XUKUMADII UGU ADKAA TIMAHA ISKA XIIR KU GUULEYSO 125 DOLLAR DO or QUIT

Пікірлер: 1 700

  • @hamthanasir3777
    @hamthanasir3777 Жыл бұрын

    Cayda cumar iyo mahres next game isku balami inta igu raacsan like👍👍

  • @samalehainan7883

    @samalehainan7883

    Жыл бұрын

    Haa Asad Hagio

  • @nasromohamed9875

    @nasromohamed9875

    Жыл бұрын

    Haa Asad hagio

  • @Dr.Muhiyidin

    @Dr.Muhiyidin

    Жыл бұрын

    Haa wallhi

  • @ubahhuseen3610

    @ubahhuseen3610

    Жыл бұрын

    Haa wlhi

  • @nimcomohamed530

    @nimcomohamed530

    Жыл бұрын

    Ana kugu raacsan waliba asad ha ka hadho oo yusan la ciyaarin

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын

    Wllhi mehriz is playing as honest and he deserves to be winner 😥🎉🎉💯

  • @jeeymaanbilow2587

    @jeeymaanbilow2587

    Жыл бұрын

    Honestly he won the game earlier

  • @Afra_mohamett

    @Afra_mohamett

    Жыл бұрын

    Exactly 💯 wallaho

  • @mohamedmowlid7239

    @mohamedmowlid7239

    Жыл бұрын

    Welcome back again legend hore usoco legend

  • @maroonita7569

    @maroonita7569

    Жыл бұрын

    Yes he deserves it 👏 congrats to him 🥺💞🥰

  • @muhudiinhasanofficial3835

    @muhudiinhasanofficial3835

    Жыл бұрын

    Basaxiirka waa ka foqday hhhhhh

  • @khaalidaywaa9177
    @khaalidaywaa9177 Жыл бұрын

    Sida aa u rabay in uu MESSI World cup U qaado Aa MAHRES na Guusha ula rabay😊 Intu Ku faraxday Guusha MAHRES👍

  • @aaminaaxmed3728

    @aaminaaxmed3728

    Жыл бұрын

    1

  • @aaminaaxmed3728

    @aaminaaxmed3728

    Жыл бұрын

    mares

  • @user-fz8sw9gu2s

    @user-fz8sw9gu2s

    10 ай бұрын

    Mares😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Arsadecade

    @Arsadecade

    9 ай бұрын

    aniga ayaa kugu raacsan😂

  • @mustafdaacad4700
    @mustafdaacad4700 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw

  • @hustlehardplayharder-zp3pd

    @hustlehardplayharder-zp3pd

    Жыл бұрын

    Scw❤🙏

  • @Ikraam247
    @Ikraam247 Жыл бұрын

    Sidaan ugu farxay lee wiilkaan guushiisa 😮 msh allh Xta waan bootiyay mrki waqtiyoo nasiibka intan sugi waye mahres guushiisa any way wxe Ila tahay wilkaas guushisa in lagu wada farxay ❤🎉❤❤ Hambalyo walal

  • @okiisajiisi7476

    @okiisajiisi7476

    Жыл бұрын

    Aniga xitaa runtii waxaa la rabey mahres

  • @daudnani5621

    @daudnani5621

    Жыл бұрын

    Kul mid walh wiilkn waan unxy

  • @mohamedabdiwahabmohamedzuldan

    @mohamedabdiwahabmohamedzuldan

    9 ай бұрын

    Wlahay waan ku farxay runtii

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

  • @caliadan5246

    @caliadan5246

    Жыл бұрын

    Ku sarey😂

  • @salmaanyare3372

    @salmaanyare3372

    Жыл бұрын

    😂

  • @SomaliChanel

    @SomaliChanel

    Жыл бұрын

    Wan qosly wlh qoralkaga markn arky thank u huuno

  • @user-ih8hz3ij6g

    @user-ih8hz3ij6g

    Жыл бұрын

    Kusarey😂

  • @nimcomohamed530
    @nimcomohamed530 Жыл бұрын

    Gameku wuxuba ku qurux badan yahy dadka xamasada u yelaya ee wax walba isku dayaya inay sameyan sida mahris sido kle asadaw gamekan oo kle ha ku jirin adigu sidaasa ila qurux badan waayo adigu waad qortay oo wad ogtahay xukumada, guul iyo gobanimo my team 27❤

