No video

AMIIRA KING CK HORMARKIISA YAA - ASAD HAGIO I GURSO 💍ZAKI WAXBA MA YAREESAN XANAAQ XUKUN & LACAG !!

Пікірлер: 1 500

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash7 ай бұрын

    Duni dan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😮

  • @salmaanrashiid7780

    @salmaanrashiid7780

    7 ай бұрын

    Sallalahu caleyhi wasallam

  • @AmalMumin-wv4gm
    @AmalMumin-wv4gm5 ай бұрын

    Dhaqanka islaamka aan ilaalino dhalin yaro, oo Aan raacna wadadi rasulkena suubanaa scw.♥️

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed48087 ай бұрын

    Team amira isn't easy ismujiya 💪🏻❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker9727 ай бұрын

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan dhamanten aamiin

  • @rahmanather8962

    @rahmanather8962

    7 ай бұрын

    Amiin Yaa Allah 🤲❤️

  • @wengermombasa433cwenger2

    @wengermombasa433cwenger2

    7 ай бұрын

    Amiin ❤

  • @user-dj8es4gw3e

    @user-dj8es4gw3e

    7 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @faadumosomali0971

    @faadumosomali0971

    7 ай бұрын

    Aamiin Aamiin🙏🙏

  • @fartuuncqaadir9381

    @fartuuncqaadir9381

    7 ай бұрын

    Amiin yarabi

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed49847 ай бұрын

    Zaki somali is not easy😂❤

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 👍

  • @alpertojr8117

    @alpertojr8117

    7 ай бұрын

    Asee Xasuuqeen Be Mise Amiira Kaa Dhax Qelinoso😅😢

  • @fantasticchannel2831

    @fantasticchannel2831

    7 ай бұрын

    Haa😂😂😂

  • @user-qx6ti6xm9e

    @user-qx6ti6xm9e

    7 ай бұрын

    🎉

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan7 ай бұрын

    Wax kastoo adag Waan ujoognaa waana samaynynaa Team Amiiro Qurux IS NOT EASYYY🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🦁💪💪💪Waxkasta la imaada Amiiro qof ay fans kiisa kukalsoonaan karaan wye❤❤🦁🦁🖤

  • @user-vg8mf5yu5g

    @user-vg8mf5yu5g

    6 ай бұрын

    Safiyo

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir16737 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy💪❤ Zaki Mr qaraar dhaar iyo qeyli lee ugu ogahy amiira is champion🏆 team amiira hada nahy guusheeda noo muhiim ah🎉

  • @user-zf5vt8fc1i

    @user-zf5vt8fc1i

    7 ай бұрын

    Exactly qofka uguqareerka badna zaki somali waye bisinka

  • @Siciid12

    @Siciid12

    7 ай бұрын

    Mr lkn maxaa kawadaa?

  • @farhiaabdikadir1673

    @farhiaabdikadir1673

    7 ай бұрын

    @@Siciid12 Master waaye wll Mr laga soo gabiya

  • @Siciid12

    @Siciid12

    7 ай бұрын

    @@farhiaabdikadir1673 haa abaayo mcnto qabiil ayaa umkoday in aad ka hadlaysid

  • @Narkoedits

    @Narkoedits

    5 ай бұрын

    Xoolo

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax32797 ай бұрын

    Omg amiiro caadi ma ahan wllhi wiilasha xta wey ka badisay❤🎉queen 👑

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji277 ай бұрын

    Amiiro lacag majeclo lkn Guushy jeceshahyy🦁🩸💪 Never give up amira ❤ Like saar please ❤❤❤

  • @Nuura3Mayow-co7tw

    @Nuura3Mayow-co7tw

    7 ай бұрын

    Lkn Mar walbo Guul ma ahn Guul io guul darobo wey Jirta Lkn Amiira Wey Isku Qaabine MusQusha wey tagtay Shower Isku so shubtay Qaabi Sugeyna

