XUKUMO SIGAAR CAB OO KU GUULEYSO $100 XUKUMO+POINTS

Пікірлер: 1 400

  • @walaalsuheib732
    @walaalsuheib732 Жыл бұрын

    Inta Pysii Isdhaafisey Like Saara..😂😂🖐️

  • @suhaybsabca7952

    @suhaybsabca7952

    Жыл бұрын

    Legend 😂😂 32:08

  • @galadomuod5940

    @galadomuod5940

    Жыл бұрын

    😂😂😂 aqli

  • @nashwanosman3449

    @nashwanosman3449

    Жыл бұрын

    Marwalba isdhaafiya😂😂

  • @siyaadolyrics1200

    @siyaadolyrics1200

    Жыл бұрын

    Wll Suheip Legend Kula Mida ahy

  • @sahromacalin8943

    @sahromacalin8943

    Жыл бұрын

    @@nashwanosman3449 istookale😅🤣

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Жыл бұрын

    Inta jiifka ku dawanysa like isaara😂😂

  • @ifraxhussein5359

    @ifraxhussein5359

    Жыл бұрын

  • @sumayomohamedsanaag4160

    @sumayomohamedsanaag4160

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @jawharaxasan5120

    @jawharaxasan5120

    10 ай бұрын

    Asadow waakaa saxan yihiin

  • @jawharaxasan5120

    @jawharaxasan5120

    10 ай бұрын

    Wlh waan fuuray

  • @rehmaruun6921
    @rehmaruun6921 Жыл бұрын

    Asad dhaar haku dagdagin gameka waligiis sidan ayuu ahaan jire wey kasaxanyihiin ceyda iyo cumeer😊

  • @abdisamadsheikh

    @abdisamadsheikh

    Жыл бұрын

    Aad iyo Aad

  • @habsageenyo7166

    @habsageenyo7166

    Жыл бұрын

    Imika 3cisho wa inuu soomaa

  • @kinsigabuush8347

    @kinsigabuush8347

    7 ай бұрын

    waa run😢😅

  • @maxamedfaadil
    @maxamedfaadil Жыл бұрын

    Cayda dharka uu wato hooyadii ayaa somaliya oogu soo dhibty inta ila og like isaara 😮😮

  • @user-nw6hq4sm9p

    @user-nw6hq4sm9p

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @AmiinXasan-fz4vr

    @AmiinXasan-fz4vr

    3 ай бұрын

    😅😅​@@user-nw6hq4sm9p

  • @AmiinXasan-fz4vr

    @AmiinXasan-fz4vr

    3 ай бұрын

    😅😅😅😂

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Жыл бұрын

    dhibcaha qofan ciyarta kujirin ha qoro hada igu racsan tahay like sar

  • @XareedhanadXareedhanad
    @XareedhanadXareedhanad Жыл бұрын

    Gabar walba asturan commentigayega akhrinayeza wa walashay ❤❤❤❤

  • @user-vg8mf5yu5g

    @user-vg8mf5yu5g

    5 ай бұрын

    Safiyo 👶🏾

  • @Canada.143
    @Canada.143 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @raxmiita8r384

    @raxmiita8r384

    Жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

  • @mohaa373

    @mohaa373

    Жыл бұрын

    Target 100 like

  • @jamalmohamed9912

    @jamalmohamed9912

    Жыл бұрын

    Ceyda asad waa qaldan yahay ee cumeer waa laso baxaayaa warqada ee geamka ciyarta kadaa dheg

  • @amranaxmed3469

    @amranaxmed3469

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @yasserarafat589

    @yasserarafat589

    Жыл бұрын

    Asad wuu ku khalday walahi🤣 5 markad ka jartay 5 lagu siin lahaa away 5 kaa dhexsaray cayda

  • @Juweria22
    @Juweria22 Жыл бұрын

    Asad Aboowe Hal Fikrad aan wataa maadaama aad adiga ciyaarooso Pointiyada Qof kle hakuu qoro Sababtoo ah Waad ogaanee inta pointa aad heysato marka qof kle hakuu qoro Fikradaas aan wataaa😊❤

