DegDeg Xogta Shirka djibouti 5000 isaaq ayuu layn Lahaa Ninka Haduu

#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #djibouti #somalia
DegDeg Xogta Shirka djibouti 5000 isaaq ayuu layn Lahaa Ninka Haduu
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Пікірлер: 87

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o13 күн бұрын

    Muse biixi mucaaradka jabuuti haw yeedho ismail ciyaal maalin ayaa lagu af jari karaa viva somaliland guul insha Allaah allaahu akbar

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    13 күн бұрын

    Muuse wuu sixran yahay ma fayooba

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y13 күн бұрын

    إسماعيا عمر جيلي نسي إنه بيته من زجاج ويرمي الناس بالحجارة وسيدفع الثمن غاليا😂😂😂😂😂

  • @FjTi-wn3qm

    @FjTi-wn3qm

    13 күн бұрын

    صح لسانك أحسنت النشر 👍👍💯

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi320612 күн бұрын

    Masha allah somaliland waa boqortoooyo xaqiiiiq weyan 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺samo ku waar somo ku waar guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @salemanhusseen9189
    @salemanhusseen918913 күн бұрын

    Somaliland Guuul insha allah

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim873513 күн бұрын

    SOMALILAND GUUUUUUUUUUL INSHAA'ALLAH KHAIR ILAAHAY HA INAGA QABTO WAXI SHARA AH

  • @nathra7351
    @nathra735113 күн бұрын

    Somaliland guuul isaaqa ilaahay uunbaa ka adag. Maashalah aadanaha kale isaaqu waay ka adag yhiin maashalah cadowga somaliland hajabo ishalah

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y13 күн бұрын

    Cadowga sland weyisasobaheystan insha allah wayjabayan❤

  • @magacaygamaxamuud7253

    @magacaygamaxamuud7253

    13 күн бұрын

    walaaal kawaran hadii aynu kafaaiidaysano cid kasta oo jiritaankeena inagu caawinaysa sida taiwan inaan kadalbano aqoonbarida . waa maxay qafladan inahaysta ? malaha marka cadawgu dhib ina gaadhsiiyo ayaan baraarugaynaa. dhiigeenu muhiim maaaha miyaaa?. waa maxay sababta qofwaĺba uu udanaynayo gaadhi,guriyar,shaqoyar badalkii danta guud sida barida caruurtaada awoodaha jidheed iyo sniping . halkaad dalkaaga wax cusub kusoo kordhin lahayd. halkii aad aqoonta ina karsiinaysa jiritaan uheli lahayn.😢

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi13 күн бұрын

    Viva the Republic of Somaliland!, 🙏✌️💪♥️♥️👍🌷💐🌷

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y13 күн бұрын

    Doqankan ugadeen ee adonka lagumeysto Aya leh 5000ku ban kadil laha. Isaq wale adon do dhalay farax macalin gull sland❤❤❤❤

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali969013 күн бұрын

    hooyadii ayuu kenyati kaga xoreyn lahaa awooda uu 5000 kun ku xasuuqayo

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y13 күн бұрын

    Geele calolweyne waxa uwado Wala arkaya sland wererkalagusoqaday wala e daya insha allh❤❤❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur660513 күн бұрын

    waar kiinyaanku ninkan waxay uraraan sida dameerka ala muxuu duqu ciilqabaa waa faarax sarkhaan

  • @zakihaile9736
    @zakihaile973613 күн бұрын

    Waa wax lala yaabo walhi lakiin waxan umalaynayaa maalmihii gabagabada ismaciil geele xasana wuu galaafanayaa taa iga qor qorahayaal waa wayn oo hada xamar ka socda ban ogahay walhi

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan587513 күн бұрын

    guul qaranka somaaliland shacabka somaaliland hala kaco

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371213 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi49613 күн бұрын

    Dameer cagdheer caligula cagaha ayuu kaga jiraa xaar macalin

  • @fardousadan9298
    @fardousadan929813 күн бұрын

    Ilaahey ayaa wax dila waxna nooleeya 5000 ayan ka dili lahaa Ilaahey ayan kaa magan galney guul iyo gobanimo somaliland ilaahey cadowgeena ha jabiyo