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    7 ай бұрын

    My be she don't want gambling money hhhhhh

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @user-be8iu7cl8c

    @user-be8iu7cl8c

    7 ай бұрын

    Sax wye wlahi is not easy😊

  • @hanuuznuur1211

    @hanuuznuur1211

    7 ай бұрын

    ​@@Nuura3Mayow-co7tw haday isqaabinayso inee tinteeda qolka kusoo jarto kadibna shaashada lakeeno may diidi lehayn shuruudana kama tirsano Qaraarka yareey

  • @kheyriahassaan
    @kheyriahassaan7 ай бұрын

    Amira wllo aad ban ku wataye ragga iyo dumarkaba meel inaga saar kuwa leh amira wa ceynkan wxn u shegaya amiri wa qofka keliyatee game ka fahan san kuwan leh cadalad loma wadowna abt mesha nin weyn ba tagan iyo marwadisii oo xaqu cadalad ku shaqeynaya amirina wa kartidii oo qofa ka xun yhy manna muranto team amira for ever wllo guuleyso labada daroodba wllo quruxeey ❤❤

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @kaltuunibraahim9781

    @kaltuunibraahim9781

    7 ай бұрын

    amira iyada qaraar badan qofu😂😂

  • @iqrodaahir442

    @iqrodaahir442

    7 ай бұрын

    🤣🤣amiiro waxay fahantay ciyaarta wiilasha maskiimo waaye tinta jara markay dhahdo ayadana maykajaraan oo adno wakiishtaan madama oodanbi tahay xugungaas masamen karto oo way isdhiibi laheed

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan7 ай бұрын

    👏👏👏👏🏆🏆🏆🏆🏆queen is always queen 🏆🏆❤️❤️❤️no Qarar gabadha say to her congratulations!!!!

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 👍

  • @Mariam-om1vs
    @Mariam-om1vs7 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy walhi cunugaan isqalajis badanaa 🎉😂❤

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb7 ай бұрын

    Amiira is not easy wllhi guushii oo qof ah😂😂😂😂

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 👍

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati17 ай бұрын

    The best person ever The most knowledgable and the most shining person all created by Allah is our prophet Muhammad (sallaahu caleyhi wasalam )❤

  • @AMIINBORKAAN

    @AMIINBORKAAN

    7 ай бұрын

    Scw

  • @AishamucalimNuur-xc7yt

    @AishamucalimNuur-xc7yt

    7 ай бұрын

    🌼🌼🌼🌼 اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّـــــــدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّـــــــــدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيـــــمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيــــــــــمَ؛ إِنَّـــــــكَ حَمِيــــدٌ مَجِيـــــــــدٌ. اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّــــــــــدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّـــــــــدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إِبْرَاهِيـــــــــمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيـــــــــمَ؛ إِنَّـــــكَ حَمِيــــدٌ مَجِيــــدٌ.

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    7 ай бұрын

    Scw

  • @Hadafkeen

    @Hadafkeen

    7 ай бұрын

    Wilaasha dharka iyo xiir hakala hadliin wll waayo adiga Laguma dhahi Karo anshaxa iyo diinta U deeso inee Ku dhahaan 😂😂

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    7 ай бұрын

    Csw 1000 000 000 x 1000 000 000 thank u all

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff36057 ай бұрын

    Zaki wants to cry😂😂😂💔#amira always the winner🎉❤❤

  • @EglanHussein

    @EglanHussein

    7 ай бұрын

    Exactly ❤ Amira always The winner Amira halagadego Amira never give up hadalkas waxaba kamaqadayo❤

  • @amuunfarah2148
    @amuunfarah21487 ай бұрын

    Tan way kharar bdan thy oo qaylo bdan thy Gaymka halaga joojiyo amiiro😎

  • @aestheticstudent4807

    @aestheticstudent4807

    7 ай бұрын

    ninka dharta hiifta ka baxeso umajeedid miya micnha 😏

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud7 ай бұрын

    Dadko dhan waxay leyihin amiro muran badana war ani waxa uarka karti inay kuhadlayso qoftaan ❤