  • @zalatan__hassan

    @zalatan__hassan

    Жыл бұрын

    Siksta weeognyn wayo dhibcaha io weeislasocdan

  • @Juweria22

    @Juweria22

    Жыл бұрын

    @@zalatan__hassan Mya Ma ogaanaayo Markaas sababtoo Ha intuu Ku Mashquulsan yahay wuu ilabaa lkn Hada haduu asi qoronaayo Wixi adag Woxoo Fiirinaa inta dhibco oo heesto kadibna ma sameenaayo oo dhahaaa✨🥺

  • @binyaamiinhamza7747

    @binyaamiinhamza7747

    Жыл бұрын

    wn racsanahay ileen markasta wu ku xisabtamaa inta u haysto ayagoon ogeen waxa ay haystaan teda kle Qaraarka hanaga daayo 🤚🏻

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Жыл бұрын

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @Luzza____ppe2661
    @Luzza____ppe2661 Жыл бұрын

    PAUSE CHALLENGE nooso samay inta igu raacsan love dhackusii❤❤

  • @user-wm4dz9rj3m
    @user-wm4dz9rj3m Жыл бұрын

    Ilahayow khatumada khayr nogu khatim😢ani iyo familkayga iyo inta idawanaysa masha allah❤❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Жыл бұрын

    Hadii aad artiye magac Allah like sare 💞💞💞

  • @AhmedAbdi-yc4dd
    @AhmedAbdi-yc4dd Жыл бұрын

    Game kan waxa Qurxin jiray Abeera Please Hal mar abeera Ku soo DaR😢😢

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Жыл бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @fardowsacrashiid-kj5hi

    @fardowsacrashiid-kj5hi

    Жыл бұрын

    Assad is ka dhig😂😂😂😂

  • @hibocabasmaxamed8220

    @hibocabasmaxamed8220

    Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @crixmaanmaxamed1294

    @crixmaanmaxamed1294

    Жыл бұрын

    Scw

  • @umumohamedamin-ci5to

    @umumohamedamin-ci5to

    Жыл бұрын

    SCW

  • @shamiscadey

    @shamiscadey

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Жыл бұрын

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soracdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤍🤍✨

  • @mohamedaliabdille3088

    @mohamedaliabdille3088

    Жыл бұрын

  • @kinsigabuush8347

    @kinsigabuush8347

    7 ай бұрын

    amiin❤❤

  • @YahyeAhmedAbdi-lv8ix
    @YahyeAhmedAbdi-lv8ix Жыл бұрын

    Kusaliya nabiga (scw)

