Yaxaasyada ma lagu korin karaa Guriga - Dhaqanka reer Aswan

Dhaqannada ugu yaabka badan ee reer Nuba waxaa ka mid ah in ay Yaxaasyo ku koriyaan Guryahooda.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 65

  • @GeediSahan
    @GeediSahan Жыл бұрын

    Fadlan subscribe 100kun wax yar baa haray Instagram: instagram.com/geedisahan/

  • @chuaibtvchannel5361

    @chuaibtvchannel5361

    Жыл бұрын

    Horay usoco wll

  • @zahraawmohamed4406

    @zahraawmohamed4406

    11 ай бұрын

    Wllo aadbaan kuula socdaa hargeisa markii aad joogtay inaan kula kulmo waan jeclaa lkn jaaniska ayaa iska cidhiidhi igu noqday walaahi mobile ka aan kaa daawanayana waa kii hooyo laba bilood ayaan bilaa telefoon ahaa lkn hadana aadbaan kuula socdaa ilaahay haku dhawro wll

  • @Really2025
    @Really20255 ай бұрын

    Keep going GEEDISAHAN… we like everything you show us. ManshaAllah

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Жыл бұрын

    Masha Allaah Tabarakalaah Geedi Sahan

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Жыл бұрын

    Geedi sahal waa Legend ee 100ka aan gaarsiino Asxaabay❤❤

  • @nimaanahmed5420
    @nimaanahmed5420 Жыл бұрын

    Walalkan shaqadiisi saxda ahayd ayuu haystaa communication ka ayuu aad ugu fiicanyahay iyo wax soo gudbinta bravo geedi👍👍

  • @MuzcapIzmail
    @MuzcapIzmail3 ай бұрын

    Kar kadaygu uxuu u fiicanyhy dhiigkarka ❤❤

  • @user-sh4dc6uy8u
    @user-sh4dc6uy8u Жыл бұрын

    Video naga soo badi video kama heyneee lpxw

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Жыл бұрын

    Congratulations 🥳🎊🎈🎉ɓro for 100k kanadan baad uqalanta insga allaah 1M waad gaari doontaa wall

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Жыл бұрын

    Masar dhinaca wanaagsan baa naga tustay mahadsanid 🎉

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Жыл бұрын

    Woow mashaallah super vidéo bro Insha allha 100k 10 Mai 2023 bro🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤💯👈👏👏🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️ fourn Djibouti 🇩🇯

  • @bobena84
    @bobena84 Жыл бұрын

    Hore U soco

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Жыл бұрын

    maqaalkan waaa ka ugu fiican masha allah

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын

    Geedi Sahan keep going sxp wow beautiful video ❤😊

  • @robleabdi439
    @robleabdi439 Жыл бұрын

    100k coming soon 🎉❤ insha Allah

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Жыл бұрын

    best somalia KZreadr

  • @hodoabdi6098
    @hodoabdi6098 Жыл бұрын

    Mashallah walaal aad ayaan uga helay socdaalka aduunka aad ku Marto, aad ayay uxiiso badanyihiin muuqaladada 🙏🙏

  • @KhaalidAli-tk9eh
    @KhaalidAli-tk9eh Жыл бұрын

    Hanbalyo zxp dar alle ayaan kuu tageera❤

  • @fardowsaali4755
    @fardowsaali4755 Жыл бұрын

    Shukran sister wallahi your advice is appreciated and I try to move forward from my past but sometimes it’s hard let go, but your advice is always appreciated ❤

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Жыл бұрын

    Mansha allah

  • @Cisse.Amirson
    @Cisse.Amirson Жыл бұрын

    Mashallah Great content keep going Brother.

  • @AishaBadal1998
    @AishaBadal1998 Жыл бұрын

    Mansha alah

  • @Wanaag_14
    @Wanaag_14 Жыл бұрын

    Zxpyal waxa 100k ka dhiman waxyar an gaadhsiino. Geedi sahan guul ayan ku rajaynayaa walal.

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Жыл бұрын

    Masha Allah 100 wax ka yar 400 qof ku dhiman Hore u soco

  • @kurana289
    @kurana289 Жыл бұрын

    guuleyso wll geedi sahan 👑😍🙏

  • @bobena84
    @bobena84 Жыл бұрын

    Hambalyo 100k 🎉🎉

  • @mursalibrahim6262
    @mursalibrahim6262 Жыл бұрын

    Keep going brother maasha allaah

  • @killka1000
    @killka1000 Жыл бұрын

    geedi horay usoco bro inshallah 1M maalin Aad gaarto aya imaan doonto well done

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________6931 Жыл бұрын

    Fanaan farta ka xiran wye wlahi😂😂😂wuuw

  • @abdullahsaleh5728
    @abdullahsaleh5728 Жыл бұрын

    فيديو جميل جدا تسلموا يا شباب

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show Жыл бұрын

    Masar AYEY ku taala illeen aswan

  • @the_axmett
    @the_axmett Жыл бұрын

    Waku saaray macalin ❤🤝😊

  • @awisaed-dl7my
    @awisaed-dl7my Жыл бұрын

    sxb waa lagu weyey ee

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله اخي الكريم 🤍💛🤎📜

  • @MuxuboMxmad-oy6jq
    @MuxuboMxmad-oy6jq Жыл бұрын

    Masha alh

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 Жыл бұрын

    wow

  • @kheyroabdi5564
    @kheyroabdi5564 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @askarmaan7580
    @askarmaan7580 Жыл бұрын