  • @BasraQurux1

    @BasraQurux1

    7 ай бұрын

    haa walahii Amiiro waa muuran qeelo biisiinka l

  • @user-de6rr8hv6b

    @user-de6rr8hv6b

    7 ай бұрын

    kartida shegeyso mxa waye Dumar waye mana Lola murmi karo wxa arki donta markey qof dumar u bixi donto wixi ku dhici doono lkn raga we ixtiramayaan ilaa hada qadka haka bixina gabadha ok ✋

  • @hayat-q8y

    @hayat-q8y

    7 ай бұрын

    ​@@user-de6rr8hv6bthat is true intey ku xukuntey bil cagsigeda sameey hadey dhahan feerahada qaawi adine timahaga qaawi😂😂gabar nin ragga maba la tartami karto ayada dhan ba cowra ah

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    7 ай бұрын

    Adigaa u arko mida kale waa lagu goobta gabadha

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @NajmaMursal-sy9hw
    @NajmaMursal-sy9hw7 ай бұрын

    Team qalbi inta majogtiin taloow😂😂😂

  • @anzalmaxamuud778

    @anzalmaxamuud778

    7 ай бұрын

    Waa ikanaaa😂

  • @ashoibrahim7828

    @ashoibrahim7828

    7 ай бұрын

    Waa joognaaa😂

  • @RuqiyoAlixuseen

    @RuqiyoAlixuseen

    7 ай бұрын

    Waa I kanaa hee😢😂😂

  • @Alisha847

    @Alisha847

    7 ай бұрын

    🤞🏻👩‍❤️‍💋‍👨😂😂😂qalbi to qalbi is not easy

  • @RuqiyoAlixuseen

    @RuqiyoAlixuseen

    7 ай бұрын

    @@Alisha847 see ku teelni😂😂

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi32967 ай бұрын

    Saxaaaf is the best referee ❤❤❤❤❤

  • @queennadia4390
    @queennadia43907 ай бұрын

    Amira qurux m.a wllhi wey adag thy guusheda ey jaceshahay keep going sis❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12287 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy 😍😅😂😂

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @muse6705
    @muse67057 ай бұрын

    We need to see KOKO Vs AMIRA. More fan to watch that game!

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Nastii145

    @Nastii145

    7 ай бұрын

    Yes❤❤ koko

  • @sadoali8138

    @sadoali8138

    7 ай бұрын

    @@Abeera_cade-s8q meshu waa game sis

  • @user-bx2yi4vy9i

    @user-bx2yi4vy9i

    7 ай бұрын

    Koko aan rabnaa❤😂

  • @sadoali8138

    @sadoali8138

    7 ай бұрын

    @@AyaanleDek muhim maxa waxas

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q7 ай бұрын

    Amiira is not easy 😂😂😂 saki indha adeg wekugacday maskin 😂😂😂

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed74317 ай бұрын

    Asc dhamaan waa idin salaamay game ma xuma laakiin si xanaaqa ku jirto ayaad u hadlaysaan is dejiya wuxu waa game ❤

  • @Alisha847
    @Alisha8477 ай бұрын

    Amiiiirooy tartankaan iska jooji sumcad xumo luu kuu sooo jiiida 🥺🥺🥺🥺 qabqabtena qof kasta Haka soo hor muuqan nh ,next wiilasha iyo gabdhaha kle chance hala siiyo

  • @quruxleyqalanjo5485

    @quruxleyqalanjo5485

    7 ай бұрын

    Haa wlh sumacadeda le hoos udhiiga tartanka badana waxa lo maleyna qof mara kudhag ah oo mariid ah takle waba kalsonidaro marka kalsooni saaid ah kadhexraadiso tartankan yare iska funyga ah

  • @salaspoy1925

    @salaspoy1925

    7 ай бұрын

    Nsktn6khdbtjnfnxkatkakwmdbçnnftkiejdkakannsnfvmnkaakqwhefhksknfnhnhmhlzMnxcnnvslkk4tjynfnnNqwmdmmggkdkMdmfmzMksdgdwkndnfvnzmzmmcmvmmzaamasmgmgggvmmmfrlkaqsmvnncnmammdnlwkþo33ijturowkkrtjsnsmMcno wjrhoo1