  • @Zandarella143
    @Zandarella143 Жыл бұрын

    Pause ⏸ challenge u xiizay yaa ila qaba😢

  • @queentasniim2696

    @queentasniim2696

    Жыл бұрын

    The one and only I hate that challenge 😤

  • @sucdidahir1558

    @sucdidahir1558

    Жыл бұрын

    Noso celi barnamijaka paws u xisnay

  • @Zandarella143

    @Zandarella143

    Жыл бұрын

    ​@@queentasniim2696Don't attach what you feel, speak for yourself

  • @abdirahmanmohamed3964

    @abdirahmanmohamed3964

    Жыл бұрын

    ​@@Zandarella143 anaa uxiisay quruxeey ma dheelnaa ❤

  • @zimranpea798

    @zimranpea798

    Жыл бұрын

    Me wlhi🎉

  • @najkapio9561
    @najkapio9561 Жыл бұрын

    Inta is dhafiso paysii loveta saraa 😂😂

  • @walifeysal7585

    @walifeysal7585

    Жыл бұрын

    Markaa arko madaxa ixanuuna

  • @ladnaofficial3420

    @ladnaofficial3420

    Жыл бұрын

    Anaaa kula mida wllo

  • @faraxabdi3028

    @faraxabdi3028

    Жыл бұрын

    Aniga 😂

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW

  • @shamiscadey

    @shamiscadey

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @haawoabdishugri502

    @haawoabdishugri502

    Жыл бұрын

    Scw

  • @zhadiyakhadar-cr1pj

    @zhadiyakhadar-cr1pj

    Жыл бұрын

    Scw

  • @josefjohan-uw3yp

    @josefjohan-uw3yp

    Жыл бұрын

    Markaa sigaarka cabeesay😢 masoo xasuusan nabiga hadamaasooxasuusanee😅😅😅

  • @libaandreamboy514

    @libaandreamboy514

    Жыл бұрын

    Scw

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕💕❤️💘

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Жыл бұрын

    Asad hagio iyo xukumadiisa yaa ila jecel mise waa ka ligey 😂xukun ugu shidan 😂😂😂😂

  • @siciidsiciid5247
    @siciidsiciid5247 Жыл бұрын

    inta gamekan ku haysata like😊

  • @najlahabad4497
    @najlahabad4497 Жыл бұрын

    Asadow Caawa dhan Sigaarka Hacabinaa ku qeelinaayay Sidaa inaad imaqleyso oo kale Plz wxn dhibaataa kadhaxlee iskadaa Hasameenin Waxaa naftaada dhibaayo 👏👏👏

  • @drhd1043

    @drhd1043

    Жыл бұрын

    Wll imisa sano cabaysay

  • @user-fv7rb7wi5l

    @user-fv7rb7wi5l

    7 ай бұрын

    ​@@drhd1043😂😂😂😂

  • @ItzHooda
    @ItzHooda Жыл бұрын

    Ciyaartan waa macaan lknze asad baa qarara ani layma tuso dadka qarara xita wa iska dayey

  • @saamiyasiman9742

    @saamiyasiman9742

    Жыл бұрын

    Wlhi sax waxas niyad jab dod mfcno

  • @fartunaweis9608
    @fartunaweis9608 Жыл бұрын

    Inta is dhafiso paysii 🙋🏻‍♀️ loveta saraa 💜👈

  • @AhmedHassanp4
    @AhmedHassanp4 Жыл бұрын

    Wallky iyo Walashy somaliyed ee muslimka aho waxa niga codsana hooyo iga xanuusan ee igu soduceeya ajir iyo xasanaad aakhiro allh kusaro Wall ❤❤

  • @shaymamahhamed3853

    @shaymamahhamed3853

    Жыл бұрын

    alle ha ku caafiyo wll😢

  • @AhmedHassanp4

    @AhmedHassanp4

    Жыл бұрын

    Aamin yarabi mahad Sanid

  • @aminaabdi8569

    @aminaabdi8569

    Жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo hoyo🤲

  • @ayanalidiriye

    @ayanalidiriye

    Жыл бұрын

    Allha nocafiyo hoyowalbo sumali wa hoyadeno kale cafimad tama Allha siyo hoyo mcn😢

  • @yaxyamaxamedcumarexyaayaa6006

    @yaxyamaxamedcumarexyaayaa6006

    Жыл бұрын

    Allah haku cavio

  • @saharaabdi9634
    @saharaabdi9634 Жыл бұрын

    Favorite challenge keep going my brother Asad really u r hardworking man gull iyo gobonimo

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 Жыл бұрын

    Asad wa qaldantahay ceyda ciyarta asga laha asana siyay lkn cumer ciyartisa wuu dheela asa leh

  • @fooseyhaajit3036

    @fooseyhaajit3036

    Жыл бұрын

    Haa wuu qaldan yhy

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Жыл бұрын

    Asad game ka qaraarka ka dhaaf😁Cumeerko suu u qoslaayey wuu fuuray😂😂😂😂😂

  • @sharifgeyre330

    @sharifgeyre330

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂 Haa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Three legends always asad hajio and cumir and king ceyda another's levels this is challenges hard work 💯💪👍👍⚽️❤

