Xasuustii Jacaylka Axmedey Abuubakar Al-camaari

Heestan oo erayada iyo laxankaba uu allifay Axmedey waxay ka mid ahayd heesihii uu ku cabbiray qisadii jacayl ee soo martay

Пікірлер: 62

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso3054 жыл бұрын

    Thanks Cumar heesihiisa aad ayaan ujeclaa waxan dhagaysan jiray 1970s

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye34364 жыл бұрын

    Waa fanaaniinta fara ku tiriskaa ee fankiisu i Deeqay cod cajiiba

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k3 ай бұрын

    Ax ax, Alle haw naxriisto, heestan waxay ii tahay xasuus jacayl😭😭😭😭

  • @mahamedmahamuud9605
    @mahamedmahamuud96054 жыл бұрын

    Illaay haw naxariisto.axmadey abuubakar fananaan aan kajeclaah majirin.taariikh ayuuna kuleeyahay fanka somalida

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya4 жыл бұрын

    Axmedey mar aan la sheekaystay wuxuu ii sheegay inuu dhashay sannadkii 1945 isaga oo bartamihii lixdamaadkii noqday fannaan. Markii koowaad wuxuu ku biiray kooxdii Shareero ee Axmed Naaji Sacad hogaanka u ahaa ka dibna Waaberi. Wuxuu leeyahay Sheekooyin jacayl ah oo uu ka allifay silsalad heeso ah sida heesta Hellow oo uu Allifaadeeda uu ka caawiyey saaxiibkii Ismaaciil Cabdi Geri (Ismaaciil Yare). Oo uu ii sheegay inuu ahaa nin ay aad isugu dheeraayeen. 7 December 2019 ayuu Muqdisho ku geeriyooday Alle ha janneeyo

  • @maxamaddaahir1043

    @maxamaddaahir1043

    4 жыл бұрын

    Cumar sabriye noolaaw abid

  • @cadecilmi4003

    @cadecilmi4003

    4 жыл бұрын

    Cumar Seerbiya waad mahadsan tahay cumar seerbiy sxb waxaad badali doontaa idaajaa

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Cumar Seerbiya walal qali subscribe isar please

  • @alisaladahmed424

    @alisaladahmed424

    4 жыл бұрын

    @@somfrancefood9483 .baryahan danbe subsciribe ka shidantahy mii

  • @maxamaddaahir1043

    @maxamaddaahir1043

    4 жыл бұрын

    Alaha u naxa riisto dhamaan tood

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan4 жыл бұрын

    Cumar woow sxb walee waa asal..thank u alot.

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Adam walal qali subscribe isar please

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda37654 жыл бұрын

    Allah naxariistiisa waasaca ah ha ugu deeqo oo dambigiisa ha dhaafo

  • @soulehassan
    @soulehassan4 жыл бұрын

    Salam ahel-sugaaneed, cumar seerbia, dushaan kaala socon jirrey maanta se xertaadaan ku soobiirey.1974-88kiina soo daawaday fankii soomaaliyeed eehodankii, radio yadii soomaalidana aad u dhageysanjirrey, BBC, Radio muqdidho, Hargeysa, Ethiopia, Djibouti,

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Souleh Hassan walal qali subscribe isar please

  • @somfrancefood9483
    @somfrancefood94834 жыл бұрын

    Naxris jano ilahey hasiyo amiin

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln Жыл бұрын

    Heesta wabiga waxaa lahaa maxamed cali kaariye Allah u naxariisto kuligood

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah22102 жыл бұрын

    Allh yaa raxma Fanaanka alle waxan uga baryaa inuu 8da janno ugu deeqo

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi40034 жыл бұрын

    allA hakuu naxariisto

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    cade cilmi walal qali subscribe isar please

  • @farhaanfarah5535
    @farhaanfarah55354 жыл бұрын

    Cumar seerbiya aad baad u mahadsantahy sidad noo xasuusinayso fananiinti hore ee qiimaha laha

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k4 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤

  • @somfrancefood9483
    @somfrancefood94834 жыл бұрын

    Walal qali wanku saray adna isar please

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan47164 жыл бұрын

    Allh u naxaristo

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    huda a walal qali subscribe isar please

