No video

Xuduuda Thailand iyo Malaysia

Waxaan booqanay jasiiradda Langkawi kaas oo ku yaala meel u dhow Xuduudka Thailand
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 41 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 41 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 127

  • @GeediSahan
    @GeediSahan Жыл бұрын

    Fadlan 5 Kun Like iyo Share Arimaheena: facebook.com/profile.php?id=100085820329951 Faadil: kzread.info Abeera: kzread.info/dron/gd0yzuOchgAPYO7ilatJeQ.html Jamaal: kzread.info/dron/8GbkW8JbhWt_rwW_3oQExg.html

  • @fardowsabdilahi5681

    @fardowsabdilahi5681

    Жыл бұрын

    King

  • @caamirroobleofficial9097

    @caamirroobleofficial9097

    Жыл бұрын

    Geedi sahan safarada imisa qarash ayaa ku baxo muuqaal ka soo samey mahadsanid

  • @Mirahamaskaxda
    @Mirahamaskaxda Жыл бұрын

    Ani ahaan KZreadr aan xiiseyo muuqaladisa madama aan aad u daneyo inan wax ka barto nolosha kajirto dalalka kale iyo taariikhdoda ❤ Geedi sahan horay usoco bro

  • @ayanledirie8971

    @ayanledirie8971

    Жыл бұрын

    Google ka baro wadankasta taariikhdiisa luqada ayaa muhima inaa taqaan geedi sahlan googel ayuu kasoo diyaariyaa warbixinta inyarna wuxuu kasoo xigtaa dadka uu la joogo markaa ee wadankaa

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 Жыл бұрын

    masha allah 13:24 sawirka youtube background ka dhigo is the best 🏝🚤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara❤🤲

  • @awad5689

    @awad5689

    Жыл бұрын

    Maxamed baad dadka ku wareerisay. Wax kale oo aad ka sheekaysid ma taqaanid miyaa?

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ

  • @kabtanbuush6765
    @kabtanbuush6765 Жыл бұрын

    Msh allah team 27 mar walipo guul baan urajeynaa

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын

    Thailand 🇹🇭 and Malaysia 🇲🇾 💖 wow beautiful

  • @shankarsomali6553
    @shankarsomali6553 Жыл бұрын

    Geedi sahan Zhip Hore usoco hor mar wacan Ku Rjeena i.a

  • @lacagysocryptolearningchan7568

    @lacagysocryptolearningchan7568

    Жыл бұрын

    Sweatcoin to EVC la bax kzread.info/dash/bejne/k5WJlsR9h7OxdKg.html

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 Жыл бұрын

    Keep going aquuya team 27 ayaan kaa SOO booqday

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Жыл бұрын

    Maasha Alaah ILAAH soomaali ihadhigey

  • @axsanchannel
    @axsanchannel Жыл бұрын

    Mahadsanid wll geedi sahan

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын

    Marhore ayan kudawaday adigo melwalbo marijirtay lkn kumasaren lkn hada waxan kugu bartay asad hagio iyo arimaheena masha allah

  • @nahyaansomalichannel2212

    @nahyaansomalichannel2212

    Жыл бұрын

    asad wll isoboqo

  • @real.zhahid
    @real.zhahid Жыл бұрын

    Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta😭

  • @anasali3616

    @anasali3616

    Жыл бұрын

    Ma lacag baad rabtaa

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 Жыл бұрын

    This man deserve more than that Somaliyeey xaasidnimadu ma fiicno Qofka wx qimo leh idin soo gudbiya abaalkiisu waa inan garab istaagno Maha inan kaxaasidno subscribe ta

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 Жыл бұрын

    Masha Allaha tabaarakalaah nabad ku cuna

  • @abwaanriyaale8939
    @abwaanriyaale8939 Жыл бұрын

    this is Another level wow? so Amazing

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 Жыл бұрын

    Mashaallaahu wallaalo wankula sodaa videos mashaallaahu waa dalxiis ad iyo ad uqurux badan markasto wanwataa videos hore usoco saxib 👏

  • @nahyaansomalichannel2212

    @nahyaansomalichannel2212

    Жыл бұрын

    cabdiqadir wll isoboqo

  • @isseromeo4345
    @isseromeo4345 Жыл бұрын

    The best travel youtuber somalia 🇸🇴 ❤ 👌

  • @bobena84
    @bobena84 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Жыл бұрын

    The best travel in the Somalia legend ❤

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Жыл бұрын

    Ina adeer masha allh hadalkaga ka helaay🥰

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon Жыл бұрын

    @geedi sahan one only Pro. Good jop 🥰

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y6 ай бұрын

    Waaw

  • @mohamedhassanabdullahi8327
    @mohamedhassanabdullahi8327 Жыл бұрын

    Mansha allah geedi sahan

  • @MS-MS11
    @MS-MS11 Жыл бұрын

    Watch this channel blow up soon inshallah you doing great service bro keep it up.