  • @zakiaswad3100
    @zakiaswad3100 Жыл бұрын

    Ku saliya xabibken maxamad scw ❤

  • @abdirahmanjamcale

    @abdirahmanjamcale

    Жыл бұрын

    Scw

  • @qadanomarhashi655

    @qadanomarhashi655

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @sunish-kk6qc

    @sunish-kk6qc

    Жыл бұрын

    Scw 🥰🥰

  • @muqtaarcali7155

    @muqtaarcali7155

    Жыл бұрын

    Scw scw

  • @xamzashacali
    @xamzashacali Жыл бұрын

    Asad adiga iyo cumeer bigfan waxbadan waad iga qosliseen eesoobadiya 🎉🎉🎉 Asad abti mcn 2000m inshaa alah ❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Жыл бұрын

    Hadaad ujeedo magaca Nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DigfeerDaahir

    @DigfeerDaahir

    Жыл бұрын

    Scw

  • @fardowsaabdirahman7997
    @fardowsaabdirahman7997 Жыл бұрын

    WaLalayal igula saliya xapipkena muxamed صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ilhaanilhaanhassan9868
    @ilhaanilhaanhassan9868 Жыл бұрын

    Jah inta ku heysato game kaan🙌🤗❤️

  • @tushbae4714
    @tushbae4714 Жыл бұрын

    Weligey xukunkan mid ka qosol badan ma arkin cawo waan furey😂😂😂

  • @mustaphmacalin1028
    @mustaphmacalin1028 Жыл бұрын

    Asad bro dhaarta haku dadagin ee kafiirso sxp dhaarta ciyaar ciyaar ma ahan🙏

  • @user-wm4dz9rj3m
    @user-wm4dz9rj3m Жыл бұрын

    Ilahayow khatumada khayr nogu khatim😢ani iyo familkayga iyo inta idawanaysa masha allah❤❤😮😊

  • @mascuudpulshaawi8779
    @mascuudpulshaawi8779 Жыл бұрын

    Asad My Brother Waaku Salaamey Adi Iyo Dhammaan Team 27 ✊🔥 Meel Walbo Aad Joogtaan Respect Man🤝

  • @asmamaxamed9629

    @asmamaxamed9629

    Жыл бұрын

    Haye inta makugu arky mascuud Hhhhhhh

  • @mascuudpulshaawi8779

    @mascuudpulshaawi8779

    Жыл бұрын

    @@asmamaxamed9629 Adkaatey😳😂 🏃‍♂️

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Жыл бұрын

    Aan ku salino xabiibkeena Muhammad scw scw ❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Жыл бұрын

    Cumeer iyo Ceyda are really good boys.

  • @murzal385
    @murzal385 Жыл бұрын

    Ku sali nabiga Muhammed scw scw scw scw❤❤

  • @muqtaarcali7155

    @muqtaarcali7155

    Жыл бұрын

    Scw

  • @user-hb7qd3fu7u
    @user-hb7qd3fu7u Жыл бұрын

    Caawa ana uhoreya oh my God keep going asad ceyda and cumeer ❤

  • @nasromahmoudabdi
    @nasromahmoudabdi Жыл бұрын

    Legend king ceyda keep going brother

  • @gabarsomaliyeed856
    @gabarsomaliyeed856 Жыл бұрын

    Alla asadoo waaku taagera runtii❤😊 Allah ku dhowro aboowe❤

  • @CabdinasirOmar-xg3fu
    @CabdinasirOmar-xg3fu Жыл бұрын

    Yaa ruasuulka jecel❤

  • @khadroaden

    @khadroaden

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw 🥰

  • @liban1903
    @liban1903 Жыл бұрын

    Asad ayaga a ka saxan qof pionts ha lasiyo ama halga jaro wu dheela tookadisa😊

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @fagalapoi762

    @fagalapoi762

    Жыл бұрын

    Asad weekaasaxsanyihiin raga dhicitaanka jooji pro wlhi waa nigu dayanaa team 27siiba adi iyo cumeer iyo ceyda marka sxp janalkeey iikalakici plz walaal