  • @user-fc2gs9ms8b

    @user-fc2gs9ms8b

    Жыл бұрын

    😮genious

  • @yusra11_
    @yusra11_ Жыл бұрын

    14:42 apdalla 25points ayuu watay mahres ayaaa 5point ka jaray sdaa apdalla waxa u ku lhaday 20points 21:55 markii mahres tinta laga xiiray ka dip apdalla waxa uu weli sii heystay 25tii points uu mahres ka jaray 5points oo ka mid ah qaladka hlkaz ayu ka jiraa anyway labajeerba mahres uu guuleystay 🥰🎉🎉🎉🎊🎊🎊✨✨🌟🌟

  • @maryancali7964

    @maryancali7964

    Жыл бұрын

    Isla isaga dhhy qalad Aya jiro lkn lama fahmin

  • @cadceedabdullahi248
    @cadceedabdullahi248 Жыл бұрын

    Aaway dadki jecla nabiga scw😢😊

  • @abdiwaliabdi3909

    @abdiwaliabdi3909

    Жыл бұрын

    Scw

  • @aaminaaadanmaxamuud3682

    @aaminaaadanmaxamuud3682

    Жыл бұрын

    Scwscw scw.scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw

  • @iftinqurux7959

    @iftinqurux7959

    Жыл бұрын

    Scw Scw

  • @khadramohmet24

    @khadramohmet24

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw 😍😍❤

  • @ahmedqulfe3122

    @ahmedqulfe3122

    Жыл бұрын

    Asad cabdalla waxba maadan kajari yaah

  • @dhool2477
    @dhool2477 Жыл бұрын

    Asad waa qaldey dhibcaha 20 point lahaa cabdalle intaanu xiirin timaha ka hor Mehraz la dib cabdalle bottonkii la tuurayey 10 dhibcood ka helay sidaas waa 30 wx kle dnbe ma shaqeysan Halka mehraz markii timaha xiirey 35 helay ka dib 5 hadana laga gooyey Last gii hdana 5 point o ukunta u cabey wka helay sidaasa 35 point sidaa ku helaya Wxana game kan sidaa ku guuleystey mehraz 🙏 inshallah dib u fiiri doonta natiijada 🖐

  • @daadirhero2438

    @daadirhero2438

    Жыл бұрын

    Haa asaa guulestay woona uqalmy

  • @baanuu475

    @baanuu475

    Жыл бұрын

    Wlhi sax weye zxp mahraz ayaa gulestay zxp

  • @sactushchannel

    @sactushchannel

    Жыл бұрын

    sax

  • @xppixbi5223

    @xppixbi5223

    Жыл бұрын

    Sax waaye sxb Mehraz badiyaay

  • @mavieruzgar4549

    @mavieruzgar4549

    Жыл бұрын

    Asad wlhi waa xujo aad u adag

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 Жыл бұрын

    He deserves to be winner❤

  • @cabdinaasir7053
    @cabdinaasir7053 Жыл бұрын

    Asadow dhibcaha wax baa ka qaldan mahrez aa Gameka badiyay ee xaqiisa sii plz challenge ga dartiis buu tintiisa ku waayay 😢

  • @xabadmire175
    @xabadmire175 Жыл бұрын

    This is a legend Mahrez WA xukunki ugu adkay e dawado Cumer iyo Cayda wa ku fashilmen Geem kan ragana u qamo inta igu racsan 👍