  • @ismailboo9585
    @ismailboo9585 Жыл бұрын

    Geedi sahan hori usoco sxb

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 Жыл бұрын

    Ninka ugu horeeya KZread rada Geedi sahan fii qulubina sxb❤

  • @osmanak5391
    @osmanak539111 ай бұрын

    oh shit waa qoyey ,, fiidmeer ay dalxiis nooga dhigeen kulaha ,,Geedi sahan,,,,daacad ayaan uqoslay,,,, qoyaan cid jecel ma laha kkkk

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын

    geedi sahan oo weli aduunka na kala baraya Keep going brother 🙏

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan Жыл бұрын

    Kaliga ayad ahaan jirtay lkn team ayad heshy! Anay igu hadhay

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 Жыл бұрын

    Masha Allah.

  • @bobena84
    @bobena84 Жыл бұрын

    Best Somalia KZreadr

  • @kiinhasan4287
    @kiinhasan4287 Жыл бұрын

    Geedi sahan legend 😊

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Жыл бұрын

    masha allah

  • @apinash2257
    @apinash2257 Жыл бұрын

    Mahadsanid kpe

  • @mubaarigsiciid-kz1ow
    @mubaarigsiciid-kz1ow Жыл бұрын

    Reer mudisho waa idin samey

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if11 ай бұрын

    Woow zxp Geedi mahdsanid waan kugu xiranahay wayo wan ku tageera midakle zxp Video sificn noogu habeey yacnii shucaac cml ku jira siwacan loma fahmayo qeeb qeb aya sass ah pro Keep Going Lph 👋🏻🙏🙏🙏

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago Жыл бұрын

    Hadaa u jeedo magaca Nabigena Muhammadﷺ♥️❤ ﷺ♥️ like saar ❤🤲☝🕋

  • @yurubkulane2717

    @yurubkulane2717

    Жыл бұрын

    Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw ❤❤ ❤

  • @maanali7596
    @maanali7596 Жыл бұрын

    Rag jilicsan weeye ragaad soo raacday geedi sahan ninka raga ah dhib iyo dheefba waal lala maraa lama dhoho waan rafaadnay ala ba ayeey sida dumarkaa u calaa casheen

  • @Sheeko-Sheek0

    @Sheeko-Sheek0

    Жыл бұрын

    haa wlhi wx igu fikir ah addaan kaa arkay , calaacalka xaliimooyinka ee galeen but views ka galiyy ragga saas uma xuma lol😂😂😂

  • @haajimouse5646

    @haajimouse5646

    Жыл бұрын

    Wllhi anba wan qoslay. Ka wrn kuwa tahriiba ee liibiya oo cadaaba mara iyo kuwan doorada ka cabsanaya 😀😀😀

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Жыл бұрын

    Adiga iyo Asxaabta KZreadrs 👍🙏👋🏾

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Жыл бұрын

    Keep going my bro

  • @arsenalhighlights9785
    @arsenalhighlights9785 Жыл бұрын

    Best travel KZreadr 🎉🎉

  • @kurana289
    @kurana289 Жыл бұрын

    Mashaalah guuleyso wll 👑🙏😍✊❤

  • @MohamedAli-jw6vc
    @MohamedAli-jw6vc Жыл бұрын

    Iyaaa🤩

  • @ibrahimm.mohamed2097
    @ibrahimm.mohamed2097 Жыл бұрын

    Mangrove Somalia ahan shawro Somalia meelo badan kama baxo kaliya meelaha badda leh ayu ka baxa sida caluula, xaabo, West bosaso, kismaayo waa intaan garanayo