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah702313 күн бұрын

    Guul guul guul reer sheikh isaaq forever Amiin Ya Allah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🦁💯

  • @Hooda36
    @Hooda3613 күн бұрын

    💚Soomoaliland 🤍Alloow dhoowr ❤️

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh991212 күн бұрын

    God bless Somaliland

  • @user-gp6ew3zl2o
    @user-gp6ew3zl2o13 күн бұрын

    5000 qof ayuu ka dilay daeni aramoy haduu ka baqay markuu noolaa markii uu bakhtiyey wuxu ahaa baarlamaank kenya wuxu odhan kari waayey hanaga aasina ilaa dadkayagii mag nalaga siiyo

  • @harunmusse153
    @harunmusse15313 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud969112 күн бұрын

    Farax macalin waa dameer iska ciyay. Wuxuu yahay ayaaba iska yar.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad947513 күн бұрын

    isaaqa kenya ninkan maxakamda egaya farah macalim walahay inaan la golayn nin ku jirra parliament oo waxas ku hadala ha la dacweyeo farah macalim

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow13 күн бұрын

    5000 oo qof waa yaab horta jire ba yidhi 1988 aan madhi o hadana u ma hirgelin

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal702913 күн бұрын

    Wll lkn iska hubi pls xage ka kentay itoobiya dekeda lughaya ayay maalgashanaysa? saldhig meleteri ayay dhisanaysa lughaya lafteedana maaha dekeda berbera na way isticmaalaysa waa sida saxda wllo inagana dantu inogu jirto adunka ma jiro wadan dal kale dekedo kaa dul dhisanaya

  • @mustafebakayr7437
    @mustafebakayr743712 күн бұрын

    Dhulka aad leedahay waxaan kafuri jabhad maadaa leh ma iswaydiisay

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c13 күн бұрын

    Niyow lkn waxaa layaab ah in dadka isaaqu ayna badankoodu cadaawadaasi ku baraarugsanayn

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud13 күн бұрын

    GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌ SNM❌❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow13 күн бұрын

    Haduu belada joojin waayo isna mid lamida halagu furo

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r13 күн бұрын

    5000 daay wax ka badanba waa nagala laayay miyaanu dhamaanay ,Anana ciidankii Afrika ugu xooga waynaa hub iyo ciidanba midh kamaanu reebin Afwayne shacab buu laayaye caaruur iyo haween ,gabaygii berigaa anagoo dhamaaniyo anagoo dhibiijooy iskaa dhibaynaa isku kaaya dhinactaal maanu dhamaane faqash baanu iska dhibaynay

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou12 күн бұрын

    Faarax macallin waa lahayste histage horta isagu hays xoreeyo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi896913 күн бұрын

    Kaani waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland isagi baa gumeysi kujidha waa tulli foqool tulli waa dunni qateey

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire142713 күн бұрын

    Viva garxejiz dhulbahante Djabuuti

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    13 күн бұрын

    Magaca noo daa isaaq waa isku mid

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou12 күн бұрын

    Faarax macallin waa hostage

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye13 күн бұрын

    hanbalyo raga dhiiga leh saxib jira

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k13 күн бұрын

    Cagdheer tisa muxoreya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama165912 күн бұрын

    Walhi run sheeg ayad thy Wlee

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf13 күн бұрын

    INA CUMAR GEELAHAN JABUUTI MALAHA BIXISAA WADA OOYI DOONOW AADYAR JOOG, SOMALILANDNA SALDHIGYO HAKA SIISO MUCAARADKA JABUUTI HALKAN, KAN BACAACDA HAYA EE FAARAX CADHDHEERNA CUGDAD AYAA BUIXISAY, HORAA LOO YIDHI AFNOOLI WUU HADLAA EYNA WUU CIYAA EYGAA CIYAYA AYUU LA MIDYAHAY SARKHAANKA SAWAAXILIGU GUMEYSTO HORTA ISXOREE ADIGU DHAANDHAANYOW.