  • @hudasoyan4716

    @hudasoyan4716

    4 жыл бұрын

    @@somfrancefood9483 ok

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel81874 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto Waa DADKA fara ku tiriska ah ee ku luuqeyn jiray banaadiga iyo heesaha soomaaliga ah Tan kale laxamadiisa wey ka duwanaayeen laxamada kale Aad ayaad u mahadsan tahay sidaad isugu howshay ururinta fanka soonaaliyeed iyo raadinta abwaanada iyo fanaaniintaba

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Banadir Channel walal qali subscribe isar please

  • @banadirchannel8187

    @banadirchannel8187

    4 жыл бұрын

    Haye beelo

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    🙏🙏

  • @azlmcl198
    @azlmcl1984 жыл бұрын

    woof caleyk

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac80174 жыл бұрын

    Aun Fannaanka😢😢😢👏👏👏👏

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Ahmed hillaac walal qali subscribe isar please

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Ahmed hillaac walal qali subscribe isar please

  • @ahmedhillaac8017

    @ahmedhillaac8017

    4 жыл бұрын

    @@somfrancefood9483 waan kuu saaray wll

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Shukran walal

  • @omarhussien8958
    @omarhussien895810 ай бұрын

    Toloow somali maka soo bixi doonaa codkaan dahabiga ee Ahmadeey? Ereyadaa ka daran!..Mahadsanidiin.

  • @gaadacoahmed2371
    @gaadacoahmed23712 жыл бұрын

    Erayadi axmed maxamed sawaxili

  • @badriaosman9955
    @badriaosman99554 жыл бұрын

    Heestaan dareen jaceel ayey leedahay Yaa ila qabo, farta taaga jaalayaal☝️

  • @gacal11
    @gacal114 жыл бұрын

    Cumar Seerbiya salaan gobaad. Aad baan u jeclahay barnamishyadaada ,halkaas ka sii wad sxb. Mahadsanid.

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    abdul ali walal qali subscribe isar please

  • @gacal11

    @gacal11

    4 жыл бұрын

    @@somfrancefood9483 Waan kuu saray subscription ka walal ee good luck to you. Mahadsanid.

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @gacal11

    @gacal11

    4 жыл бұрын

    Any time walal .

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal4 жыл бұрын

    Abwaan heesaa iyo laxan sameeye weliba cuudka garaaca asogoon arkeeyn ayuu ahaa sidoo kale waxaa xusid mudan inuu asagu lahaa laxanka raaxeeye benaadiri

  • @abdirahmanhaydar9481

    @abdirahmanhaydar9481

    3 жыл бұрын

    Yes zho Raxeye banadiri asiga ayaa leh Lkn.yaa kuu sheegay somalida badanaa Mo ogo raxeye bandiri in uu leyahay Axmadey abubakar al camaari Zhp ilaha soo hadal

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye34364 жыл бұрын

    Absolutely serbiya dadka fanka dhaxalkiisa Loo soo raadiyo ayaad noqoneysaa

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam33544 жыл бұрын

    Cumar SEERBIYO sxb heesta ey wada Qaadaan qadro Daahir cige iyo Daa uud cali Basxaf(AUN) "Aniguu weli sidiibaan soodhowaaw u leeyee, Anigu sidiibaan weli sacab kuugu tumayaa" Yaa sameeyey •SALANKA? •MIRAHA?

  • @CSeerbiya

    @CSeerbiya

    4 жыл бұрын

    Erayada Singub ayaa allifay Laxankuna waa Daa'uud riwaayaddii Isumaqaddo ayey ku jirtay

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle4 жыл бұрын

    Unbelievable! Cumar, waxaan heestan raadinayay muddo aad u dheer. Meel waliba waan ka doondoonay waanna ku hungoobay. Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay, Jaalle

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    M. Mohamed Indhageelle walal qali subscribe isar please

  • @libanabdullahimohamud9351
    @libanabdullahimohamud93514 жыл бұрын

    Umada qubuurta ku jurto ka lexo haso fagin hesahooda dambigoda allaha dhhafee

  • @somfrancefood9483

    @somfrancefood9483

    4 жыл бұрын

    Liban Abdullahi mohamud walal qali subscribe isar please