  • @najaxsuleiman5014
    @najaxsuleiman50147 ай бұрын

    Saki Somali waa nin xanaaq dhaw oo an ogolow in laga badiyo mana kala garanayo respect inani ledahay ha Ku so celinina 😂😂😂😂😂

  • @kaltuunibraahim9781

    @kaltuunibraahim9781

    7 ай бұрын

    respect maxayq iyadaba nxariis ma taqan amira dadka wxay udiryso waa waali

  • @user-qm8bp3dh6p

    @user-qm8bp3dh6p

    7 ай бұрын

    ​@@kaltuunibraahim9781Haa wllhi amiro naxaris majirto mise gurigode jogta😂

  • @umurayyan982
    @umurayyan9827 ай бұрын

    Amiira qurux waa kuwataa ❤❤from somaliland

  • @rahmaruun1547
    @rahmaruun15477 ай бұрын

    Amira qurux is not easy❤💪🦁🔥

  • @sumayaabdi3785
    @sumayaabdi37857 ай бұрын

    Amiira muranka iyo qarerka jooji wilasha wekuxushmenayane wakunicirabna no fes nimada joji😮

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud45177 ай бұрын

    Bisinka aamir mardabe kan oo kale hala dheelin walhi waan yabay wuu qararey bisinka

  • @suhuuraadan1561
    @suhuuraadan15617 ай бұрын

    Saki Somali is not easy 🔥🔥🔥

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir61747 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy 😂❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW7 ай бұрын

    inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👍❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤️ jimco wanagsan ❤️ Team qalbi is Not Easy 😂❤️

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @king______diini2777
    @king______diini27777 ай бұрын

    Amiiro barnamijkan dadka waa nacsisey muran io lacag jecli lee 😂

  • @rahmaahmed231

    @rahmaahmed231

    7 ай бұрын

    Sax

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi32967 ай бұрын

    Amiiira haka shakanin adi ❤❤❤❤❤❤ waa ku wadanaaa❤❤❤ amiira congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ♥️ 🎊 👏 💐

  • @Fahadabukar97
    @Fahadabukar977 ай бұрын

    Next game, we want Koko bulle and Amiira Qurux, please xadafi

  • @aminoamino3027
    @aminoamino30277 ай бұрын

    Amiira qurux wan jeclahay waligaaba guuleyso

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett7 ай бұрын

    Allah is One☝️ProPheTt moHameD sCw❤😊

  • @NimcoAmiro

    @NimcoAmiro

    7 ай бұрын

    Allah akbar ❤❤❤

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @amranaxmed3469

    @amranaxmed3469

    7 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @sabirinjamalabdi8274
    @sabirinjamalabdi82747 ай бұрын

    saxaaf is the best referee👑🥺❤

  • @najaxsaxardid9067
    @najaxsaxardid90677 ай бұрын

    Ninkan muran badanaaa subxan allah Dib ha ugu sooo celinina ninka

  • @user-wp4vs7go3e
    @user-wp4vs7go3e7 ай бұрын

    Zaki somali muran badanaa midkale gabdh ayu ba la ciyaryaa max kaqadan nin cml ayu ba kula xifaltamaya team amiira isn’t easy

  • @sacdiaabdirizak756

    @sacdiaabdirizak756

    7 ай бұрын

    Ayada ma rag ahaan u xeeriso mrka

  • @monadeek4233
    @monadeek42337 ай бұрын

    Wlhi Amira isn’t easy ❤❤fariid waaku wadanaa ❤❤❤

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 🎉

  • @muhsin4745
    @muhsin47457 ай бұрын

    Next Koko vs Amira 😂😂😂 please 🥺

  • @user-bd7hm6wy1x
    @user-bd7hm6wy1x7 ай бұрын

    Zaki somali is not easy 😂😂❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman14697 ай бұрын

    Amiira waa qofka keliytee wxba laga qaban karin hnblyo sister strong woman hadad mawasho waa amiira abaaay abaaay ❤❤❤❤❤