  • @amanaaQuruu6491

    @amanaaQuruu6491

    Жыл бұрын

    Kotuu matii nafa thii qalii 💞💓

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Жыл бұрын

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @zakaabdimoha2856

    @zakaabdimoha2856

    Жыл бұрын

    Amiin ya rabi

  • @aweysmaxamed6588

    @aweysmaxamed6588

    Жыл бұрын

    Aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin aaamin sxb I

  • @gaaldilekundille1882

    @gaaldilekundille1882

    Жыл бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @alimuuse293

    @alimuuse293

    Жыл бұрын

    amiine

  • @muniiraadam6098
    @muniiraadam6098 Жыл бұрын

    Cayda cumer iyo mahres next game isku balami int igu raacsan like iisaara 👍👍👍

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 Жыл бұрын

    Waaaw Mashallh walhi waan KU faraxsanahay inuu mariz guuleysto aadban uyabsanaa Markii Hore alxamdullh WIILKA timaha iska xiiray big game thanks Asad

  • @abdikarimabdirahman4200
    @abdikarimabdirahman4200 Жыл бұрын

    Asadaw gemkan point giisa wad khaladay waxa badiyey markii horeba mahres sababtuna waxay tahay isagoo abdala 25 Point leh mahresna 10 Point leh. Macaliimawna 5 Point leh ayaa mahres ka jaray abdale 5 point waxa usoo hadhay 20 Point. Waxa timi su’aashii tima jarka mahres wuxuu yeeshay 35 Point lkn kamaad jarin 5 Point abdle Video ga dib ufiirso . Kadib waxa timi su aashii caagada abdala 10 Point ayaa ugu darsamay waana 30 Point mahresna 5point ayaa ka goday lkn mahres wuxuu cunay ukuntii saas ayuu ku keensaday 35 Point. Abdala 30 Point markaa inaad tartan danbe geliso xaq maaha lkn nasiib wanaag wuu guulaystay

  • @bundubcosta9140

    @bundubcosta9140

    Жыл бұрын

    Sax waye Abdalla 5 Point's ah ayad ka jarin

  • @abdiwaliargo4951

    @abdiwaliargo4951

    Жыл бұрын

    Sxp Abdalla 5 points kama jarin game ka gadal ogu lawo

  • @Kolkoliyow

    @Kolkoliyow

    Жыл бұрын

    Isku fikir nahy sxp mcn Asad game ka waxba ka qaldamay

  • @wllzaamzaki1221

    @wllzaamzaki1221

    Жыл бұрын

    Sax waaye mahres ayaa badiyey 😢

  • @haliimaabdullhi30

    @haliimaabdullhi30

    Жыл бұрын

    Sax wye wa saxan thy dib ayan ufiiriye wlhi marki tinta laga jaray 25ti u ku so laabtay

  • @abdulaahiabduqaadir272
    @abdulaahiabduqaadir272 Жыл бұрын

    Mahrez guusha waa u qalmayay 100% si niyad ah baan ugu farxay 🙏

  • @fathimoud6054
    @fathimoud6054 Жыл бұрын

    Walhi mahrez wa u qalmay gameka inu badiyo qof dhalimyaro ah oo jecel ma jiro inu tinta iska xiro congrat man 🎉❤😊

  • @jaamacafrica5678
    @jaamacafrica5678 Жыл бұрын

    You deserved it my brother mahrez, I want you won, congratulations champions mahrez

  • @AliAli-rm5bs
    @AliAli-rm5bs Жыл бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Жыл бұрын

    Ani xita wa rabay wajiyo cusub ina gameka ku arko thnk you all guys✌

  • @hamdihashim5924
    @hamdihashim5924 Жыл бұрын

    Alxm Allah ayaa mahad iska leh Wllhi markaan arkay inuu guuleystay waan farxay saan u farxay waligey xitaa ma u farxin guushiisa i.a guul ayaa markasta

