Xogo Fashiliyey Geelle iyo Xasan Sheekh Wajiga 2aad Ee Dagaalka Somaliland & Qorshaha Jabhadaha

Xogo Fashiliyey Geelle iyo Xasan Sheekh Wajiga 2aad Ee Dagaalka Somaliland & Qorshaha Jabhadaha
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 48

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN3 күн бұрын

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e3 күн бұрын

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc3 күн бұрын

    ❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt3 күн бұрын

    Mansha Allah runtii ayaad halkeedii dhigtey. Allah haku xafido.

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h3 күн бұрын

    Gulaayso walal dhiga kugu jira kuma jiiro wa cada qatayaal balse waaynu ka tashanayna insha allaah inta cadawga laa so safataay waa laa ogyahay insha allaah dhawaan dibjir nimadi baay ku noqon donaan adigana farxaad baan ku rajaynaya insha allaah gulaayso ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @husseinomar5942
    @husseinomar59423 күн бұрын

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru3 күн бұрын

    Manshaallah Manshaallah geesi qaren 🎉🎉

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Muuse. Biixi. Wanu. Taageer. Sanahay

  • @AhmedIsmail-eg3ov
    @AhmedIsmail-eg3ov3 күн бұрын

    ALLE hajibaiyo Cadawgeena

  • @fardowsa6949
    @fardowsa69493 күн бұрын

    Nimanka Parliament inta xun hala tuuro shacab ku ha tooos oo haka dareeriyo indhaha ku haya Nimankaa .

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    ❤ ku. Soco

  • @danabguuled5491
    @danabguuled54913 күн бұрын

    Jahadaasi weli waxay la joogaan Jabuuti waana la qarinayaa

  • @mahamoudsouleiman2305
    @mahamoudsouleiman23053 күн бұрын

    Ben ma sheege Allah ha Ku xafido.Ben aya laisku mawelinaya. Wa lakala shaqaysanaya .dalka dantiisa maha Dariq toosan maha .dadkuna wa ha toosan. Daneystayashu dabkoga ha damiyaan.

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Mar. Banu. Ladhimanaynaa

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Xildhibanadaa. Waa. In. Sharciga. Lamariyaa

  • @museibrahim2796
    @museibrahim27963 күн бұрын

    Guul JSL somaliland

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur51912 күн бұрын

    Waaruntaa geesi somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81392 күн бұрын

    Si fnn bu wixii caqli iimanle Wax ugu shegay allaahya Cizak fidaareyn aqonyahn Ismcil chi farax jsl guuuul

  • @dulmar9139
    @dulmar91393 күн бұрын

    Waa xildhibaano lagu khasaaray 🤮🤮 Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚👍👍💪💪💪

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh3 күн бұрын

    Cadawga dibada waaba layska ilaalin karaa lkn cadawga xaasaanada leh ee wakiilada inoo fadhiya see laga yeelayaa reer soomaalilaanoow iyo huwanta kale ee wadani dhex fadhfadhiya 😢

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Waa. Tuug. Uu soo. Dirtay. Kuwa. Halkan. Ka. Buuqaya.

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x3 күн бұрын

    Xalay. oo u dambaysay ayuu lahaa dhiig ayaan daadinyaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Kiisaa daadandoona insha allaah

  • @user-yc4lh7ge2k
    @user-yc4lh7ge2k2 күн бұрын

    Waan kadagaalamaynaa

  • @user-wp7jr2vp4f
    @user-wp7jr2vp4f3 күн бұрын

    Afkaaga cannot laguqabay Runtu waasidaa

  • @kadarmohamed2197
    @kadarmohamed21973 күн бұрын

    Baaarlamaaaankan yaaaa inooo keeenay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Waa ogxantii faqashta oo laynagu naaxiyay lkn inagaa hurudna

  • @xaroguled3126
    @xaroguled31263 күн бұрын

    War kuwan barlamanka sheganaya Inaga codka siina ee an hadana iska erino malinkasta baryin mayno