  • @Zakari2

    @Zakari2

    7 ай бұрын

    Lacag woman😮😅😢🎉😂😂

  • @sadaamcali834
    @sadaamcali8347 ай бұрын

    Asad hagio so qabta ninkaas aya qabqab noga aar jaraya incha allah ❤😊

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 🎉

  • @Nastii145
    @Nastii1457 ай бұрын

    Koko next🎉❤❤❤❤❤❤❤ gul urajena inshallah❤❤

  • @miskibinabdalla
    @miskibinabdalla7 ай бұрын

    Amiira qurux ❤ keep going

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan99197 ай бұрын

    Amiira qurux waad igu banantay wlhi xasuuuuuq raga waxaaas ayaaaaa naag lahaaa yidhaaa😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AishaKhalif-vq3dt
    @AishaKhalif-vq3dt7 ай бұрын

    Dadkaa kuhayo amiraa muran badanaa oo hada hadii lagula Murmayo miyad iska. amusii wah😏 . weysaxan tahay inee is kacelisoo abayo baryahan digaa iskuyeshee horee usocoo mcnto ❤

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 🎉

  • @mohamedadde3142

    @mohamedadde3142

    7 ай бұрын

    Anu yarkaan baaba layaabanahay wada muran miiran waayebee

  • @mohamedabuu7804
    @mohamedabuu78047 ай бұрын

    Amira qurax is not easy ❤❤❤❤❤Viva Viva

  • @user-pi3me1wg1y
    @user-pi3me1wg1y4 ай бұрын

    Ragg ciilan waye cumer iyo zaki gabadha wa uso tashten wallhay amira gesiyad waye abayo keep going ❤

  • @faadumoqaali7578
    @faadumoqaali75787 ай бұрын

    Saxaaf dhex dhexaadiye fiican maaha waayo saki waxa uu waydiiya 2 sulaal oo ticket ah iyo laba instegram ah oo halka uu hdl Hal ka waydiin lahaa anway waa guulaysany team amiira qurux

  • @DadirHusseinVideos

    @DadirHusseinVideos

    7 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/a5uK2LWCfsi9lZc.html

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 🎉

  • @masbal9180

    @masbal9180

    7 ай бұрын

    2 ayy TikTok wax dhigtay 1mar aya layska rabay lkn qiyanadasna way dhacday

  • @abdirazakmohamedhoussein
    @abdirazakmohamedhoussein7 ай бұрын

    Waalahi aaniga Amiiro waan ka haraay Saxaafow.

  • @Munadalac
    @Munadalac7 ай бұрын

    Zaki somali isn't easy 😂😂😂

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d2147 ай бұрын

    Saxaf dhanka amiira ayuu uu badan yahaay ma ila aragtan

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari51307 ай бұрын

    ZAKI WAA GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali7 ай бұрын

    Amiira plz quruxeey iska daa chellengekan sumcadada ayuu hoos udhigayaa eeiska daa😢adna dee walasha iska daa maxa khaldan sumcadeda ilali ufff😢😢

  • @ShacbanNmouse-lp4vk
    @ShacbanNmouse-lp4vk7 ай бұрын

    Wiilkn imisa jer instigrm wax soo dhig dhahy wu cadhysn yahy wiilka😅😂

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan437 ай бұрын

    Amiirada Mss dagan garad badan kaliya wixi dod wado inaga da haladodin ❤❤❤😊

  • @Nimco_qurux
    @Nimco_qurux7 ай бұрын

    Amiira is not easy ❤❤

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed89307 ай бұрын

    Aqoon ka dhiga wallhi wey ka baxaysa qoftan lpa wdan mgaran karto😂😂😂

  • @Aishaa__qurux

    @Aishaa__qurux

    7 ай бұрын

    Guushedad kaxun thy so mahan😃

  • @amalmohamoud1518
    @amalmohamoud15187 ай бұрын

    Wiilasha u aar e wadan lkn se amiiro dhulka la jarte 😂😂😂omg what a game 🎉

  • @Opthale
    @Opthale7 ай бұрын

    Next part wll Asad iyO Amiira isku Balami markaasay ciyaarta xamaasad yeelanaysaa ❤😊😊