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Жыл бұрын

    hore u soco

  • @abdirahmanmahamedofficialc779
    @abdirahmanmahamedofficialc779 Жыл бұрын

    Geedi sahan legend

  • @mohamudabdullahi6795
    @mohamudabdullahi6795 Жыл бұрын

    First comment and first linke @geedi Sahan

  • @lacagysocryptolearningchan7568

    @lacagysocryptolearningchan7568

    Жыл бұрын

    Sweatcoin to EVC la bax kzread.info/dash/bejne/k5WJlsR9h7OxdKg.html

  • @caalinAbyan

    @caalinAbyan

    Жыл бұрын

    Congrats madama uso horaysay

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Жыл бұрын

    Asia Ku laabatay Masha Allah

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 Жыл бұрын

    Keep going legend 💪

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Жыл бұрын

    Somalia gorme imane Xamar

  • @bobena84
    @bobena84 Жыл бұрын

    Walaahi aduunka na soo bartay

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 Жыл бұрын

    Keep going prother

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 Жыл бұрын

    Legend Salama

  • @samiirasalaad4632
    @samiirasalaad4632 Жыл бұрын

    M.a geedi horey usoco.

  • @xasanmaxamed8664
    @xasanmaxamed8664 Жыл бұрын

    From asad hajg

  • @justicomanueldias917
    @justicomanueldias917 Жыл бұрын

    Malexana ladhaha dhaha arimahena wa saxanyahy

  • @qadarsaaji202
    @qadarsaaji202 Жыл бұрын

    Thanks

  • @daawooltv4608
    @daawooltv460811 ай бұрын

    Jini & Miyaa Kalatihiin Micnaheeda Saasmiyaa

  • @mouparekahmett9079
    @mouparekahmett9079 Жыл бұрын

    Legend

  • @hamzenour1730
    @hamzenour1730 Жыл бұрын

    Keep Going pro

  • @alikhanabdi9094
    @alikhanabdi9094 Жыл бұрын

    Welcome king cayda

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Жыл бұрын

    Hormar wacan wlle

  • @nahyaansomalichannel2212

    @nahyaansomalichannel2212

    Жыл бұрын

    abdikariin wll isoboqo

  • @ayaanabdikadir5529
    @ayaanabdikadir5529 Жыл бұрын

    Walal waxan jogaa Atlanta USA balse Malaysia in imado ayan rabaa e siden kula soxarira

  • @mruun2509
    @mruun2509 Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Жыл бұрын

    Woww

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 Жыл бұрын

    from jacelow

  • @justicomanueldias917
    @justicomanueldias917 Жыл бұрын

    Gedi sahan ragedi

  • @cench2
    @cench2 Жыл бұрын

    Dallas ugu xuma aad boqotao

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Жыл бұрын

    Aniga cawo ayan kuusaray YouTubka

  • @ayannaabdirahman
    @ayannaabdirahman Жыл бұрын

    Thailand 🇹🇭 iyo Malaysia 🇲🇾 ilen wa daris

  • @nimconfg
    @nimconfg Жыл бұрын

    From asad xaajiyoow

  • @aaminocabdi7392
    @aaminocabdi7392 Жыл бұрын

    Asc wll mcn geedi abowe gabar walashayan ahay icawi

  • @aishamohamed781
    @aishamohamed781 Жыл бұрын

    Walal wlllhi wan ka helay m.a dalxiska aadban u jeclahey Mogadishu imow

  • @WAAYEEL57
    @WAAYEEL57 Жыл бұрын

    Zxp funaanadii psq gulaystaha wali ma shaacin aade wali waku sugayna ma ilowday

  • @mohamudchanel4882
    @mohamudchanel4882 Жыл бұрын

    Godadka sidan oo kale ah ee waliba fiid meerta joogto waxaa laga helaa macdanta qaaliga ah ee mercury

  • @efrahnur1207
    @efrahnur1207 Жыл бұрын

    Form 🇪🇹😍

  • @hoygasheekoyinka9073
    @hoygasheekoyinka9073 Жыл бұрын

    Geedi sahan wll waxaan raaba inaaad youtube xerto ka google ads

  • @omarabdi5273

    @omarabdi5273

    Жыл бұрын

    Sharaxaadisa youtubka lagama waayo ee kadaawo

  • @hoygasheekoyinka9073

    @hoygasheekoyinka9073

    Жыл бұрын

    @@omarabdi5273 somalia jogaa

  • @feysalibrahimabdiibrahimab528
    @feysalibrahimabdiibrahimab528 Жыл бұрын

    From asad hagio

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 Жыл бұрын

    hada waxaan dareymaa inaa tahay nin kale ee tagay dalal kala duban youtuber dhab ah muqaal qurux badan arkaaa no so Badi somalia aaad