  • @AmanIndiris-bj6le
    @AmanIndiris-bj6le13 күн бұрын

    Moussa biixi way u dhamaatay

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk13 күн бұрын

    Faisalow Hadi ad tahay in wax guda ama abaalgalla xasuso hadi ad xasuusu lehdahay 1990bishii September manlanti diyaradi Air fallout xafisked ka lumen pasaborada inki kucawiyey Somaliland mahan ee somalinimo kucawin lakiin cawabadtah had dhimato xata Alla ha,unaxariisto ma,istahishid

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu13 күн бұрын

    Doqon macaliin ciil kudhima dhe dakiisa keeniyaanku leynayo wax haw qabto cagdheer keeniya iyo Etiopa Kala qaybsameen iyaga xore dheh sixun udbimo dheh

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o13 күн бұрын

    Sland. Alow. Dhawr. Cadawgana. Aloow. Naga qabo

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal702913 күн бұрын

    Aad baan u xiiseeya wararkaaga uguna kalsonahy lkn waxan yaaba markad ka dhigto in itoobiya lughaya la siinayo si ay u maalgashato sida saxda ahna waa kiro saldhig meletari oo an ahayn deked wax lalagaso dego illa hadana wuxu u raagay waa xaga somaliland oo heshiiska wax ka saxaysay xita waxan maqlay in 20km laga yereeyay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728013 күн бұрын

    Faarax adoo waxba kama qoro

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia13 күн бұрын

    Doqonka ogadeen dadkiisa ha xorayo

  • @asiyahmed-cs3ft

    @asiyahmed-cs3ft

    12 күн бұрын

    Garxajis waa isaaq ,ma darood ee doono cid kale

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein371213 күн бұрын

    😂😂🎉😢😢😮😅😅😅😊😊

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia13 күн бұрын

    Jabuuti awalba somaliland cadaw wayn bay ku ahayd marka somaliland fadhiga ha ka kacan oo ciidanka Somaliland ha la kordhiyo cadawga somaliland in meel looga soo wada jeesta

  • @magacaygamaxamuud7253

    @magacaygamaxamuud7253

    13 күн бұрын

    sax+ in khasaaraha ciidamada layareeyo qalbiga igafahan halkan kuma soo qorikaree

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi813912 күн бұрын

    Kan indhaha qallaxan le farax faqash Waxn leyahay mut bi qadika yaa dulli

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen244212 күн бұрын

    Wankaxumay hadanay aargosankarin dadkani ninkan koox kenyani ah o mavia ahba heavy price lasiinlaha isaga iyo xaafadisaba o isaga laftiisa lagubilaabila lakin umadan dulliga en ri juud odhankarin ayaba cadowba umada ukaday

  • @fadumo4024
    @fadumo402411 күн бұрын

    Halayaabin qof lagumaysto weeye oo Ciilqabe ah hadana nacasa oogaran waayey Cida uu u ciil qabo waa hiltar😅

  • @allahbawayn
    @allahbawayn13 күн бұрын

    Nimankan ogaadeen maxa walay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728013 күн бұрын

    MUUSE BIIYOW ADEERFI IL.YEELO MALAA SIDAN KUMA FAYOOBID EE U YEEDH WAKIILKA SOMALIAND U FADHIYA KAN JABUUTINA KA SAAR DALKA XADKANA XIDH GALBEEDKANA CIIDAN GEE LAASCAANOOD TII KAA RAACSAY YAANAY KAA RAACIN GALBEEDKA ISAAQA JABUUTI JOOGANA HA TASHADAAN

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq951412 күн бұрын

    ina cumar geele ma ogtay inu ka dhimanayo ina takado laga ag dhiso xita haday samron doonaan inay malin takad ka dhistan ma yeeli doono lughaya ama saylac toona

  • @samirr546
    @samirr54612 күн бұрын

    In ka badan baa loo dilay 1988-1990 laa kiin dhulkii loo balan qaaday in uu tolkii soo dejiyo ayuu xejisan kariwaayey doqonkaa faarax macalin muxuu hada calaacal tari midh midhkii ka badbaaday dabargoyntii idoor baasoo noqday oo camirtay dhulkii iskana hilmaamay wixii tegey oo iyaga ayaaba isku mashquulsan oo isu kala tiriya adiguna kuukuuyadii baad walaal ka dhigatay si aanay kuu dilin kuu kuuyada u diro dhawr idoor ah oo aad dhiiga ka cabto ha kuu soo qabteene si Mar uun aad u nefisto oo ciilkoodu kaa yaraado!!!!!!