  • @nabiihaquruxqurux209
    @nabiihaquruxqurux2097 ай бұрын

    Amiira qurux is not easy ❤❤❤😂😂😂

  • @user-my1to5ix5p
    @user-my1to5ix5p7 ай бұрын

    Saki soomali is not easy ina adeer guulayso ❤😊

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed7 ай бұрын

    Team amiiro qurux waa idin salaamay❤ lkn zaki somaali nin adag waaye😂😂

  • @KingMadar-xh3sk

    @KingMadar-xh3sk

    7 ай бұрын

    Amiira yaa la dhahaa

  • @yasminhassan-lx8xh

    @yasminhassan-lx8xh

    7 ай бұрын

    ​@@KingMadar-xh3skilhay Kuma baro Ha kasaynin😂

  • @Alina12395
    @Alina123957 ай бұрын

    Qoftaan muranbadanaa horta ee amiira la dhahaayo 😢yaaab baayo gime ka wad ujeeda ee buuqa ka day😊

  • @janaad9933

    @janaad9933

    7 ай бұрын

    Amiira maa murmoso mise qeebta rer gobolkaa ku xanunso naa qabiilka iska jooji ninkan asagaaba muran socdaa😂😂😂😂😂

  • @Jannah6981

    @Jannah6981

    7 ай бұрын

    bahdilan nin iska dhaadhici adi laxyahay dhoocilkan qaraarka badan uma jeedid miyaa mxa gabadha ku tusay dhadhanyahay nin caabudka ah uf

  • @-ikraam5872

    @-ikraam5872

    7 ай бұрын

    ​@@Jannah6981meel kala xanuneysa iskada😂😂😂😂

  • @asmaabdi1828

    @asmaabdi1828

    7 ай бұрын

    Wiilkan dhaarta iyo rafaadka ka baxay um jeedo miyaa amiiro maa ku kal qabne bal ka goysey e fariso meel yaan ku edbin e sorry qurux bdney 😂😂

  • @Alina12395

    @Alina12395

    7 ай бұрын

    Naagtan gime kasta ay buuqda o muranta ani qabil iyo goboltona ma aqano waxaas idinka idinku jirta alle haydin cfiyo🤣

  • @ashoibrahim7828
    @ashoibrahim78287 ай бұрын

    Amiiro is not easy 🎉

  • @nimohaji8446
    @nimohaji84467 ай бұрын

    Amiirooy sharaftaada shanriigad hasiisan 😂😂😂

  • @farxiyayusid7421

    @farxiyayusid7421

    7 ай бұрын

    Muhiimada 5 ringid mahn ee guul ee raptaa iney la laabato❤😊

  • @nimohaji8446

    @nimohaji8446

    7 ай бұрын

    @@farxiyayusid7421 lkn guul inteey raadineyso wax kasta masameyni

  • @farxiyayusid7421

    @farxiyayusid7421

    7 ай бұрын

    @@nimohaji8446 lkn apayo wax qldn oo diinteda sharafkeda wax u dhimayo ma arko oo sameysay sida qof wlbo oo muslim ah isku difaci karto wey sameysay

  • @Hawo-bh9gs
    @Hawo-bh9gs7 ай бұрын

    Saxaaf saxafi bananka yaal 🎉🎉❤❤

  • @user-cz5zt5wc4u
    @user-cz5zt5wc4u7 ай бұрын

    Waa qofkii sadexaad ee ay ka gulaysato ❤

  • @jaajuumow
    @jaajuumow7 ай бұрын

    proad of you Ameera....hadii aad problem kala kulantid ck ama muniir ana joogo dont worry.