  • @Cabdinho

    @Cabdinho

    Жыл бұрын

    Halkaan aa kaa salaamaa abtiyow asad

  • @adamzahil

    @adamzahil

    Жыл бұрын

    m.a 3 diina alle ha idin daayo waan ifin tageraa guleysta wllhei ❤

  • @sacdiayahya5576

    @sacdiayahya5576

    Жыл бұрын

    Hi 👋 to be done ✅👍 to ❤ Qalbi

  • @safinhogaming5250

    @safinhogaming5250

    Жыл бұрын

    ggg😊

  • @bakarowmoha
    @bakarowmoha Жыл бұрын

    Ku sali nabiga scw❤

  • @drrana6881
    @drrana6881 Жыл бұрын

    Yeah my favourite game🤩 thanks wllo asad hore u soco guulaysana mar walba

  • @ThiogoSilva-ze4wg
    @ThiogoSilva-ze4wg Жыл бұрын

    This is a challenge keep going asad release us what ever you prepared 🙌 legend never disappointed 😞. NUMBER ONE SOMALI KZreadR AM BIG FUN YOU FROM KISMAYO. DON,T GIVE A SHIT 🥰🥰🥰

  • @suhaybalta-ih7cs
    @suhaybalta-ih7cs Жыл бұрын

    The greet of all time king cayda 🏆🏆🏆🏆🏆🏆❤❤❤❤

  • @user-vg8mf5yu5g

    @user-vg8mf5yu5g

    5 ай бұрын

    Safiyo 👶🏾

  • @decoyare1264
    @decoyare1264 Жыл бұрын

    Inta iga dambeyso like ii saara Asad Allah ku barakeyo wll ✊😊

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын

    Oh my good nice gurigaan wan ilawnay ileen guri wayn o kale ayad na gayseeen Halksan idinla joognay maalmo😋🔥❤my team 27 is not Easy

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np2 ай бұрын

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @halimaali6827
    @halimaali6827 Жыл бұрын

    ASC asad waad dhaaratay waana lagaa garhelay xukunkeedaa lagaarabaa🙏

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Жыл бұрын

    Masha Allah keep going ❤️ ❤️❤️

  • @mohemedhussein7761

    @mohemedhussein7761

    Жыл бұрын

    Asad wan ku salamay dhaarta badan kadaa game-ka wad dhaaratay waana laga saxsana.

  • @mobaraksaad4321
    @mobaraksaad4321 Жыл бұрын

    Happy 18 May to all Landers 💚🤍❤️🙏🏼

  • @dazuumaofficial350

    @dazuumaofficial350

    Жыл бұрын

    💚🩶♥️😊

  • @nimcoaragzan5842

    @nimcoaragzan5842

    Жыл бұрын

    Hambalyo ❤

  • @qurux_dumar

    @qurux_dumar

    Жыл бұрын

    2 days left😅😂🎉

  • @munamawe3l016

    @munamawe3l016

    Жыл бұрын

    Thnks ❤🎊

  • @inamohamout

    @inamohamout

    Жыл бұрын

    ❤🎉

  • @mahamoudabdi3131
    @mahamoudabdi3131 Жыл бұрын

    Cumeer and asad the two legends oh my god

  • @naciimaahmed6758
    @naciimaahmed6758 Жыл бұрын

    Asad hajio dar ilaahy ban kuu jecelhy❤❤ waanan ku taageeraa❤

  • @kingmohamed5417
    @kingmohamed5417 Жыл бұрын

    Inta Asad sugeeey cawa walbo like ta ha dhaaafin😂

  • @ayuush9928
    @ayuush9928 Жыл бұрын

    first comment asadoow plss kii afkaaga isku dil soo same next time😊❤❤❤❤❤

  • @XafiidaInaibraahim-yl4es
    @XafiidaInaibraahim-yl4es10 ай бұрын

    Ceyda wlhie legend waku tagera hore u soco illahey haku dhawro wxn rajeyna malin uun ina kulano tvgaagana aanka soo muuqdo♥️incha allah