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Kafursan mayso inaan iska qabano gudaafada

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed24463 күн бұрын

    JABUUTI DP WORLD BAY KA BAQAYSA INAY PORT KA DORALE EE ETHIOPIAN KA ALAABTODU KASO DAGTO AYAA BERBERA LO WARAJINAYA WU HUBA INAY BERBERA LA QAYBSAN DONTO SHAQADA DAKADAHA JABUUTI WAXUN BAD CUNIYE GEELE GADABURSIGA HAKU GURIN WAXA DP WORLD SO WADO AYAD GARANAYSA WA RAFADKII UGU DAMBEYAY KUSOCO ADIGA QABA WIXI REERKA DABKA LASARO MAXAD KU CAWIN DONTA

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Midgaanka. Midgaanku. Dhalay. Xabad. Ayuu. Is. Taahilaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Kaa waxa kaxun ka qanjaha buuran ee ooyaaye waa nijaas laynagu darsaday

  • @ismacil9022
    @ismacil90223 күн бұрын

    Eg huwanti gudaha kuli dhulbahant wa s lnd wuxu kuyidhi xamarban ahay s lannd halawaso yusra

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Gudaafad weeyi

  • @SadaamcabadaleCabdilaahi
    @SadaamcabadaleCabdilaahi2 күн бұрын

    Somaliland waxay ilalinasaa danaha dadlka jaarka lkn marna ma oglaanayiino waxii kasoo horjeeda danaha Somaliland

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur51912 күн бұрын

    Waa murugo waxa layidhi ruqo nin kilaha dabada hayo makacdo 😊

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf4172 күн бұрын

    Cadaw parlamanka iyo wadani ma jiro

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz3 күн бұрын

    Huwanta guudaheena xamaglayasha barlana fadhiya ila gacanta loo la tagoo layska celiyo mooye walahinanay somaliland hagaagayn ila nimanka xamaglayasha layska qabto mooye wax ino hagagaya maajiro halisbaynu galayna hadaynan iska qaban nimanka cadawka waynmalihin marka waa in gudaheena layska xoreeya wax dorasho layidhadana madhacayso waa inay dadwaynah nabadooda dulanka lagu yahay kacan qadacan dorashada diifaca dalkooga udiyar garoban kuwaa cadawga u adeegayana sharciga la horkeeno hadanay talabada dawlada iyo hoganka saree ee cidanka nabad galyadu qaadin waxan balan ku qadayna hadanu nahay dhalinyarada reer somaliland gar ahan magalada hargaysa anaga kajawabii doona jawabi dona jawab an lamahadin midkasta gobtu jogo ku donan dona badbaada dalkayaga ka shaqayn dona isha allah

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Saxiix ilaa gacanta loola tego wllaahy inaanay waxba inoo hagaagayn

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81393 күн бұрын

    Afku Kuma go,o

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t2 күн бұрын

    Jabuuti talo.kaaga.ma baahna wey badheedhay somaliland maxaa uga.meelyaal

  • @user-oc6ff9oq5j
    @user-oc6ff9oq5j3 күн бұрын

    Deegaanka ina cumer geelle udhashay waa Somaliland waaryaa uu Ka dhistey hargaysa iyo geerisa muxuuu uga danleeyahay

  • @user-oc6ff9oq5j

    @user-oc6ff9oq5j

    3 күн бұрын

    Qasriyada hargaysa iyo geerisa uu Ka dhistey waa dhaxalka ubadkiisa

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa89103 күн бұрын

    Tuug. Ra. Tuug. Tu. Dhashay. Haloo. Fiirsado

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman3 күн бұрын

    Kalaqaybiye.qabyasladii.olugale

  • @AhmedIsmail-eg3ov

    @AhmedIsmail-eg3ov

    3 күн бұрын

    Seexo oo cago maydho maxaa kaa galay arimaha Somaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    3 күн бұрын

    Hoostaadaa maydh kaaga baahan

Келесі