    100k🎉🎉 hambalyo ❤

  • @YusufAli-vg8vd
    @YusufAli-vg8vd Жыл бұрын

    Waa wadamke halkaan yeey xuduud lawadagaan nubiyiinta reer sudan baan moodi jirey

  • @husseinabdul8290

    @husseinabdul8290

    Жыл бұрын

    Waa masaari

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын

    Mashaa Allah hambalyo 100

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Жыл бұрын

    Allayla billayla heesta kaliya carabi kakasaayo 😂

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Жыл бұрын

    Muqaal caadi ma ahaa

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Жыл бұрын

    Geedi sahanoow ninka ha udhiibin waryaaa waa kalmad adag mana la mid aha أخي aboowe, walaal ama huuno ayaa lamida Cafwan waa sixid yar okliya maaha canaan

  • @raxmafeysal2544
    @raxmafeysal2544 Жыл бұрын

    Masarida waa xariifin waa sida turkida soomalida waa amanayan si ey lcg kaga qaatan soomali wax waa dhiibta lagugu dhmeyna😂😂😂😂

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Жыл бұрын

    ❤❤

  • @kulanso2355
    @kulanso2355 Жыл бұрын

    Zxb subtitle usamee intay wax kuu sharaxayaan adna aad afcaribiga ku hadlaysid

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Жыл бұрын

    Aswan waa markii u horaysay een maqlo magaladan wa xagee wll adoo sucudiga joga ogaa eee

  • @GeediSahan

    @GeediSahan

    Жыл бұрын

    Taxanaha Masar Wali socdaa Waxay ku taala koonfurta Masar

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Жыл бұрын

    Wall geedi sahan waxa iga codis ah inaad isku deydo luuqada soomaliga aan aheyn marka lagu hadalayo inaad turjumaadeeda hoos kusoo qorto madaama aatahay shalhsi soomaaliya dadka kudaawadaa ay soomaaliyihiin ee ad wax usoo gudbinayso hormar wacan baan kuurajeynayaa nala wadaag tirade dal aad marayso marka aad tagto dalkugu cusub sidii horeyba aad usameyn jirtey hormar wanaagsan wall geedi sahan Somalia waa timi lkn wali Boosaaso maadan soo gaarin dabcan waa meel dalxiiska kufiican lehna goobo badan oo taariikhiya ooloo dalxiistago qaarkoodna caafimaad ahaan ufican waana rajeynayaa inaad dalxiis ahaan u imaandoonto iyo dhulmareen aad dalkaaga hooyo kala baranayso

  • @maxdar11
    @maxdar11 Жыл бұрын

    Masar muuqaaladeeda nooso badi 11:07

  • @Abdala247
    @Abdala247 Жыл бұрын

    👀☝🏾

  • @apdijabarcsiis9745
    @apdijabarcsiis9745 Жыл бұрын

    Wadanka magacii

  • @xogbaar
    @xogbaar11 ай бұрын

    Anaa mudan maaha ee waxaad dhahdaa adaa mudan

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Жыл бұрын

    lkn koobkaa biyaha ad ku cabtay qofkasta ku cabayo si dhafayo midas mayna ficnen ina iska maydho

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar11711 ай бұрын

    gg

  • @raxmafeysal2544
    @raxmafeysal2544 Жыл бұрын

    Walaa visa masar waa meeqo markii soomaaliya laga baxaayo i sheeg hada taqano

  • @husseinabdul8290

    @husseinabdul8290

    Жыл бұрын

    Dadka Xamar waydii wadan walbo Waa lacag gooni ah ma ogaan karo London lacag gooni aan dhiibay inta aad joogaysid iyo Nooca Visaha ku xiran tahay iyo wadanka aad ka soo dalbanayso Haday tahay Visa Arday /Dalxiis ah nooca Passport ka aad wadato marka Meeshaad joogto ka ogoow waxna kuuma qaban karo

  • @raxmafeysal2544

    @raxmafeysal2544

    Жыл бұрын

    @@husseinabdul8290 ok mhdsnd wll

  • @Caanamaal
    @Caanamaal5 ай бұрын

    مش انا مدن قل اذا مدن

  • @Somali-One
    @Somali-One7 ай бұрын

    Aswaanidu waa Somali. Mid balooniga wada dheeli jirney ayaa maalin wali afsomali kula hadli jirey. Markaasuu idhihi jirey somali ma ihi 😂

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl Жыл бұрын

    wallahi wiilkan wuxuu mudanyahay inbadan fadlan kusaacida sabiscribeka

  • @user-zn3tu2kh8o
    @user-zn3tu2kh8o Жыл бұрын

    Hope am ur number fun bro keep the hard work 🎉 @geedisahan-somalitraveler

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 Жыл бұрын

    ❤❤