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj13 күн бұрын

    Faarax jareer futadad katidhi.

  • @Hanaa_MuslimaYemen
    @Hanaa_MuslimaYemen13 күн бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~~~~: ~:~¡~¡~¡~;....................،...،.،،~$¥¥¥

  • @ismailjama3411
    @ismailjama341112 күн бұрын

    Faarax ooyaaye

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o13 күн бұрын

    Xasbunalah. Wanicmal wakiil

  • @saleebanali2905
    @saleebanali290513 күн бұрын

    FAARAX MACALIN WAA DAMEER KENYA LEEDAHAY ISAGII BAA ADOON HADALKIISUNA WAA DHUSO DAMEER KENYA KA DHUSAY

  • @khadrajama6756
    @khadrajama675612 күн бұрын

    ala odaygan ogadeen waa nacas hatidii dadkisa e malintii odhawayd ladhacayay mu utaliyo😂 wa xolo wlhi wala gumaysta kenyan ayaa farta uqora 😂

  • @mustafebakayr7437
    @mustafebakayr743712 күн бұрын

    Warheedhe isaaqa dagan itoobiya yaagumaysta igaadeenka garanaye xoolo

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc12 күн бұрын

    Doqonkan afkayaxaas ee cagdheer somali ogadeyn badoqosan shan kun baa kahadleysa tobonkun cagdheer qoorta laga jerayaa gunyshee ginta dhadhay futadadaa xaarka leh baskahadleysa

  • @muhamedguleid4708
    @muhamedguleid470811 күн бұрын

    Nacas Faarax Macalin miyaanu ogeyn in aanu siyaad bare waxba u reebanin oo isaguba doonayey in uu dhamaan xasuuqo

  • @naemaahmed1648
    @naemaahmed164811 күн бұрын

    Ree Somaliland waa inay ka sii digtoonaadaan oo maciishadu intaaanay kicin kayd halabsii dhigto

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud725313 күн бұрын

    waxan oo dhan waxa u xala "sharciga wadanoolaanshaha" waxaan uga jeedaa awooda militry. xaqiiiqdii doqoniimo ayaa inahaysta isaaqoow😢

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    13 күн бұрын

    Doqonimo wayn waliba

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t12 күн бұрын

    Ogadeen dhugufle.dhankuu.geedka fuuli dhinaciisa garaace hadde.isku soo dhiciye dhabuhuu.maridoono.dhuxul naara ku dhaadshe dhijaantuu ka.cabaayo.isku dhoobo waraaje

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728013 күн бұрын

    Ismaaciil dab naara ayuu faraha la galay wax kastoo uu soo abaabulo isaga ayey ku dambayn

  • @prosl11
    @prosl1112 күн бұрын

    10000 kun oo ogadeen baan xasuuqi lahaa anigu darood kuu xaar ayuu iloobay inan gunmeed xun ,waar reer sh isaaqow adeer dagaal dhinac walba uu diyaar garoba

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l12 күн бұрын

    Calool geeleha Jabuutti waa Dictatorkii ugu dabeeyey Africa he must be ousted immediately in this year

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah189613 күн бұрын

    Adigu iidoorna ma tihid daaroodna ma tihid ma tigray ayaad tahay

  • @magacaygamaxamuud7253

    @magacaygamaxamuud7253

    13 күн бұрын

    @@wagadwyrah1896 wecelnimo waxaa kawarama wecelo daarood

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    @AbdicasiisMohamed-pr7tu

    13 күн бұрын

    Maye waakii hoyada wasayay

  • @prosl11

    @prosl11

    12 күн бұрын

    Adigu maa yuhuud baad tahay ileyn darood maa tihiid isaaq maa tihiid

  • @wagadwyrah1896

    @wagadwyrah1896

    12 күн бұрын

    @@AbdicasiisMohamed-pr7tu Shakhsi akhlaaq xun hadaad aragto waa 3 mid 1- inuu xaaraan ku dhashay 2- inuu xaaraan ku koray 3- inuu maadooriye qaatay You the only one who knows which one you fallen into

Келесі