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Жыл бұрын

    Rabic channel kasoo daawo cunto macaan 💙💙💙💙💙🌹💙❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 Жыл бұрын

    WAAN OGAHAY WLL WAD ARKI DOONTA FARIINTAYDAN RUN AHANTII WAXAN JOOGNA ADUUN ADUUN MICNIHI KA DHAMADAY 😭😭 OO SHARKI KA BATAY KHAYRI WAXAN SOO GUDBINA BARNAMIJYO DIINI AH OO AD WAX BADAN KA FAA'IDI DOONTO NAGUSO BIIR OO NASO RAAC WLL #ILAHAYOW_JIDKA_TOOSAN_NAGU_HAGAAJI 😭

  • @najaxabdihamanbidhanqurux1560
    @najaxabdihamanbidhanqurux1560 Жыл бұрын

    From arimaheena 🥰

  • @faizgymanstic5465
    @faizgymanstic5465 Жыл бұрын

    Thai Cave rescue

  • @cadnaancali516
    @cadnaancali516 Жыл бұрын

    Catosh noo matal waa caadiyey

  • @liibaanqazaali6134
    @liibaanqazaali6134 Жыл бұрын

    geedi sahan pleas farance aad pleas

  • @historypublishers
    @historypublishers Жыл бұрын

    💪🏾🇸🇴💪🏾

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥

  • @11naa44
    @11naa44 Жыл бұрын

    Cuntadoda wa funny wlhi

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Жыл бұрын

    SCW WAARYAHE WEHEL BAAD HESHAY RAGI BAAD SOO KAXEYSATEY ASAD BAAD SOO XALIFIYSAY WAAR NIMAKANI INEY TAHRIIBAN BAY RAABANE HAA XIDHXIDHIN SOM WAA SOCOTO WADANKENA YAA KAWANAGSAN

  • @pazhirmo7975
    @pazhirmo7975 Жыл бұрын

    M.a por

  • @roodaomarsheikh2203
    @roodaomarsheikh2203 Жыл бұрын

    Wll.side lagu tagi karaa thailand muhiim buuiyhy qofjoga hduu jiro reply

  • @ayannaabdirahman

    @ayannaabdirahman

    Жыл бұрын

    Ana jooga wll mxad oga bahanthy

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Жыл бұрын

    Forom asad hagio arimeehena

  • @Liban98
    @Liban98 Жыл бұрын

    Sxb geedi sahan hada 100 kun gaartid i.a☝waxan rajaynaya in aan Hadiyar iphone 13 ama 14 iiga dhigi dontid lipx😆👊

  • @calimalaap2423
    @calimalaap2423 Жыл бұрын

    🖐🖐🖐🙏❤

  • @nahyaansomalichannel2212

    @nahyaansomalichannel2212

    Жыл бұрын

    cali l isoboqo

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 Жыл бұрын

    Geedi sahlan wuu fogaaday markan asia ayuu aaday laakiin waxaan ka baqayaa haduu Thailand galo inuu kasoo bixi waayo waayo waa Meel singelka ku dhagta anigaa dalxiis ku tagey oo kasoo cararay kkkkkk

  • @LiveTikTokSomalipeople
    @LiveTikTokSomalipeople Жыл бұрын

    Hhhhh geedi sahanaw waxan soo xasuustay indr berigii aad subaxa hore igu soo garaaci jirtay albaabka 😂😂😂

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 Жыл бұрын

    Nimbaa fashilmay ileen ninkaan saxibkeen filter ayuu iska so duubi jirteen 😆😂😂 asad xajiyow inagana waa sugaynaa raga filter ebar isagdhigeen hhh

  • @rermudugaangeeridakabaqin4747
    @rermudugaangeeridakabaqin4747 Жыл бұрын

    Catoosh iyo maslaxa aad noqoteen🤣🤣

  • @nahyaansomalichannel2212

    @nahyaansomalichannel2212

    Жыл бұрын

    wll isoboqo