabo in sahal lagu qaato

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @Galaal.channel
    @Galaal.channel5 ай бұрын

    War zhp sifiican ayad usoo diyarisay

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan22155 ай бұрын

    J’arrive …mais j’ai peur.,,

  • @chipahe3412
    @chipahe34125 ай бұрын

    Taagero buuxda walalkyow

  • @wzupppp
    @wzupppp5 ай бұрын

    Where is this?

  • @user-iz4tc3kh5q

    @user-iz4tc3kh5q

    5 ай бұрын

    Southern somalia banaadir region near mogadisho the capital of Somalia

  • @wzupppp

    @wzupppp

    5 ай бұрын

    @@user-iz4tc3kh5q this is a world class beach. People there dont realize how rich they are. All you need is a well paved road to the airport and its ready to be developed into a resort

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht5 ай бұрын

    Bad ilaalo gud lahaataa oo meermerto aba meel wasaq eeynoqon kidiyaradaha looxiranayoo kale looxirta xeeb shecin mase xeeb diyaarad

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi885 ай бұрын

    Waxaan filayaa inaad ku cusubtahay KZread ka. Saaxiib faahfaahin baa lagaa rabaa. Xeebtan xagay ku taalaa xamar intay u jirtaa magaalada ugu dhaw maxaa ladhaa

  • @AbdallaKaraaji

    @AbdallaKaraaji

    5 ай бұрын

    Xeebta waxaa la dhahaa abaay dhaxan waxay 10---15 daqiiqo u jirtaa xeebta jaxiira magaalada ugu dhaw waa magalada muqdisho 30--40 Daqiiqo ayey u jirtaa magalada muqdisho

  • @gaaxa3847
    @gaaxa38475 ай бұрын

    War meesha yaan lagugu cunin ee isaga carar…. Dagaalo sokeeye oo aan Dhammaad lahayn baa Somalia ka socda

  • @riderm8303

    @riderm8303

    5 ай бұрын

    Aamus ciil ku haayo