  • @nafisaali921
    @nafisaali9217 ай бұрын

    Qaraar badnaa zaki 😂😂😂😂amiira qurux sas ayan ka rabaa 😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanahmed6477
    @ayaanahmed64777 ай бұрын

    Amiiro qurux is not easy 🤣✌️💪

  • @user-vg8go8fb8p
    @user-vg8go8fb8p7 ай бұрын

    Amira qurux is not easy❤

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal34627 ай бұрын

    Amiiiro guuul mcneey❤

  • @MohametMoumin-ri5br
    @MohametMoumin-ri5br7 ай бұрын

    War Kan reermi waaye mar dambe game hasoo qadanina muran bismilah

  • @khadararte831

    @khadararte831

    7 ай бұрын

    Sagaashanka qabiil lee sidaa uraadi xoolahaa tahaa cun

  • @MohametMoumin-ri5br

    @MohametMoumin-ri5br

    7 ай бұрын

    @@khadararte831 kaaly aniga maa sino kugu dhaly qofyow la moodo shahwo baaridey hoyada Ka dhacay Ka wase 😂😂

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan53247 ай бұрын

    Wow keep going amiiro qurux hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @rahimaismail7803
    @rahimaismail78037 ай бұрын

    Koko next plz sahaf😂😂

  • @Faatimaofficial
    @Faatimaofficial7 ай бұрын

    Amira qurux strong women Guulayso Sis❤❤❤❤❤❤❤

  • @Naasirmaxamed-qt7wg

    @Naasirmaxamed-qt7wg

    28 күн бұрын

    😂😂

  • @naimaabdullahi5098
    @naimaabdullahi50987 ай бұрын

    Qaraar badnaaa amiira is not easy😂😂😂

  • @MisraMH
    @MisraMH4 ай бұрын

    ما شاء الله اميره❤❤

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar7 ай бұрын

    Amiira is not easy viideoga xitaa waan waday iney badisay io in kle ayaan so eegye hadey badan lahen madawaden amiira guul waannku wataa ha is dhiibin Anga ayaa garab kaaga ah

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta77667 ай бұрын

    Team amiira hadan nahay no hoos💪🏻

  • @masbal9180
    @masbal91807 ай бұрын

    kan amiro ku naxsan yahaybee

  • @fathiasaid2612
    @fathiasaid26127 ай бұрын

    Amira is not easy ❤😂👏👏👏

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe73927 ай бұрын

    Come back wlhy waa adag yahy

  • @Mohassan_gadhcade
    @Mohassan_gadhcade7 ай бұрын

    Saxaf zxp go,anka meeshu wa inu guidance ka yimad wayo in bad oo aan dawanayay Amira iyad Go,anka samenaysa halkaas points wax laga sida kale Program waan waata anigu Keep going 😂😂😂😅

  • @Najma12-o8e

    @Najma12-o8e

    7 ай бұрын

    Asc sabiskaraayb igu sharaf thanks 🎉

  • @Haffyy
    @Haffyy7 ай бұрын

    Amiira murun baa nafta noga qaday tartib bal walaley,,,teda kale adna iyo ayanita ciyarta kadhax baxa 🥸💔

  • @hanaibraahin1687
    @hanaibraahin16875 ай бұрын

    Barmaamujkan sax weeye wixii hore bilaa micne ahaa

  • @najaxsaxardid9067
    @najaxsaxardid90677 ай бұрын

    Mar qudha aya looo ogolaa lkn 4jeeer ayuuu ku celceliyay subxan allah Asad dhigo Ck cay Muniiir cay Xayati qurux cay Subxan allah

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka1147 ай бұрын

    Amira qurux halaga leexdo gymks iyada ugu daacadsan

  • @Adnodahir-ti3zh
    @Adnodahir-ti3zh7 ай бұрын

    Kooko amiira qurux ❤❤😂

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm7 ай бұрын

    Zaki soomaali is not easy legend

  • @Muwahiib4793
    @Muwahiib47936 ай бұрын

    Adna Hena coming soon 900k to 1m gabadha kaliya ee noqon donta dhabadhi ugu horeysey ee 1million KZreadr somaliyey hambalyo hambayo qali for hargeiysa somaliland 🎉

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf2887 ай бұрын

    Amiira qurx is not easy ❤

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita1127 ай бұрын

    Daacad maaha saxaaaf walaahay

  • @OpiyoBigplayer-rj3in
    @OpiyoBigplayer-rj3in7 ай бұрын

    Congratulations Amiira quruxey

  • @FaadimoAbdulahi-wj6ve
    @FaadimoAbdulahi-wj6ve7 ай бұрын

    Team amaiira,is not, easy ❤

Келесі