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 Жыл бұрын

    Koolo bir welligay ma maqal Koolo birtu ma super glue baa tasan aqana e

  • @mohanyare69

    @mohanyare69

    Жыл бұрын

    haa super glue oo af somali aah waye 🤚

  • @kingsamir2542

    @kingsamir2542

    Жыл бұрын

    Aniga soqabo hadii laidihi lahaa wlhi bir caadi radin lahaa ♥️😅

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын

    Asad walhi maanta waad is ceebeysay. wiilasha wey kaa sax sanayeen inaad gaado Ayaad rabtay 😂😂😂😂

  • @ifraahhassan9918
    @ifraahhassan9918 Жыл бұрын

    We miss abeerA 😢😢😢

  • @zakaabdimoha2856

    @zakaabdimoha2856

    Жыл бұрын

    😭😭

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9375 ай бұрын

    Inta 2024 daawanaysa like😮

  • @abdifatahomarahmed9157
    @abdifatahomarahmed9157 Жыл бұрын

    Asad hagio horay usoco horumar wanaagsan kurajeyna insha allah never give up mida kale video ga hanaga soo daahin kan waad soo daahisay

  • @MahdiDaahir-nv2kp
    @MahdiDaahir-nv2kp Жыл бұрын

    Asad hagio big legend waan ku taageera lpx❤

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 Жыл бұрын

    Asad: don't smoke the secret Cumer: it will affect your lunch hhhh

  • @AsiaAzuu

    @AsiaAzuu

    Жыл бұрын

    Lungs 😀😃😀

  • @F.faBio44
    @F.faBio44 Жыл бұрын

    Happy 18 may somaliland 🟩🟩🟩⬜️⬜️🟥🟥🟥

  • @abuukarcaanaakpio2092
    @abuukarcaanaakpio2092 Жыл бұрын

    Talo Asad sxp Mar walwo Laa ilaaha dhahdid Ilalaahu ku dar👋 Laa ilaaha ilaah ma jiro Ilalaahu ilaah moye🥰

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Жыл бұрын

    MashaAllah legends keep going 😊👏💖

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын

    Commentiga haku ordine wax Hubso 😂😂 likes saar 😂

  • @safiyomaxamuud1585
    @safiyomaxamuud1585 Жыл бұрын

    ugu horen wan idin salamy team 27 masha allah allaha ku xifdiyo walalky asad gamekan ad ayan uga hely

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Жыл бұрын

    Garab igu si inan noqdo KZreadr sxb 🙏❣️ Muqalka an so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay waxle isar 🙏 ❣️

  • @caskaboy4803
    @caskaboy4803 Жыл бұрын

    Tan dembi waaye asad 😢 inta igu racsan 👍🏾

  • @fagalapoi762

    @fagalapoi762

    Жыл бұрын

    Lkn fiiri pointes aa lasiiye wah

  • @user-lp4hf9oe2t
    @user-lp4hf9oe2t Жыл бұрын

    King ceyda dharka uu wato maxa waaye😂😂😂

  • @zamzammohamed1493
    @zamzammohamed1493 Жыл бұрын

    Xunka aan ku so qoraayo wuxu noqonaya daashka tirtir ama musqusha oo si fiican u tirtir hel 10 points Waan ogahay inad adiga points ka ku darsaneysid bes waxa jeclaystay xata points ka inaan anigana rayigayga ka dhiibto Hore u soco wllkey iyo teamkiisaba

  • @aliyafarah987

    @aliyafarah987

    Жыл бұрын

    xukunkaaz wa wuxuu awal sameyey wax cusub la rabaa😂😂😂😂

  • @zakariyehaashim4948
    @zakariyehaashim4948 Жыл бұрын

    Another level🎉❤

  • @anisomaxmed4426
    @anisomaxmed4426 Жыл бұрын

    walhi wan idin jeclahy tiim asad xajiyow❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Жыл бұрын

    Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @MetaXeditz147

    @MetaXeditz147

    Жыл бұрын

    waan ku sarey quruxey

  • @asiayasiin
    @asiayasiin Жыл бұрын

    Xakumada waa barnaamij xiiso badan lkn sigaarka inaad ku soo dorto ma ahayn 😢

  • @MetaXeditz147

    @MetaXeditz147

    Жыл бұрын

    bbe

  • @Hawo-bh9gs

    @Hawo-bh9gs

    Жыл бұрын

    Sigar waxa loogu so daray fariin waaye In sigarka wax xun uu yahay wa ficil wanagsan

  • @MetaXeditz147

    @MetaXeditz147

    Жыл бұрын

    @@Hawo-bh9gs wll iska waran

  • @LuulmaxamudadeyLuuladey-dm1wb
    @LuulmaxamudadeyLuuladey-dm1wb Жыл бұрын

    Waana madadaalisaa ku xiisay wlhi asad allaha kaa farxiyo ♥️🙏

  • @gangspoi6645

    @gangspoi6645

    Жыл бұрын

    Ceyda guul

  • @juweriyamohamed1433
    @juweriyamohamed1433 Жыл бұрын

    My favorite gane 😢 ❤❤

  • @ismacillapasta138

    @ismacillapasta138

    Жыл бұрын

    Ha ooyin he😂

  • @prefectgurl4114

    @prefectgurl4114

    Жыл бұрын

    Game*

  • @Ziyaamoha
    @Ziyaamoha Жыл бұрын

    Pause challenge noo soo sameey inta igu raacsan love saar

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Жыл бұрын

    Asadow shb Lacag jaceela thy wlhi waa ku arkayy Adigo kleh marki Mudug jogno wxa loogu waaca “Gacan Geed” 😂😂😂

  • @xuseenmaxamedcabdi9678
    @xuseenmaxamedcabdi9678 Жыл бұрын

    Aaway dadkii jeclaa nabiga ❤❤

  • @muqtaarcali7155

    @muqtaarcali7155

    Жыл бұрын

    Scw

  • @user-lp4hf9oe2t
    @user-lp4hf9oe2t Жыл бұрын

    Inta asad hagio ku xiran mar welbo❤❤

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 Жыл бұрын

    It's another level..Mr Asad

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Жыл бұрын

    Wow asad keep going pro

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Жыл бұрын

    Barnaamijkaan waa ka dambeeyaa wllhi waa midka aan ooga jeclahay waxa layaabay xqq wllhi muuqaalada kale wee idhaafaan lkn muqaalkaan anaaba soo radsado hawenadan oo kle Calaa kuli xaal Walaalkee Asad hagio & Team 27 🎉😢❤ One love ❤ ✋✋

  • @sharmaboyofficial2868

    @sharmaboyofficial2868

    Жыл бұрын

    Sxp cod soo duuub 🤣

  • @suldaanboss5376

    @suldaanboss5376

    Жыл бұрын

    @@sharmaboyofficial2868 Wee iga Soo Dhawdahay ✌😜😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Жыл бұрын

    Mashaallah Hambailyo Hambailyo 18 my somaliland 💚🤍❤️🥰🥰🥰🌹🌹🌹👏👏👏💯💯💯💯👍

  • @Toti-pb6tk

    @Toti-pb6tk

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @mulkihajiabdulkadir9944
    @mulkihajiabdulkadir9944 Жыл бұрын

    Fiiri waa qaldan thy asad ma ahan wuu leyahay cumeer qalad waaye qofkan waa la siiyey asaga ma dhihin isii dheesha haku ciyaaro

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😅😅 Breathless keep going you do good gaze keep going. I leave America I'm gonna come in Malaysia.😊😊😊😊

  • @QaluuAlpi23
    @QaluuAlpi23 Жыл бұрын

    Ninkii igu horey dawaday like isar😂😂

  • @nimcomohamoud3552
    @nimcomohamoud3552 Жыл бұрын

    Qofkii ugu horeeyay plz like ii saara oo isoo wada salaama team asad😂

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын

    Legends wlh 😂😂wd Iga qosliseen legend asad hagio 😂😂😂❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Жыл бұрын

    Lkn Gemka 5 Pointska kada tirada badi Si lokala sareyo wax ficn😂😂

Келесі