  • @abdiasiiszain3015
    @abdiasiiszain3015 Жыл бұрын

    Asad gameka waxa badiyay mar hore mahrez waayo 25 abdale waxa laga jaray 5 markaa 30 Abdala halka 35 Mahrez helay Lkn ugu danbayl ilahay wa ku guleeyay Mahrez fadlan dhibcaha gameka sidan u adag ilaali dhibcaha thanks 😊

  • @JeeMisBoy
    @JeeMisBoy Жыл бұрын

    Alx Reer Comments Salaada allah naga aqbalo 🤲🤲🤲

  • @ayandegen9665

    @ayandegen9665

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @hindajaamac4546
    @hindajaamac4546 Жыл бұрын

    Video qalad ayaa ku jira mahres ayaa ugu horentiiba badiyay . Mahres hambalyo🎉🔥🥇

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 Жыл бұрын

    King Mahrez nd Another Intelligent Boy Macalimu ❤️

  • @najmaabdulkadir6957
    @najmaabdulkadir6957 Жыл бұрын

    Abdalla 30 Mahrez 35 Macalimow 20 Asad wiilka lacagta siii mahrez ayaa raaaye congratulations bro

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi6408 Жыл бұрын

    Abdallah cayda iyo Mahrez isku balami intii ii raacsan like plz😊

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Жыл бұрын

    inta Ku Faraxday Guusha Mahrez👍👏😂🙏

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Жыл бұрын

    Timo la'aannata, waan kuu sii qurux badnaatay.😳😄💟💟

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌

  • @ruuxaamipoi3213
    @ruuxaamipoi3213 Жыл бұрын

    Asad hagio gamekan mahrez baa badiyay tinta intaa uusan jarin mahrez cabdala waxuu lahaa 25points-5 laga rabay oo 20 points usoo hari lahayd marka 5kamadan jarin si fcn ogu laabo🙏🙏🙏🙏🙏

  • @waxkaleboy425

    @waxkaleboy425

    Жыл бұрын

    Wllhi waa runtaa lkn hadi laga badin laha ayey dhib ahan lehed lkn hada wuu badiyey

  • @fanreact7076
    @fanreact7076 Жыл бұрын

    Inkastoo qalad dhanka xisaabta ah uu jiray oo Mahrez caadi u badiyay, Xaqiiq waa kulankii ugu adkaa dhanka xujada. Waa raggii ugu adkaa dhanka xujo furka. Game xiiso miiran ayuu ahaa. Inoo soo badi Asad. Mahadsanid.

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Жыл бұрын

    Ceyda iyo cumeer usheeg nooh in game ka sidaa loo dheelo micnaha wax kasta way isdhaafiyaan ninkaan wax ka bartaa waryaa😅😅😅

  • @najmohajji5277
    @najmohajji5277 Жыл бұрын

    It's like world cup🔥👏👏👏 Mahrez

  • @mohamudmohamed4889
    @mohamudmohamed4889 Жыл бұрын

    Nabiga kusali scw ❤️

  • @faadumomuusexasan3086

    @faadumomuusexasan3086

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @faysalmohamoud9566

    @faysalmohamoud9566

    Жыл бұрын

    SCW ❎ salallahu caleyhi wasallam✔️

  • @mubarakabubakar3480

    @mubarakabubakar3480

    Жыл бұрын

    Salla allahu caleyhi wasallam

  • @aweysmaxamed6588

    @aweysmaxamed6588

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 Жыл бұрын

    mariz timo jaro bilaashana uu helay lacagtiina waa ku guulaystay what a challenge😄😄

  • @amanaaQuruu6491

    @amanaaQuruu6491

    Жыл бұрын

    KaLeii subscribers piils 💓💓

  • @abourawan1138
    @abourawan1138 Жыл бұрын

    during all your videos these are the best this incredible video😅😅❤❤🎉

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 Жыл бұрын

    Walahi mahrez Waan La Rabey Anigana 😂🎉❤ Congrats Bro 😎🤞

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Жыл бұрын

    Finally mahrez won congratulations bro🎉🥳👏 Wax walbo bisinka Eebe lagu bilaabo wey hagaagayaan.

  • @fardawsoxasan8275
    @fardawsoxasan8275 Жыл бұрын

    Walahi wuu uqalmaa inuu guuleysto mahrez🥰hamblyo🎊🥰

  • @marryme4690
    @marryme4690 Жыл бұрын

    Saaa uu la Rabay Lee Inuu MaHrez Guulesto Wuuna Gulestay❤😔Alx Wuu U Qalmay Guusha Tintisu Meesha Ku Waye😭

  • @amanaaQuruu6491

    @amanaaQuruu6491

    Жыл бұрын

    KaLeii subscribers piils ❤💞❤

  • @Mindset999-99
    @Mindset999-99 Жыл бұрын

    Video ga dib ufiirso qalad aya ku jira mahres is a legend ❤

  • @hindajaamac4546

    @hindajaamac4546

    Жыл бұрын

    Wan ku la qabaa mahres ayaa markii horeba badiyay

  • @ayaan850
    @ayaan850 Жыл бұрын

    Wllhi maahir guusha wan larabay wayo markasta bisinka ayuu qabsanayey midakale gym daacad buu u ahaa midakale waxaan kasiinaxay timaha uu xiiray lkn anyway guulayso wll hambalyo 🎉🎊👏👏👏

  • @bellabushra9932

    @bellabushra9932

    Жыл бұрын

    Wuuba guulaystayeeyyy😩

  • @gacalorashiid7249
    @gacalorashiid7249 Жыл бұрын

    Mahrez wlhi san xita waa ku qurxoon yahay Mazha allah 😢❤🥰❤️

  • @mariahappy9532
    @mariahappy9532 Жыл бұрын

    Mahrez congratulations 🎊 👏 wlhi guushiisa aad baan urabay farxad iga tan badatay hampalyo Mar labaad mahrez guushana waa uqalantay❤️🙏👏

  • @muqtaaramiin350
    @muqtaaramiin350 Жыл бұрын

    mahrez every game oo xujo kusoo dar game xararad u uyeela ✊✊✊

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 Жыл бұрын

    Asad hajio Naxariistu waa dhalad Rabi Kugu dhex Uume ❤️

  • @araweelo1690
    @araweelo1690 Жыл бұрын

    Congratulations 🎊 Mahres🥰

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 Жыл бұрын

    Xukunka wanka naxsana wlh wiilka timaha xiirey😌 inlaga badiyo alx mana mootin coment aqrinooyay alx ugu damben uu gulestey👏

  • @bintihaji4953
    @bintihaji4953 Жыл бұрын

    Mashalllah hambalyo mahriz Wlh waa ku farxay markuu guuleystay maskinka tintiisa dhan uu xiiray waa uu uqalmaaaa🎉🎉🎉❤

  • @bisharoabdullahi5777
    @bisharoabdullahi5777 Жыл бұрын

    Mahrees what a man, he deserves yes ani xita wa larabay

  • @amanaaQuruu6491

    @amanaaQuruu6491

    Жыл бұрын

    KaLeii subscribers piils ❤

  • @sofiam1521
    @sofiam1521 Жыл бұрын

    Mashallah congratulation marsi🥰

  • @theanimal259
    @theanimal259 Жыл бұрын

    Asadow fiidiyowgan adiga Dib ugu laabo xisaabta qoristeeda ayaa qaaday markii hore Thank you 👌👌👍👍

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Challenge.gii ugu qosolka badna ee aan arko keep going brother 😂😂😂

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 Жыл бұрын

    Inaa sugi wayay wilka timaha laka xiray aan kudbiyah gusha asaa la rabay wlhi wa wiil qalbi fican timo qurux badan aan ilahey ugu baryay 🤲

  • @fartuncadey8863
    @fartuncadey8863 Жыл бұрын

    Wlh marez congratulations wan kufarxay 100 wan kawalwalaaayay asagoooo tin tiiiisa Xiiiray in Laga guuuuleeeesto lkn may dhicin❤❤

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Жыл бұрын

    He deserve it ❤ Mahrez❤❤❤❤

  • @sharmaarkeabdullahiabdi775

    @sharmaarkeabdullahiabdi775

    Жыл бұрын

    Wow😂😂

  • @mohamoudfaisal3955
    @mohamoudfaisal3955 Жыл бұрын

    Asad khalad ayaa ka dhacay xagga points ka abdalle kama jarin 5 points kii ee ku laabo fidyawga fadlan 🙏 sas aytahayna alle ayaa libintiisa u soo celiyey mahrez oo khalad ku dhacay 💖

  • @selina9447
    @selina9447 Жыл бұрын

    MAHRES 🙌🏻👍legend waye

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 Жыл бұрын

    Yes Yes Wlh Guusha Mahrez Saa U Sugaayay Wa Aamini Weesana Yarkan Xujo Adag Ayuu Qaaty Si Uu u guulesto wlh Aad Ugu Farxay Ninkii U Qalmay Gameka Aa Guulesty Hambalyo Mahrez 😂🙆‍♂️🙏

  • @ridwanlove3116
    @ridwanlove3116 Жыл бұрын

    Wlaahi xaraaaaad aaad uuu weyn ayuuu xaanabarsaanyhy gamekaaan you deserve to be a winner ❤🥰congratulations my bro mahrees ❤🥰

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 Жыл бұрын

    m.a mahres inta guusha la rabty like me ❤️❤️

  • @Ibnu_isse
    @Ibnu_isse Жыл бұрын

    Noo Bro Asad Mahres baa Badiyey Sbbto ah Abdlle -5 baa ku jira kmna jarin Waa ugu dartay waa Hilmaamty Lakin wa badiyey congrtulation man🎉🎉 Big respect bro Asad Hagioo❤

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 Жыл бұрын

    Mehriz waa legend wallahi challenge daacad ayuu u ciyaaraya hhhh waa ragay guul daradu dhibto 😂😂😂 well done bro

  • @ayanhassan7712
    @ayanhassan7712 Жыл бұрын

    Lkn xujooyinkaas waa adagyhin cayda iyo cmer waxay smenjiren waa easy ragaan baa challenge kufcn wlhy markii udanbaysey farbaa iska qaniinay faraxd darted mrku gulystay maariz😰🥺😂😂😂

  • @cabdisamad5787
    @cabdisamad5787 Жыл бұрын

    Legend always Legend ❤♥💙

  • @inafoofoow2020

    @inafoofoow2020

    Жыл бұрын

    abdala 5 boity kama jarin vidio si fiican udaawo

  • @youngkoma1701

    @youngkoma1701

    Жыл бұрын

    Mahrez

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 Жыл бұрын

    illahayow Ramadanta nabad qab nagu gaadhsii 🤲🕋

  • @hamdaibraahin
    @hamdaibraahin Жыл бұрын

    Believable mariz😢❤❤

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 Жыл бұрын

    Mehriz walaahi waxaan ka jeclaaday ficilka ah bismilaah iyo insha Allah guul wacan wan ku farxay walaahi

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 Жыл бұрын

    Walaahi Mahrez Inuu badiyo Ayaan Rabay waanay dhacday Alxamdulilah nin Tintiisa jaray ....❤

  • @yussufosman3695
    @yussufosman3695 Жыл бұрын

    What a game i enjoy it Thank u Asad ... part 2

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 Жыл бұрын

    Yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes y 🤴🤴🤴 Wallaahi 👉👉👏👏🤛mahrez waa lijin . Hore usoco saxib asado geamkasto mahrez kusodar saxib

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Жыл бұрын

    Woooow 🔥🔥🔥🔥 Aad ugu farxay Mahrez Congrats

  • @munamohamed5048
    @munamohamed5048 Жыл бұрын

    🥺😁😁😁Waxaan ku fàraxsanahay inaa noqdo qofki ogu horeyay daawada keep going bro🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Жыл бұрын

    Big legend Asad 🙏🙏🙏🙏

  • @zumayaabdirzak1551
    @zumayaabdirzak1551 Жыл бұрын

    Gongratulation mahrez🥰🥳🥳🥳

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 Жыл бұрын

    Woow what a game .mahrez congratulations brother

  • @Amii395
    @Amii395 Жыл бұрын

    Dadalaa wuu dalaa 🫡 legend keep going mahrez

  • @clqanimustafe7926
    @clqanimustafe7926 Жыл бұрын

    Wlhi wn farxay mrkn arkay mahrez oo guuleystay .congra pro❤️

  • @Ali-yusuf95
    @Ali-yusuf95 Жыл бұрын

    Maasha allaah Asad waa qalbi fiican yahay wiilko tinta kaxiiray wuu u damqaday mahrees ,

  • @rabacaahmed324
    @rabacaahmed324 Жыл бұрын

    Keep going my G we are proud of you😆🤩

  • @hodanfaarax6962
    @hodanfaarax6962 Жыл бұрын

    Asad wall horu usoco ilaahay waxaan kuuwaydiiyaa marwalba inuu lugahaaga ilaahay kugu istaajiyo ❤❤

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 Жыл бұрын

    Congratulations mahrez ❤

  • @ramlaqueen3007
    @ramlaqueen3007 Жыл бұрын

    Yeah wlhi am so happy mahrez wad uqalantaa pro 😭❤️wan ku farxay wlhi

  • @miraak2537
    @miraak2537 Жыл бұрын

    they are energetic 🔥🔥dadka saan ah lee game ka hala ciyarsiyo

  • @ahmedmuhumed7998
    @ahmedmuhumed7998 Жыл бұрын

    Walahi Wuu u Qalmay Mahrez Inuu Guuleysto Hambalyo sxb Mahrez🥰✌️

  • @Maryamamuuse
    @Maryamamuuse Жыл бұрын

    Alxamdulillaah wlhi waaku farxay Mahrez ❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Жыл бұрын

    GAME KA RAGAANA LOOGU TALA GALAY WAAYO XUKUN DHAN MA GAFAYAAAN MEHRASNA NASIIBKAA MAR LABAAD SAACIDAY👏👏👏👏👏👏👏

  • @amanaaQuruu6491

    @amanaaQuruu6491

    Жыл бұрын

    KaLeii subscribers piils 💞💞

  • @mohammedmowlidhassan3757
    @mohammedmowlidhassan3757 Жыл бұрын

    Mahrez Lgnd Wyeh Kp gng up Bro Congratulations MAHREZ

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 Жыл бұрын

    Wlhi wuu u qalmaa wiilkan congratulations 🎊 🥰

  • @hodanahmed7948
    @hodanahmed7948 Жыл бұрын

    Wxan habeen walba sugnaba waa adiga legend always Legend ♥️

  • @nimcoabdulahi5937
    @nimcoabdulahi5937 Жыл бұрын

    m.a wlh san ugu farxey wilkas gushisa anaba is mdey cong mahres👑❤

  • @ifraahdagan2897
    @ifraahdagan2897 Жыл бұрын

    Wlhi wilkan tinta iska xiray maskin waa aniga xita asaga ayan la rabe gusha ❤🎉🎉🎉congratulations 🎊 😊

  • @user-uu8bt2is1i
    @user-uu8bt2is1i Жыл бұрын

    Mahrez GuushaN waa Udhabar adegY wuuNa uqaLma inuu guLaYsToH❤️✌️

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 Жыл бұрын

    2min 1k another level keap going captain

  • @ahmedadam320
    @ahmedadam320 Жыл бұрын

    Congrats mahrez walaahi wuxuu Soo maray wax walbo ukun tintiisa u jaray congrats

  • @neirushajji894
    @neirushajji894 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah wlh wilkas timaha xirii Inu gusha hela Ayan rabneee daman alhmdulilahi hadan wuhelay

Келесі